Doorashada 5-Kursi Oo Maanta Ka Dhaceysa Magaalada Gaalkacyo

0
Sunday March 06, 2022 - 12:32:15 in Wararka by
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada 5-Kursi Oo Maanta Ka Dhaceysa Magaalada Gaalkacyo

    Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socda diyaar Garowga Doorashada ka mida Golaha Shacabka Dowlaadda Federaalka Soomaaliya. Gudiga Doorashada iyo howlwadeenada ayaa ku diyaarsan Hoolka ay ka dhacayso Doorashada shanta Kursi ee m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socda diyaar Garowga Doorashada ka mida Golaha Shacabka Dowlaadda Federaalka Soomaaliya. Gudiga Doorashada iyo howlwadeenada ayaa ku diyaarsan Hoolka ay ka dhacayso Doorashada shanta Kursi ee maantay la qabanayo, waxaana sidoo kale goobta ku sugan musharixiinta kuraastaasi. Guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ayaa shalay diiwaangeliyay oo shahaadada musharraxmino guddoonsiiyay tartamayaasha Shanta kursi, waxaana si aad ah loo adkeeyay amniga goobta doorashada ay ka dhaceyso. Kuraasta manta la dooranayo ayaa kala ah: 2: Hop#0131: Hop#101 3: HOP#060 HOP#017 Hop#001


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip