Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere oo Beeniyay Warar ay ka qoreen Warbaahinta Talyaaniga.
Maleeshiyada hubeysan ee Al-Shabaab ayaa Khamiistii beenisay in afhayeenkooda, Sheekh Cali Maxamuud Raage Cali Dheere uu wareysi siiyey wargeyska La Repubblica ee ka soo baxa dalka Talyaaniga.
XMaleeshiyada hubeysan ee Al-Shabaab ayaa Khamiistii be