Guddoomiyaha ONLF iyo Cabdikariin Qalbi Dhagax oo Muqdisho ku wajahan

1
Tuesday January 25, 2022 - 23:30:50 in Wararka by
  • Visits: 2231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha ONLF iyo Cabdikariin Qalbi Dhagax oo Muqdisho ku wajahan

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
 Guddoomiyaha ururka ONLF, Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Mahdi (Maaddeey) iyo halgamaa Cabdikariin Sheikh Muuse (Qalbi dhagax) ayaa maalmaha soo socda booqasho rasmi ah ku tegidoona magaalada Muqdisho.
xogta ku helayo, dowladda Soomaaliya ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay masuuliyiinta ONLF, arrintaas oo daba socota raalli galintii golaha wasiiraddu ka bixiyeen dhiibistii Qalbi dhagax.

Raysal wasaare Rooble iyo xukuumadiisa ayaa wada abaabulka munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayso masuuliyiinta ONLF, waxaana ujeedadu tahay in golaha wasiiradda hortooda lagu raalli galiyo Cabdikariin Qalbi dhagax iyo ONLF.


Xukuumadii raysal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa sannadkii 2017, Qalbi dhagax u dhiibtay dowladdda Ethiopia oo markaas ugaarsi ku haysay cid kasta oo katirsanayd jamhadda ONLF.

Xukuumadaas waxay sidoo kale qaaday tallaabo ay ONLF ugu aqoonsatay urur Argigixiso, arrintaas oo dhalisay cambaarayn iyo mudaharaadyo loogasoo horjeeday oo ka dhacay qeybo kamid ah dalka.

Sannad kadib isbedelkii Ethiopia, Cabdikariin Muuse Qalbi dhagax ayaa dib xoriyadiisa u helay, waxayna dowladda Soomaaliya ku noqotay bar madow.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip