Puntland oo sheegtay in ay fashilisay weerar Al-shabaab la damacsanaayeen Galgala

0
Monday February 15, 2021 - 19:10:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo sheegtay in ay fashilisay weerar Al-shabaab la damacsanaayeen Galgala

    Ciidamada Puntland ee ku sugan Galgala ayaa sheegay in ay ka hortageen weerar gaadmo ah oo ay Al Shabaab ku doonayeen in ay ku qaadaan saldhigyada ciidamada difaaca Puntland ee Galgala. Ciidamadu waxay sheegeen inay soo qabteen sahay iyo gaadiidkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Puntland ee ku sugan Galgala ayaa sheegay in ay ka hortageen weerar gaadmo ah oo ay Al Shabaab ku doonayeen in ay ku qaadaan saldhigyada ciidamada difaaca Puntland ee Galgala. Ciidamadu waxay sheegeen inay soo qabteen sahay iyo gaadiidkii ay Al-shabaabku wateen kana ka carareen oo iskugu jiray dameero iyo Awr. Howlgalkaan ayaa kusoo aadaya kadib markii ciidamada Puntland ay maalintii shalay soo bandhigeen xubno kamid ah Alshabaab oo la sheegay in ay qaabilsanaa qaraxyada lagu aaso waddooyinka ciidamada adeegsadaan.. Waxay kaloo ciidamadu sheegeen in ay qabteen walxaha laga sameeyo qaraxyada kadib howlgal laga sameeyay buuralayda Galgala ee gobolka Bari.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip