Dhimasho iyo dhaawacyo ka dhashay qarax ka dhacay Buur-hakaba
Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur-haba ee gobolka Bay waxay sheegayaan in goor dhaw uu ka dhacay qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Inta la xaqiijiyey hal qof ayaa geeriyooday, halka ugu yaraan laba kalena ay ku dhaawacm