Taariikhda mucjisada ah ee mid ka mid ah kooxaha adduunka ugu caansan

1
Sunday January 30, 2022 - 14:21:19 in Wararka by
  • Visits: 2408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda mucjisada ah ee mid ka mid ah kooxaha adduunka ugu caansan

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Weriye Mowliid Xaaji Cabdi ayaa warbixin dhinacyo badan ka diyaariyay mid ka mid ah kooxaha ugu faca weyn adduunka kaddib markii uu booqday garoonkeeda ku yaala magaalada London ee caasimada dalka UK.

Garoonka Emirates Stadium waxaa iska leh Kooxda K/cagta Arsenal oo la asaasay bishii Oktoobar 1886-dii, iyadoo soo martay marxalado kala duwan ayaa maanta waxay noqotay kooxaha ugu waaweyn dalkaasi, waxayna ku guuleysatay koobab fara badan iyo abaal marino caalami ah.

Kooxda Arsenal 14 mar ayay ku guuleysatay koobka FACUP loo yaqaano waana kooxda ugu badan kooxaha K/cagta ee ka dhisan dalka Ingiriiska iyadoo hal mar ku guuleysatay koobka qaramada Yurub, waxaana garoonka Emirates Stadium oo qaada 61 kun qof yaala billado kala duwan oo ay kooxdu muteysatay.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip