Wasiirka amniga oo ka codsaday baarlamaanka inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada

0
Sunday February 28, 2016 - 10:55:00 in Wararka by
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka amniga oo ka codsaday baarlamaanka inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada

    Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Axmed ayaa baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada, si looga hortagop dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Axmed ayaa baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada, si looga hortagop dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

Mudane Cabdirisaaq Cumar oo la hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in sharciga la dagaallanlka argagixisada iyo sharciyada kale ee la xiriira dhanka cadaaladda la meel mariyo, si ciidamada ay awood buuxdo ugu yeeshaan ciriibtirka Al-Shabaab.

"Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya waxaan ka codsaneynaa inay meel mariyaan sharciga ladagaallanka argagixisada iyo sharciyada kale ee la xiriira dhanka cadaaladda” ayuu yiri Wasiirka Amniga.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa dhankiisa tilmaamay in ciidamada ay dabranyihiin dhankasta, loona baahanyahay in baarlamaanku uu meel mariyo sharciga la dagaallanka argagixisada, si ciidamada ay u gutaan waajibaadka loo idmaday.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip