Sheekh Maxamed Idiris maxaa ka yaabiyay markii uu Mareykanka tegay?!

0
Tuesday March 01, 2016 - 12:37:40 in Wararka by
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Maxamed Idiris maxaa ka yaabiyay markii uu Mareykanka tegay?!

    Adduunka intaad mareyso wax badan oo aad la yaabto waad arkeysaa! Waxaa ka mid ahaa markii iigu horreysey oo aan arko (Hoteelka Meydku Deganyahay) ee ku yaal Qubuuraha magaalada San Diego, Gobolka California ee dalka Maraykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Adduunka intaad mareyso wax badan oo aad la yaabto waad arkeysaa! Waxaa ka mid ahaa markii iigu horreysey oo aan arko (Hoteelka Meydku Deganyahay) ee ku yaal Qubuuraha magaalada San Diego, Gobolka California ee dalka Maraykanka.
Daarta dabaqyada ah ee sawirkeeda aad aragto waa Hotel, mase aha hoteelada aad taqaaney ee qolalka la kireysto leh, dad noolina degganyihiin.

Kani waa hoteel khaanado qaboojiyayaal ah, oo ay ku jiraan, meydad dad gaala ah oo lacag lahaa, oo ka dar daarmay lacagtooda in loogu adeego, halkaasna la jiifiyo, lagu hayo!

Waxaa qoray: Sheekh Maxamed Idiris

xigasho:-somaliweyn.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip