Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo Beeniyay Warar ay ka qoreen Warbaahinta Talyaaniga.

0
Friday May 15, 2020 - 17:23:06 in Wararka by
  • Visits: 402
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo Beeniyay Warar ay ka qoreen Warbaahinta Talyaaniga.

    Maleeshiyada hubeysan ee Al-Shabaab ayaa Khamiistii beenisay in afhayeenkooda, Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere uu wareysi siiyey wargeyska La Repubblica ee ka soo baxa dalka Talyaaniga. XMaleeshiyada hubeysan ee Al-Shabaab ayaa Khamiistii be

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyada hubeysan ee Al-Shabaab ayaa Khamiistii beenisay in afhayeenkooda, Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere uu wareysi siiyey wargeyska La Repubblica ee ka soo baxa dalka Talyaaniga. XMaleeshiyada hubeysan ee Al-Shabaab ayaa Khamiistii beenisay in afhayeenkooda, Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere uu wareysi siiyey wargeyska La Repubblica ee ka soo baxa dalka Talyaaniga.       

                         Majaladda ayaa Cali Dheere ka soo xigatay in lacagtaas ay u adeegsan doonan soo iibsashadda hub, tababarida ciidamadda, ku maareynta arrimaha ay dalka ka wadaan, saadka iyo sahayda inkastoo ay beeniyeen Xarakada Al Shabaab.

            Warbaahinta Al-Shabaab ayaa adeegsatay Caasha Romano oo ah magaca cusub ee ay haweenaydu la baxday kadib markii ay qaadatay Diinta Islaamka mudadii 18-ka bilood ahayd ee afduubka loo haystay.

              Haweenaydan ka shaqeysa arrimaha samafalka ayaa bishii December ee sanadkii 2018-kii laga soo qafaashay meel ku dhow xadka Soomaaliya iyo Kenya, waxaana badbaadinteeda ay soo afjartay walwal badan oo laga qabay nolosheeda.

              Haweenaydaan ayaan wali la cadayn qaabka ay ku suurta gashay soo daynteeda inkastoo warbaahinta Turkigu qortay in ay iska kaashadeen Mukhaabaraadka Soomaaliya,Turkiga iyo Taliyaaniga waxaana soo baxaya warar sheegaya in lacago lagu bixiyay soo daynteeda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip