Doorashada 5-Kursi Oo Maanta Ka Dhaceysa Magaalada Gaalkacyo
Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka socda diyaar Garowga Doorashada ka mida Golaha Shacabka Dowlaadda Federaalka Soomaaliya.
Gudiga Doorashada iyo howlwadeenada ayaa ku diyaarsan Hoolka ay ka dhacayso Doorashada shanta Kursi ee m