Qalalaaso hor leh oo maanta ka socda dekadda Dalka Faransiiska

0
Tuesday March 01, 2016 - 12:12:58 in Wararka by
  • Visits: 2777
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qalalaaso hor leh oo maanta ka socda dekadda Dalka Faransiiska

    Ciidamada Booliska dalkaas gaar ahaan kuwa rabshadaha ka hor tagga ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa waxa ay u adeegsadeen dadka rabshadaha wada si ay u kala eryaan dadka oo dhagaxyo ku tuuraya kooxaha burburinayay guryaha cooshadaha ka sameysan oo ah h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska dalkaas gaar ahaan kuwa rabshadaha ka hor tagga ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa waxa ay u adeegsadeen dadka rabshadaha wada si ay u kala eryaan dadka oo dhagaxyo ku tuuraya kooxaha burburinayay guryaha cooshadaha ka sameysan oo ah halka ay daganyihiin muhaajiriin magan galyo doon ah.

Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya in muhaajiriinta ay tahay in ay tagaan goob kale oo ka tirsan dalkaasi basle muhaajiriinta ayaa ka cabsi qaba arrintaasi in ay sababi karto in lagu qasbo inay magan gelyo weydiistaan Faransiiska oo ay u suurtagali weydo in ay Britain galaan.

Xiisadahaan oo ka taagan bannaanka hore ee dekadda Calais ee dalka Faransiiska ayaa u dhexeysa kooxo doonaya inay burburiyaan guryo ka sameysan cooshado oo ay dhisteen muhaajiriin doonaya inay magan gelyo weydiistaan Dowladda Britain.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip