DEG DEG: Dab xoogan oo ka kacay Suuqaweyn ee Madiina Magaalada Muqdisho

0
Monday February 15, 2016 - 20:26:34 in Wararka by
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Dab xoogan oo ka kacay Suuqaweyn ee Madiina Magaalada Muqdisho

    Dab xoogan oo khasaaro hantiyadeed geystay ayaa lagu soo waramayaa in goordhow uu ka kacay bartamaha Suuqa Weyn ee Madiina

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab xoogan oo khasaaro hantiyadeed geystay ayaa lagu soo waramayaa in goordhow uu ka kacay bartamaha Suuqa Weyn ee Madiina
Dabka ayaa ku sii fidaya goobo ganacsi oo horleh oo ku yaala gudaha Suuqa ugu weyn , sida uu Goobjooge u sheegay Mogtimes.com
 dab-damiska Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku howlan daminta Dabkaasi waxaana haatan socdo dabka 
waxii ku soo kordha xaalada dabka Kala soco Mogtimes.com.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip