
Roobka Gu'ga oo ka curtay Deegaano ka mid ah Gobolka Galgaduud
Wararka ka imaanaya deegaano ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen inay xalay ilaa iyo saakay ka da'ayeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud, kuwaasi oo ka mid ah meelaha ay saamaysay abaarihii dalka ka dhacay.
Goobaha uu roobka sida xooggan uga da’ay ayaa waxaa ka mid ah deegaanno ku yaalla bariga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduudd, halkaasi oo maalmihii dhawaa ay fuustada biyaha gaartay 240, 000 (Labo boqol iyo afartan kun) .
Dhanka kale wararku waxay sheegayaan in deeganno badan oo ka tirsan gobolka uu ka curtay roobka gu’ga, iyadoo uu saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.


0 


Roobka Gu'ga oo ka curtay Deegaano ka mid ah Gobolka Galgaduud
Wararka ka imaanaya deegaano ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen inay xalay ilaa iyo saakay ka da'ayeen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud, kuwaasi oo ka mid ah meelaha ay saamaysay abaarihii