
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA ABRIILE 2016-KA
"Waxaan si diiran u soo dhoweyn aya tallaabadaan horumarka ah oo dhabbada u xaareysa in Soomaaliya ay sannadkan ka qabsoomaan doora shooyin loo wada dhan yahay. Heshii skaan waxaa uu sidoo kale ka tarjum ayaa biseylka siyaasadeed ee Soom aalida ee ay ku xalisanayaan arrima hooda’’, ayuu yiri Madaxweynaha.
Md.Xasan Sh. ayaa ugu baaqey shacabka Soomaaliyeed inay si wad ajir ah u taageeraan hannaanka siyaa sadeed ee dalka oo uu sheegay inuu fure u yahay horumarka, nabadda iyo dib u dhiska dalka. Ugu dambeyntii M adaxweynuhu wuxuu ugu baaqayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, dal iyo dibadba, iyo beesha caalamka iney u gargaaraan dadka ay saameys ay abaarta ka jira Soomaaliya.
RW SHARMA'ARKE: HESHIISKA GAROOWE WAA MID XAL SOOM-AALIYEED LAGU GAARAYO
R/Wasaaraha Soomaaliya, Cu mar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka hadlay heshiiskii Habeen h ore lagu saxiixay M/Garoowe ee xar unta Puntland, isagoo ku dheeraaday sida ay lagama maarmaan u tahay in la helo xal maangal ah oo waqtigaan kala guurka ah ee dalku marayo looga gudbi karo.
Sharma’arke ayaa u mahad celiyey Maamulka iyo Shacabka Puntland, wu xuna tilmaamay in Somalia ay ku jirto xili adag oo xasaasi ah, isla markaana loo baahan yahay in tanaasul la muuj iyo. Wuxuuna xusay muhiimadda ay arrintan u leedahay dalka Soomaaliya, xiligan kala guurka ah iyo wada shaqa ynta DFS iyo Puntland.
"Marka hore, waan ka mahadceli nayaa soo dhaweyntii ay noo sameey een dadka Puntland tan iyo intii aan halkaan joognay. Heshiiska aan gaar nay waa mid xal Soomaaliyeed lagu gaarayo wuxuu muhiim u yahay buddhigida mustaqbalka, dowladnimada, dhaqaalaha iyo horumarinta Somaliya. Waana habeen taariikhi ah oo aynu asaaska u dhigayno mustaqbalka da lkeenna iyo xaqiijinta himilooyinka sha cabkena,”ayuu yiri RW Sharma’arke.
Isagoo sii hadlayay ayuu yiri. "Dha maan xubnaha Dowladda iyo Beesha Caalamku, waxay kaalin weyn ka qaat een inaan halkaan soo gaarno, sidoo kale waxaa arrintan kaalin weyn ka qa atay siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaq anka.”
Ugu dambeyn, RW Sharma'arke ay aa sheegay in DFS ay siinayso muhi imad weyn xal u helida mushkiladaha u baahan in wax laga qabto. Wuxuna ku celiyey in sanaddan 2016 wixii ka danbeeya dalku ka gudbi doono nidaamka 4.5 oo muddo badan lagu soo gudbay.
FAROOLE OO KU DHAWAAQAY INUU YAH AY MUSHARAX U TAAGAN XILKA MADAX WEYNAHA SOOMAALIYA
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole ay aa kaga dhawaaqay M/Garowe inuu yahay musharax u taagan xilka Madax weynaha Soomaaliya.
Faroole oo wariyeyaasha kula had layay hoygiisa ayaa sheegay ayaa sheegay in aragti ahaan aysan la wan aagsaneyn heshiiskii habeen hore la gu saxiixay Garowe, kaasoo Puntland ku aqbashay nidaamka 4.5 ee doorashooyinka Soomaaliya.
"Waxaa cadeynayaa inaan ahay Mu sharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaa is leeyahay inaan dalka ka saari karo nidaamkan duqo obay ee 4.5″ayuu yiri Faroole oo Sha cabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay u doortaan xilka Madaxtinimada dal ka, si uu ugu hogaamiyo wadada hour marka.
Waxaa uu sheegay in sidii markii ho re uu uga soo horjeeday nidaamka 4.5 uga soo horjeedo, balse aanu waxba ka qaban karin, codna aanu laheyn, Mar uu ka hadlayay sababta uu isu soo taagay ayuu sheegay inuu rabo in dalka uu gaarsiiyo doorasho xor ah, is la markaana uu baabi’inayo nidaamka fasahaadka ah, sida uu yiri.
"Waxaa rabaa inaan dalka gaarsiiyo doorasho xor ah oo hal qof iyo hal cod ah, iyo inaan dalka ku xukumo share cada islaamka, nabada aan ka shaqe eyo iyo dib u heshiisiinta”ayuu mar ka le yiri Faroole. Faroole ayaa la aamin sanaa inuu mudaba ku taamayay inuu noqdo Musharaxa Madaxweynaha So omaaliya, ka dib markii sanadkii 2014 lagaga guuleystay doorashadii Madax weynaha Puntland
Dadka dhaliila ayaa waxay ku tilma amaan inuu yahay nid adadag oo dii dmo badan, waxaana lagu xusuustaa sida uu wax walba u naqdin jiray xilligii uu ahaa Madaxweynaha Puntland
MADAXWEYNAHA KENYA OO DOWLADA FARANSIISKA KA CODSADAY IN LAGA GACAN SIIYO DAGAALKA AY KULA JIRAAN ALSHABAAB
Madaxweynaha Kenya uhuru Keny atta oo ku sugan M/paris ayaa shalay la kulmay dhigiisa faransiiska ee Francois Hollande. Uhuru ayaa faransiis ka ka dalbaday taageero dheeri ah oo laga si iyo dagaalka ay kula jiraan Alshabaab xili uu qudbad ka jeediyey kulan ka dhacay Magaalada Paris.
Uhuru ayaa sheegay in argagaxis ada aysan ku ekeen gobol oo kaliyah hasa ahaatee ay dhama an dhibaato ku yihiin caalamka.
Booqashada mdaxweyne Kenyatta uu ku tagay faransiiska ayaa waxaa uu kaloo kaga faa,iideys anayaa kala saxiixitaanka Kenya iyo faransiiska dhi nacyada amaanka, dalxiiska iyo maal galin uu faransiiska ku sameysto dal ka Kenya.
Booqashada madaxweynaha Kenya uu ku tagay faransiiska ayaa imaanay sa iyadoo maalin ka hor uu madaxwey naha Kenya ka qeyb galay munaasab ad lagu xusayey sanad guuradii 1aad ee kasoo wareegatay markii Alshaba ab ay jaamacada Garissa ku dileen 147 arday.
GAARI WAXYAABAHA QARXA LAGU SOO XIRAY OO LAGU QABTAY DEGMADA BOONDHEERE
Afhayeenka Maamulka Gobolka Ba na adir C/fitaax Cumar Xalane oo la ha dlay ideacada simba ayaa sheegay in ciidama da amniga dowlada soomaliya ay shalay gacanta ku dhigeen gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa.
C/fitaax cumar Xalane Afhayeenka Ma amulka Gobolka Banaadir ayaa til maa may in gaariga la dhigay maqaaxi ku taala degmada Boondheere oo la gu mag acaabo Blue Sky isla markaa na ay kusoo wargaliyeen shacabka Degmada Boon dheere laamaha amni ga dalka.
Waxa uu sidoo kale sheegay Afhayee nka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitax cumar Xalane in hada laga furey qar axa gaariga ayna ku guuleys teen ciida mada amniga kuwooda loo gu talagalay ka hort agida waxya abaha qarxa. Oo inta kuwa soo u taagan in bulshadka badbaa diyaan qatara al shabaab
SARKAAL SARE OO KA TIRSAN JABHADDA ALNUSRA OO LAGU DILAY SYRIA.
Abu Firas Alsuuri oo ahaa Afhayeenka Jabhadda Nusra ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday G/Idlib ee W/galbeed Syria. Hoggaamiyahaasi wax aa lala dilay Wiilkaasi iyo 20 dagaaly ahan no shisheeye ahaa.
Kooxda u dooda Xuquuqda Aadanaha Syria ayaa sheegtay in ay Diyaaradaha Dagaalka ee Raa shiya ama Syria geyste en duqeyntaasi, inkastoo warar kalena sheegayaan inay Droneska Maraykan ka fuliyeen weerarkaasi. Abu Firas Al suuri waxa uu ahaan jirey Sarkaal ka tirsanaa Milliteriga Syria dabayaaqadii sannadihii 1970aadkii, wuxuuna ka qeyb galay Dag aalkii Askartii Raashiya lagula gal ay Afga nistan, isagoo ahaaganacnyarihii usaama
GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO SHEEGAY IN 10KA BISHAN UU FURMI DOONO KALFADHIGA 8AAD
Guddoomiyaha Baarlamaanka Feder aalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sh.Cu smaan Jawaari ayaa sheegay in 10ka bishan April uu si rasmi ah u furmi doono kal fadhiga 8aad ee Baarlamaanka waqtigiisa ka harsan yahay mudada afarta bilood.
Jawaari ayaa sheegay in maanta uu dhici doono kulankii 1aad ee Guddiyada joogtada Baarlamaan ka, kaasoo lagu dej in doono qorshihii uu ku howl geli lahaa Baarlamaanka.
"Waxaa dhammaan Xubnaha Guddiya da joogtada ee golasha shacabka ku war gelinayaa inay ka soo qeyb galaan Fadhi ga koowaad ee kalfadhiga 8aad oo ay 5ta bishan April oo ah maalinta Talaad ada ay ku yeelan doonaan xarunta Guddoon ka, si ay u dejiyaan qorshihii uu ku howl geli lahaa Baarlamaanka”ayuu yiri Gudd oomiye Jawaari.
Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay Xil dhibaanada Baarlamaanka inay soo xaa diraan 10ka bishan oo si rasmi ah u fumi doona kalfadhiga 8aad, waxaana uu xus ay in Baarlamaanka uu u yaalo howlo culus. "Waxaa ku wargelinayaa Xildhibaana da Baarlamaanka inay soo xaadiraan Kal fadhiga 8aad oo furmi doona 10ka bi shan, waxaa inoo yaala howlo culus, dha mmaan shuruucda taala mid walba waxaa loo baahan yahay in la soo gunaana do, kuligoodna go’aan laga gaaro, ma jiri doono sharci gol aha horyaala oo qabyo looga tagayo”ayuu yiri Guddoomiyaha Ba arlamaanka.
Jawaari ayaa sheegay in Xildhibaankii soo xaadiri waayo kalfadhigan si toos loo gu gudbin doono Guddiga anshaxa, si tallaabo loogaga qaado. Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa la rumeysan yahay inuu noqon doono kii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka ee la soo xulay 2012, wax aana bisha Agosto lagu wadaa in la soo xulo Baarlamaan cusub oo la rajeynayo inay ku yimaadaan rabit aanka maamul goboleedyada.
GAAS "MADAXWEYNAHA WUXUU RABAY INUU SI ULA KAC U FASHILIYO HESHIISKA GAROWE”
Madaxweynaha Puntland C/wali Ma xamed Cali Gaas ayaa ku eedeeyay Ma daxweynaha dowla dda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud inuu isku dayay inuu fashiliyo heshiiska Garowe, ka dib markii uu dorraad soo saaray war saxaafadeed uu ku soo dhoweynayo heshiiska.
War saxaafadeed dorraad ka soo bax ay Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu she egay in qodobada heshiiska laga wada ha dli dooni, lagana heshiin doono, marka madaxda DF iyo hogaamiyeyaasha maa mul goboleedyada isugu imaadaan Muqd isho. C/wali Gaas oo habeen hore ka hadlayay muna asabadii lagu saxiixay he shiiskii DF iyo Puntland ayaa sheegay in heshiiskan uu ahaa mid taariikhi ah oo adkeynaa geeddi socodka nabada iyo mindimada Soomaaliya.
"Waxaa aad iyo aad uga xumahay Ma daxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxa muud inuu ka hor degay heshiiska, waxaa aaminsanahay inay aheyd in la rabay in si ula kac ah loo fashiliyo heshiiska oo waqti badan ay geliyeen DF oo Ra’iisul Wasaa raheeda halkan joogo, dowladda Puntla nd iyo Be esha Caalamka”ayuu yiri C/wali Gaas.
Mar uu ka hadlayay qaadashada Punt land ee nidaamka 4.5 ayuu xusay in Puntl and aanay aqba lin 4.5, balse ay aqbash ay nidaamkii looga bixi lahaa.
"Wixii Puntland u wanaagsan ayaa Soo maali u wanaagsan, wixii Soomaali u wan aagsan ayaa Soomaaliya u wanaagsan, waxa aan aqbalnay ma ahan 4.5, ee wax aa aqbalnay habkii looga bixi la haa, waxa ana damaanad qaad buuxa ka ah Beesha Caalamka”ayuu yiri Madaxweyne Gaas.
Gaas ayaa sheegay in doorasho dambi aan lagu geli doonin nidaamka 4.5 wixii ka dambeeya 2016, isla markaana haddii 2020 ay soo laabato ay damaanad qaad ayaan dowladda Itoobiya iyo Be esha Caa lamka.
Puntland ayaa u muuqatay in aanay wa xkalsooni ah ku qabin dowladda Federaal ka, waxaa taa bedelkeed ay damaanad qaadka heshiiska ay siisay dowladda Itoo biya oo hoggaanka u heysa Urur Gobol eedka IGAD. Heshiiskan ayaa awood ba dan siinaya Puntland, waxaana dhankeeda ay soo xuleysa Xildhibaanada Baarl amaanka ee ka imaanaya deegaanade eda, waxaase la ogeyn sida heshiiskan awood la mid ah kan Puntland u siin doo no Maamul goboleedyada kale in ay iyag ana la yimaadaan xubnihii Baarlamaanka Federaalka matali lahaa.
CIIDAMADA DOWLADDA IYO AMISOM OO LA WAREEGAY DEEGAANKA JANAALE
Ciidamada dowladda iyo AMISOM ay aa shalay dib ula wareegay deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo bishii September ay dib ula wa reegeen AlShabaab, kadib weerar culus ay ku qaadeen saldhig ay Ciidamada Uga nda ku lahaayeen.
La wareegitaanka Janaale ayaa ka da mbeysay, ka dib maalmo ay daga alo ka socdeen inta u dhaxeysa deegaanada Shalanbood iyo Jan aale. Dagaalo u dhax eeyay Ciidamada AMISOM iyo AlShaba ab ayaa ka socday tan iyo jimcihii inta u dhaxeysa Buufow iyo Janaale, waxa ana AMISOM ay sheegteen inay dishay 22 da gaalyahan Shabaab ahaa iyo Sarkaal hog aaminayay
AlShabaab ayaa sabtidii sheegtay inay dishay Taliyihii AMISOM u qaabilsanaa Shalanbood iyo todobo askari. Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa sheegay in si bu uxda ay ula wareegeen Janaale, markii ay isaga baxeen AlShabaab, xaalada ay tahay mid degan. Dadka deegaanka oo la hadlay war baahinta Muqdisho ayaa xaq iijiyay la wareegitaanka Janaale, Taliska AMISOM ayaa war ay maalin ka hor soo saareen ku sheegeen inay wad aan howl galo ay ku nadiifinayaan jidadka deegaa nada ay ku sugan yihiin, isla mar kaana ay isku xirayaan inta u dhaxeysa Buufow iyo Janaale.
HAWEENEY U OLOLEYSA KAHORTAGGA GUD NIINKA FIRCOONIGA OO LAGU WEERARAY MAGAALADA LONDON
Haweeney u ololeysa mamnuucida gu dniinka fircooniga Hibo Wardhere ayaa la gu weeraray bas dhexdiisa kadib markii ay booqasho ku tagtay qaar ka mid ah go obaha waxbarashada ee M/ London.
Hibo Wardhere oo 46 sano jir ah ayaa ku nool dalka Ingirii ska wax ayna u ololey saa sidii loog aga horta gi la haa gudniin ka fircooniga ah iya doo si cad ugaga soo hor jeesatay gudniinka oo saameyn ku leh 200 oo malyan haween ah oo ku nool sod don dal oo caalamka ka mid ah.
Haweeneydan u ololeysa ka hortagida gudniinka ayaa u sheegtay wargeyska Ev ening Standard ee M/London in lagu we eraray xilli ay saarnayd bas gudaha Mag aalada London.
"Arrin cabsi leh ayaa igu qabsatay bas ka 257 ee Walthamstow.Haweeney niqa ab leh ayaa I aqoo nsatay wayna igu soo carartay iyadoo ku qeylinaysa magacayga isla markaana dhahaysa ‘Waxaad tagtay iskuulkii ay carruurteydu dhiganayeen wa xaadna ku tiri gudniinka Fircooniga waa xadg udub.’ayay tiri Hibo.
Hibo ayaa intaasi sii raacisay inaysan aqoonsan karin haweeneyda soo weerar tay "Waxaan arki karay indhaheeda oo kaliya, waxaana ka buuxay neceyb, Aad ayay u xanaaqsanayd baskana waa la ga dejiyay, balse aniga gudaha ayaan u gal ay anigoo ku fara xsan in carruurtii aan waxbaray ay waal idko od la hadlayaan.”
Waxaa soo ko rdha ya haween ka u olol eeya mamnuucida Gu dniinka Fircoon iga oo ku nool dal alka Yurub, Dhamaadkii bishii ay nu ka soo gudubnay ayuu RW/Sha rma’ arke taageeray dadaalada lagu doo nayo in loogaga hortago gudniinka firco oniga.
Haweeney u ololeysa kahortagga gudn iinka Ifrax Axmed oo la kulantay R/ W.Cumar Cabdrashid Cali ayaa ka dhaa dhicisay inuu saxiixo buug ay dadka diid an gudniinka saxiixaan. Dalka Soomaali ya ayaa ka mid ah dalalka caalamka ee gabdhaha lagu gudo gudniinka fircooniga loo yaqaan, wax aana socday labaatankii sano ee la soo dhaafay ololayaal loogaga hortagayo gudniinkan
JAPAN OO SHEEGTAY INAY IGAD KALA SHA QEYNAYAAN LADAGAALANKA ARGAGIXISA DDA IYO AMMAANKA SOMALIA.
Dowladda Japan waxay dorraad markii ugu horreysay Urur gobaleedka IGAD ga arsiiyeen Taage ero Lacageed oo Toos ah oo dhan 775,000 oo Dollarka Marayk anka ah.
Madaxda IGAD iyo Mashruuca Japan ee Ladagaalanka Argagixisadda iyo Xagjirnimadda Somaliya ayaa waxay dorraad Heshiiskaasi ku kala saxiixdeen Xafiiska Ururgobaleedka IGAD ku leeyihiin ca asi madda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.
Safiirka Japan u fadhiya dalka Ethiopia, Ambassador Kazuhiro Suzuuki oo ka ha dlay Munaasa badad lagu saxiixayey He shiiska, ayaa sheegay inay Dowladda Jpa an go’aansatay inay Urur gob aleedka IG AD si toos ah u soo gaarsiiyaan Dhaqaala ha loo isticmaalayo in lagu taageero Ladag aalanka Xagjirnimadda iyo Argagixi sadda saldhigga ku leh Somalia iyo Soocelinta Nabadda iyo Dow lad xoog leh oo ka hanaqaada Somaliya, waa sida uu ha dalka u dhigay.
Warkan oo aan ka soo xiganay Warge yska The Ethiopian Herald ee ka soo ba xa magaalladda Ad dis Abeba waxa kale uu qoray inuu Ambassador Kazuhiro Suz uuki tilmaamay inay Japan iyo IGAD Iska kaashan doonaan Ladagaalanka Xagji rnmadda iyo in la taageero Mujtamaca Somaliya, Dhalliny adda iyo Hay’addaha Ammaanka si ay ugu guuleystaan Quluu bta Dadka, gaar ahaan Dhallinyarad da Soomaaliyeed.
TALIYAHA CXD OO KULAN LA YEESHAY SARA AKIIL MASAARI AH
wefdi ka socda dalka Masar, oo uu hog aaminayay kaaliyaha wasiirka arimaha dibadda ee dalka Masar u qaabilsan qaa rada Afrika ayna kamid ahaayeen saraak iil ka tirsan wasaaradda gashaan dhigga dalkaasi ayaa shalay waxaa kulan la ye eshay saraakiishaasi taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.
Kulanka saraakiishan oo ka dhacay xa runta wasaaradda gaashaandhigga Soom aaliya ayaa wa xaa ay 2da dhinac ka wa da hadleen xoojinta cilaaqaadka 2da dow ladood iyo sidii xukuumadda Qaa hira do or ugu qaadan laheyd dib u dhiska ciidan ka xooga dalka Soomaaliya.
Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaa liyeed sareeyo gaas Maxamed Aadan Axmed oo kulanka ka dib la hadlay warba ahinta qaranka ayaa sheegay in dowlad da Masar ay tahay saaxiib weyn oo ay So omaaliya leedahay isla markaana xiriirkii soo jireenka ahaa dib loo soo celin doo no.
Sareeyo gaas Maxamed Aadan Axm ed, taliyaha ciidanka xooga dalka ayaa sidoo kale sheegay in wefdiga ka socday dalka Masaarida ay ka wada hadleen dib u soo nooleynta xiriirka labada dhinac gaar ahaan iskaashiga dhanka gaashaan dhigga ah.
DAWLADA GIRIIGA OO BILOWDAY INAY ISKA CELISO QAXOOTI FARA BADAN OO DALKEEDA KU SUGAN
Doonyihii ugu horeeyay ee sida dad ba dan oo qaxooti oo laga soo celshay dalka Gariiga ayaa tagay xeebaha wadanka Tu rkiga waxaana qeyb ay ka tahay heshiis ka ay wada gaareen Turkiga iyo midawga Yurub ee ah in la celsho qaxootiga faraha badan ee Yurub ku sugan.
Ciidamada dawlada Gariiga ayaa dad ti ra badan saaray labo doonyood waxaana doonyahaas dadka laga saaray jaziiradda Lasbos la yoraahdo oo Gariiga. Afhaye en u hadlay dawlada Gariiga ayaa sheeg ay inay celiyeen illaa iyo 136 ruux oo u ka la dhashay wadamo ay ka mid yihiin Syria iyo Pakistan.
Wasiirka arrimaha gudaha dalka Tur kiga Efkan Allaa oo asna warbaahinta la hadlay ayaa she egay inay shalay sugaya an illaa 500 oo ruux oo qaxooti ah.
MADAXWEYNAHA SL OO XILAL CUSUB U MAGACAABAY MAS’UULIYIIN KUWO KALENA SHAQADII KA FARIISIYAY
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa isku shaandhe yn ku sameeyey qaar ka mid ah mas'uuli yiinta xukuumaddiisa, isagoo mas'uuliyiin cusub magacaabay Qaar kalena xi lalkii ka qaaday.
Warkan ayaa waxaa lagu sheegay warsaxaafadeed xafiiska madaxweynaha ka soo baxay oo uu ku saxeexan yahay Afh ayeenka C/raxmaan Sheekh Cilmi Fahiye (Shamax), waxaanu u Qornayd. "Mad axweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, Wuxuu wareegto wareegto oo sum adeedu tahay JSL/M/X ERM/2493945/042016, uu magacaabis, xilka qaadis iyo iskubedel ku same eyey qaybo ka mid ah Xukuumadda”.
Madaxweynuhu wuxuu go’aansaday:
1. In Mudane, Maxamuud Warsame Jaam ac, laga bilaabo taariikhda haatan uu aha ado Wasiir Kuxi geenka Wasaaradda Ga ashaandhigga ee Somaliland. (Hore Xildhibaan Golaha Deegaanka Ceerig aabo)
2. In Md, Boos Mire Maxamed, laga bil aabo taariikhda shalay uu ahaado Wasii rudawlaha Wasaa radda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland (hore Wasiir ku xigeenkii Gaashaandhigga)
Iskubeddelka
Gudoomiyeyaasha Gobollada Qaar iyo Guddoomiye ku Xigeenka Gobolka Saa xil. Madaxweynu hu wuxuu go’aansaday:
1. In Farxaan Xasan Cabdi, laga billaabo shalay uu ahaado Guddoomiyaha Gob olka Daadmadheedh ee Jamhuuriyadda Somaliland.2. In Axmed Maxamed Xaashi, laga billa abo Taariikhda shalay uu aha ado Gudd oomiyaha Gobolka Selel ee Jamhuuri yadda Somaliland.
3. In Mudane, Maxamed Cismaan X. Axm ed (Indhobalac), laga bilaabo taariikhda shalay uu ahaado Guddoomiye Kuxige enka Gobolka Saaxil ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Magacaabida Xubinta Guddida Qandaraasyada Qaranka; Madaxweyne Siila anyo, Wuxuu Axmed Xaashi Cali u Maga caabay inuu Noqdo Xubin ka tirsan Gudd ida Qandaraasyada Qaranka Somalil and.
Madaxweynuhu wuxuu xilkii ka qaad ay, Dr.Maxamed Faarax Ducaale, Wasiiru dowlihii Hore ee Wasaaradda Maal iya dda.
KOOX WERIYAAL KA TIRSAN BBCDA OO LAGA ERYAY DALKA DJIBOUTI
Dowlada Jabuti ayaa xabsiga u taxa abtay koox weriyaal ah oo ka socotay BBCda iyagoo xirnaa muddo 16 saacad ood ah ka dibna laga musaafuriyay wad anka jabuti oo afar maalmood kadib ay ka dhacayso doorasho.
Mas’uuliyiinta BBCda ayaa qoraal ay ku weydiisanayaan xukuumada Jabuti sababta loo soo er yay saxafiyiintooda u qortay. Weriyaasha ka socday BBCda oo aan la sheegin tiradooda ayaa u teg ey dal ka Jabuti inay ka soo warbixiyaan door ashada lagu wado inay ka dhacayso 8da bisha April 2016.
Weriyaasha ka tirsn BBcda ee laga soo eryay dalka Jabuti ayaa la xirey ka dib markii ay wareysi la yeesheen Wasii rka Arrimaha Dibada iyo musharaxa muc aaradka. Ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay dowlada Jabuti ee ku saabsan arrinka saxafiyiinta.
Saxafiyiinta ka socotay BBCda ayaa waxaa ka mid ah wakiilka arrimaha amm aanka ee qaarada Afrika Tomi Oladipo, waxayna haysteen oggolaansho ah inay ka howlgali karaan dalka Jabuti.
Sida lagu daabacay bogga BBC.com Ururka Saxafiyiinta Aan Xuduuda Lahayn ayaa ku tilmaamay dalka Jabuti uusan ku wanaagsanayn la dhaqanka saxafiyiinta.
Ururka ayaa ku qoray meel ku dhow hal ka ugu hooseysa oo ah lambarka 170aad dalal gaaraya 180 oo ah heerka la dhaq an ka saxafiyiinta.
MESSI OO MARKALE HORTAGAYA MAXKAMAD, CANSHUUR AYUU LUNSADAY
Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa markale wajahaya maxkamad, kadib markii ay soo bax een inuu lunsaday cans huuro. Wargeyska El Confidencial oo kas oo baxa Spain ayaa daabacay in Lionel Messi iyo Aabihiisa ay dalka ka biciyeen lacag 4 milyan oo Euro, iyagoo adeegsa nayay shirk ad ganacsi oo laga leeyahay dalka Panama.
Shirkadan Panama laga leeyahay ayaa ah shirkad ganacsi oo dibadda wax u dho ofisa,waxaana ay qarisay lacagahaasi.
Waa markii labaad ee Messi lagu soo
oogo dacwad dhanka canshuuraha.
MADAXWEYNAHA: "SUXUFIYIINTA SOOMAA LIYEED WAXAY NAFTOODA U HUREEN DIB U DHISKA IYO NABADDA SOOMAALIYA’’
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh.Max amuud, ayaa hambalyo u diray madaxda iyo hawlwadeen ada Wasaaradda Warfaa finta, munaasabadda sannadguuradii 5aad ee ka soo wareegtay dib u hawl gelin ta televishanka qaranka Soomaaliyeed ee SNTV.
"Muddo aad u gaaban oo shan sanno ah ayaa televishanka qaranka markii dib loo hawlgeliyey waxaa uu qabtey hawlo badan. Horumarka SNTV waa mid muu qda, waxaana taa uga mahad celinayaa madaxda, shaqaalaha iyo weriyeyaasha SNTV oo dhab ahaantii muujiyey dadaal dheeri ah iyo waddaninimo’’.
Madaxweynaha ayaa sheegay in weri yeyaasha Soomaaliyeed oo ay ka mid yihi in kuwa SNTV ay xaalado adag ku soo shaqeynayeen, isla markaana ay naftoo da halis u geliyeen nabadda iyo horumar ka dalka.
"Waxaan tacsi u dirayaa qoysaskii , ehe ladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxeen werye yaashii idaacadda qaranka iyo kuwa idaacadaha maxalliga ee naftoo da ku waayey intii ay gudana yeen waaji baadkooda shaqo. Waxan Ilaahay uga ba ryayaa naxariistii inuu janno ka waraabi yo. Uje eddada argagixisada waxaa wee yaan inay aamusiiyaan shacabka, taasina waxaa si geesinimo leh u diiday weriyey aasha’’.
Madaxweynaha waxaa uu sheegay in qiimaha weriyaha Soomaaliga uu ku fa dhiyo aaney jirin wax loo dhigo, ayna wad danka ku leeyihiin abaal aad u weyn, cid walbana ay ka marqaati kacayso waxqab adkooda san. Madaxweyne Xasan Sh.Ma xamuud ayaa ammaan u jeediyay qeyba ha kala duwan ee Wasaaradda Warfaafin ta, sida Raadiyaha. SNTV, wakaaladda wararka SONNA, wax soo saarka barnaa mijyada iyo kuwa kaleba horumarka ay gaareen dhowrkii sanno ee la soo dhaafay.
Waxaa isna halkaasi hadal ka jeediyay Wasiirka Warfaafinta , Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka warbixiyey horum arka la gaarey iyo qorshaha mustaqbalka ee wasaaradda. Televishanka qar anka ee Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysey la aasaasay sannadkii 1983kii, hase yee shee waxaa hawlihiisa ay joogsadeen 1991kii. Waxaa uu Tvga dib u hawlgaley sannadkii 2011, ka dib dadaal ay sameey een wasaaradda warfaafinta iyo shaqaala heeda. sntv
XIISAD KA JIRTA DEG/ AADAN YABAAL IYO C/ ITOOBIYA OO KAABIGA KU HAYA
Wararka ka imaanaya degmada Aadan yabaal ee G/Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka jiraan degm adaas, iyadoo la soo sheegayo in Ciida mo Itoobiyaan ah oo ka yimid dhin aca Hiiraan ay kaabiga u saaran yihiin.
Sida ay sheegayaan wararka aanu ka heleyno Aadan Yabaal saraakiishii iyo dagaalyahanadii Al-Shabaab ayaa into da badan isaga baxay, iyadoo xaalad cabsi ah ay ka jirto magaalada.
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo sa babo amni u diiday inaan magaciisa xigan oo aan khadka taleefanka kula hadalnay ayaa inoo xaqiijiyay in AlShabaab ay soo baneeyeen difaacyadii ay ku lahaayeen duleedka Aadan yabaal.
"Walaalow xaalad cabsi ah ayaa ka jir ta Aadan Yabaal, ganacsigii waa xiran ya hay, waxaa maga alada meel 3KM u jirta ku sugan Ciidamo Itoobiyaan ah, AlShab aabkii joogay badankood waa isaga baxe en dhinaca Ceelbacad ayay aadeen” ayuu yiri mid ka mid ah dadka deegaan ka oo khadka tale efanka kula hadlay Jowhar.com.
AlShabaab ayaa degmada Aadan Ya baal u aheyd saldhig weyn, waxaana halk aas xarun u ahe yd saraakiishooda u qaab ilsanaa Gobolka Shabeallaha Dhexe.
Maalmihii u dambeeyay ayaa Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda waxay la wareegeen deega ano iyo tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ciidamada Itoobiya oo qeyb ka ah ho wl galka AMISOM ayaa howl galkooda ho ray waxaa uu ku ekaa Hiiraan, iyagoo saldhig ku lahaa degmada Moqokori oo qiyaastii 36km u jirtay Aadan Yabaal, wa xaana hadii ay u soo gudbaan dhanka Sh/Dhexe ay noqoneysaa markii u hore ysay.G/Sh/Dhexe waxaa horay uga howl galayay Ciidamo ka socday Burundi oo ka tirsanaa qeybta AMISOM ee Sector One.
Lama oga in Ciidamada Itoobiya ay wehl iyaan.
NIN HUBEYSAN OO XIRNAA INDHO SHAREER OO LAGU QABTAY MAGAALADA MUQDISHO
Wararka laga helaayo M/Muqdisho, ayaa waxay sheegayaan hawlgal laga sa meeyay Magaala daasi in lagu soo qabtay nin lala xiriirinaayo Ururka Al Shabaab. La amaha ammaanka, ayaa waxay gacanta ku soo dhigeen ninkaasi oo xiran dharka dumarka oo indho shareerna uu ku jiro, iyadoo dhinaca kalana la sheegay inuu bistoolad watay/ku hubeysnaa. C/kaamil M.Shukri,Afhayeenka W/Amniga Somal iya, ayaa sheegay Maqribnimadii shalay in gacanta lagu soo dhigay ninkaasi, ha dana uu ku jiro gacanta hay’adaha amma anka. "Waxaa la soo qabtay nin ka tirsan arg agaxisada Al Shabaab oo xiran dhar ka du marka, oo uu ku jiro indho shareer. Dhar waawayn ayuu xirnaa, bistooladna wuu waatay.” Ayuu yiri Afhayeenka.
"Hadda gacanta laamaha ammaanka ayuu ku jiraa, waxaan u soo bandhigi doo nnaa Warbaahinta. Dadkan la soo qab qa banaayo waa dad tuhuno laga qabo.” Ayuu sii raaciyay Afhayeenku.
C/kaamil Macalin Shukri oo la hadlay VOA, ayaa sheegay 48kii saac ee la soo dhaafay in dad loo soo qab qabtay falalka lidiga ku ah ammaanka Xarunta Soma liya. "Waxaa jira dad la qab qabtay 48-kii saac ee ugu dambeeyay oo loo qab qabt ay.Sababo amni oo badan ayaa jira, wa ana la baarayaa dadkan.” Ayuu yiri C/kaa mil M.Shukri. isagoo xusay in illaa 9 ah ay hadda ku jiraan gacanta amniga, waxa uu intaa ku daray in la sii wadi doono hawlga lada ka dhan ka ah "Tirada hadda gacan ta lagu haayo waxaa weeye sagaal qof, waana la sii wa di doonnaa hawlgalada, maadaama aad ogtahay in dhagarqaba yaasha ay dhagar toodu la damacsan yihi in shacabka.” Sida asi waxaa yiri Afha yeenka
SHABAAB OO DEGMADA SAAKOW KU DILAY YAXAAS LAGU SHEEGAY INUU CADOW AHAA
Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu D/ak ow Ee G/J/Dhexe uu ku dilay Yaxaas wa yn, kaasoo sida la sheegay cuni jira y dad ka iyo xoola ha ba. Barxad ku ta ala D/S aakow, ayaa waxaa la gu soo ban dhig ay Yaxaaskan oo shan militari ah aa,waxaa na lagu dilay beer ku dhow We biga.
Boqolaal ka mid ah shacabka reer Sa akow, ayaa isugu soo baxay goobtii lagu soo bandhigay Yaxaaskaasi. Saakow wa xa ka arrimiyo Ururka Al Shabaab.
Askari ka tirsan Ururka Al Shabaab oo magaciisa lagu soo koobay Boorow, ayaa shan xabadood ku dhuftay Yaxaaskaasi. Waxaa lagu sheegay mid cadow ahaa. Warbaahinta laShabaab codkooda ka ku hadasha, ayaa tebisay in Yaxaasku uu dhibaato ku haayay dadka iyo xoolahaba, islamarkaana uu wada cuni jiray. Waa Yaxaaskii 2aad oo muddo bil ah ay dilaan Ururka Al Shabaab. Yaxaaskan kii ka hor eeyay waxay ku dileen D/ Awdheegle
NATIONLINK TELCOME
OGEYSIIS
QIIMO DHIMIS BALAARAN
BISHAARO , BISHAARO, BISHAARO
Shirkada isgaarsiinta Casriga caalamiga ah ee NATIONLINK waxay maca amiisheeda sharafta leh u sameysay Qiimo Dhimis Dal & dibad ah Muddo 2 bilood ah oo ka bilaabaneynsa 18 / 03/2016 waana adeega ku shuba shada ah ( prepaid- ka)
A. Wicitaanada Gudaha Dalka oo dhan ku shubo $1 kuna hadal 140 daqiiqoHabeen iyo Maalin
B. Wicitaanada Dibada : ku shubo $1 oo ku hadal
10 daqiiqo wadamada
· USA.
· CANADA
· CHINA.
· INDIA.
· AUSTRALIA.
· BANGLADESH.
· MALAYSIA.
· PAKISTAN.
· SOUTH AFRICA
· SWEDEN
NATIONLINK ISKUXIRAHA DADWEYNAHA
FAAHFAAHIN DHEERI AH, FADLAN WAC 100/222/333
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 5-TA ABRIILE 2016-KA
MADAXWEYNAHA SOMALIYA OO KA HADLAY HESHIISKA PUNTLAND IYO DOWLADDA AY KALA SAXIIXDEEN Madaxweynaha JFS.Md Xasan Sh. maxamuud, ayaa soo dhoweeyay he shiiskii ay M/Garowe ku kala saxiixd een DFS iyo DGP ee ku aaddan qa abka doorashada ee sandka 2016