HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AH KHAMIIS 29-KA JULY 2021-KA...

0
Thursday July 29, 2021 - 08:45:33 in Wararka by
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO :-WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AH KHAMIIS 29-KA JULY 2021-KA...

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

RA’IISUL WASAARE ROOBLE & GUDDIGA XAQIIJIN TA QOONDADA HAWEENKA OO SHIR YEESHAY

Raiisul Wasaaraha Xukuumadda xilgarsi inta Maxamed Xuseen Rooble oo Magalada Lo ndon uga qeyb galaya Shirka horumarinta Wax barashada ataa habka fogaan aragga kula Shi ray Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Goleyaasha BFS.

Xubnaha Guddiga oo ay horkaceyso Gudd oomiyaha Guddiga Batuulo Sheekh Axmed Gabale ayaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xus een Rooble waxa ay u gudbiyeen warbixin ku saabsan waxyaabaha u qabsoomay tan io mar kii uu Magacaabay.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddiga ku bogaadiyay howsha loo igma day, kulana dardaarmay inay si dhaw ula shaq eeyaan Guddiyada doorashada, Madaxda dowl adgoboleedyada & bulshada rayidka ah.

Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka Bat uulo Sheekh Axmed Gabale ayaa horay walaac uga muujisay in dowlad Gobol eedyada ay xaqi ijin waayaan Qoondad Haweenka ee Golaha Shacabka.

HANTI DHOWRAHA QARANKA OO SOO SAARAY GO’A AMO CUSUB

Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa qor aal uu soo saaray waxa uu ku amray Wasaarad da Maaliyadda Xukum adda Faderaalka ah in la hakiyo lacag la siin jirey Bangiga Horumarinta Ganacsiga Soomaali yeed iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Hantidhowraha Guud ayaa lagu sheegay in tallaabadaan uu Xafiiska Hantidhawrku qaaday ay tahay mid la gu beekhaaminayo hantida dowladda iyo in la hub iyo in qarashka haatan ku jira gacanta dowl ad da loo isticmaalo adeegyada muhimka u ah mu waadiniinta iyo kobcinta awoodda dowladda

WEERAR MADAAFIIC AH OO LAGU QAADAY SAL DHIG KU YAAL SH/HOOSE

Xubno ka tirsan Ururka AlShabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay weerar ma daafiic ahaa ku qaadeen Saldhig Ciidamada Uganda ee ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ku leeyihiin degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Goobjoogayaal ku sugan deg mada Qoryoo leey ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayeen jugta madaafiic da oo qaarkood ku dhacay Xera da Cii damada Ugan da & agagaarkeeda, balse aysan cadeyn karin qasaa raha ka dha shay wallow wa rarka qaar ay sheegayaan inuu jiro khasaaro dhaawac ah oo ka dhashay.

AlShabaab oo ka hadlay weerarkaas ayaa sheegtay inay madaafiicda ay la heleen Guda ha Xerada Ciidamada Uganda, isla markaana qasaaro xooggan ay ku gaarsii yeen, balse ays an jirin dad madax bannaan oo xaqiijinaya shee gashada AlShabaab. Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan Ciidamada Uganda dhank ooda ay weerarka madaafiicda ah ka jawaab een, isla markaana dhowr madfac ay ku tuur een degaannada ku dhow dhow D/Qoryooleey ee G/ Sh/ Hoose.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaara ya degmada Qoryooleey ee G/Sh/Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in xaaladu ay tahay mid degan,Isla markaana howlaha isku socodka da dka iyo Ganacsiga ay si caadi ah u socdaan.

Xigasho:radiodalsan.com

MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO LA KULMAY SAFIIRKA TURKIGA EE DALKA SOOMAALIYA

Madaxweynaha D/G/Hirshabeelle Cali Gud laawe Xuseen ayaa Shalay kulan la qaatay Saf iirka Dowlada Turkiga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Mehmet Yılmaz.

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Ambassad or Mehmet Yılmaz ayaa kulankaan kaga hadlay Arrimaha Amniga, Doorashooyinka, wax ka qab ashadaFatahaadaha, Maalgashiga deegaana da Hirshabeelle iyo shaqo abuur Dhalinyarada.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Safiir ka Dow lada Turkiga dadaalada wax tarka leh ay la garab taagan yihiin dadka Soomaaliyeed.

Cali Cguudlaawe ayaa 7baadyadii la soo dhaafay ku sugnaa caasimada dalka isagoo si doo la kulmay wakiilo kale oo ka socda wadam ada dowlada federalka ay saaxibada yihiin.

PUNTLAND OO KA HADASHAY SHAQAA QO KA DHACDAY GOBOLKA MUDUG

Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Goba lka Mudug ee Puntland, G/le Dhexe, Cabdi Sici id Xuseen Jaamac (Koomaad) ayaa ka hadlay guud ahaan xaaladda Ammaan ee G/Mudugiyo shaqaqooyin dhawaan ka dhac ay meeo ka mid ah gobolkaas.

Waxa uu shee gay taliy aha in Sha qaaqooyin kii dhacay oo la xiriir ay aano oyin qabiil ay ku dhin teen dad shacab ah oo aan wax ba gal ab san balse hadda xaa ladda ay tahay mid de gan.

Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi ku daray Ta liye kuxigeenka qeybta Boliiska G/Mudug ee Pu ntland in shaqaaqooyinka ay ka dhasheen bark ado la sameeyay balse go’aano amni ay soo sa areen kadib ay Aaseen barkadahaas dartood laysku dagaalay

Ugu dambeyn taliyaha waxaa uu sheegay in ay go’amiyeen in Barkado dambe aan laga dhi si Karin goobaha lagu dagaalamay, sidoo kale ay qaadi doonaan tallaabooyin looga hortagayo inay dilal kale dhacaan.

Colaad beeleedyada ayaa laba dii sano ee la soo dhaafay waxaa ay ku soo laab laabteen degaanna da G/Mudug, iyada oo Maamulada Galmudug & Puntland ay sheegeen inay ka hor tagayaan.

DIIWAANGELINTA MUSHARIXIINTA AQALKA SARE OO KA BILAABATAY M/KISMAAYO

M/Kismaayo ee Caasimadda Kmg ah ee D/G/Jubbaland ayaa waxaa Shalay oo Arbaco aheyd ka bilabatay diiwaangelintamusharixiin ta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarl amaanka Soomaaliya qeybta ka imaaneysa Jubbaland.

Guddiga doorashooyinka Heer D/Goboleed ayaa diiwaangeliyay musharixii ugu horreeyay, isla markaana la siiyay Shahaadada musharrax nimo, kaas oo lagu Magacaabo Ilyaas Baddal Gaboose. Sidoo kale waxaa socota diiwaangel inta Musharixiinta Aqalka Sare, kuwaas oo lagu bilaabay 9 Xubnood oo uu Dorraad u gudbiyay Guddiga doorashada Madaxweynaha Jubbal and, iyaga oo ku tart amaya Afar kamid ah kura asta Aqalka Sare ee degaannada Jubbaland.

Madaxweynaha D/G/Jubbaland Axmed Ma xamed Islaam ayaa waxaa la filayaa in guddiga doorashooyinka uu u gudbiyo liiska xubnaha ha rsan ee musharixiinta Aqalka Sare si ay uga qe yb galaan doorashada Aqalka Sare ee ka dhac eysa Magaalada Kismaayo.

ISBITAALKA MARTINI OO MARKALE LOO ASTEEYAY LA TACAALIDDA COVID19

Isbitaalka Martiini ayaa mar kale dib loogu Asteeyay Bukaanada uu soo ritay COVID19, Iy adoo gabi ahaanba la joojiyay Adeegyadii kale ee Isbitaalku u hayay Bulshada.

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay aa sheegtay in 43 qof laga helay 24 Saac ee u gu dambeeyay COVID19, kuw aasoo 29 ka mi da ay Muqdisho yihiin, halka Pu ntland laga hel ay 8 Qof, Somaliland 4 iyo Ju bbaland oo 2 Qof ah iyo 1 Dhimasho ah oo Jub baland.

Beryahaan waxaa soo kordhayay Bukaanada uu soo rida nayo Cudurka Coronovirus.

MUWAADINIIN SOOMAALI AH OO ISDHAAWA CDAY IYO FAAH FAAHIN LAGA HELAY

Labo nin oo Somali ah oo ka mid ah Qaxoot iga ku nool Jesiiradda Malta ayaa la sheegay in ay isdhaawaceen, kadib, markii uu dagaal gac ankahadal ah ku dhex maray Degmadda Pao la oo 5 KM u jirta Caasimadda Malta ee Valle tta. Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ay aa lagu sheegay in 2da Nin oo da’doodu kala tah ay 26jir iyo 30jir ah ku wada dagaala meen Dhismo ay wada deganaayeen oo ku yaalla Xaafadda Triq talBorg oo ka tirsan Degmadda Paola.

2da nin waxaa la sheegay inay isku garaace en qalab aan la shaacinin nooca uu ahaa, iya doo uu midkooda soo gaaray dhaawac halis ah, halka kan kalena ay dhaawacyo fudud soo gaareen.2 waxa lagu daawaynayaa Isbitaalka ku yaalla Degmadda Paola ee K/Bari ee Jesiir adda Malta. Boliska Malta ma aysan shaac inin waxa sababay Iskahor imaadkaasi, balse, inta badan Dhallinyarada Afrikaanka ee Qaxoot iga ku ah Malta waxay isticmaalaan, kana gan acsadaan Noocyada Maandooriyaha, gaar aha

an Xashiishka iyo Khamriga.

GUDDOOMIYAHA GUDIGA XALINTA KHILA AFAADKA DOORASHOOYINKA & XUBNO KALE OO GAARAY KISMAAYO

Wafdi uu hoggaaminayo Gudoomiyaha Gud iga xalinta khilaafkaadka doorashooyinka Soo maaliya Cabdullaahi Abyan Nuur ayaa gaaray M/Kismaayo ee G/Jubba da Hoose, iyada oo halka asi siwyen loogu soo dhaw eeyay. Wafdiga oo ka koo ban 5 Xubnood ayaa wax aa Garoonka diyaaradaha M/Kismaayo kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer D/Goboleed ee Jubaland Dr Siyaad Maxamed Mursal iyo xubno ka tirsan Guddiga.

Xubnaha Guddiga xalinta khilafaadka doora shada Soomaaliya ayaa goob joog u noqon d oona doorashada xubnaha Aqalka sare ee dal ka ee lagu wado in ay maalinta barito ah ka qa bsoonto Magaalada Kismaayo.

Afhayeenka guddiga xalinta Khilaafaadka do orashada ayaa sheegay in ku dadaali doonaan inay si cadaalad ah u xaliyan khilaaf kasta oo ka soo laabta doorashooyinka dhacaya ee lab ada Aqal.

Waxaa uu hadalkiisa uu intasi ku daray in Xubnaha guddiga ay goobjoog ka noqon doo naan Goobaha ay ka dhacayaan doorashada, isla markaana, iyaga oo raacaya shuruucda ay soo saareen Golaha wadatashiga Qarankaay xalin doonaan khilaafka yimada.

Waxaa uu ku baaqay In lagu dadaalo in dal ka laga qabto doorasho xor iyo xalaal ah, basle aysan dhicin doorasho la kala jiita, isaga oo si doo kale ku baaqay in lala Shaqeeyo gudiyada doorashooyinka iyo Ciidamada Amniga.

Qabashada doorashooyinka Xildhibaannada 2da Aqal ayaa dhawaan ka bilaabaneysa dal ka, iyada oo ay socdaan diyaar garowgiii ugu dambeeyay, waxaana Maamulka Jubbaland uu noqon doonaa Maamulka ugu horreeya ee qabta doorashada Aqalka Sare.

XILDHIBAAN SHEEGAY IN XUKUUMADA SOMALILAND U ADEEGSATAY SIRDOONK A ITOOBIYA

Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi, oo xisbiga Kulmiye uga soo baxay G/ Sool ayaa xu kuumada Somaliland ku eedeey ay inay u ade egsatay sirdoonka Itoobiya si loogu xidho mag aalada Addis ababa xili uu safar ku joogay dal ka Itoobiya.

xildhibaanka ayaa sheegay in 5 nin oo katir san ciidanka sirdoon ka Itoobiya ugu yimaadeen ma khaayad ku taala M/Addis Ababa isla markaana xidheen waaran la'aan.

"Dorraad aniga oo fadhiya kafateeriya Gaari sa la yidhaa ayay 5 nin oo katirsan sirdoonka It oobiya ii yimadeen, waxay igu yidhaahdeen soo kac, waxan ku idhi waaran maad wadata an, waxay igu yidhaahdeen mayee saldhiga ay aanu kuugu sheegi waxanu kaa rabno" ayuu yi dhi. "Katiinad ayay wateen waxay damceen in ay isaaraan gaadhi xaajiyad ah, wuxuu Alle na gu guuleeyay in aanu u yeedhno askar booliis ah oo wadada maraysay, markaa niman Axma ariga garanayay ayaa ku yidhi, nimankani nink an ayay xidhayaan markaa waxaanu idinka cod sanayna in aad saldhiga isku gaysaan". "Ciidan sirdoon ah oo lagu shaqaysanayo ay ay ahaayeen, haybtoodiina waala garanaya oo nin reer Jigjiga ah ayaa ku jiray, saldhiga ayay i geeyeen suunkii iyo kabihiina way iga saareen, mobiladiina way iga qaadeen, kii Soomaaliga aha baa igu yidhi dollar ayaad waddanka soo galise danbigaaga iska qiro" ayuu hadalkiisa kudaray.

Xildhibaanka ayaa ku andacooday in xuku umada Somaliland ay isticmaashay ciidanka si rdoonka Itoobiya iyadoo usoo dhexmartay xaf iiska Somaliland ee Addis ababa isla markaana la doonayay in lagu afduubo Addis ababa.

"Markii lala hadlay waxa soo baxday in ay ahayeen niman halkan laga waday, ninkii Soo maaliga aha ayaa la hadlay sirdoonka Itoobiya waxayna ku yidhaahdeen ninkaa anagu mahay sane dowladiisa ayaa haysata, wasaarada arr imaha gudaha Somaliland ayaa safaarada u soo martay" ayuu yidhi.

Xildhibaan Mustafe ayaa ku andacooday in sababta loo raadsanayaa ay tahay in uu taagee rsana qaar ka mida xubnaha ay isbahaysa muc aaradku u sharaxeen doorashada shirgudoon ka wakiilada Somaliland, isagoo sheegay in uu si buuxda ugu biiray isbahaysiga mucaaradka.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO SHIINAHA KALA HADASHAY TABABBARRADA CIIDAMADA

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Shiina ha Cawaale Cali Kulane ayaa M/Beijing kula ku lmay Madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma Jinqi 2 mas’uul ayaa waxay ka wa da hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka dhanka tababarrada Booliska ee Soomaaliya iyo Shii naha iyo cilaaqaadka guud ee labada dowlad ood.

Danjire Cawaale Cali Kullane Safiirka Soom aaliya ee Shiinaha oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Safiirrada wadamada Caalamka ee ka how lgalaya dalka Shiinaha ayaa booqosho ku tag ay xarumo amni iyo kuwa sharciga ee dalka Shiinaha. Safiirrada ayaa booqday Jamacadda Booliska Shiinaha Xarunta dhowrista Sharciga iyo Waaxda Garsoorka amniga guud ee Beiji ng. Ujeedka boqashada oo ah sidii ay Safiirada dalalka Caalamka u arki lahaayeen sida Shiina ha u ilaaliyaan sharciga, ugana hortagaan dam biyada kala duwan ee bulshada.

Booqashada oo sidoo kale ay qayb ka aha ayeen qaar ka mid ah Diblomaasiyiin ka socday hay’adaha dowliga ah ayaa waxa ay kulan la qaateen dhammaan Safiirada iyo Wasiir kuxig eenka Wasaaradda Amniga Guud ee dalka Shii naha Mudane Wang Xiaohong

HOWLGAL LAGU QABTAY MAANDOO RIYE IYO DAD KII KA GANACSANAYAY OO LA FULIYAY

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamulka Galmudug ayaa Habeeen hore howlgal qorshe ysan waxaa ay ka sameeyeen Mag aala da Guriceel ee G/Galgaduud, iyagoo ku soo qabtay aandoori yeyaal badan iyo dadkii ka Ganacsana yay.Ciidamada Booliska ayaa howl galka intiisa badan waxaa ay ka sameeyeen go obo bartilm aameed u ahaa oo loogu sheegay in lagu iibiyo maandooriyeyaasha khamriga iyo Xashiishka oo la geliyay Magaalada.

Inta uu socday howlgalka Ciidamada ayaa waxaa ay kusoo qabteen qaar kamid ah dadkii ka Ganacsanayay maandooriyeyaasha khamri ga iyo Xashiishka, kuwaasi oo la xiray, sidoo ka lena la gubay maandooriyaha.

Taliyaha Booliska Galmudug ee Guriceel Ci smaan Cali Widey oo la hadlay warbaahinta ay aa u sheegay in dadka lagu soo qabtay maan doo iyaha lasoo taagi doono Maxkamad, isla markaana sharci la marsiin doono.

Taliye Cismaan Cali ayaa Digniin u diray dadka ka Ganacsada maandooriyeyaasha oo ku sug an Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgadu ud, wuxuuna sheegay in tallaabo laga qaadi do ono dadkaas.

XUKUUMADDA IYO Q/MIDOOBAY OO KA WADA HADLAY DIB U DHISKA CIIDAMADA

Wasiirka W/Gaashaandigga Xukuumadda xilgaars iinta Xasan Xuseen Xaaji iyo ASG Lisa Filipetto oo ah kaaliyaha Wakiilka gaarka ah ee u qaabilsan Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay arrimaha Soomaaliya ayaa shir gudoomiyay ku lan ku qabsoomay aaladda fogaan aragga ah ZOOM ,

Ujeedka kulanka ayaa ah sidii loo sii wadi la haa kaalmada de eq bixiyaasha ay ku taagee ra yaan Ciidanka Xoogga Dalka iyo dardargalin ta ololaha dib u dhiska Ciidanka.

Kulanka waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah Wakiilada Beesha Caalamka iyo Safaarad aha Dowladaha Saa xiibada la ah Soomaaliya , Wax aana si qota dheer loo gorfeeyay sida lag ama maarmaanka ay u tagay Joogteyn ta taa geerada la siiyo Ciidanka Xoogga Dalka Soom aaliyeed.Sidoo kale Wasaaradda G/dhi gga ayaa kulanka ku soo bandhigtay Howlaha hor tabinta leh ee u qabsoomay W/ Gaashaandhi gga iyo Taliska ciidanka.

W/Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Taliska Xo ogga dalka ayaa wada qorshe ballaaran oo ku aadan tayeynta iyo Horumarinta Ciidanka XDS oo dagaal adag kula jira AlShabaab.

RAASHIYA IYO DALAL KALE OO DHOOLA TUS MILLITE RI SAMEEYN DOONA

In ka badan 1,500 Askari oo ka kala socda dalalka Raashiya, Tajakistaan iyo Uzbakistaan ayaa ka qeyb geli doonaan Dhoolatuskaasi oo ka dhici doona Xuduudka Afganistan.

Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ay aa she egtay in Carbiska Milli teri lagu qaban do ono Dhulka Taba barka ee Khar baMaydon oo ma saafo ahaan 20 KM u jirta Xud uudka Afga nist an, wuxuuna Dhoolatuska asi bil aab an doonaa Bisha soo socota ee August 5da ilaa 10da.

Ciiddamadda saddexda dal ee ka qeyb qa adan doona Carbiskasi waxaa la sheegay inay soo bandhigi doonaan 300 oo Gaadiidka Mill iteriga iyo Qalabka Culus ee Dagaalka, iyadoo Milliteriga Raashiya ee Saldhigga ku leh dalka Tajakistan yihiin kuwo ugu cuddada weyn ee Dhoolatuskaasi ka qeyb qaadan doona.

GAADIIDLEY BANNAANBAX KA DHIGAY M/DHUUS AMAREEB

Qaar kamid ah Gaadiidleyda ka howlgalla M/Dhuusamaresb ee Caasimadda Dowlad Go boleedka Galmudug gaar ahaan kuwa ku Sha qeysta Gawaarida yar yar ee dhikilaha loo yaq aan ayaa Shalay oo Arbaco waxaa ay dhigeen Banaanbax ay kaga cabanayaan qaadashada taargada Cusub Ee Maamulka Galmudug.

Banaanbaxayaasha oo isugu yimid goob fa gaaro ah ayaa sheegay in cabashadooda la xir iirto in lagu amray bixinta lacag farabadan oo lo oga iibinayo taargada, isla markaana taasi ay san awoodin.

Qaar kamid ah Gaadiidleya M/Dhuusamar eeb ee banaanbaxa dhigay ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan lacagaha faraha badan ee la doonayo inay ku iibsadaan taargada Cusub ee Galmudug, taasina aysan awoodin.

Waxaa ay Madaxweynaha Galmudugiyo W/Gaadiidka ugu baaqeen laga qafiifiyo lacag aha faraha badan ee looga iibinayo Taargada Galmudug si markii ay u qaataan si caadi ah Magaalada uga Shaqeystaan.

W/Gaadiidka D/G/ Gamudug ayaa dhawaan sameeysay taargooyin Cusub oo la doonayo inay qaataan Gaadiidka ka howlgalla degaanna da Galmudug, waxaana inta badan qaatay Gaa diideyda Magaalooyinka Galmudug halka Gaa diidleyda kale ay diideene.

DADKA KU DHINTAY DAGAALKA SOOM AALIDA IYO CANFARTA OO KORDHAY

Ugu yaraan 40 qof oo rayid ah ayaa ku dhin tay colaadda maalmihii u dambeeyay ka socot ay deegaanka Garba Ciise, sida ay sheegaya an wararka laga helayo aaggaas.

Sidoo kale dagaalka oo ku baahay de gaano badna oo ka tirsan Gobolka Siti ee dowl ad deganka Soomaalida ayaa waxaa ku dhaa wacmay tiro dad ah. Oo ku sugnaa aaga lagu dagaalamay.

Dorraad ayay aheyd markii halkaas uu dib u ga qarxay dagaal qaraar oo u dhaxeeyay Soo maalida iyo Canfarta, kaas oo geystay khasa aro isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac.

Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ee da lka Itoobiya ayaa dhawaan sheegtay inay difa aci doonaan dadka Soomaalida ah ee deggan aagga Garba Ciise iyo deegaannada ku xee ran. Arrintan ayaa imaanaysaa kaddib dagaal Sabtidii la soo dhaafay ka dhacay aaggaasi oo la sheegay inay ku dhinteen Soomaali badan ka dib markii ay weerrar kula wareegeen ciid amo ka tirsan kuwa maamulka deegaanka Can farta.

MARAYKANKA OO SOOMAALIYA UGU DEEQAY 199 MALYAN OO DOLLAR

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay gargaar lacageed oo dhan 199 Malyan oo do llar ay ugu deeqday dadka Soomaaliyeed ee ku barakacay gudaha dalka iyo kuwa qaxootiga ku ah qaar ka mid ah wadamada deriska la ah Soomaaliya.

Waaxda Arrimaha Dib adda ee Mareykanka ayaa qoraal ka soo ba xay waxaa lagu shee gay in Dowladda Mareykanka ay ku kordhinay so lacag dhan ku dhawaad 199 milyan oo dollar, kaalmada bani’aadannimo ee ay sann adkaan ugu deeqday shacabka Soomaaliya sii say.Mareykanka ayaa sheegay in dadka Soo maaliyeed ay isu biirsadeen dhibaatooyin ay ka mid yihiin sannado badan oo cuntoyari ah, qal alaaso iyo abaaro iyo fatahaado soo noqnoqd ay, taasoo ay uga sii dartay saameynta COVID19 iyo ayax dhawaan ku habsaday dalka.

Deeqdaan lacageed ayay dowladda Mareyk anka dadka Soomaaliyeed u sii marsiisay Wakaaladda Horumarinta Caalamiga ah ee Do wladda Mareykanka ee loo soo gaabiyo (USA ID) iyo Wasaaradda Arrimaha dibadda. Waxa na tani ay ka dhigeysaa in guud ahaan sanad kaan 2021ka ay dowladda Mareykanka ugu de eqday dadka Soomaaliya lacag ka badan $408 milyan oo doolar.

Dowladda Mareykanka waxay sheegtay in lacagtaan lagu caawin doono dad gaaraya lix milyan oo Soomaali ah oo hadda u baahan gargaar bani’aadannimo. Dadkaan ayaa waxaa ka mid ah sadddex milyan oo qof oo ku barakacay gudaha dalka iyo ku dhawaad nus milyan qof oo qaxooti ku ah xeryaha qaxootiga ee dalalka Djibouti, Ethiopia iyo Kenya.

AASAASIHII WIKILEAKS JULIAN ASSANGE AYAA LAGA XAYUUBIYEY DHALASHADII ECUADOR

Ecuador ayaa dhalashada kala noqotay Juli an Assange, aasaasihii shabakada Wikileaks oo hada ku jira xabsi kuyaala dalka Ingiriiska.

Nidaamka sharciga ee dalka Ecuador ayaa si rasmi ah u ogeysiiyay Australianka in ay tahay wax aan waxba ka jirin dhalashadiisa warqad u timid oo jawaab u ah sheegasho ay soo gud bisay waaxda arimaha dibada ee wadanka Koonfurta America.

Jinsiyad qaadashada wa xaa loo arkaa mid waxy eello leh marka lagu bixiyo iyadoo lagu saleynayo qarinta xaqiiqooyinka la xiriira, dukumiintiyada been abuurka ah ama khayaanada

Masuuliyiinta Ecuador waxay sheegeen in warqada dhalashada Assange ay kujiraan wax yaabo badan oo aan iswaafaqsaneyn, saxiixyo kaladuwan, isbedelka suurtagalka ah ee dukum iintiyada iyo khidmadaha aan labixin, iyo wax yaabo kale.

Carlos Poveda, oo ah qareenka Assange ay aa u sheegay wakaalada wararka ee Associat ed Press in go, aanka la qaatay iyada oo aan loo marin hanaan sharci ah isla markaana aan loo ogolaan Assange in uu ka soo muqdo kiiska

"Taariikhda (Assange) la soo xigtay, waxaa laga qaaday xorriyadiisa waxaana dhibaato caa fimaad ka haysatay xarunta lagu hayo ee lagu hayey,” ayuu yiri Poveda.

Poveda wuxuu sheegay inuu racfaan ka qaa dan doono in lagu daro oo la caddeeyo go’aan ka. In ka badan muhiimada dhalashada, waa ar rin ah in la ixtiraamo xuquuqda oo la raaco max kamad cadaalad ah marka lagala laabanayo dhalashada. ”

Assange waxaa la siiyay dhalashada Ecua dor bishii Janaayo 2018 taasoo qeyb ka ah isku daygii dhicisoobay ee xilligaas dowladdii Madax weyne Lenín Moreno ee ka dhigtay dibloomaa si si looga saaro safaaradda London.

Isniintii, maxkamadda Pichincha ee arrima ha maamulka ee la isku haysto ayaa rogtay go ’aankan.Wasaaradda arrimaha dibedda ee Ecu ador waxay AP u sheegtay in maxkamaddu "si madax bannaan u hawlgashay oo ay raacday maxkamad caddaalad ah oo ku saabsan kiis dhacay intii lagu jiray maamulkii hore oo ay kee neen isla maamulkii hore.”

Assange, oo 50 jir ah, wuxuu ku jiray xabsi ammaankiisa aad u sarreeyo Belmarsh oo ku yaal London tan iyo markii la xiray bishii Abriil 2019 si uu uga boodo damaanad toddobo sano ka hor intii lagu jiray dagaal sharci oo gooni ah.

Assange ayaa todobo sano ku qaatay safaara da Ecuador ee London, halkaas oo uu ka qax ay sanadkii 2012 si looga fogaado in loo gacan galiyo Sweden isagoo ku eedeyay kufsi iyo faraxumeyn.

Iswiidhan waxay joojisay baaritaanka damb iyada galmada bishii Nofeembar 2019 maxaa yeelay waqti aad u badan ayaa dhaafay.

Dacwad oogayaasha Mareykanka ayaa Assange ku soo oogay 17 eedeymo ah basaas nimo iyo mid ka mid ah eedeymaha ku saabsan xadgudubka kumbuyuutarka ka dib markii ay daabacday WikiLeaks kumanaan dukumiinti oo sirta ciidamada iyo dublamaasiyada ah. Eede ymaha ayaa qaadaya ciqaabta ugu badan ee 175 sano oo xabsi ah.

Dacwad oogayaasha Mareykanka ayaa she egay in Assange uu si sharci daro ah gacan u ga siiyay falanqeeyaha sirdoonka milatariga Mareykanka Chelsea Manning si uu u xado tele gramyada sirta ah iyo feylasha militari ee WikiLeaks markii dambe daabacday.

Qareenada Assange waxay ku doodayaan inuu u shaqeynayay suxufiyad wuxuuna xaq u leey ahay in la ilaaliyo hadalka xorta ah ee wax ka bedelka koowaad ee daabacaadda dukumiint iyada muujinaya khaladaadka militariga Mareyk anka ee Ciraaq iyo Afghanistan.

Horraantii bishan, Maxkamadda Sare ee Brit ain waxay u oggolaatay dowladda Mareykanka inay racfaan ka qaadato go’aanka ah in aasaas aha WikiLeaks aan loo diri karin Mareykanka si uu ula kulmo eedeymo basaasnimo.

Bishii Janaayo, garsooraha maxkamadda hoose ayaa diiday codsi Mareykan ah oo Assa nge loogu dirayo Mareykanka.

HOGGAAMIYE MALEESHIYO HUBEYSAN OO LAGU DILAY DALKA LIIBIYA

Saraakiisha Ammaanka ee dalka Liibiya ay aa waxaa ay sheegeen inay dileen Hogg aam iyahaasi oo lagu magacaabi jirey Maxamed AlKani, kaasi oo ay Dowladda Maraykanka horey ugu soo rogtay Cunaqabatayn.

Milliteriga Libiya waxay sheegeen in Nink aasi lagu dilay Iskahorimaad ka dhacay Mag aallda Banqaasi ee Bariga dalkaasi, xilli la doo nayey in la soo qabto.

Hoggaamiye Maleeshiyaadka la dilay waxaa lagu eedeynayaa inuu mas’uul ka ahaa dhi mashada dad laga helay Qabuurowadareed ku yaalla Degmadda Tarhuna oo 65 KM dhanka K/Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli.

18 RUUX OO KU GEERIYOODAY SHIL GAARI

Ugu yaraan 18 qof oo shaqaale muhaajiriin ah ayaa dhimatay ka dib markii gaari weyn jii rey rakaab la socday bas marayay gobolka wa qooyiga India ku yaala ee Uttar Pradesh.

Masaafarada socdaalkooda oo aheyd 1,3 00km ayaa ka soo bilaabatay magaalada Harya na ayagoo ku sii jeeday xarunta gobolka ee Bih ar, shilka ayaana ka dhacay degmada Baraban ki. Shilka ayaa dhacay saacadihii hore ee Arb acadan Shalay ah, qaar kamaid ah shaqaala ha ku dhex jirey Baska halka kuwa kalena jiife en gaariga gedaashiisa xilliga shilka uu dhaca yay.

Yamuna Prasad oo ah kormeere guud oo ka tirsan booliiska degmada Barabanki, ayaa BBC u sheegay in gaariga lagu soo raray wax ka b adan tankiisa. Wadaha gaariga Baska ah, ayaa isku dayay in uu hagaajiyo cilad ku timid gaa riga, hase ahaatee waxaa si lama filaan ah u dulmaray gaari weyn, sida ay sheegeen sar aakiisha booliiska.

"Waa shil nasiib daro ah. Buska waxaa la soo saaray 140 qof iyadoo 65 qof oo kali ah lo ogu talagalay. Waxaan qiimeynaynaa xaaladda qoysaska,” ayuu yiri.Mr Prasad waxaa uu inta as ku daray, in Buska uusan laheyd dariishad a ma daaqad, sababtoo ah waxaa uu lahaa qab oojiye taas oo keentay, in qaar kamid ah raka abka waddada bartankeeda jiifsadaan.

Ugu yeraan, 30 kamid ah rakaabka oo qaar kood dhaawacyo halis ah qaba ayaa lagu daw eynayaa isbitaalka magaalada Barabanki.

Ra’isul wasaaraha dalka India, Narendra Mo di ayaa Twitter ugu tacsiyeeyay ehelada dadka mashaqada ku habsatay, isagoo balan qaaday in 200,000 rupee oo u dhiganta 2,686 oo dollar oo magdhow ah la siin doono qoysaska dadka dhintay halka kuwa dhaawacmay heli doono 50,000 rupee oo lacagta India ah.

Dadka ka soo jeeda magaalada Bihar, wa xay badanaa aadaan gobolada hodanka ah oo ay kamid yihiin Haryana iyo Delhi si shaqooyin ugu helaan halkaas. Shaqaalaha muhaajiriinta ah waxay badanaa isticmaalaan tareenno iyo ba sas, oo ah hab raqiis ah oo laga adeegsado Hindiya, si ay guryahooda ugu laabtaan markay ka nasanayaan ​​shaqooyinka.

BRITAIN IYO KENYA OO KU HESHIIYAY LA DAGAA LANKA AL SHABAAB

Dalalka Britain iyo Kenya ayaa kala saxeexd ay heshiis cusub oo dhanka difaaca ah oo loo ga hortaggayo weeraradaAl Shabaab ee ka dagaallanta Soomaaliya. Kadib kulan ay M/Lo ndon wasiirada gaashaandhigga ee labada dal, Britain waxay shaacisay in Kenya ay ka caawi neyso la dagaalanka argagixisada iyo taageera da dhanka militeriga.

Waxaana heshiiska kamid ah sidii la isaga kaashan lahaa dadaallada looga hortaggayo argagixisada ee ka socda gobolka Xeebta halk aas oo u udub dhexaad u ah waaxda dalxiiska ee Kenya. Kumanaan ciidamo Britain ah ayaa sanad kasta waxay tababar siiyaan ciidamada Kenya, kuwaas oo qaarkood dagaal kula jira Xubno ka tirsan Ururka AlShabaab ee ka dag aalama Soomaaliya.

Dowladda Kenya ayaa Soomaaliya waxaa ka jooga Ciidamo farabadan oo ku howlgalla Maga ca AMISOM, waxana ay saldhigyo ku leeyihiin degmooyin iyo degaano ka tirsan Gobolka Jubb ada Hoose.

BANAANBAXYO LOOGA SOO HORJEEDO XASUUQA CANFARTA KU HEYSO SOOMAALIDA OO DHACAY

Banaanbaxyada ayaa waxaa ay Shalay ka kala dhaceen degaano iyo degmooyin ka tirsan dowlad degaanka Soomaalida, waxaana looga soo horjeedaa xasuuq a ay maleeshiyaadka Canafrta ku hayaan d adka Xoolo dhaqatada Soomaalida ah.

Banaanbaxyada ayaa waxaa ay ka kala dhac een Magaalooyinka Jigjiga iyo QabriDahare ee dowlad degaanka Soomaalida, waxaana ka qeyb galay Boqolaal Ruux o watay boorar ay ku qoran yihiin 

(DAMBIILAYAASHA XASUU QAY SHACABKA GARBA CIISE WAA IN CAD AALADDA LA HORKEENAA) & Erayo kale.

Qaar kamid ah dibadbaxyaasha oo Warba hinta la hadlay ayaa waxaa ay sheegen inay si weyn uga soo horjeedaan xasuuqa ay maleeshi yaadak Carfanta ku hayaan Soomaalida, iyaga oo uga digay inay sii wadaan dhbaateynta.

Waxaa ay DF Itoobiya ka codsadeen in sha rciga la horkeeno dadkii gumaadkaasi geystay, iyaga oo geesta kalena caddeeyay in ay hiil iyo hoo la barbar taagan yihiin shacabkooda dhib aatadu soo gaartay ee galbeedka gobolka Siti.

Malmihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaa nno ku yaal Gobolka Siti ee DDS waxaa ka so cday dagaal u dhaxeeyay Maleeshiyaadka Ca nfarta iyo dad Xoolo dhaqato Soomaali ah, wax aana mas’uuliyiinta dowlad degaanka Soomaal ida ay sheegeen inay difaaci doonaan Shacab ka Gobolka Siti.

SACUUDIGA OO TAAGEERAY TALLAABO OYINKA UU QAADAY MADA XWEYNAHA TUNISIA

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa taageero u muujisay madaxweynaha dalka Tunisia Kais Saied oo dhowaan qaaday tallaabooyin siyaasa deed oo dadka qaar ay ku macneeyeen afga mbi.

Madaxweyne Kais Saied ayaa eryay xukuu maddii, kala diray baarlamaankii isaga oo taage ero ka helaya ciidamada.

Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Tunisa, waxayna ugu baaqaday beesha caalamka inay garab istaagaan midnimada dalkaas, oo ay ixtir aamaan madaxbanaanida dalkaas.

KHADKA TAREENKA ISKU XIRA ITOOBIYA IYO JABUUTI OO LA XIRAY

Mas’uuliyiinta Dowlad Deegaanka Soom aalida ee Itoobiya ayaa sheegay in dhali nyaro careysan oo dibadbaxyo dhigayo ay xir een wa ddada muhiimka ah ee isku xirta M/ Addis Aba ba iyo dekedda Jabuuti.

Xiritaanka waddadan tareenka waxay dhiba ato weyn ku tahay Itoobiya oo aanan laheyn de ked xilli ay ku tiirsan tahay dekedda dalka der iska ah ee Jabuuti. Sawirro lasoo dhigay baraha bulshada ayaa muujinayay dhagxaan lagu jaray waddada tare enka. Inkasta oo ay adagtahay in la xaqiijiyo wa rkan xilli dagaal u dhexeeyo Soomaalida iyo Ca nfarta uu ka dhacay deegaanka Garba Ciise.

Wararka ka imaanaya Garba Ciise waxay sheegayaan in Shalay ay xaaladda degan tah ay inkasta oo ay weli xiisadda taagan tahay.

23 QOF OO KULEYL DARTIIS UGU DHINTAY JAPAN ISBUUC GUDIHIIS

Labaatan iyo saddex qof ayaa u dhintay kule yl daran oo ku dhuftay dalka Japan isbuuc gu dihiis,

sida ay sheegtay Wakaaladda maareynta masiibooyinka ee dalkaas.

Wakaaladda ayaa ku she egtay warbixin ay soo sa artay in 8,122 qof oo wax yeelo kasoo gaartay kuley ka in la geeyay isbitaalada si loo daweeyo.

Wakaaladda ayaa intaas ku dartay in dad kor u dhaafaya 3,000 ay ku jiraan xaalad liidata .

Dadkan ku jira isbitaalada ayaa inta badan ka weyn da’da 60 sano, sida warbixinta lagu sheegay.

MAREYKANKA OO HINDIYA KALA HADLA YA HAGAAJI NTA XUQUUQDA AADANAHA

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa Arbacadan Shalay ah la kulmaya dhigiisa dalka India ka hor kulan oo la qaadan doono ra’isul wasaare Narendra Modi, xilli Shiinaha uu doonayo in la xoojiyo iska ashiga kala dhexeeya isla markaana Meesha laga saaro kala mad madowga.

Waa safarkii ugu horeeyay oo Blinken, uu ku tago Hindiya tan iyo markii uu ku biirey ma amula madaxweyne Biden, waxyaabaha ay ka wada hadli doonaan waxaa kamid ah tallaalka safmarka COVID19, xaaladda amni dalka Afg hanistan iyo arrimaha xuquuqda aadanaha ee Hindiya.

Xoghaye Blinken, waxaa uu sheegay in xiriir ka Mareykanka iyo Hindiya uu yahay mid aad muhiim u ah, hadalkan ayuuna ka sheegay kul an magaalada New Delhi kula qaatay qaar ka mid ah madaxda ururada bulshada rayidka ah.

"Dadka Hindiya iyo kuwa Amerikaan ah wa xay rumeysan yihiin sharafta bani aadanimada, u sinnaanta fursadaha, ku dhaqanka sharciga, xoriyadda diimaha.. sidoo kale dhammaan ku wani waa aas aaska dimoqraadiyada aan jecel nahay,” ayuu yiri.

Safarkiisa New Delhi waxaa laga filanayaa in aad looga hadli doona arrimaha xuquuqda aadanaha Hindiya oo ay ku jirto sharciga jinsi yadda dalkaas oo aad looga soo hor jeestay, maadaama takoorey malaayiin muslimiin ah oo wadankaas ku nool.

Xukuumadda Modi, ayaa wajahaysa eedey mo ku saabsan caburinta u ololeeyeyaasha xu quuqda aadanaha iyada oo talada dalkaas maj araha u hayaan xisbiga mayalka adag oo ay ku fogaatay Hinduusnimada.

Xoghaye Blinken ayaana la qorsheeyay in Shalay gelinka dambe uu la kulmo dhigiisa Hin diya Subrahmanyam Jaishankar.

Waxay ka wada hadli doonaan arrimaha go bolka oo quseeya danaha labada dalka, cudur ka safmarka ah ee COVID19, xaaladda amni

ee sii xumaaneysa ee dalka Afgha

DHIBAATO INTEE LE’EG AYUU CUDURKA CAGA ARSHOWGA KU HAYAA BULSHADA?

28 July: Xuska Maalinta caalamiga ah ee Cagaarshowga (WORD HEPATITIS DAY) Cudurka Cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku

haya bulshada caalamka ku dhaqan, sidaas darteed sanad kasta 28 July Shalay oo kale waxaa loo asteeyay maalinta cagaa rshowga Adduunka (World Hepatitis Day)si bulshada loogu wacyi galiyo qatarta iyo ka hortaga cudurkaan halista ah oo sida aa musan dadka u dila (Silent Killer). Halkudhigga caalamiga ah ee sanadkan 2021 waa "Hepatitis Can’t Wait” oo la macno ah (Ina an la sugin oo la ciribtiro Cagar showga)

Cagaarshowga noociisa B iyo C wuxuu qo rshuhu yahay in caalamka laga ciribtiro sanadka 2030, taasoo ka hortageysa iney caa buqa cudurka qaadaan 36 Milyan Qof, isla markaana badbaadineysa 10 Milyan Naf.

Cudurka Cagaarshowga waxaa sababa feyrusyo kala duwan kuwaasoo keena bur bur iyo dhaawac ku dhaca unugyada beerka (Hepatitis), feyrusyadaas waxaa ka mid ah: Virus A, B, C oo ah kuwa ugu badan iyo D, E.

Cagaarshowga A ( Hepatitis A Virus – HAV).

Waa nooca ugu badan sanadkii wuxuu ku dhacaa tiro dhan 1.4 milyan, wuxuu ku badan yahay caruurta, dadka waaweyna wuu ku dhacaa, hab saf mar ah ayuu le eyahay (Outbreak). Wuxuu ku badan yahay goobaha nadaafadoodu hooseyso dadka badana ay ku nool yihiin (Crowded area) sida xeryaha qaxootiga IWM.

Feyruska wuxuu soo raacaa saxarada, waxaana gudbiya gacmaha kadib marka la cuno cunto, khudrad, miro oo aan si fiican loo nadiifin iyo marka la cabo biyo aan nadiif aheyn oo jeermiga ku jiro.

Cagaarshowga A (HAV) marka qofka dhiigiiso galo ilaa calaamooyinka ka soo if baxayaan waxey qaadaneysaa mudo dhan qiyaastii 30 maalmood, xiligaas qofka sax arada ayuu ku gudbinayaa cudurkii ama feyruskii.

Noocan A dhaqso ayaa looga bogsadaa, wax raagis ahna ma yeesho (Chronic Form). Cagaarshowga B (Hepatitis B Virus – HBV)

Cagaarshowga noocaan waxaa keena feyrus B (HBV), wuxuuna ka mid yahay ku wa ugu qatarsan. Cudurkan waxa uu keenaa in qofka uu ku noqodo mid wakhti koo ban haya (Acute) ama joogta ah (Chronic). Wuxuu cudurkaan horey ugu soo dhacay qiyaas ahaan 2 bilyan oo qof, waxaa cudurkan la nool ama qabta dad gaaraya 257 mi lyan (Chronic Infection) waxaana sanadkii u dhimata tiro ku dhow hal milyan.

Marku feyruska dhiiga galo ilaa iyo calaamooyinka ka soo ifbaxayaan waxay qaada neysaa muddo dhan qiyaas ahaan 75 maalmood. wuxuuna leeyahay raagis (Chronic infection).

Cagaarshowga nooca B wuxuu ku gudbaa dhiiga iyo dheecaanka qofka jiran mar ka uu gaaro dhiiga qofka fiyow sida:

·Hooyada uurka leh oo cunuga u gudbin karta xiliga dhalmada (Perinatal Tra nsmi ssion) xiligaas oo ah kan ugu badan ee raagista yeesha 90%.

·Dhiig ku shubid (taasoo waayahan yaraatay).

·Cirbid lagu duray qof jiran oo qof kale loo isticmaalo.

·Qalabka ama Sakiinta Garxiirka, madax xiirka oo wadar loo isticmaalo.

·Wuxuu ku gudbi karaa galmada (Sexual Intercourse).

·Wuxu kaloo ku gudbaa qalabka daawo dhaqameedka loo isticmaalo sida:

–Dalqa goynta, qun goynta, ilka bixinta , gudniinka fircooniga, gudniinka ragga si wa dajir ah, dhalma dhaqameedka, sarsarmada, toobin ta oo intaba qalabka loo isti cmaalayo aan la jeermi dilin.

Cagaarshowga nooca B waxaa halis u ah:

·Bukaanada dhiig dareerka qaba (Hemo philia) oo mar kasta dhiig lagu shubo.

·Bukaanada kelyaha ka jiran oo la dhaqo (Renal Dialysis)

·Shaqaalaha caafimaadka iyo kuwa sheyb aarka

·Bukanada HIV qaba oo difaacooda hoose eyo.

Waxaa xusid mudan in cagaarshowga B (HBV) uu boqal jeer (100%) ka dhaqsiyo badan yahay HIV xowliga fiditaanka cudurka.

Feyruskan cagaarshowga B, todoba maalmood ayuu dibada ku noolaan karaa asagoo waqtigaas ku gudbin kara cudurka.

Cagaarshoowga C (Hepatitis C Virus – HCV).

Waxaa keena feyruska cagaarshowga C (HCV), tirada aduunka qabta cagaarsho wga nooca Cga waa 71 milyan oo qof; sanad kasta tirada bukaanka cusub uu ku dhaco sanadkiiba waxey gaareysaa 1.75 milyan. Waxaana sanad kasta u dhimata 400,000 qof.

Feyruska cagaarshowga nooca Cga waxaa la helay ama la ogaaday sanadkii 1989, horay waxaa la dhihi jirey (nonA, nonB hepatitis) oo aan ahayn cagaarshowga noocyada A iyo B, taariikhdaas wixii ka horeeyay, wuxuu aad ugu gudbi jiray dhiiga dadka lagu shubo, asagoo keeni jiray cagaarshowga ka yimaada dhiig ku shubida (Posttransfusion hepatitis).

Wuxuu ku gudbaa dhiiga iyo dheecaanka qofka jiran marka uu gaaro qofka fiyow.

Marku feyruska dhiiga galo ilaa iyo calaamooyinka ka soo ifbaxayaan waxay qaa daneysaa muddo dhan qiyaas ahaan 60 maalmood (45 180 maalmood).

Cagaarshowga nooca C (HCV) wuxuu yeeshaa raagis (Chronic Hepatitis) 75% il aa 80%, khatarta kale uu leeyahay waxaa ka mid ah in calaamooyinkii cudurka bada naa aysan soo If baxin 60% ilaa 80% (Asymptomatic), taas ayaana keentay magaca la siiyay oo ah dilaaga aamusan (Silent Killer).

Calaamooyinka Cudurka Cagaarshowga.

Calaamooyinka cudurka waxaa loo qeybiyaa 3 qeybood:

Qeybta Hore :Waa xiliga cagaarkii wali soo if bixin (Preicteric Phase): Xiligaas buk aanka wuxuu qabaa calaamooyinka sida labolabo, bog xanuun, madax xanuun, mat ag, cuntada uu qaadan kari waayo, daal badan, xumad, quun xanuun, murqo xanuun, xubno xanuun, shuban yar. Calaamooyinkaas waxay ay jiri karaan muddo dhan 10 ilaa 14 casho. Qeybta labaad: Waa xiliga cagaarka muuqanaayo (Icteric Phase): Xi ligan waxa soo muuqanaayo cagaarki indhaha, oogada, kaadida oo gaduud noqota si da shaah rinji ah (Dark Urine), saxarada oo midab cadaata iyo kor cuncun. Xanuun yar oo dhinaca beerka ku aadan iyo qanjiro barar. Calaamadahaan waxay jiri karaan muddo dhan 2 ilaa 3, 4 usbuuc.

Qeybta Sadaxaad: waa xiliga ka bogsashada cudurka (Convalescence Phase): Xiligaan calaamooyinkii cudurka waa yaraanayaan ilaa ay ka baaba’aan sida cagaar ka indhaha iyo oogada, bukaanka waa ka soo fiicnaanayaa calaamadihii hore laakiin taas macnaheedu ma ahan in bukaanku ka reystay cudurkii balse beerkii wali waa dhaawacan yahay oo waa bukaa waxeyna qaadaneysaa bogsashadiisa buuxda muddo 2 ilaa iyo 4 bilood ah.

Dabka iyo Cagaarshowga: Bulashada Soomaaliyeed qaar badan waxay aminsanyih iin in cudurka Cagaarsho wga lagu daaweeyo dabka bukaanka la gubo.

Haddaba dabka iyo cudurka cagaarshowga haba yaraatee wax xariir ah oo ka dhax eeya ma jiraan. Arintaas si cilmi ah hadaan u fasirno, waa tii horay aan u soo xusney 3dii qey bood ee calaamooyinka gaar ahaan xiliga cagaarka indhaha iyo oogada ay s oo if ba xdo inuu jiri karo 2,3 ilaa 4 usbuuc kadibna ay baabi doonaan calamoyinkaas oo dhan, hadaba waxaa isku soo beegmaya xiliga bukaanka la gubo iyo dhamaadka caa diga ahaa ee calaamooyinka taas ayaana keentay in dadka qaarkiis u qaataan in buk aanka uu dabka ku reestay, taasaana waxay keeneysaa in bukaanku dib u bilaabo so cod iyo dhaqdhaqaaqiisii nolol maalmeed midaasoo sii xumeyn doonto xaa lada Caaf imaad ee Beerka ayadoo bilooyin kadib (6 bilood) uu cudurkii u gudbaayo nooca raagiska yeesha (Chronic Hepatitis).

Cawaaqibta Dambe ee Cudurka Cagaarshowga Cudurka cagaarshowga noocyada B (HBV) iyo C (HCV), wuxuu noqon karaa nooca cusub (Acute Hepatitis) iyo nooca raagista yeesha (Chronic Hepatitis).

Cagaarshowga nooca B infekshankiisa cusub (Acute Hepatitis) badanaa waa laga reystaa muddo kadib , waxaana ugu wacan difaaca qofka 90%, halka 10% uu noqdo kan raagiska yeesha (Chronic Hepatitis).

25% – 30% wuxuu u gudbayaa nooca beerka adkaada (Liver Cirrhosis) caloosha oo biyo galaan (Ascites)(20% – 25%) wuxuu u gudbaa kansarka beerka ku dhaca ( Liver Cancer – HCC).

Cagaarshowga nooca C (HCV) 75% – 80% wuxuu noqdaa kan raagiska yeesha (Chronic Hepatitis). 20% – 25% wuxuu u gudbaa beerka adkaada calooshana biyo gal aan (Liver Cirrhosis) iyo kansarka beerka ku dhaca (Liver Cancer – HCC).

Ka hortago Cudurka Cagaarshoowga

Ka hortagga cudurka cagaarshowga waxaa muhim ah in laga fogaado qaabkii aan soo sheegnay uu cudurka ku gudbo.

Ugu horeyn waa in la xoojiyaa nadaafada gacmaha cuntada ka hor iyo markii mus qusha la galo, waa in la xoojiyaa nadaafada guriga iyo musqusha, waan in si fiican loo mayraa qudaarta, waa in la ilaaliyaa nadaafada raashinka la cuno. Waxaa kaloo muh iim ah cirbadaha leysku duro, sakiinta garxiirka iyo cadayga ilkaha in aan wadar loo isticmaalin, laguna tuurin dibadda. Sidoo kale waxaa muhiim ah qalabka loo isticmaalo ilka bixinta, dalqa goynta, quungooynta, gudniinka wiilasha, dhaga durista, uu nadiif yahay lana jeermi dilo taasoo laga helo xarumaha caafimaadka. Lamaanaha isguursa naya waa inay iska baaraan feyruska Cagaarshowga nooca B.

Ka hortagga ugu muhimsan waa tallaalka cagaarshowga nooca A (HAV) iyo nooca B (HBV), oo ka hortagaya in cudurka cagaarshowga qofku haleelo wuxuuna siinayaa awood difaac oo joogto noqota.

WHO waxay xoogga saareysaa ka hortaga cagaarshowga nooca B (HBV) ee hoo yadu u gudbiso dhallaanka, iyadoo la adeegsanayo tallaalka xilliga ilmaha dhala naayo. Sidoo kale Tallaalka Cagaarshowga B ee (HBV) 9598% ayuu ka hortagaa in cudur kii u gudbo ama yeesho raagis (Chronic Hepatitis) ama u gudbo Beerka oo ad kaada bi yana galaan (Liver Cirrhosis) ama u beddelmo kansarka bani’aadamka khat arta ku ah ee beerka ku dhaca (Liver Cancer).

Tallaalkaan nooca B ee (HBV) waxaa la soo saaray 1982 helitaankiisa waddama da soo koraaya waa ka wanaagsan yahay waqtiyadii hore, waxaana loo qaataa marka hore bil kadib 6 bil kadib (0, 1, 6), Ururka caafimaadka adduunka wuxuu ku daray oo laga mid dhigay tallaalada joogtada ah ee caruurta la siiyo (EPI) isagoo la raacsiiyey tallaalka DTP looguna magac daray Pentavalent kaasoo waddaankeena soomaaliya Shalay laga heli karo.

Talosiinta qofka qaba cudurka Cagaarshowga

Bukaanka qaba cudurka cagaarshowga waxaan kula talinayaa marka uu cudurka isku arko ama iskaga shakiyo in durbadiiba uu la xiriiro dhaqtar, isla markaasna qaato talada iyo daawada uu siiyo dhaqtarka.

Ugu horeyntii waxaa la farayaaa:

1Nasasho dheer oo sariirta korkeeda uu ku nasto, wax shaqo ahna uu ka fogaado muddo dhan ugu yaraan 3 ilaa 4 usbuuc.

2Raashinka: Qofku haduu afka wax ka qaadan karo waa in uu badsadaa qaadash ada cuntada macaan ama malabka shinnida si uu helo tamar badan (ener gy). Dabcan arrimahaas aan soo sheegnay waa ka reebban yihiin qofka kaadimac aanka qaba. 3Waa inuu aad u yaraystaa cunista subagga iyo cuntada shiilan. Brotii nka qiyaas ayuu u qaadan karaa. Waa inuu ka fogaado bukaanku cabidda khamriga, sigaarka iyo cunidda daawo aan dhaqtar u qorin.

Ugu dambeyntii waxaan ku soo gunaanadayaa in bulashadeena Soomaaliyeed ay xoojiyaan ka hortagga cudurrada faafa iyagoo kordhinaaya wacyigooda caafimaad si loo helo bulsho caafimaad qabta. Waxaana hubaal ah in ka hortagga cudurrada ka wanaagsan yahay daaweynta.

W/DPROF/DR. OSMAN MOHAMUD DUFLE MQUDISHO, SOOMAALIYA




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip