Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha

0
Saturday November 20, 2021 - 20:18:22 in Wararka by
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha

    Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka mudug oo ay Saamaysay abaarta daran, taas oo ku dhufatay qaybo Ka mida goboladda Dalka Soomaaliya Ci

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka mudug oo ay Saamaysay abaarta daran, taas oo ku dhufatay qaybo Ka mida goboladda Dalka Soomaaliya Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa Gurmadkii ugu horeeyay oo Biyo dhaamin ah ka bilaabay Gobolka mudug. Dowladda Federaalka iyo Hay'adaha samafalka ayaa ka walaacsan abaaraha sida xowliga ah uga sii daraya ee dalka ka jira, saadaasha cimilada waxay muujineysaa in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay in uu baaqdo xilli roobaadkii afaraad oo xiriir ah taas oo xaalad halis ah keeni karto marka la gaaro April 2022.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip