Puntland oo sheegtay in ay fashilisay weerar Al-shabaab la damacsanaayeen Galgala
Ciidamada Puntland ee ku sugan Galgala ayaa sheegay in ay ka hortageen weerar gaadmo ah oo ay Al Shabaab ku doonayeen in ay ku qaadaan saldhigyada ciidamada difaaca Puntland ee Galgala.
Ciidamadu waxay sheegeen inay soo qabteen sahay iyo gaadiidkii