Dad ku dhintay Roob daadad watay oo ka da'ay Jabuuti

0
Monday November 25, 2019 - 23:44:19 in Wararka by
  • Visits: 398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad ku dhintay Roob daadad watay oo ka da'ay Jabuuti

    Inta la xaqiijiyey Afar Ruux ayaa geeriyootay,kadib Daadad iyo Roobab xoog leh oo ka da'ay Caasimada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti. Dowladda Jabuuti ayaa bilaawday gurmadka dadka waxyeeladu soo gaartay,kuwaas oo ku nool Caasimadda Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta la xaqiijiyey Afar Ruux ayaa geeriyootay,kadib Daadad iyo Roobab xoog leh oo ka da'ay Caasimada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti. Dowladda Jabuuti ayaa bilaawday gurmadka dadka waxyeeladu soo gaartay,kuwaas oo ku nool Caasimadda Jabuuti. Sidoo kale waxaa heegan la galiyey ciidamada kala duwan ee Jabuuti inay qayb ka noqdaan Gurmadla dadka loo fidinayo. Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulan deg deg ah waxaa uu la qaatau.mas'uuliyiin.katirsan Maamulka Caasimadda Jabuuti,isaga oo ugu baaway in loo gurmado dadka uu roobka saameeyey.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip