Share with your friends via email

Dad ku dhintay Roob daadad watay oo ka da'ay Jabuuti

Inta la xaqiijiyey Afar Ruux ayaa geeriyootay,kadib Daadad iyo Roobab xoog leh oo ka da'ay Caasimada Jabuuti ee Jamhuuriyada Jabuuti. Dowladda Jabuuti ayaa bilaawday gurmadka dadka waxyeeladu soo gaartay,kuwaas oo ku nool Caasimadda Jabuuti.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip