HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MANTA OO AH ISNIIN 6-DA DECEMBAR 2021-KA

0
Monday December 06, 2021 - 09:07:16 in Wararka by
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MANTA OO AH ISNIIN 6-DA DECEMBAR 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
Guddiga xalinta khilaafaadka oo Mudada u kordhiyay Go'aan ka gaarista kursi HOP067
Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyi nka dalka ayaa shaaciyay muddo kordhin ay u sameeyeen xilliga go'aanka laga gaarayo dac wadda kursiga uu muranka ka taagan yahay, kaas oo dhawaan loo doortay Agaasimaha KMG ah ee Hay'adda NISA Yaasiin Fareey.
Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa waxaa la gu shaaciyay in Guddi ga Xallinta Khilaafaad ka Doorashada Dadban, isagoo tixraacaya warqa da tirsigeedu yahay 18/ 2021 ee lagu hakiyay ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah kursi lamber HOPHO67 ee soo baxday 28/11/ 2021 loog una ganaqayay soo-dacwoo dayaa sha Mush arax Axmed Cabdi karim Cali iyo Nab adoon
Cali Xasan Cali (Cali Jeesto) iyo Guddiga Doorashada ee Galmudug (GMDG), isla mar kaana fulinaya Habraacii 1da Oktoober ee la gu dhisay guddiga, Qodabkiisa Xilalka iyo Waj ibaadka, farqadisa 2aad,, isla markaana Gudd iga wuu xaq u leeyahay in uu baaritaan ku sa meeyo dacwad kasta, dhaga ysto dhi nacyada ay dacwadu taabana yso iyo inuu hubiyo cad aymaha la aruuriyay si loo he lo xog dhama ystiran oo lagu go'aan qaadan karo.
" Haddaba, Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee Doorashada Dadban ee 2020/2021,
MARKUU OGAADAY: In Dacwada kursi lam ber HOP#067 ay leedahay laba dhinac oo u baahan in si kala duwan loogu sameeyo baari ntaan, dhagaysi iyo hubinta cadaymaha muhi imka ah si loo helo xog dhamysitian;
MARKUU TIXGALIYAY: In dhagaysiga dacwada ay lagama maarmaan u tahay dhaga ysiga muwaadiniin kala jooga magaalooyin ka la duwan ayna muhiim tahay in loola kulmo si fool-ka-fool ah;
MARKUU QIIMEEYAY: In dacwadu u baa han tahay qiimayn qoto dheer oo la isla akhri nayo dhaqanka beelaha ay khushayso, habraa cyada Guddiga Maamulka Doorashada ee he er federaal iyo habraaca Guddiga Xallin ta Khil aafaadka Doorashooyinka Dadban ee 2020 /2021;
MARKUU TIXGALIYAY: In Xubanaha dacw ada baaraya ay u baahdeen maalmo dheeri ah si loo helo xog dhamaystiran, isku dheli tiran oo lagu go'aan qaadan karo.
Sidaa dareed, wuxuu Guddiga Xallinta Khil aafaadka ee Doorashooyinka 2020/2021 ugu daray xubnaha dacwada baaraya in xogta, bar itaanada iyo dhagaysiga dacwada kursi lam ber HOPHO67 ku soo dhamaystiraan muddo aan ka badnayn 10 maalmood oo ka bilaaban aysa 05/12/2021 Ugu dambayn.
Ugu dambeyn Guddiganayaa wuxuu ku wargaliyay in Guddiga Hirgelinta Doorashooy inka ee heer federaal iyo Guddiga Maamulka Doorashooyinka ee Galmudug inay tixgaliyaan duruufaha adag ee xog aruurinta, ayna si dhaw ula shaqeeyaan xubnaha GXKHDD ee ku foogan Dacwada kursi lamber HOP#067 si loo helo xog dhamaystiran oo dhalin karta go' aan cadaalad ah, hufan, kuna qotanta dhaq an ka Soomaaliyeed iyo Halbeegyada Caalami ga ah ee Doorashooyinka.


Guddiga doorashooyinka oo diiday in lagu dhaqmo habraacii Madaxda Somaliland ee Muqdisho
Guddiga Doorashooyinka Federaalka ayaa gebi ahaanba laalay habraacii doorashada Aqalka-sare ee Somaliland ee ay horay u qor teen Raysal Wasaare ku-xigeen Mahdi Guul eed iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi.
Guddiga ayaa sheegey in habraacaasi uu keliya ku koobnaa Aqalka-sare isla markaasna Golaha Shacabka Somaliland lagu maamul ayo habraac la mid ah maamullada kale.
Guddiga ayaa sheegay in Madaxda Soma liland aysan soo faragalin doorashada, islama rkaana guddiga doorashada ay khuseyso doo rashada aan la aqbali Karin wixii dhacay maal mihii lasoo dhaafay.
Go'aankaan ayaa mid meesha ka saaraya Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra'iisul wasa are ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed.

R/W/ Rooble Oo War Kasoo Saaray Go'aan kii Lagu Laalay Doorashadii Kuraasta HOP154 Iyo HOP103
Ra'iisul Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xu seen Rooble ayaa soo dhaweeyay go'aanka ka soo baxay Guddiga Doorashada ee Heer Federaal kuwaas oo ay dib u celiyay kuraas ka mid aheyd doorashada Gollaha Shacabka ee la qabtay oo aan loo marin habraacii saxda ahaa.
Waxaana sidoo kale uu RW Rooble ku boo riyay Guddiga Xallinta Khilaafaadka in iyaguna ay waajibaadkooda u gutaan si cadaalad ah oo waafaqsan He shiisyada iyo Habraacyada do orashada ee laga soo gudbiyay cabashooyinka.
War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska RW Rooble ayaa lagu sheegay in arrimaah doora shooyinka uu u magacaabi doono wakiillo, kuwaasi oo si joogta ah ula socda arrimaha ku aaddan kuraasta la dooranaya.
Waxaana sidoo kale farriin loo diray guddiy ada maamulka dioorashooyinka, taasi oo ku aaddan xulista Ergooyinka iyo cidda leh kura asta markaasi howshooda lagu jiro.
Hadalka Rooble ayaa imaanaya iyadoo Guddiga doorashada ee heer federaal ay baar itaan ku sameeyay doorashada kuraas ka mid ah kuwa golaha shacabka oo doorasha dooda lagu qabtay Muqdisho, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.
Waxaana War saxaafadeed ay soo saare en Guddiga Doorashada ee Heer Federaal ee FEIT ay go'aan ka qaateen doorashada kuraasta HOP154 iyo HOP103.
Guddigu waxaa ay caddeeyeen In kursiga sumadiisu tahay Hop154, habkii loo maray do orashadiisa aysan waafaqsanayn habraac ya da doorashada, iyadoo murashax ka mid ah kuwii u tartamayey uusan buuxin shuruudihii murashaxnimada qodobkiisa 3aad ee heshi iskii 1 Oktoobar 2020.
Dhanka kale Kursiga uu tirsigiisu yahay Hop103, ayay Guddigu sheegeen in doorash diisu ay tahay mid waxba kama jiraan ah oo dib loogu noqon doono, iyagoo sheegay in la tix raacayo go'aanka guddiga ee ku xusan wa rqadda sumadeedu tahay (TXR/GHD/0056/21) soona baxday 27 Noofeembar 2021, go'aank aas oo lagu hakiyey in la qabto dorashadiisa.

Ra'iisul Wasaare Rooble & Cumar Cabdira shiid oo ka wada hadlay doora shooyinka
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaars iinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hooygiisa ku qaabilay Ra'iisul Wasaarihii hore ee Sooma aliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, ka as oo maalmo ka hor soo gaaray M/ Muqd is ho.Kulanka oo uu ku wehlinayay Wasiirkii hore ee qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte ayaa wa xaa ay isweydaarsadeen aragti ku saabsan xa aladda guud ee dalka. iyadoo si gaar diiradda u saaray doorashada dalka.
"Waxaana hoosta laga wada xarriiqay ah amiyadda ay leedahay in hannaanka doorasha du noqdo mid u cuntama saamileyda siyaasadda oo dhan ayuu yiri" Cabdiraxmaan Ceynte oo kulanka qeyb ka ahaa.
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cu mar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa uga mahad celiyay Ra'iisul Wasaare Roobe dadaa lkiisa ku aadan doorashoyinka, wuxuuna ugu baaqay in doorashooyinka noqdaan kuwo da ahfuran.
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaars iinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa horay ula kulmay saamileyda siyaasadeed ee dalka, ku waas oo walaac ka muujiyay sida ay ku socd aan doorashooyinka Golaha Shacabka

DFS & AMISOM oo ka wada hadlay qorsha ha Somalia kula wareegeyso Amniga
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Mu use Cali, ayaa Shalay Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidamada AMISOM, Janaraal Dio mede Ndegeya, iyaga oo ka wada hadlay waaj ibaadka shaqo ee ciidamada AMISOM.
Intii uu kulanku socdey waxaa diiradda lagu sa aray sidii loo hirgelin lahaa qorshaha ay Soo maaliya kula wareega yso sugidda amnigeeda qaran, iyada oo qorshaha kala-guurka lagu sal aynayo heshiisyadii hore loo gaarey iyo waa qica jira, maadaama waajibaadka shaqo ee cii dammada AMISOM uu ku egyahay bishan December.
Sidoo kale, Wasiirka iyo Taliyaha ayaa ka wada hadlay qaabka ay isu la falgeli lah aayeen Ciidammada Xoogga Dalka Soomaa liyeeed iyo kuwa AMISOM iyada oo mar walba masuuliyadda jihaynta ay leeyihiin Soomaalidu

 
DFS oo shaacisay in la adkeynayo Amniga waddooyinka laga soo galo Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Amniga Cabdulla ahi Maxamed Nuur ayaa sheegay inay diyaari yeen in ka badan 20 Hay'adood oo loogu talo galay inay ka hortagaan dambiyada la xiriira socdaalka.
Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daraya in Hay'a daha ay ka hortegi karaan waxyaabo keeni karo amni darro sida Maandoriyaha Kha mriga, badee cooyinka aan sharc iga aheyn & waxyaabo ka le in la soo geliyo Magaa lada Muqdisho.
Waxaa uu ku adkeeyay Hay'adaha ka koo ban Gudsigaan inay kordhiyaan kulamada loo ga tashanayo adkeynta irdaha laga soo galo Caasimadda iyo in lagu ballaariyo guud ahaan irdaha laga soo galo dalka maadaama baahi badan loo qabo.
Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Amn iga Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa sheegay in Guddigaan inta ay Shaqeeynayeen dhowr fal dambiyeed oo dalka ka dhici lahaa ka hor tageen ,sidoo kalena ay jiir karaan kuwo aysan ku guuleysan.
Hadalkaan ayaa Wasiirka Wasaaradda Am niga Cabdullaahi Maxamed Nuur waxaa uu sheegay xili Shalay Muqdisho uu ka furay tababar ku saabsan ka hortagga dambiyada socdaalka .

Madaxweyne Deni oo markale weerar afka ah ku qaaday Saraakiisha Ciidamada PSF
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Punt land Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markale si dadban u weeraray Saraakiisha Ciida mada PSF-ta Puntland ee ka soo horjeestay xilka qaadistii uu ku sameeyay Agaasimahooda.
Deni oo hadal ka jeediyay xilli uu Shalay fura yay Machadka tababarka Shaqaalaha rayidka ayaa sheegay in aysan noqon xilalka dowlad da kuwa ay beel gaar ah leedahay.
Wuxuu si dadban u diray Saraakiisha Ciid amada PSF, isaga oo sheegay in hadda ay mareyso in qofka uu u maleeynaayo in Hay'a dda ay Reerkiisa geeyeen oo ay adag tahay in uu ka tago ama xilka laga qaado.
Ugu dambeyn Madaxweynaha dowlad Gobole edka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni waxaa uu sheegay in hadii laga dhigo Shirkadaha iyo Hay'adaha dowladda kuwa Reero gaar ah leey ihiin in Puntland aysan heysan laheyn dhulk aan quruxda badan.
Warkaan kasoo yeeray Madaxweynaha do wlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kusoo aadaya xilli aan weli xal laga gaarin xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Mad axweynaha Puntland uu ku sameeyay Agaasi mihii Hay'adda PSF Maxamuud Cismaan Diyaano.

Dad ku dhintay qarax ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Baay
 Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la dhigo ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu ka dhacay Goob maqaaxi ah oo kutaalla de gaanka Awdiinle ee Gobolka Baay.
Goobta Maqaaxida ah oo ay ka Shaaheey aan shacab iyo askar ka tirsan Ciidamada Ko onfur Galbeed ayaa kutaalla suuqa degaanka Awdiinle, waxaana ku dhintay qaraxa Afar ru ux halka 5 kale ay ku dhaawacmeen.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay Risaala u sheegeen in dadka qaraxa dhimashada iyo dhaawaca ku noqday ay yihiin badi Shacab maqaaxida ku sugnaa ,xilliga qaraxa uu dhac ayay oo mashquul badan uu kajiray maqaxida.
Guddoomiyaha degaanka Awdiinle ee Gob olka Baay ibraahim Maxamed Nuur Kalaay oo la hadlay Warbaahinta Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dadka ku dhaawacmay qaraxa ha atan lagu dabiibayo Isbitaalka degaanka Awdi inle si loo daaweeyo.
Qaraxyada miino ee lagu Aaso Suuqyada ayaa kusoo batay degaannada Koonfur Galb eed, waxaana aheyd 19-kii Bishaan markii qar ax ka dhacay Suuq kuyaalla degmada Barda ale ee Gobolka Baay, kaas oo ay ku dhinteen 7 ruux 11 kalena ku dhaawacmeen.

Ciidamo Tababar Loo Qaaday Oo Shalay Laga Sagootiyay Garoonka Magaalada Muqdisho
Waxaa Shalay Garoonka diyaaradaha Aad an Cadde ee M/Muqdisho ka dhoofay Cutubyo ka tirsan Ururka 10-aad ee Kummaandooska Gor-gor oo tababar ku soo qaadanaya dalka Turkiga.ciidamada Kum aandooska Gor-gor ee ta babarka loogu qaaday Turkiga ayaa waxaa Gar oonka Aadan Cadde kasii sagootiyey Taliyaha Ciidanka dhulka Je neraal Maxamed Tahliil Bi ixi, Saraakiil ka tir san dowladda Turkiga iyo Mas'uuliyiin.
Jeneraal Biixi oo la hadlay warbahinta ay aa marka hore u sheegay Ciidamada inay u ba xa yaan tababar, si ay u difaacaan dalka, isagoo na kula dardaarmay Ciidanka baxay in ays an baran waxyaabaha maandooriyaha oo ay si wanaagsan u qaatan tababarka.
Sidoo kale Taliyaha Ciidanka dhulka Jene raal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Ciidanka tab abarka loo qaaday u raj eeyay in iyaga oo na bad qaba kusoo laabtan dal ka, isla markaana u diy aar garooban difaaca dal ka iyo dadka Soomaaliyeed.
Dorraad ayey markii M/Muqdisho ay dib ugu soo laabteen Cut ubyo ka tirsan Kummaando oska Qaranka ee Gor-gor oo tababar kusoo qa atay dalka Tur kiga, waxaana sanadkaan Tur kiga lagu soo ta babaray kummanaan Askari oo ka tirsan Ciid anka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Puntland oo Goob fagaaro ah ku burburis ay Khamri farabadan
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Shalay goob fagaare ah ku burburiyay Khamri tiro ah aan Gaaraya 457 dhalo kuwaas oo laga soo kala qabtay Magaalada Garoowe iyadoo si dhuumaalaysi ah loo soo gali lahaa Caasima da Puntland ee Garoowe.
Waxaa joobjoog ka ahaa Goobta lagu Gu bayay Maandooriyaha khamriga kala duwan ku xigeenka Xeer ilaalinta Guud Puntland, Gu ddoomiyaha Gobalka Nugaal, Iyo Saraakiisha Ciidamada Booliska
Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal G/Sare Xuseen Cali Maxamed ayaa Bogaad iyay dadaalka ciidamada ee la dagalanka Maa ndooriyaha waxaana uu xusay inay meel kasta ugu galayaan cid kasta oo isku dayda inay Gobalka Soo galiso Maandooriye iyo wixi la xiriira isagoo dig noo soo saaray.

Siyaasiyiin horleh oo ku biiray Shirka Mido wga Musharrixiinta
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho uu shir uga socdaa Xubnaha midowga Musharrixiinta Mad axweynaha, kuwaas oo dhaliilsan habka ay u socoto doorashada Golaha Shacabka.
Shirka oo ah wajiga 2aad ayaa waxaa uu Shalay ka duwan yahay shirarkii hore, waxaa na wararka aan helnay ay sheegayaan inay goobjoog ka yihiin R/Wasaarihii hore ee Soom aaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo Guddoomiyihii hore ee Golaha Sha cabka Maxamed Sh.Cismaan Jawaari iyo Tali yihii hore ee Hay'adda NISA Cabd ullaahi Max amed Cali Sanbaloolshe.
Kulanka ayaa Midowga Musharrixiinta wax aa uu yahay mid ay uga tashanayaanqaab dhi smeedka Gole cusub oo ay yeelan doonaan, iya doo qorsheynaya inay bilaabaan kacdoon la mid ah midkii Badbaado Qaran.
Midowga Musharrixiin ta ayaa horay u qaas ac ay doorashooyinkii dhacay, iyaga oo she egay inay ahaayeen doorasho boob ah oo aan dalka lagu fiirsan ka rin, waxaana ay u badan tahay in Golaha Cus ub ay Shalay ku dhawaaqaan.

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya soo gaa rsiisay 500,000 oo ah tallaalka COVID-19
Dowladda China ayaa Shalay M/ Muqdi sho gaarsiisay 500,000 kuuro oo ah tallaalka COVID-19, waxaana kala wareegtay wasaara dda caafimaadka.
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Drs. Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in tallaal kaan sida ugu dhaqsiyaha badan loo u gaarsi indoono dowlad goboleedyada, si loo xoojiyo ka hortagga COVID-19.
Wasiirka caafimaadka ayaa ugu baaqay da dweynaha inay tallaalka qaataan, iyadoo shee gtay in ay dowladdu wel wel ka qabto inuu dalka soo gaara nuuca halista leh ee la yiraahdo Omic ron, kaasoo ka dillaacay in ka badan illaa 40 wadd an."Shacabka waxaan ku adkaynayaa qaada shada talaalka COVID-19 iyo in la badiyo talaabooyinka looga hortagi karo fafaitaanka fayrayska Caronaha," ayay tiri wasiir Fowsiyo Abiikar.
Tallaalka uu Shiinuhu soo gaarsiiyay Soo maaliya ayaa wuxuu qeyb ka yahay wadar dhan 2 bilyan oo tallaal ah oo Shiinuhu gaar siinayo dalalka adduunka.
 
Nin Muqdisho Ugu Dilay Xaaskiisa 25 Doll ar Uu Mooto

 Bajaaj Ku Sameeysan Rabay

Nin ku hubeysnaa Tooreey ama middi ay aa habeenimadii Habeen hore aheyd waxaa uu xaas kiisa uu qabay ku dilay xaafad ka tirsan degm ada Xamar-jajab ee Gobolkaan Banaadir, wax aana falkaas kasoo baxaya faah faahino dheer aad ah.
Ninka dilka u geystay xaaskiisa oo lagu ma gacaabo Maxamed shamsi Muumin ayaa wax aa la sheegay inuu xaaskiisa uu qabay u dilay lacag 25 Dollar uu weydiistay, balse ku wargel isay in aysan heynin lacagta uu rabo, una she egaty inay heyso oo laba dollar oo kaliya.
Haweeneyda uu Ninkeeda ku dilay tooree yda oo dhowr meel kaga dhuftay ayaa lagu magacaabi jiray Qamar Cabdi Camar, waxa ana ifka kaga tegtay 12 Carruur ah oo ay dha shay, sida uu Dalsan u sheegay Cabdi Cumar Xasan oo ah aabaha dhalay Marxuumada.
Aabe Cabdi Cumar ayaa xaqiijiyay in gabadhi isa uu middi ku dilay Ninka qabay oo lagu ma gacaabo Maxamed shamsi Muumin, isla mark aana nafta u dhaafiyey gabadhiisa 25 Dollar oo uu weydiistay lacagtaas oo uu doonayey in uu ku sameeysto Mooto Bajaaj.
Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii dar ayaan in Ninka falka geystay uu goobta si deg deg ah uga baxsaday, isagoona ay haatan ku raad-joogaan laamaha amniga dowladda, si gacanta loogu soo dhigo, looga horgeeyo shar ciga.
Dhacdadaan ayaa siweyn u hadal haaya dadka deegaanka Xamar-jajab ee Gobolkaan Banaadir, waxaana dilka Marxuumad Qamar Cabdi ka naxay qoyskeeda iyo dadkii kale ee yaqaanay. Mana ahan markii ugu horreeysay oo falkaan oo kale ka dhaco Magaalada Muqd isho.

Ciidamada Puntland oo howlgal xoogan ka fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari
Ciidamo ka tirsan kuwa difaaca Puntland ee kala ah Birmadka, Daraawiishta iyo PMPF ayaa 24 ki saac ee lasoo dhaafey waxey how lgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaan Buur eedka gobolka Bari gaar ahaan dhagax dhaa buur iyo meelo u dhow deegaanka Madar shoon.
Howlgalka ayaa saaraaki isha hoggaamin eysay waxaa ay sheegeen in uu ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaa, isla markaana Bartilmame edku uu ahaa saldhigyo ay Al-Shabaab ku la haayeen godod dhex dood.
Sidoo kale saraakiishu waxaa ay sheege en in howlgalka uu si wanaagsan ugu dhacay ayna la wareegeen Ciidamada dhamaan goobi hii ay howlgallada ka sameeyeen.
Ugu dambeyn saraakiishu waxaa ay sheegeen in weli howlgalka uu socdo, isla markaana ay san jirin wax khasaaro ah oo kasoo gaaray Ciidamada.
Inta badan dhulka Buuraleyda ah ee kuyaa lla Gobolka Bari ayaa waxaa mararka qaar we eraro kasoo qaada Xubno ka tirsan Al-Shab aab iyo Kooxda Daacish.
Faysal Cali Waraabe oo Cambaareeyay xa dhiga Sayidka Barakaysan
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sharci jabin iyo xoriyatul qow lkii oo meel lagaga dhacay ku tilmaamay xadhi ga loo gaystay jilaaga da'da yar ee Idiris Ilig (Sayidka Barakaysan), oo xabsiga la dhigay ka dib markii uu jilay riw aayad duraysa xukuum ada Biixi.
Faysal ayaa sheegay in xoriyatul qowlku kamid yahay waxyaabaha ay Somaliland adduunka ka iibiso, sidaa darte edna ay tahay in la dhowro.
"Xadhiga lagu xidhay dhalinyaradii sheeka dii qosolka ahayd samaysay, ee matalaysay dowlad aan waxba qaban, waxyaabaha aynu iibino waxa kamid ah doorashooyinka, nabada iyo xoriyatul qowlka, hadii cid la xidhayo waxa fiicnayd in la xidho kuwa qabyaalada ku had laya, ee salaadiinta sheeganaya" ayuu yidhi Faysal.
Faysal ayaa madaxweynaha Somaliland u gu baaqay in uu sii daayo Sayidka Barakaysan iyo dhalinyarada riwaayada kula jirtay oo la sheegayo in ay iyaguna xidhanyihiin, isagoo sheegay in xadhigoodu uu dastuurka baalmar san yahay.
"Inamo yar yar oo riwaayad sameeyay mar ka la yidhaa waala xidhay, xoriyatul qowlkii ay aa meel lagaga dhacay, dastuur keenuna wuu ka soo horjeedaa, madaxweynaha waxan ka codsanaya in dhalinyarada lasoo daayo, xadhi ga aan loo aabo yeelayna la joojiyo" ayuu yidhi Faysal.
Idiris Ilig oo loo garan ogyahay Sayidka Barakaysan, ayaa xabsiga la dhigay kadib mar kii uu jilay riwaayad tilmaamaysa in xukuuma da Biixi anay waxba qaban afartii sanno ee ay joogtay
.
Dagaal Shalay dhexmaray Ciidamada Jubba land & Al-Shabaab
Barqanimadii Shalay ayaa Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan waxaa uu ka dhacay degaanka Baar Sanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo, wuxuuna u dhaxeeyay Ciidamada Jubbal and & Xubno ka ti rsan Ururka Al-Sha baab.
Dagaalka ayaa waxaa uu yimid ka dib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan A-Shabaab ay weerareen saldhiga Ciidamada Ju bbaland ee degaanka Baar- Sanguuni ee dule edka Kismaayo, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal in ka badan saacad socday.
Al-Shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyada weerarkaas, waxaana warar lagu daabacay Baraha Internet-ka ee taageera lagu sheegay in weerarkaas ay ku dhaawaceen askari ka tir san Ciidamada Jubbland oo lagu Magacaabo Nuur. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen inay iska difaaceen weerarka kaga yimid Al-Shabaab, isla marka ana ay khasaaro xoogan gaarsiiyeen.
Degaanka Baarsanguuni iyo degaannada kale ee hoostaga Magaalada Kismaayo ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca dagaalo u dha xeeya Ciidamada Jubbaland iyo Al-Shabaab, waxaana sidoo kale Ciidamada Jubbaland dhankooda ay fuliyaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.

Diyaar garowga qabashada doorashada gol aha Shacabka oo laga dareemayo Jowhar
Maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya in dhawaan uu bilaabo qabashada doorasha da xildhibaanada golaha shacabka ee Baarl a maanka FS.waxana si aad ah M/Jowhar ah looga dareemay aa u diyaargarowga doora shada.
Magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne oo loo asteeyay inay doorashada ka dhacaan ayaa waxaa ka socda diyaargarow xoog leh oo loogu jiro sidii looga bilaabi lahaa doora shada Golaha Shacabka.
Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siya asadda gobolka Shabeelaha dhexe Maxamu ud Cilmi Raage ayaa ka hadlay xaaladda amni ee M/Jowhar iyo diyaargarowga doorashada golaha shacabka.
"Amniga magaalada Jowhar aad buu u wa naagsan yahay, sida laga warqabo door ash adii Aqalka sare si nabadgalyo ayay ku dham maatay, haddana waxaan rajeyneynaa in ay bi laabato doorashada golaha shacabka, aad ba an ugu diyaargarownay, nabadgalyada degma da Jowhar waaa mid la isku haleyn karo," ay uu yiri guddoomiye Raage.
Amniga magaalada Jowhar ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo ciidamada Booliska ay jo ogta ah u sameeyaan howlgalo amniga lagu sugayo looguna diyaarinayo in doorashada in si nabadgalyo ah ay ku dhacdo.

Somaliland oo burburisay Guryo ay degan aayeen dad rayid ah
Dawladda Hoose ee M/ Berbera Somalila nd ayaa Shalay Cagaf Cagaf gelisay qeybo ka mid ah Guryo ay deganaayeen dad rayid ah Xaafadda Xero-aboo ee Magaalada Berb era. Qof kamid ah dadka Magaalada Berbera ayaa sheegay in Shalay Salaadii hore ay Dawl adda Hoose bilowday duminta guryaha xaaf adda xero-aboo iyada oo la arkayey dumar iyo Carr uur waran laamiga dhiniciisa oo ah dadkii gury ahooda la dumiyey
Dadka guryoodi la dumiyey ayaa la sheeg ay in Shalay cagafta uun la galiyey guryahoo da oo haatan ay ku mashquulsan yihiin sidii ay Carruurtooda halkaasi uga saari lahayeen.
Xoghayaha dowladda Hoose ee Magaalada Berbera oo goobjoog ka ahaa howlgalka burb urinta ayaa sheegay in uu dib ka faah fahain doono sababaha keenay in la burburiyo Gury aha ay deganaayeen dadka rayidka ah.

 
Guddoomiyaha golaha wakiilada Somali land oo lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay maamuuska dowladnimada
Afhayeenka xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Cabdi naasir Muxu med Xasan Bu uni, ayaa guddoomiyaha Golaha Wakiilada So maliland, Cabdirisaaq Khal iif Axmed ku eed eeyay inuu qaybiyay xubnaha golaha iyo in uu meel kaga dhacay dowlad nimada.
Afhayeen Buuni oo warb aahinta kula ha dlay xafiis ka guud ee xisbiga ee M/ Hargaysa, ayaa guddoomiye Cabdirisa aq ku eedeeyay in uu ka qayb galay qado beele ed, isla markaana uu dad gaar ah ku tilmaam ay in ay doorteen.
"Guddoomiye waxad ku talaabsatay qaybin golahahaagii wakiilada, qaranimadii Somalilan d ayaad meel kaga dhacday oo waxad ka qa yb gashay, munaasibad qado ah oo bulsho ka mid ah Somaliland lahayd, waxad halkaa ka sheegtay in dadkii ugu badnaa ee ku doortay ay ahaayeen, waxa ayaan daro ah in golihii ku wada doortay aad qaybtii ku dooratayna sii qaybisay" ayuu yidhi Buuni.
Buuni waxa uu sheegay in guddoomiye Khaliif aanu u dhaqmayn sidii masuul haya jag ada saddexaad ee Somaliland ugu awooda wayn, isagoo ku andacooday in laga filayay in uu hogaaminta ka barto madaxda hay'adaha kale, sida sharci dajinta iyo golaha guurtida.

Puntland oo Ciidamo farabadan ku daad isay waddooyinka Boosaaso
Wararka naga soo gaaraya M/Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay shee gayaan in Puntland Ciidamo farabadan ku da adiaay waddooyinka Magaalada, iyada oo aan weli xal laga gaarin xiisadda ka dhalatay xilka qaadistii Agaasimaha Hay'adda PSF.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Cii damada ammaanka inta badan waddoo yinka muhi imka ah la dhigay, isla mar kaana baaritaano gaadiidka iyo mid dadw eynaha ah sameeynaya.
Ciidamadaan Maamulka Puntland uu dhig ay waddooyinka Boosaaso ayaa waxaa uu sa ameyn ku yeeshay howlgalka ay wadaan isku socodka dadka iyo Gaadiidka walow aysan jirin wad dooyin ay xireen balse kalIya ay wadaan baarita ano.
Qaar kamid ah Bulsha da Magaalada Boos aaso ayaa waxaa ay sheegeen in maalmihii la soo dhaaf ay ay cabsi dareemeen balse haat an xaaladda Magaalada ay tahay mid degan oo dadku si caadi ah u Shaqeeysanayaan.
Odayaasha Dhaqanka Magaalada Boosa aso ayaa waday dadaalo xal raadin balse wax aa weli jirin wada-hadallo rasmi ah oo dhexma ray Saraakiisha Ciidamada PSF-ta Puntland iyo Xukuumadda Madaxweynaha Saciid Deni.

Dowladda Soomaaliya iyo UN-ka oo goobo lagu xannaaneeyo dhirta ka hirgaliyay tuulo oyinka Goobweyn iyo Yoontooy
Barnaamijka wada jirka ah oo ay wada hirg aliyaan dowladda Soomaaliya iyo UN ka ee ya reynta isticmaal ka dhuxusha (PROSCAL) ayaa labo goobood oo lagu xannaaneeyo dhir ta ka hirgaliyey tuu looyinka Goobweyn iyo Yo ontooy.Tuulada Qaam Qaam oo qiyaastii Kis maayo ka xigta 18 KM ayaa iyana waxaa ka dhacday xaflad ma had celin ah oo ay soo wa da qaban qaabiyeen Agaasinka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee xafiiska Ra'iisul Was aara ha iyo Wasaarad da Deeg aanka iyo Dalxiiska dowl ad gobole ed ka Jubaland.
Wasiirka Deegaanka iyo Dalxiiska Jubala nd, Caydiid Suleymaan Xaashi ay aa guddo on siiyey Guurtida tuula da Qaam Qa am sha haa do, sidoo kalena waxa was iirku ku wareej iyey odoyaasha tuulada dhir iyo 80 xab bo oo ah bu rjikooyinka dhuxusha beekhaa miya oo ay Wa saaradda Deegaanka iyo Dalxiiska ee dowlad goboleedka Jubaland ugu deeqday shacabka ku nool tuuladaas.
Tuulada Qaam Qaam waxa ay ku garab ta allaa saldhigii tababarka ciidanka xoogga dal ka Soomaaliyeed ee Luglow, kaas oo garabka ku haya wabiga Juba, una dhaxeya tuulooyin ka Goobweyn iyo Yoontooy.
Agaasimaha Deegaanka, Isbeddelka Cimilada iyo yareynka Isticmaalka Dhuxusha Cabd iqani Raage Barrow iyo Wasaaradda Deega anka iyo dalxiiska dowlad Goboleedka Jubal and ayaa go'aan ku gaaray in laga wada sha qeeyo sidii loogu geyn lahaa mashaariic hour marineed shacabka ku nool tuulada Qaam Qa am, shacabkaas oo noloshoodu ku tiirsan tah ay xoolaha iyo beeraha.
Odayaasha tuulada Qaam qaam ayaa si tab aruc ah dhul baaxaddiisu dhan yahay 100/50M oo ku kala yaal Goobweyn iyo Yoontooy ugu deeqay in laga hirgeliyo xarumaha xanaanada dhirta, iyadoo laga rajeynayo in loo isticmaalo dhirtaas sidii dib u dhireyn loogu sameyn lah aa dhulkii la xaalufiyey ee dhuxusha laga shiday.
Ciidanka dowladda Soomaaliya oo howl gallo sameeyay
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad oo ay wehlinayaan kuwa Nabadsugida ayaa waxaa ay howlgallo amni xaqiijin ah ka sameeyeen degmada Buulo-burde & deegaannada hoostaga ee Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.
Ciiidamada ayaa howlgalkooda waxaa ay ku baarayeen dhamaan Xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Buulo-burde iyo tuulooyinka u dhow dhow, waxaana saraakiisha Ciidamada ay ujeedka ku sheegeen in maalmihii la soo dhaafay Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay kusoo badanayeen degaannada u dhow degmada Buulo-Burde.
Kusimaha taliyaha qeybta 27aad Xasan Maxamed Garaad & taliyaha Ururka 41aad guut ada 5aad ee qeybta 27aad Maxamed Muumin Cilmi ayaa waxaa ay sheegeen in ay ka go'an tahay xaqiijinta amniga degmada Buulo-burde iyo degaannada hoostaga.
Waxaa ay ka dalbadeen Shacabka kunool de gmada Buulo-burde inay Ciidamada Ammaan ka kala Shaqeeyaan sugida Amniga si looga hortago falalka Amni darro oo ay geystaan Al-Shabaab.
Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay kamid tahay degmooyinka Gobolkaas oo ay mararka qaar weeraraan Al-Shab aab, waxaana ku sugan Ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti ee kamid ah howlgalka Mido wga Afrika ee AMISOM.

Maxkamadda Gobolka Galgaduud oo la horgeeyay Nin dil geystay
Maxkamada Gobolka Galgaduud ayaa Shalay fadhigii ugu horeeyay ka yeelatay dha geysiga dacwad ciqaabeed dil ah oo loo he ysto eedeysane Cismaan Ciise Afrax oo Xafi iska Xeer ilaalinta guud ee Galmudug uu ku soo eedeeyay dil goobtiisa ganacsi loogu geystay 06-12-2020 Alle ha u naxariistee Marxuum Da ahir Cabdulle Ca bdi oo ka mid ahaa ganacsa tada deegaanka Godinlabe ee Gobol ka Gal gaduud Gu ddoomiyaha Maxkama dda, Ax med Salaad Kul ane ayaa inta aan la guda-ge lin dhageysiga dhinacyada xeer ilaalinta iyo qareenada difaacayay eedeysanaha kahor, sharaxaad balaaran ka bixiyay eedda iyo cida dhibanaha ka ah.
Xeer ilaaliye ku-xigeenka Galmudug Cabd ikariin Maxamed Xirsi oo cuskanaya xaanshi qiraal ah oo eedeysanaha laga qoray iyo cada ymo kale oo laga soo uruuriyey goobta falku ka dhacey ayaa garsoorka ka dalbaday in eed eysanaha la mariyo ciqaab adag.
Dhanka kale Abuukaate Xalane oo difaaca yay eedeysanaha ayaa ku dooday in qodoba da eedu yihiin kuwo aan waafaqsaneen shar ciga.
Ugu dambeyn, guddoonka Maxkamadda ayaa dib u madlay fadhi kale in la isugu soo laabto, iyadoo xeer ilaalinta loo diray in ay soo dhammeystirto qodobada eedda.
Al-Shabaab oo weerar ku dilay Saraakiil ka tirsan Booliska Kenya
Laba Sarkaal oo ka tirsan Booliska Kenya ayaa toogasho waxaa ku dilay rag looga shak isan yahay inay yihiin Al Shabaab halka 12 kal ena ay ku dhaawacmeen weerar gaadmo ah oo lagu qaaday baabuur booliis ah oo ay saar naayeen.
Taliyaha booliiska gobol ka Waqooyi Bari Rono Bu nei ayaa sheegay in gaarix amuul ah oo ay sa arnaaye en booliiska, kaas oo kas oo ambabaxay D/R hamu kuna sii jeeday M/ Mandheera ay weerar ku qaadeen Al-Sha ba ab, xilli uu marayay meel 40-km u jirta M/ Man dheera.
Sidoo kale wuxuu sheegay Taliyaha in ciida mo xoojin ah ay u direen dhulka si ay uga da ba tagaan kooxda weerarka geysatay.
"Dadka dhaawacmay waxaa loo duuliyay Nair obi halkaas oo la seexiyay Isbitaal, saraa kiil kale ayaa hadda ku sugan aagga ay ku ba acsanayaan dagaalyahannada ayuu yiri" Taliye Bunei.
Warbixinta ayaa sidoo kale shaaca ka qaa day magacyada saraakiisha dhaawacyo ka soo gaareen madaxa, caloosha, dhabarka iyo sinta, kuwaas oo lagu kala magacaabo Serg eant Benard Kariuki, Ilaalada Booliska; Geof frey Matayo, Andrew Kibrogon Rono, Murithi Kenneth, Charles Nyaga, Ian Kibui, Jabril Kassim, Martin Amukule, Fredrick Samanyo iyo Ronald Bett.
Aagga u dhow xuduudka Soomaaliya iyo Ken ya, ayaa waxaa inta badan weeraro ka geysta dagaalyahannada Al-Shabaab, waxana weer aradaas intooda badan ku waxyeelooba Cii damo katirsan kuwa dalka Kenya.

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Shalay Ka Dhacay Suuq Ku Yaalla G/Baay
Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa duhurnimadii Shalay ka dhacay Suuq ku yaalla degaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, kaasi oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah.
Qaraxa miinada ahaa ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay oo goob Maqaaxi Shaah lagu cabo oo ku taalla Suuq degaanka Aw diinle, isla markaana waxaa xiliga uu qaraxu dhacaayay ku sugnaa dad badan, sida ay ku warrameen Dad goobjoogayaal ah.
Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa ku geeriyo oday qaraxaas Shalay ka dhacay degaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, halka 5 qof kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo isugu jiray dad Maqaaxida ku sugnaa iyo dad goobta ka Agdhawaa.
Guddoomiyaha deeganka Awdiinle ee Go bolka Baay Ibraahim Maxamed Nuur Kalaay oo ka hadlaayay qaraxaas dhacay ayaa sheeg ay in dad shacab ah oo aan waxba Shalaysan ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen qaraxaas.
Dadka dhaawacmay ayuu Guddoomiye Maxamed Nuur Kalaay sheegay in la geeyay Isbitaalka weyn ee Gobolka, si xaaladooda Ca afimaad loogu dabiibo, wuxuuna intaas kusii daray inay ka xun yihiin qaraxa khasaaraha dhaliyey ee Shalay ka dhacay degaanka.

Somaliland oo heshiis ku kacaya malaayiin dollar la gashay dal aan laga fileyn
Somaliland ayaa heshiis cusub oo dhanka caafimaadka ah, isla-markaana ku kacaya ma laayin dollar la gashay Hindiya, taas oo aan la ga fileyn dalkan, maadaama uusan xiriir xoo gan la laheyn Somaliland.
Heshiiskan waxa Somaliland ay si gaar ah ula gashay isbitaalada Deepam Hospitals ee ku yaala magaalada Channai ee gobolka Ta mil Nadu, waxaana u saxiixay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Cabdiraxmaan Saylici oo haatan booqasho ku joogo dalka Hindiya.
War laga sii daayey Telefashinka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in lacagtaasi lagu dhisi doono isbitaal casri ah oo laga hirgeinayo Somaliland.
"Maxdaxweyne ku xigeenku isagoo sii anba qaadaya safarkiisa shaqo wuxuu heshiis ma algashi la saxiixday mid ka mida cusbitaallada ugu waaweyn dalka Hindiya kuwaas oo dalka ka dhisi doona cusbitaal ku kacaya $100, 000,000 million (100 million) oo dollar".
Sidoo kale qoraalka ayaa intaasi kusii da raya "Heshiiska waxaa goobjoog ka ahaa ma daxda ugu sarreysa cusbitaalka, Wasiirro iyo saddex bangi oo waaweyn oo ku yaal dalwey naha Hindiya".
Hindiya ayaa ka mid ah dalalka ugu horre eya xagga caafimaadka, waxaana dalkaasiarr imo caafimaad u aada dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan koonfurta iyo waqooyiga dalka.
Si kastaba, Somaliland ayaa muddooyinkii u dambeeyey wadday dadaallo xoogan oo ay ku hormarineyso xiriirkeeda dibadda, iyada oo horay iskaashi ula yeelatay Taiwan, kaas oo ay si weyn uga hadleen,kana horyimaadeen dowladda federaalka iyo sidoo kale mida Shiinaha.

Uganda oo Ciidankeeda ku sugan Soomaa liya uga digtay weeraro ay qorsheeyeen Al-Shabaab
Dowladda Uganda oo kamid ah dowladaha Ciidamada faraha badan ee ka tirsan AMISOM kajoogaan Soomaaliya ayaa Ciidamadeeda uga digtay weeraro Al-Shabaab ka geysan kar aan Soomaaliya.
Qoraal loo diray Ciidamada ayaa la faray inay ka digtoonaadaan weeraradaasi argagax iso maalmaha ciidda Kirismaska, kuwaas oo ay qorshaynayaan dagaalmayaasha Ururka Al-Shabaab.
Gen Peter Elwelu oo ah Taliye ku xigeenka ciidamada difaaca Uganda ayaa ka codsaday askartooda ku sugan Soomaaliya inay muu jiyaan feejignaan dheeri ah inta lagu jiro maal maha ciida Kirismaska oo ku beegan dham aanta sanadka 2021 iyo horanta sanadka 2022.
Waxaa uu socad u sheegay inay Al-Shaba ab qorsheeynayaan weeraro isdaba joog ah oo ay la damacsan yihiin Ciidamada Uganda, hayeeshee looga baahan yahay in laga muu jiyo feejignaan.
Lt Gen Elwelu ayaa hadalkan jeediyay mar uu la hadlayay in ka badan 2,500 oo askari oo ka qeyb galay xiritaanka tababarkii 13-aad ee ka-hortagga howlgallada argigixisada, isaga oo ugu baaqay Ciidamada inay wadashaqeyn la yeeshaan Ciidamada dowladda ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.
Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Uganda, kuwaas oo ka howlgalla intooda badan Shabeellooyin ka, iyaga oo dagaal la gala Xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Tirinta Codadka Doorashada Madaxtinimo Oo Ka Socota Dalka Gambia
Waxaa dalka Gambia ka socota tirinta cod adka doorashada madaxtinimo ee ugu hore ysay tan iyo markii hogaamiyihii hore Yahya Jammeh uu dalka ka cararay ku dhawaad shan sannadood ka hor.
Natiijooyinka ayaa la sheegay in lagu soo bandhigi doono goobaha codbixinta.
Madaxweyne Adama Barrow iyo musharraxa mucaaradka ugu weyn, Ousainou Darboe, ayaa mid kasta waxa uu sheegay inuu guule ysan doono.
Waxaa doorashadan ku tartamaya lix mu sharax oo uu ku jiro Adama Barrow oo hadda xilka madaxtinimda dalkaas haya. Doorasha dan ayaa loo arkaa mid tijaabo u ah isbadalka dimuqraadiga ah ee dalkan ku yaala gal beedka Afrika.
Madaxweynaha Faransiiska Oo Kulamo La Qaatay Dhaxal Sugaha Sacuudiga
Madaxweynaha dalka Faransiiska Emm anuel Macron ayaa kulamo kula qaatay dalka Sacuudiga dhaxal sugaha Boqortooyada Sac uudiga Maxamed bin Salman.
Waa kulankii ugu horeeyay oo uu Maxamed bin Salman la yeesho mid ka mid hogaamiyay aasha waawayn ee reer-galbeedka tan wixii ka dambeeyay dilkii saxafigii Jamal Khashoggi.
Mar uu Mr Macron ka jawaabayay camba areyn ay u soo jeediyeen hay'adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa waxaa uu sheegay in booqashadiisa aysan ka dhignayn in uu hil maamay dilkii Khashoggi saddex sano ka hor.

Bannaanbaxyo ka dhacay Magaalada Addis Ababa
Waxaa Shalay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya dibadbax ka dhig ay qaar kamid ah Shacabka Qowmiyaha Tigr eey ee ku nool Magaaladaasi Addis Ababa.
Banaanbaxayaasha oo wata Boorar kala duwan isuguna soo baxay Garoonka Ababe Baqiila ee Addis Ababa ayaa waxaa ay kasoo horjeedaan kooxda TPLF ee dagaalka kula jir ta Ciidamada Federaalka Itoobiya.
Banaanbaxayaasha ayaa waxaa ay ku dha waaqayeen Erayo ay kamid yihiin, Shacabka kunool Tigreey iyo Argagixisa Tigreey isku mid maahan,Tplf waa Argagixiso Shacabkuna waa muwaadiniin itoobiyaan ah,Dawlada waxaan Waydiisanaynaa inay Shacabka Samata bixiso oo ay ka xorayso Argagixisada TPLF.
Shacabka dibadbaxa dhigayay ayaa dalb anayay inay dawladdu xorayso Ddegaanka Tig rey oo ay Gacanta ku hayaan kooxda TPLF.
Dagaallada u dhaxeeyay Ciidamada Federaal ka Itoobiya iyo xoogaga TPLF ayaa xoogeyst ay, waxaana Xukuumadda Abiy Axmed ay ku dadaaleysaa sidii degaannada ay gacanta ku hayaan TPLF ay ugala wareegi laheyd.

..



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip