Wasiirka amniga oo ka codsaday baarlamaanka inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada
Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Axmed ayaa baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada, si looga hortagop dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.