DEG DEG: Dukaamo Soomaali ay ku leeyihiin Koonfur Afrika oo iminka la boobayo.

0
Monday April 18, 2016 - 11:30:17 in Wararka by
  • Visits: 827
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Dukaamo Soomaali ay ku leeyihiin Koonfur Afrika oo iminka la boobayo.

    Wararka aan ka helayno dalka K/Afrika ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 dukaan oo ay Soomaali leeyihiin iney booben dad caraysan oo dalkaasi ka soo jeeda, iyadoo qaar kalena weli lagu boobayo Dalka Koonfur Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka helayno dalka K/Afrika ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 dukaan oo ay Soomaali leeyihiin iney booben dad caraysan oo dalkaasi ka soo jeeda, iyadoo qaar kalena weli lagu boobayo Dalka Koonfur Afrika.

Dhacdadan ayaa ka socota Xaafada Danuun ee magaalada Cape town ee dalka Koonfur Afrika, mana jirto wax talaabo ah oo ay ku dhaqaaqeen Booliska dalka K/Afrika.

Soomaalida ku dhaqan K/Afrika ayaa u sheegatay Somaliweyn.com in dad careysan oo dowladda K/Afrika ka waayay boosas ay weydiisten iney dhistaan, ay ku dhalisay inay bilaaben boobkan xoogan oo lagu hayo Hantida dadka Soomaalida ah.

150122-Soweto-unrest7-jpgUntitled

xigasho:-somaliweyn.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip