HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 28-MAY-2020
Somaliya oo ka qeyb gashay Shir ay yeesheen Guddiyada Doorashooyinka Africa
Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Isma ciil Ibraahim ayaa ka qaybgashay Shalay ku lan xagga internet ka ah oo u dheexeey ay Guddiyada doo