DAAWO Siday u Dhacday – Boqolaal Soomaali ah Oo Ku Dhintay Badweynta Masar & Greece
INNAA LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN : FIIRSO Masiibadaan Sida ay u Dhacday ! In ka badan 400 oo Tahriibayaal Soomaaliyeed ah oo dooni ka
ILAAHAY inta dhibaataysan dhibka ha ka qaado, intii dhimatayna ha u naxariisto#AAMIIN
soo baxday Masar kula degtay badweynta Talyaaniga iyo Giriigga, Fariinta waa muhiim sii faafi laga yabaa dad in ILAAHAY ku anfaco oo tahriibka ka baaqdaan. Dadkeena nasiib daranaa!! Kuwa abaar baa laysay, kuwii abaaraha ka badbaaday daadkii roobka iyo dhaxantaa dishay ! Kuwa badda ayaa dishay ! Kuwa xabad baa dishay! Kuwa qurbaha ayay ku kala baahasan yihiin ! Dhib kasta oo dadkayga soo gaara aad buu ii damqiyaa Wallaahi.
ILAAHAY inta dhibaataysan dhibka ha ka qaado, intii dhimatayna ha u naxariisto#AAMIIN
C/risaaq IndhaJaceyl
xigasho:-somaliweyn.com

0 