Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay qarax ka dhacay Buur-hakaba

0
Monday July 20, 2020 - 22:20:42 in Wararka by
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay qarax ka dhacay Buur-hakaba

    Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur-haba ee gobolka Bay waxay sheegayaan in goor dhaw uu ka dhacay qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa geeriyooday, halka ugu yaraan laba kalena ay ku dhaawacm

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur-haba ee gobolka Bay waxay sheegayaan in goor dhaw uu ka dhacay qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa geeriyooday, halka ugu yaraan laba kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay suuq lagu iibiyo xoolaha oo ku yaalla degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay. Qaraxaas waxaa la sheegay in uu ahaa miino lagu aasay gudaha suuqa, waxayna intaas ku darayaan xilliga uu qaraxu dhacay uu suuqu ahaa mid aad u mashquul badan.     


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip