HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-MAY-2020

0
Thursday May 28, 2020 - 09:58:38 in Wararka by
  • Visits: 435
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-MAY-2020

    Somaliya oo ka qeyb gashay Shir ay yeesheen Guddiyada Doorashooyinka Africa Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Isma ciil Ibraahim ayaa ka qaybgashay Shalay ku lan xagga internet ka ah oo u dheexeey ay Guddiyada doo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliya oo ka qeyb gashay Shir ay yeesheen Guddiyada Doorashooyinka Africa Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Isma ciil Ibraahim ayaa ka qaybgashay Shalay ku lan xagga internet ka ah oo u dheexeey ay Guddiyada doora sh ooyinka Africa hay 'adda ay ku mideys anyihiin ee African Elec tion Management Bodies (EMBs ). Kulanka ayaa waxaa qaban qaabiyay waa xda arimaha siyaasadda ee M/Afrika Depar tment of Political Affairs (DPA) of the African Union Commission (AUC). Kulanka ayaa looga hadlayay saamaynta Xanuunka Safmarka ee COVID-19 iyo Door ashooyinka Afrika, iyadoo ka soo qaybgalay aasha kulanka ay wadaageen qibradooda la xariirta maaraynta doorashooyinka marka ay jiraan aafooyinka dabiiciga ah.

G/G/Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ya rey ayaa kulanka ka sheegtay sida ay Soom aaliya ugu diyaar garoobayso doorashada sanadkaan.

Wasiirka amniga Galmudug Fiqi: Way soo gabagabowday xilligii isbaaro sharci darro ah la dhigan jiray

Wasiirka Amniga maamulka Galmudug A hmed Macalin Fiqi ayaa Shalay si rasmi ah ula wareegay dhammaan koontaroolada ku yaala K/Gaalkacyo oo ay maamuli jireen cii dammo maleeshiyo beeleed ah.

Wasiirka amniga ayaa sheegay kantaroo lada inay gayndoonaan ciida mo booliis ah. Canshuurta la ga qaado gaadiidka ayaa wasiirku sheegay inay si to os ah ugu dhicidoonto W/Maaliyadda Ga lmudug.

Muddo dheer oo sanado ah kantaroolka kuyaala K/Gaalkacyo waxaa uu gacanta ugu jiray maleyshiyo beeleed aan cidina ka amar qaadan. Md.Fiqi ayaa sheegay isbaarooyin ka sharci darrada inay yihiin waxa curyaami yay Galmudug iyo shacabkeeda.

Wuxuu ballanqaaday in lagasoo bilaabo Matabaan illaa Gaalkacyo inay ka qaadido onaan isbaarooyinkaas ayna geyndoonaan ciidamo booliis ah.

Dawlada Aljeeriya oo ka hortimid go’aan ka soo baxay WHO

Dawlada Aljeeriya ayaa waxa ay ka hort imaaday go’aan ka soo baxay hay’adda QM u qaabilsan arrimaha Caafimaadka Adduun ka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO.

Go’aankan ayaa ahaa daawo ay mamnu ucday isticmaalkeeda laguna magacaabo H ydrochloroquine, kadib markii la damcay in loo adeegsado cudurka halista ah ee Covid19. Dawlada Aljeeriya ayaa si cad uga hor timaaday go’aankan, iyadoo sheegtay in ay isticmaali doonto maadama aysan jirin da awo kale oo ay kula taacaalaan cudurkan sa fmareenka ah ee fayraska Corona.

Guddiga caafimaadka dalkaasi ayaa shee gay in ay jiraan bukaanno badan oo uu soo ridanayo cudurkani, isla markaasina loo ba ahan yahay in ay kaalmo helaan.

Dalka Aljeeriya ayaa waxa uu ka mid yah ay dalalka uu saameeyey cudurkani, iyadoo tallaabadani ay noqonayso mid uu doonayo in uu ku yareeyo halista uu dalkiisa ku hayo fayraska Corona.

Siyaasiyiinta reer Jubbaland oo QM ka dalbaday in dalka laga eryo Francisco Madeira

Xubhana matala maamulka Jubbaland ee ku jira baarlamaanka Soomaaliya ayaa be esha caalamka u gud biyey warbixin ka dha nah guddoomiyaha howlgalka midowga Afri ka ee AMISOM Francisco Madeira.

Madiera ayaa dhawaan shirkii golaha am aanka ee QM ee 21-kii bishan ka sheegay in heshiiskii ay M/Nayrobi ku gaareen Axmed Madoobe iyo xubnihii isbedel doonka uu mid qabiil, balse uusan aheyn mid xal looga gaar ay dhinacyadii isku hayey siyaasadda Jubba land.

Xubnaha ku saxiixan warqadan ee deeg aan doorashadoodu tahay Jubbaland waxa ay tiro ahaan dhanyihiin 18 xubnood, waxay na wakiilka M/Afrika ee AMISOM Francisco Madeira ku eedeeyeen in qiil aan jirin uu u raadinayo heshiiska dhinacyadii isku hayey siyaasadda Jubbaland. Sidoo kale xubnahan waxay Francisco Madeira ku eedeeyeen in qiil uu u raadinayo xasilooni darrada ay DFS ka wado Gobolka Gado.

Waxaa lagu sheegay qoraalka in wakiilku uu si cad u dafiray heshiiskii Axmed Mado obe uu la gaalay siyaasiyiintii diidanaa doora shadii uu kusoo baxay ee ka dhacday M/ Kismaayo. "Heshiiskaasi waxaa horay u ta ageeray inta badan xubnaha ugu muhiimsan beesha caalamka, sida wakiilka QM Sooma aliya iyo safaarado ay kamid yihiin,USA EU, UK iyo dowladda Swedan” ayaa lagu yiri war qadan oo loo gudbiyey beesha caalamka.

Ugu damayntii xubnahan waxay beesha caalamka ka codsadeen in wakiilka M/Afrika ee Soomaaliya loo soo magacaabo qof kale oo bedela Mr. Madiera, maadaama sida ay sheegeen uu ku fashilmay howlihii xafiiska, isla markaana uu ku milmay siyaasadda dal ka, waxayna ku tilmaameen xubin cabaqad ku ah xasilooni dalka ka hirgsha.

Wasiir Janan oo abaabul dagaal ka wada qeybo ka mid ah gobolka Gedo

Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan iyo qaar kamid ah ciidanka Jubbaland ayaa mar kale abaabul ciidan ka wada G/ Gedo gaar ahaan deeganada la isku dhaho Daawo. Mar sii horeysay ciidan DFSay geysay Ge do iyo ciidanka Jubbaland ayuu dagaal adag dhex maray B/xaawo,waxaana dagaalkaas sababay in B/xaawo laga saaro ciidankii tab acsanaa Wasiir Janan. Ciidanka uu hogga aminayo Wasiirka amniga Jubbaland ayaa muddooyinkii dambe ku sugnaa M/Mandhe era halkaas oo ay abaabul dagal ka waden.

Beesha Caalamka ayaa si adag u dhaliish ay ciidanka DFS ay geysay qaar ka mid ah degmooyinka G/Gedo,waxayna eedeya du sha ka saratay DFS.

Arrinta G/Gedo ayaa sii fogeyneysa Khila afka DF&maamulka Jubbaland waxayna me esha ka saareysa xal kasta oo lagu dooni la haa xalinta Khilaafka 2da dhinac.

Xildhibaankii ay Saxaafadda ugu Jecleyd oo Geeriyooday!!!

Allaha u naxariistee Cabdi C/lle Saciid {Ji ni-Boqor} waxa uu ahaa Siyaas iga kaliya oo ay Saxafiyiinta Soo maaliyeed ugu jeclaaye en mad axda wadankeena, hubaashii waxa uu ahaa Saaxiibka ugu dhaw ee Bahda warbaahinta, dhaqan waxa uu u lahaa inuu mar walba Wareysi siiyo war iyihii war uga ba ahdo!!!

Lama soo koobi karo inta Wareysi ee aan ka qaadey intii uu ka tirsanaa Xildhibaanna da Soomaaliya, Ruug caddaa ay hadaladiisu Cad-cad yihiin oo Aftahan ah ayuu ahaa, Su ’aal walba oo lagu adkeeyo si Cajiib leh ay uu uga baxsan jirey!

Shalay ayuu Marxuumku Ku geeriyooday D/Qardho, xaqiiqdii nin Culus oo wax badan og ayaa Somalia ka baxay, fadlan aan u duc eyno wlaalkeena Cabdi C/lle Saciid {Jini Boq or}!!! WD:C/Laahi Shiikhaalow

Dowladda oo gurmad u direysa deeganada Galmudug

R/Wasaaraha XFS Md. Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shir ka dhacay M/Muqd isho oo looga hadlay wax u qabashada deeg aannada ay ka jiraan xa aladaha daran ee xag ga bini’aadanimada.

Shirkaasi oo ay isugu yimaadeen guddiga Qaran ee xakameynta Covid-19,waxaa ka loo ka qeyb galay Madaxweynaha Galmud ug Md.Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoo r),ka as oo ka warbixiyay xaaladihii ugu da mbeey ay ee Galmudug iyo saameynta Covid-19.

Shirkaan oo ahaa mid muhiim ah waxaa lagu go’aamiyay in gargaar deg deg ah la ga arsiiyo deegaannada ay xaaladaha daran ka jiraan oo Galmudug ay kamid tahay.

M/Cadaado ayaa lagu soo waramayaa in ay ka jirto xaalad adag, maadaama isbitalka la seexiyay Bukaano kala duwan oo qaarko od la sheegay inay la ildaran yihiin Covid-19.

DfS ayaa inta badan Gobolada dalka ee xa aladdaha caafimaad dari ay ka jireen waxa ay u dirtay gurmad Bini’aadinimo, si loola tac aalo Bukaanada xanuunsan.


Agaasime loo magacaabay Isbitaalka Martiini ee lagula tacaalo Covid-19

Wasiirada Caafimaadka XFS ayaa Agaasi me cusub u magacawday isbitaalka Martiini oo lagula tacaalo dadka uu ku dhaco cudur ka Coronavirus. Dr. C/risaaq Yuusuf Axmed (Jalaaludiin) oo hore u ahaa la -taliyaha nida amka caafimaadka ee W/Caafimaadka DFS iyo xubin ka mida Guddiga ka hortagga Coro nvirus ayaa loo magacaabay Agaasimaha Isbitaalka Martiini.

Mas’uulkan ayaa ka mid ahaa howlwadee nnada ugu cadcad W/Caafimaadka xilligan adag ee cudurka safmarka ah ee Covid-19 uu dilaacay. Waxaa uu dhowr jeer ka hadlay saxaafadda, isagoo ka warbixinayay xaalada ha cudurkan iyo qababka looga hortagi karo.

Magacaabidiisa ayaa ka dambeysay xaal ada adag oo ka taagneyd Maamulka Isbita alka Martiina oo loo baahnaa dad waayo ar ag ah, iyadoo xilka loo magacaabay agaasi maha Isbitaalka Martiina aysan saameyn d oonin xilalka kale uu ka haayo W/Caafim aadka.

Xildhibaan ku eedeeyay Madaxtooyada & Guddoonka Baarlamaanka muddo kororsi inay wadaan

Xildhibaan Maxamuud Beene Beene oo ka tirsan G/Shacabka Somaliya ahna Guddo omiyaha Guddiga Ganacsiga Baarlamaanka Somaliya, ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada & Guddoonka Baarlamaanka inay wadaan qorshe muddo kororsi ah. Tan & wixii ka da mbeeyay markii Guddiyada Joogtada G/Sha cabka Somaliya muddo bil ah dib ay u dhige en in Guddiga doorashada hor yimaado Ba arlamaanka Somaliya, ayaa waxaa soo baxa ya walaaca ku aadan arrintaasi.

Xildhibaan Beene Beene ayaa sheegay go’aanka dib loogu dhigay Guddiga doorash ada inay hortagaan Golaha inay tahay arrin la isla wada ogaa oo ay ka shaqeeyeen Mad axtooyada Somaliya & Guddoonka Baarla maanka,waxaana arrintaasi uu ku tilmaamay mid qalad ah.

"Go’aanadi Shirki 2da guddi joogto waxaa uu aha go’aano qorsheysan oo afduub ah, waliba qodobo sharciga doorashada ah ay aa la jebiyey, Guddoonka ayaa fushaday qor sho ay wateen horayna loogu soo heshiiy ey.” Ayuu yiri Xildhibaan Beene Beene.

Sidoo kale waxaa walaac muujinaya Xu bnaha Beesha Caalamka qaarkood oo ka walaacay dib u dhigista shaqada Guddiga doorashada ee ay ku hortagi lahaayeen Baa rlamaanka Somaliya.

Muddooyinkaan dambe waxaa jirta hadal hayn xoogan oo ku aadan in madaxda sare ee dalka ay wadaan qorshe ay ku sameyna yaan muddo kororsi, maadaama illaa hadda aysan cadeyn hanaanka doorashada Soma liya ay u dhaceyso.

Taliska Ciidanka Xoogga oo ka war bixiy ey dagaal lagu dilay Maleshiyaad ka tirsa naa Al-Shabaab.

Ciidamada xoogga dalka ayaa Al-Shaba ab kala wareegay deegaano hoos taga magaalooyinka Buuloburde iyo Jalalaqsi ee G/Hiiraan, ka dib dagaallo culus oo dhex ma ray saacadihii la soo dhaafay. Khasaare kala wudan ayaa la sheegay inuu ka dhashay da gaalkaas, waxayna dad ku sugan M/Jalalaq si sheegeen in deegaanada lagu dagaalam ay ay ka mid yihiin Afcad, Ceelbacad, iyo Ab ooreey oo kala hoos taga magaalooyinka Bu uloburde iyo Jalalaqsi ee G/Hiiraan.

Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa guulo ka sheegtay dagaalka waxayna she egeen in weerarro culus oo ay ku qaadeen Al-Shabaab ay ku gaarsiiyeen khasaare kala duwan. Dhame C/dir Cali Nuur oo ah Taliya ha ururka 41-aad ee guutada shanaad ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in Al-shab aab ay dagaalkaas uga dileen illaa 13 daga alame. Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in Al-Shabaab ay kala wareegeen deegaano dhowr ah, isla markaana ay ka furteen hub iyo saanad ciidan.

Al-Shabaab ayaan weli dhankooda wax war ah kasoo saarin dagaalka ka dhacay Hii raan ee guulaha ay ka sheegteen militeriga Soomaaliya. Dhanka kale Taliska qeybta 27 aad ee militeriga Soomaaliya oo fadhigiisu yahay gobolka Hiiraan ayaa dhawaan ku dhawaaqay in la bilaabi doono howlagallo ka dhan ah ururka Al-shabaab.

Shabaab oo Degmada Ceelbuur ku qisaa say wiil dhalinyaro ahaa

Ururka Al Shabaab ayaa fagaare ku yaa llo D/Ceelbuur ee G/Galgaduud, waxa ay ku toogteen nin dhalinyaro ahaa, kadib markii maxkamadda Shabaab xukun ay ku riday.

Fagaaraha D/Ceelbuur ayaa Dorraad Shalay la isugu yeeray Boqolaal ka mid shacabka D/Ceelbuur, waxaana halkaasi lagu toogtay wiilka dhalinyarada ahaa.

Max’med Jiinoow Jimcaale ayaa Maxkam adda Shabaab waxa ay sheegtay bishii ram adaan ee lasoo dhaafay gudaha D/C/buur in uu ku dilay nin la oran jiray C/hi Daahir Cali.

Sida Maxkamadda Shabaab ay sheegtay ehelada Marxuumka dhintay ayaa dalbaday in loo qisaaso eedeysanaha dilay wiilkooda, waxaana ugu dambeyn lagu fuliyay xukunkii dilka ahaa.

Deeganada Shabaab ay ka Maamulaan Gobolada dalka Somaliya ayaa waxaa ka dhaca xukunada qisaasta ah ee Maxkamad aha Shabaab ay fuliyaan, iyadoo qofka eed eysanaha aanan fursad loo siin inuu isdifa aco ama qareen difaaca aanan loo qaban.

Lammaane Soomaali ah oo ka baxsaday Xarun dadka lagu karantiilo

Wargeyska The Observer ee kasoo bax ay M/Kampala ee dalka Uganda ayaa qoray in laba ruux oo Soomaali ah ay ka baxsade en Xarun dadka loogu talagalay in lagu ka rantiilo dadka uu soo rito Cudurka COVID-19, taasi oo ku taalla dalkaas.

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga ee ku sug an degmada Masinidi ayaa shaaciyay inay ku raad-joogaan Nin Soomaali ah iyo xaaskii sa oo Isniintii lasoo dhaafay ka baxsaday Xa run dadka lagu karantiilo. Sidoo kale lamaan aha baxsaday ayaa waxaa Magacyadooda lagu kala sheegay Ibraahim Maxamed iyo Xaaskiisa Shamula Maxamed, iyagoo la tilm aamay in Uganda markii hore kasoo galeen dhinaca Xuduudka dalka K/ Suudaan.

2daan qof ee Soomaalida ah ayaa markii hore laga soo qabtay Xarun Ganacsade oo ku taalla Degmada Masinidi ee dalka Ugan da, kadib markii lagu arkay looga shakiyay inay qabaan Cudurka Coronavirus.

Madaxa Kooxda Maareynta ee Kiisaska COVID 19 ee Degmada Masinidi Dr. Rogers Musinguzi oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in lamaanahaas Soomaa lida ah looga shakiyay COVID-19, kadibna la geeyay Xarunta Karantiil ayna ka baxsade en, hayeeshee haatan ay ku raad joogaan Ciidanka amniga.

Booliska Soomaaliya oo goob fagaare ah ku gubay Khamri fara badan

Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Shalay waxa ay goob fagaare ah oo ku taa lla Iskool Pulicio ku gubeen maandooriyaha Khamriga, kaasoo ay DFS ku qabatay Dek adda weyn Muqdisho. Khamrigan dhan hal Kunteenar ayaa sifo sharci darro ah uga soo degay Dekadda weyn ee M/Muqdisho, iya doo aan weli la garan cidda sida rasmiga ah uga dambeysay soo gelitaankiisa ee dalka.

Amarka Shalay lagu gubay Khamrigan, ayaa waxaa bixiyay maxkamadda G/Banaa dir, iyadoona baadi goob ugu jirta gnacasat adii keentay. Taliyaha laanta canshuuraha barriga ee Booliska Soomaaliya Gen. C/hi Xasan Bariise oo goobta kula hadlay warba ahinta ayaa waxa uu sheegay in lagu raadjo ogo ganacsatadi dalka soo gelisay Khmriga.

Dhinaca kale Gen.Bariise ayaa waxa uu baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed, is agoo uga digay in aysan hantidooda iska gel in inay dalka keenaan Khamri iyo waxyaaba ha kale ee la halmaala, waxa uu intaa ku da ray in DFS aysan sinnaba u aqbali karin in dalka lasoo geliyo Khamriga iyo maandoriye

Tirada xaaladaha COVID-19 ee laga diiwa an-geliyay Dalka oo hoos u dhacday

La taliyaha sare ee COVID19, Dr. Max amed Maxamuud Cali (Fuje) ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegay in 24kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwa an geliyay 13 xaaladood oo COVID19 ah, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga dii waan geliyay ka dhigeysa 1,731.

Bukaannada cusub oo laga diiwaan geliy ay Somaliland 8 iyo gobalka Banaadir 5 ay aa 10 kamid ah waxa ay yihiin rag, 3-na waa haween. Feyruska Karoona waxaa bogsood ay 12 qofood oo cusub taas oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 265 qof ood.

Lama diiwaan gelin bukaan cusub oo u geeriyooday COVID19, waxaana geerida guud mareysaa 67. Dr. Fuje ayaa ku baaqay in lagu dadaalo kahor tagga iyo faafitaanka cudurka si loo yareeyo saameynta COVID19

uu bulshada ku yeelanayo.


Ilhaan Cumar oo ka hadashay ninkii Mad owga ahaa ee lagu dilay Minneapolis

Rabashado ka dhashay dil nin madow ah ay u geeysteen booliiska M/Minneapolis ay aa isku badlay rabshado ay khasaaro ka dha sheen oo waxaa la boobay dukaamo waaw ayn sida kan caanka ka ah dal kaas ee loo yaqa anTarg et.Rabasha daha ayaa ci rka isku sii share yay ka dib markii ay booliska Sunta da dka ka ilmeysiisaiyo rasaasta raabarka ah u ade egsadeen dibadbaxayaal aan hubeysna yn oo sida ay sheegeen doonanayay iney si na bdoon uga mudaaharaadaan dilkaa loog eystay George Floyd.

Ilhan Omar ayaa booliska ku dhaleeceys ay isticmaalka rasaasta cinjirka ah iyo sun ta ka ilmeeysiisa ee dibadbaxyaasha Minnea polis, kuwaasi oo ka careysnaa dilka ay bool iska u geysteen George Floyd oo ahaa nin madow ah. "U adeegsashada rasaasta caag ga ah iyo sunta ka ilmeysiisa dibadbaxayaal aan hubeysnayn oo ay ku jiraan caruur, ma rka sidaa darteed marnaba looma dul-qaa dan karo,” ayay Ilhaan barteeda Twitter-ka ku daabacday.

”Waxa maanta ka dhacaya magaaladee na waa arrin ceeb ah, boolisku waa iney is xadidaan, bulshadeenuna waxay u baahanta hay waqti ay ku dawoowdo.”

Dhanka kale Duqa M/Minneapolis Jacob Frey ayaa sheegay in qareenka dagmada Hennepin Mike Freeman uu dacwad ku soo oogo sarkaakiishii booliska ahayd ee ku lug ta lahaa dhimashadii George Floyd.

Frey ayaa waxa uu sidoo kale yiri: ” Geor ge Floyd wuxuu u qalmaa cadaalad, qoyskii sa wuxuu ubaahan yahay cadaalad, bulsha da madow waxay u baahantahay cadaalad iyo magaaladeenuna waxay xaq u leedahay caddaadda.”

Lakiin caradii ka dhalatay dilkaa ayaa wali la dajin la yahay, waxaana sii xoogeeysana ya dibadbaxayda iyo rabshadaha M/inneapo lis. Qabanqaabayaasha ayaa sheegay in qor shahooda uu ahaa inuu dibadbaxa u dhaco si nabad, iyaga oo raacaya tallooyinka kala fogaanshaha bulshda ee lagula tacaalayo faafidda cudurka corona.

Dibad baxaaysha ayaa ku dhawaaqayay erayada "Ma neefsan karo.”

4 askari oo ka tirsan booliska M/Minneapo lis ee dalka Mareykanka ayaa shaqada laga eryey ka dib marki lagu arkay muuqaal laga duubay dil loo geystay nin madow ah oo aan hubaysnayn. Medaria Arradondo, madaxa booliska M/Minneapolis ayaa sheegay in 4-ta askari ay "hadda yihiin shaqaale hore.”

Muuqaal la baahiyay ayaa tusinaya Geor ge Floyd, oo askari cadaan ah ku leh "Ma ne efsan karo”, iyada oo la arkayay askariga oo luqunta lugta uga hayo Floyd. Dhacdada an ayaa ka caraysiisay dad ba dan iyada oo aad looga hadal hayo gudaha dalka Marayk anka. Booiska Minnesota ayaa sheegay in Mr Floyd oo 46 sano jir ah uu ilaaliyo ka ahaa maqaayad ku taala halkaas.

Dhismaha Garoonka Stadium Muqdisho oo la soo geba-gabeeyay

Muddo dheer oo dib u dhis iyo dayactirba lagu waday Garoonka Stadum Muqdisho ee M/Muqdisho ayaa la soo geba-gabeeyay sha qadii adkeyd ee dib loogu hagaajinayay.

Garoonka Stadium Muqdisho oo ah kan dalka ugu weyn ayaa burbur xoogan uu ka soo gaaray dagaaladii sokeeye iyo dagaala dii M/Muqdisho ku dhex maray Ciidamada Dowladda oo gacan ka helaya Xoogaga Na bad Ilaalinta Midowga Afrika iyo Ururka Al Shabaab.

Garoonka oo 8 sano in ku dhow ay dega neyd Amisom ayaa siyaabooyin kala duwan loogu ekeeyay madaafiic ay Shabaabku ka soo tuureen goobo kala durugsan.

Dib u dhiska xilligan lagu sameeyay Garoo nka Stadium Muqdisho ayaa waxaa maalgel iyay Ururka M/Yurub, iyadoo loo sii marayo hay’ado maxali ah oo dhismihiisa qandaraas ku siiyay shirkado madani ah, inkastoo Injin eero Caddaan ahi ka qayb qaateen dib u hawlgelintiisa.

Cayaaro badan oo indhaha dunida soo jii tay ayuu martigeliyay garoonkan, ka hor xill igii burburka, in dib loo hawlgeliyana waxaa ay calaamad u tahay dib u soo kabashada Somaliya. Madaxda Qaranka ayaa la fillaya inay dhawaan xariga ka jaraan furitaanka Stadium Muqdisho, oo bahda cayaaruhuna ka faa’iideysan doonto.

Ciidanka Dowladda oo fuliyay howlgal Miinooyin lagu soo saaray

Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka ay aa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay how lgal Miino baaris ah ay ka sameeyeen deega ano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada ayaa howl galka ka fuliyay deegaa no kala duwan, iyagoo na sigaar ah ah Miinoo yin dhowr ah uga soo saaray deegaanka Jan aale oo marar kala duwan oo horey looga soo saaray qaraxyo miino ah.

Saraakiisha hogaamineysay howlgalkaas ka dhacay G/Sh/Hoose ayaa waxaa ay she egeen in miinooyinkaas ay dhulka ku aas een xubno ka tirsan Al-shabaab si dadka loogu dhibaateeyo.

G/Sh/Hoose ayaa uu yahay Gobol inta ba dan gaadiidka Cidanka DFS& kuwa AMISO M lagula eegto qaraxyo miinooyin ah, waxa ana xusid mudan in Ciidanka dowladda ay xi liyada qaarkood halkaas ka sameeyaan how lgalo miino baaris ah.

Afar Askari oo shaqada laga eryay, kadib dil loo gaystay nin Madow ahaa

4 askari oo ka tirsan booliska M/Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa shaqada laga er yey kaddib marki lagu arkay muuqaal laga duubay dil loo geystay nin madow ah oo aan hubaysnayn. Medaria Arradondo, madaxa booliska M/Minneapolis ayaa sheegay in 4-ta askari ay "hadda yihiin shaqaale hore.”

Muuqaal la baahiyay ayaa tusinaya Geo rge Floyd, oo askari cadaan ah ku leh "Ma neefsan karo”, iyada oo la arkayay askariga oo luqunta lugta uga hayo Floyd.

Dhacdadaan ayaa ka caraysiisay dad bad an iyada oo aad looga hadal hayo gudaha dalka Maraykanka. FBI-da ayaa sheegtay in ay baarayaan kiiskan oo fiidnimadii Isniinta ahayd ka dhacay Minneapolis.

Booiska Minnesota ayaa sheegay in Mr Floyd oo 46 sano jir ah uu ilaaliyo ka ahaa maqaayad ku taala halkaas. Shalaynimadii Talaadada ahayd Duqa Magaalada Jacob Fr ey,ayaa xaqiijiyay in shaqada laga tiray afar tii askari ee ku lugta lahaa kiiskan.

"Taas ayaa tillaabada saxda ah” waxaa si daas bartiisa Twitter-ka ku qoray duqa ma gaaladaas. "Waan aaminsanahay waxa aan arkay waana khalad weyn. Haddii aad tahay qof madow oo u dhashay Maraykanka micna heeda maahan xukun dil ah.” Ayuu ku daray.

Puntland iyo Galmudug oo ka shiray Amniga degmada Gaalkacyo

M/Gaalkacyo waxaa Shalayy kulan heer sare ah ku yeeshay laba wafdi oo ay kala ho gaaminayeen wasiirka Amniga Gudaha Ga lmudug iyo wasiirka Arrimaha Gudaha Pu ntland. kulankaasoo ay qeyb ka ahaayeen senatarro iyo xildhibaano labada aqal ee ba rlamaanka federaalka ah iyo dhanka kale wa siiro iyo xildhibaanno Galmudug iyo Puntla nd ka kala socday. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga dhanka amniga ee 2da D/Goboleed, xoojinta nabadda, xasiloon ida M/Gaalkacyo iyo si wadajir ah la isaga kaashado ladagaalamo Al-Shabaab.

Kulanka ka dib ayaa waxaa shir jaraa’id wada qabtay 2da Wasiir ee kala hogaamina ysay 2da wafdi Md. Ahmed Macallin Fiqi wa siirka W/Amniga Galmudug iyo Md. Maxam ed Dhabancad wasiirka W/Arrimaha Gudaha Puntland oo sheegay In 2da dhinac ay si ra smi ah isugu waafaqeen In wadajir looga shaqeeyo amniga iyo xasiloonada G/ Mudug isla markaana lala dagaalamo Al-Shabaab.

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax askar lagu dilay Duleedka Degmada Balcad.

Duleedka degmada Balcad ee G/Sh/Dhe xe, gaar ahaan meel aad ugu dhaw deega anka Gololey oo hoos tagta Balcad, waxaa gabal dhicii Dorraad qarax lagula beegsaday gaadiid ay wateen askar ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Qaraxa oo nuuciisa lagu sheegay mina da dhulka lagu aaso ayaa haleelay mid ka mid ah kolonyo gadiid ah oo ay wateen ask ar ka tirsan ciidanka militeriga Soomaaliya.

Illaa sideed askari ayaa ku geeriyootay qara xaas, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay xaqiijiyeen saraakiil militeri, waxaana dhaawacii askartaas loola cararay degmada Balcad.

Dhanka kale Ururka Al-Shabaab oo she egtay mas’uuliyadda qaraxaas, waxay shee geen in 10 askari ay uga dileen ciidanka do wladda, kadib markii qaraxaasi uu haleelay gaari ka mid ah kolonyo gaadiid ah oo ka soo baxay Jowhar, kuna jeeday Muqdisho.

'SAWIRKII FASHILAY IN ANIGOO YAR LA ISOO XADAY'

Bishii April ee sanadkii 1997-kii, haweeney soo xiratay dharka kalkaalisooyinka ayaa isbitaal ku ya alla magaalada Cape Town ka qaadatay ilmo yar oo saddex maalmood dhallanaa. Waxay ilmaha kala ba xday qeybta dhalmada, xilli hooyada ay jiiftay. Si la ma filaan ah ayey gabadhii waagaas la xaday oo 17 jir ah ku ogaatay sirta ku saabsan in iyadoo yar laga soo xaday qoyskeeda.

Waxay ogaatay qofka saxda ah ee ay tahay iyo khiyaan ada qoyska ay kusoo kortay iyadoo u heysata waalidiint eeda. Miché Solomon waxay markaas billaabeysay sanadkeedii ugu dambeeyay ee waxbarashada dugsiga sare, oo ay ka dhiganey say magaalada Cape Town, dalka Koonfur Afrika.

Maalin ka mid ahayd bishii January ee sanadkii 2015-kii, Miché, oo 17 jir ahayd, waxaa kusoo soo xoomay ardayda kale ee iskuulkeeda, kuwaasoo si xiiso leh ugu sheegayay gabar cusub oo kusoo bii rtay Iskuulka, oo lagu magacaabo Cassidy Nurse, taasoo ka yareyd saddex sano laakiin ay aad isugu egyihiin.

Miché markii ugu horreysay ee arrintan loo she egay waxba kama aysan soo qaadin, aadna ugama aysan fakarin. Laakiin markii goor dambe ay 2da gabdhood ku kulmeen barxadda iskuulka, Miché wa xay sheegtay inay dareentay wax aysan sharrixi karin. "Waxay ila noqotay sida inaan horay u aqaan nay oo kale," ayey tiri. "Waan naxsanaa- ma fahmi karin sababta uu dareenkaas ii galay."

Inkastoo ay da' dhowr sano ah u dhaxeysay, Miché iyo Cassidy waxay billaabeen inay waqti bad an isla qaataan. "Waxaan dhihi jiray, 'Haye gaba dha yar!' Iyaduna waxay i dhihi jirtay, 'Haye walaash ey iga weyn!'" ayey tiri Miché oo dib u xasuusaney sa marxaladdaas. "Mararka qaar waxaan u raaci ji ray suuliga anigoo ku dhahaya aan timaha kuu shan leeyo, aan kuu hagaajiyo labiska."

Markii uu qof weydiiyo Miché iyo Cassidy inay wa laalo yihiin, waxay si kaftan ah u dhihi jireen, "ma ga raneyno - waxaa laga yaabaa inaan nolol kale wala alo ku nahay!" Kaddib maalin maalmaha ka mid ah, 2da gabdhood sawir ayey isla galeen, waxayna tuseen saaxiibbadooda kale. Qaarkood waxay Mi ché weydiiyeen inay hubto in waalidkeeda ay soo korsadeen kaliya, oo qoys kale ay kasoo jeeddo. Laakiin waxay ku adkeysatay inay dhahdo: Maya! Waallida iska dhaafa!".

Markaas kaddib Miché iyo Cassidy waxay aade en guryahooda, waalidiintooda ayeyna kala tuseen sawirkii. Lavona, oo ah Miché hooyadeed, oo mar kasta suuqa geyn jirtay, filiShalayna soo lasoo daa wan jirtay ayaa ka hadashay sida ay labada gabdho od isugu egyihiin.

Michael, oo isagana ah Miché aabaheed, ayaa sheegay inuu yaqaanno saaxiibadda cusub ee gab dhiisa - Cassidy aabeheed wuxuu lahaa dukaan qa labka korontada lagu iibiyo, halkaasoo uu mararka qaar wax kasoo qadan jiray. Laakiin Cassidy waal idiinteeda, Celeste iyo Morne Nurse, markii ay sawi rka arkeen waxay galeen xasuus. Waxay Cassidy ka dalbadeen inay su'aal soo weydiiso Miché, mar ka xiga oo ay kulmaanna ay weydiiso: "Ma waxaad dhalatay 30 April 1997?"

Way u tagtay, su'aashii ayeyna u bandhigtay.

"Waxaan ku irir, 'Maxay tahay sababta? Ma waxaad dabagal ku sameyn rabtaa Facebook-geyga?'" ayey tiri Miché. Cassidy waxay u xaqiijisay Miché ina ysan facebook-geeda wax dan ah ka lahayn balse ay dooneyso oo kaliya inay ogaato waqtiga ay dha latay.

Markaas ayey Miché ka jawaabtay su'aashii, wax ayna sheegtay inay dhalatay 30 April 1997.

Dhowr isbuuc kaddib, Miché waxaa si lama filaan ah xafiiska maamulaha looga yeeray iyadoo ku jirta fasalkeeda xisaabta. Labo qof oo ka socda waaxda arrimaha bulshada ayaa xafiiska ku sugayay.

Waxaay Miché looga sheekeeyay qiso ku saabs an gabar saddex cisho dhallaneyd, oo magaceedu ahaa Zephany Nurse, taasoo 17 sano ka hor laga afduubtay isbitaalka Groote Schuur ee magaalada Cape Town, waligeedna aan dib loo helin.

Miché way iska dhageysatay qisadii, iyadoo aan fah ansaneyn sababta loogu sheegayo. Kaddib shaq aalihii waaxda arrimaha bulshada waxay sharraxa ad ka bixiyeen inay caddeymo u hayaan in Miché ay noqon karto ilmahaas la xaday intaasoo sano ka hor. Si ay wax u saxdo, Miché waxay sheegtay ina ysan ku dhalanin isbitaalka Groote Schuur - oo ay ku dhalatay isbitaalka Retreat, oo 20 daqiiqo gaari loogu socdo.

Sidaas ayey sheegtay inay ku qoran tahay warq addeeda dhalashada. Laakiin shaqaalihii waaxda arrimaha bulshada waxay u sheegeen inaysan isbitaalkaas ka diiwaan gashaneyn.

Iyadoo wali aaminsan in khalad weyn la sameyna yo, waxa la sheegayana aysan waxba ka jirin, ayey Miché aqbashay in laga qaado tijaabada dhacaanka hiddasidaha ee DNA-da.

"Waxaan si dhab ah u aaminsanaa in hooyada isoo korsatay aysan waligeed been ii sheegin, gaar ahaan marka ay timaado qofka aan ahay iyo me esha aan kasoo jeedo," ayey tiri Miché. "Sidaas dar teed waxaan hubay in natiijada DNA-da ay guul darreysan doonto." Laakiin xaaladdu ma noqonin sidii ay rajeyneysay. Natiijadii waxay soo baxday maalintii xigtay, waxaana lagu xaqiijiyay in Miché Solomon iyo Zephany Nurse, oo ah ilmihii isbitaalka Groote Schuur laga xaday 1997-kii, ay yihiin hal ruux.

"Halkii ayaan iska fariistay anigoo argagaxsan," ayey tiri Miché. "Nolosheyda oo dhan faraha ayey baxday."

Sheekada ku saabsan in Miché ay tahay ilmihii yaraa ee la xaday ayaa durba qabsatay warbaahin ta Koonfur Afrika iyo guud ahaan caalamka, halkaas ayeyna si deg deg ah isugu baddashay nolosheedii oo dhan.

Waxaa loo sheegay inaysan ku noqon karin gur iga qoyskii soo korsaday - oo ay ku khasban tahay in meel amaan ah la geeyo muddo 3 bilood ah oo ka dhiman inay noqoto 18 jir, markaasoo ay go'aan iskeeda ah ku gaari karto qoyska ay raaceyso.

Waxyar kaddib Miché waxaa soo gaaray war naxdin leh. Lavona Solomon, oo ah haweeneydii ay waligeed u heysatay inay tahay hooyadeed, ay aa xabsiga loo taxaabay. "Arrintaas aad bay ii niy ad jabisay, waxaan u baahnaa inaan weydiiyo, 'Sabab? Maxay yihiin waxa dhacaya?' Aad baan u gu wareeray sheekada ku saabsan inay qosy kale i dhaleen," ayey tiri.

Miché oo 8 bilood jirta iyo Mi chael Miché goob joog ayey ahayd markii ay booli ska su'aalaha we ydiinayeen Michael - oo ah ninka ay waligeed u hey satay inuu aabaheed yahay.

Waxaa la baarayay inuu wax ka qorsheeyay afduubka ilamaha yar ee ay xaaskiisa xadday.

"Waan arkayay sida uu u walwalsanaa, waxaan u jeeday indhihiisa oo xinjir dhiig ah u ekaaday, aad baana uga naxay," ayey tiri.

Booliska markii dambe wax caddeyn ah way u waayeen in Michael Solomon uu wax ka ogaa afd uubka gabadha yar, iyo in aan fasax laga soo qaa danin waalidiinteeda. Waana la iska sii daayay.

Michael wuxuu sheegay in Lavona ay uur lahayd, uuna u maleynayay in ay gabadha iyada dhashay. Waxaa loo maleynayaa inuu uurkeedii kasoo dilmay kaddibna ay iska dhigi jirtay sidii qof uur leh.

Inkastoo Celeste iyo Morne Nurse ay gabadha laga xaday kaddib saddex caruur ah oo akle dhaleen, hadana waligood ma aysan joojinin raadinta curad dooda - xitaa kaddib markii ay isfureen. Sanad kas ta waxay dhigi jireen xafladdeeda dhalashada.

Laakiin kama aysan war qabin in gabadhooda ay ku koreysay guri aan sidaas uga fogeyn, oo mar arka qaar xitaa ay iyadoo ordheysa barxaddooda mari jirtay.

Ugu dambeyntii Miché waxay dib ula midowdo waalidiinteeda saxda ah.

Intii ay dacwadda socotay oo dhan Lavona Solomon waxay inkirtay inay wax khalad ah sameysay.

Hase yeeshee garsooraha wuxuu sheegay in cadd eymo badan loo helay dambigeeda. Sanadkii 2016-kii ayaana lagu xukumay 10 sano oo xarig ah.

Michael waxay go'aan ku gaartay inaysan ka tagin qoyskii ay kusoo kortay, waligeedna ay u heysatay inay waalidkeeda yihiin.

Si joogto ah ayey xabsiga ugu booqataa Lavona, xitaa isagoo masaafe dhan 120km u jira halka ay ku nooshahay. Lix sano ayaa hadda uga dhiman waqt iga xabsiga lagu xukumay. Miché waxay sheegtay inay dharareyso inta uu waqtigaas ka dhammaana yo, iyadoo wali gurigii ay kusoo kortay ku sugeysa inay dib usoo laabato hooyadeed.

Hadda iyada lafteeda waa la guursaday, waxa yna heysataa labo carruur ah.

Arrinta kale ee la yaabka leh waxay tahay in Miché Solomon aysan iska baddalin magacii ay kusoo kortay.

XIGASHO:BBC
YUSUF GARAAD OO FARRIIN U DIRAY BAARLAMAANKA (XILDHIBAANOW XUSUUSNOW)

Baarlamaankow Ciid wanaagsan.Waxaan maqlayaa in aad ku howlan tihi in qaabka ay do orasho u dhici doonto iyo goorta, qofkii Allah gaarsiiyo.

Marka hore waan idi nku bog aadina yaa in aad gudaneysa an waajibaadkiinna Das tuuri ga ah.

Marka xiga talooyinka aad rogrogeysaan, oo qaarkiin marka ay bannaan ka joogaan aa nay la gabmbaneyn, waxaan maqlayaa in ay ka mid tahay in aad kuraasta iska sii fadhidaan marka uu dhammaado xilligii la idiin doortay.

Kuwa sidaas ku doodayaa kama xishoon ayaan ee qiil ayayba ka dhiganayaan in ay ku fashilmeen in ay howlaha ayaga kaga beegan doorashada ay qabtaan si ay u dhacdo xilligii la isku ogaa oo ah bisha November 2020.

Hadalka ayay qurxinayaan. Waxay leeyihiin doorasho lagama gaaro sidii in aanay ka mid ahayn howshii loo diray afar sano ka hor ee ay tahay Breaking News soo dhacay bartamaha 2020.

Waxaa kale oo aad mooddaa in ay moog yi hiin in kuwii ay doorasho kaga adkaadeen ama khiyaamo iyo wax isdaba marin gacan lagu sii yay ay kursiga kaga boobeen ay afar sano su gayeen tartankii uu Dastuurku damaanad qa aday 2020.

Inuu sameeyay ama uu ku biiray Xisbi ka dib markii shuruud laga dhigay.

In isaga oo cartamaya uu maalin maalin u tirsanayay goorta ay ku eg tahay muddada sha rciga ah ee heshiiska lagu yahay ee Baarlam aanku.

Sidaas ay tahay waa laguu cad gooyay. Ci di kaama hor joogto in aad keligaa go’aan ka gaarto qaabka aad doonto in ay doorashadu noqoto iyo waliba goobta kursiga la dhigayo aad ku tartami lahaydeen.

Waxa keliya ee Xildhibaanow aan ku xusu usinayo waa in haddii tirada dadka Soomaaliya ay tahay 15 milyan ay Xubnaha labada Gole ee Baarlamaanku ay ka noqonayaan Boqolki iba 0.002.

Haddii Xildhibaannada Baarlamaanka iyo ergooyinka soo dooratay la isku darana aad ti hiin boqolkiiba 0.09 shacabka Soomaaliya.

Waa tiro ka yar boqolkiiba hal aad mada x ugu tihiin inta kale oo ah boqolkiiba 99 iyo dhe eraad.

Doorasho xilligeedi kuma dhici karto oo wa an aragnaa in laga gaabiyey. Mana aha Cor ona oo ma aragno howl doorasho oo socotay oo Corona uu hakiyay.

Kordhin farsamo oo lama huraan ah waa ku qabatay oo waa la qaadan.

Marka aad go’aan gaareyso, meelma rin iyo fulintiisa adiga lagaa rabo, laaca keliya lama eego.

Xisaabta ku darso xaqiiqada ku hor iyo har eera taalla oo u qeybsameysa maxaa Sooma ali ka suurta gal ah haddii la baajiyo do ora shada?

Iyo maxaa ka suurta gal ah ajnabiga kala danaha ah ee qaar noo hayo amniga, qaar na siiyo deeqaha, qaar naga taakuleeyo siyaasad da iyo diblomaasiyadda qaarna uu shidaalka iyo kalluunkeenna ku rabo lacag la’aan ama

sida ugu jaban ee suurta gal ah.

XIGASHO:JOWHAR.COM

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qaraxaan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay Wadada marta dhabarka dambe ee Barxada Iskaashatooyinka oo ku dhow Guriga Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne.

Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa mid loogu xiray Gaari uu watay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Magaciisa lagu soo koobay Jaabiri,kaas oo qaraxa ku geeriyooday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa tegay halka uu qaraxa ka dhacay,kuwaas oo joojiyay isku socodka dadka iyo Gaadiidka,waxaana haatan socda daminta gaariga uu lahaa Sarkaalka oo uu dab ka kacay.

Majirto cid weli sheegatay mas’uuliyada qaraxaas,hayeeshee qaraxyada noocaan oo kale ah ayaa waxaa inta badan sheegta inay ka dambeeyeen Ururka Al-Shabaab.


BOGGA CAYAARAHA


XASAASI: Kevin De Bruyne Oo Go’aankii Ay Kooxaha Ugu Waaweyn Yurub Ka Sugayeen Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Kaddib Ganaaxa Man City

Kubad sameeyaha kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa lagu soo warramayaa inuu go’aamiyay mustaqbalkiisa kooxdaas kaddib markii labada xilli ciyareed ee soo socda laga ganaaxay tartamada Yurub ee Champions League iyo Europe League.

Maxkamada dib u heshiisiinta ee CAS ayaa dhawaan dhegaysan doonta racfaanka ay Manchester City ka qaadatay ganaaxa ay kala kulantay UEFA iyagoo go’aanka ugu dambeeya kasoo saari doona.

Horraantii bishan ayay ahayd markii Kevin uu war naxdin ku ah kooxdiisu kasoo yeedhay isaga oo sheegay inuu ka fikiri doono mustaqbalkiisa kaddib go’aanka kooxda lagu soo rogay.

Dabcan waxa wax adag ku ah ciyaaryahan kasta inuu si hubaal ah laba sano oo xidhiidh ah ku seego Champions League si gaar ahaaneed xiddig De Bruyne oo kale ah oo dhawaan 29 sano jirsan doona wakhti koobanina uga hadhay kubadda cagta.

Manchester City ayaa ilaa haatan xiddigaheeda u sheegtay in go’aanka ay UEFA ku ganaaxday dhinaca kale loo rogi doono kaddib racfaanka ay gudbiyeen.

Haddaba, shabakadda GOAL oo haatan ka hadashay go’aanka De Bruyne ayaa sheegtay inuu u furan yahay inuu heshiiskiisa kooxda kordhiyo haddii ay ku guuleystaan in racfaanka ganaaxa lagaga dulqaado.

Heshiiska De Bruyne ee City ee haatan ayaa ah mid ay ka hadheen saddex sano, kaddib heshiis rekoodhka kooxda ahaa oo 75 Milyan oo euro ahaa oo uu sanadkii 2015 ugu soo wareegay Etihad Stadium, Kevin ayaa markale heshiiska u kordhiyay kooxdiisa sanadkii 2018.

Jawharadii Lama Dagaanka Ku Lutay!! Halkuu Ku Danbeeyay Halkii Xidig Ee Uu Cristiano Ronaldo Sheegay In Uu Isaga Ka Fiicnaa?

Waraysi uu Cristiano Ronaldo hore u siiyay majalada France Football ayuu ku sheegay in uu yahay xidigii abid ugu fiicnaa kubbada cagta wuxuuna ahaa waraysi dood badan keenay.

Ka hor inta aynaan aynaan gaadhin xidiga Fabio Paim ee uu Ronaldo sheegay in uu ka fiicnaa aan marka hore soo qaadano hadlakii uu Ronaldo iskugu magacaabay xidiga aduunka ugu fiican.

Ronaldo ayaa France Football u sheegay: "Anigu waxaan ahay ciyaartoyga ugu fiican taariikhda ee waqtiyada xun iyo waqtiyada fiican labadoodaba. Waxaan ixtiraamaya qof walba cida uu muhiimada siinayo, laakiin anigu waligay maan arag cid aniga iga fiican”.

 

"Anigu markastaba taas ayaan u malaynayay. Ma jiro ciyaartoy samayn kara waxa aan samayn karo. Ma jiro ciyaartoy aniga iga dhamaystirani” ayuu markaas Ronaldo hadalkiisa raaciyay.

Amaantii Ronaldo ee naftiisu intaas kumay koobnayn wuxuuna hadalkiisa raaciyay: "Waxaan si fiican ugu ciyaaraa labadayda lugood, waan deg deg badanahay, awood badanahay, madaxa ayaan ku fiicanahay, goolal ayaan dhaliyaa waxaanan sameeyaa gool caawino. Waxaa jira dad door bida Neymar ama Messi, laakiin waan idiin sheegayaa ma jiro qof aniga iga dhamaystirani”.

Laakiin waa kuma xidigii uu Ronaldo qirtay in uu isaga ka fiicnaa ee Fabio Paim?

Sanadkii 2003 ayay ahayd markii uu Ronaldo qirtay in Fabio Paim uu ahaa xidiga isaga ka fiicnaa markaas oo uu ka soo wareegay kooxda Sporting Lisbon oo uu Man United soo gaadhay.

Cristiano Ronaldo oo ka hadlayay Fabio Paim ayaa yidhi: "Haddii aad u malaynayso in aan anigu fiicanahay, kaliya sug ilaa inta aad arkayso Fabio Paim”.

Amaantii uu markaas Ronaldo ka bixiyay Fabio Paim waxay keentay inuu maamulka United ku yimid shaki ay in ay kooxda Sporting kala soo saxiixdeen xidigii qaldanaa oo ay ahayd in ay la soo wareegaan Fabio Paim oo isla kooxda Sporting kala tirsanaa Ronaldo.

 

Haddii uu Ronaldo soo hogaamiyay Man United, Real Madrid iyo Juventus, waayaha ciyaareed ee Fabio Paim ayaan ka duwanaadeen laakiin dariiqa uu kubbada cagta ka maray ayaa ka duwanaaday halka uu Ronaldo maray.

Sanadkii 2008 kii waxa uu Fabio Paim ku biiray kooxdii Chelsea ee uu hogaaminayay Luiz Felipe Scolari waxa uu dhawr jeer muujiyay awoodii ciyaareed ee uu Ronaldo ku qiray balse marnaba muu helin fursadii uu Blues uga baahnaa waxaana kadib muddo uu kaydka fadhiyay lagu bixiyay heshiis amaah afar bilood ahaa.

Fabio Paim ayaa amaah aan guulaysan ku soo qaatay kooxaha Rio Ave iyo Real Massama intii aan laga sii dayn kooxda Sporting sanadkii 2010 kii isaga oo aan xataa kulan muhiim ah oo horyaalka ciyaarin.

Xidigii Ronaldo qirtay in uu isaga ka fiicnaa ee Fabio Paim ayaa ku biiray kooxda heerka saddexaad ee horyaalka Portugal ee S.C.U. Torreense wuxuuna u ciyaaray saddex kulan oo kaliya intii aanu iskaga bixin.

Siddeedii sanadood ee ku xigtay waxa uu Fabio Paim isku maray todoba wadan oo uu ka ciyaaray waxayna kala yihiin China, Angola, Malta, Lithuania, Luxembourg, Qatar iyo Brazil waxaana u dheer horyaaladii Yurub ee uu ka soo bilaabay waayihiisa ciyaareed.

Sanadkii 2015 kii waxa uu Fabio Paim ku biiray kooxda rer Luxembourg ee Karyl-Tetange oo heerka labaad ka ciyaarta laakiin dhawr bilood kadib waa la caydhiyay kadib markii uu sameeyay dhaqamo aan looga baran ciyaartoyda xirfadlayaasha ah.

Sanadkii la soo dhaafay ee 2019 kii waxa uu Fabio Paim galay xabsi kadib markii looga shakiyay in uu kootarabaaninayay daroogo waxaana qaabkii ugu xumaa ku dhamaaday waayihii ciyaareed ee uu Ronaldo ku sheegay in uu isaga ka fiicnaa.

Waxay markaas booliisku ka warbixiyeen in Fabio Paim lagu qabtay 12 garaam oo xashiishad ah oo qiimaheedu dhamaa 900 Euros tan iyo markaasna kubbad danbe muu ciyaarin.

Laakiin Fabio Paim ayaa markii uu Chelsea ka tirsanaa waxa hadalkiisii ka mid ahaa: "Waxaan inta badan la tababartaa kooxdakowaad laakiin ma ciyaaro. Waxaan doonayay in ciyaaro, waxaan dareemayay in aan wax badan qaban kari lahaa. Jorge Mendes ayaa Chelsea igeeyay, lacag fiican ayaan helayay kooxda ayuuna ciyaartoy ku lahaa taas oo cid walba u fiicnayd”.

Fabio Paim oo ka calaacalay fursadii uu Chelsea ku lumiyay ayaa yidhi: "Haddii ay maanta ahaan lahayd samir badan ayaan yeelan lahaa, laakiin waqtigaas waqti badan ee xorta ah ee aan haysta ayaan doqoniimo badan ku haystay waxyaaba aan sameeyay”.

Inkasta oo uu Ronaldo qirtay in Fabio Paim uu ahaa xidiga isaga ka fiican,




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip