Daawo Sawiradda: Wararkii ugu dambeeyay 28 ruux oo ku dhimatay Qarax ka dhacay Magaalada Ankara

0
Thursday February 18, 2016 - 11:18:04 in Wararka by
  • Visits: 837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiradda: Wararkii ugu dambeeyay 28 ruux oo ku dhimatay Qarax ka dhacay Magaalada Ankara

    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax xalay ka dhacay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo tirada dhimashada ay sii kordheen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax xalay ka dhacay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo tirada dhimashada ay sii kordheen.

Dhimashada Qaraxa ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, ayaa gaartay 28 ruux, iyo dhaawaca 61 kale, sida ay saraakiil sheegen.

Qaraxa ayaa dhacay xilli ay kolonyo baabuur ah oo milatariga ay lee yihiin ay marayeen meel waxyar un ka fog xaruntooda.

Guddoomiyaha Ankara Mehmet Kilicer ayaa sheegay in qaraxa uu u muuqdo inuu ka dhashay walxaha qarxa oo lagu xiray baabuur.

Booliiska ayaa baaraya dhacdadan. Baabuurta gurmadka deg degga ayaa la arkayey ayaga oo ku socda goobta qaraxa uu ka dhacay.

Reysal wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoglu, ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa dalalka Biljamka iyo Azerbijan.

1

34567

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip