Maamulka Jubbaland oo Odayaal ku xir xiray Magaalada Kismaayo
Maamulka Jubaland ayaa xabsiga dhigey laba oday dhaqameed, kuwaas oo kala ah Suldaan Maxmuud Geele iyo Caaqil Cabdulahi Saciid Bille, iyadooOdayashaan lagu eedeeyay inay yihiin Al-Shabaab sida ay xaqiijiyeen Maamulka Jubaland.
Dhanka kale Beelaha ay ka soo jeedan odayaashaan la xirey ayaa ku eeedeeyey maamulka Jubaland inuu wado cabburin iyo kelitelisnimo, lala beegsadey beelaha qaar.
Odoyaashaan ayaa xarigooda wuxuu imaanaya kadib markii ay qoraal ka soo saareen Wasiirka Arrimaha Gudaha Gen. Maxamed Darwiish oo ay sheegeen inuu kalsoonidii beesha si khaldan u isticmaalayo, xarig iyo handaadaadna ku hayo isla beesha kalsoonida siisay.
Dhanka kale Wararka ayaa sheegaya in Odayaashii lagu Xiray Magaalada Kismaayo laga soo masaafuriyay Magaalada Kismaayo oo Muqdisho la keenay, waxaana Beesha Odayaashaasi ay ka soo jeedaan ay sheegeen in amarkaasi uu bixiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Dhanka kale Beelaha ay ka soo jeedan odayaashaan la xirey ayaa ku eeedeeyey maamulka Jubaland inuu wado cabburin iyo kelitelisnimo, lala beegsadey beelaha qaar.

0 