Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka mudug oo ay Saamaysay abaarta daran, taas oo ku dhufatay qaybo Ka mida goboladda Dalka Soomaaliya
Ci