
Dhageyso: Musharaxa Madaxweynaha 2016 Yasin Maxi
"Maqaamka Muqdisho waxaa uu la mid yahay sida gobolada kale ee Soomaaliya…"
Yaasiin Maaxi Macalin oo ah musharaxa madaxweynaha Soomaaliya 2016 ayaan waxaan maanta ka wareysanay Sidoo noqonaayaa maqaamaka Mogadishu maadaama beryahay aad looga hadlaayey siduu noqonaayo maqaamkaasi, waxaana uu hadalka ku bilaabay sidatan…
Halkan Ka Dhageyso:
Audio Player
Dhageyso: Musharaxa Madaxweynaha 2016 Yasin Maxi
"Maqaamka Muqdisho waxaa uu la mid yahay sida gobolada kale ee Soomaaliya…"