Feysal Cali Waraabe: " Qaraxii Daallo Airline Kama Dambeyso Soomaaliland".

0
Tuesday February 16, 2016 - 12:09:15 in Wararka by
  • Visits: 881
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Feysal Cali Waraabe: " Qaraxii Daallo Airline Kama Dambeyso Soomaaliland".

    Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Soomaaliland Injineer Feysal Cali Waraabe oo u warramayay saxaafada ayaa beeniyay in maamulka Soomaaliland uu ku lug lahaa Qaraxii diyaaraddii Daalo Airline.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Soomaaliland Injineer Feysal Cali Waraabe oo u warramayay saxaafada ayaa beeniyay in maamulka Soomaaliland uu ku lug lahaa Qaraxii diyaaraddii Daalo Airline.

Feysal Cali Waraabe ayaa tibaaxay in ay suura gal tahay in muwaadin ka soo jeeda Soomaaliland uu ka dambeyn karo falkaasi laakiin aan loo tirin Karin Xukuumadda Maamulka Soomaaliland.

Sidoo kale Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in aanu jirin shaqsiyaad matala maamulka Soomaliland ee ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Shalay ayaa Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay kulankii Baarlamaanka waxa ay sheegeen in Dasuurkuu uu sii ahaanayo Mid KMG ah illaa laga qeyb galiyo maamulka Soomaaliland.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip