HALKAAN KA KHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 14-KA LUULYO 2019-KA

0
Sunday July 14, 2019 - 11:07:17 in Wararka by
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA KHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 14-KA LUULYO 2019-KA

    CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY DEEGAANO KA TIRSAN SHABEELLAHA HOOSE Howlgalkaan ay Ciidamadu ku qaadeen deegaanno iyo Tuulooyin u dhaxeeya degmada Walaweyn iyo deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose,waxana uu howlgalka aha mid ka dhan ah Xub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY DEEGAANO KA TIRSAN SHABEELLAHA HOOSE Howlgalkaan ay Ciidamadu ku qaadeen deegaanno iyo Tuulooyin u dhaxeeya degmada Walaweyn iyo deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose,waxana uu howlgalka aha mid ka dhan ah Xubno ka tirsan ururka AlHabeenhoreShabaab oo deegaanHabeenhoreadaasi ku sugan. Taliyaha Ururka 35aad Guutada 7aad qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka kornayl Maxamed Cabdullaahi Caraalle oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaanada Leego, Yaqbirweyne, Madax maroodi iyo deegaano kale. Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in howlgalkaan ay ku dileen ku dhawaad 15 ka tirsan Al–shabaab ayna ka gubeen gaadiid ay wateen sida uu hadalka u dhigay, isagoo sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalada ka dhanka ah AlHabeenhoreShabaab. Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya iyo Saaxiibada Caalamiga ah ayaa si dardar ah kuwado howlgallo AlHabeenhoreShabaab looga saarayo deegaanada ay ka maamulaan Gobolada dalka,kadib howlgallo ay siwadajir ah u fuliyaan. xigasho.radiorisaala.com

XASAN SHEEKH OO KA HADLAY WEERARKII KA DHACAY KISMAAYO

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xas an Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu si kulul uga hadlay weerarkii Dorraad gelinkii dambe lagu qaaday Hotelka CasHabeenhorecaseey eek u yaalla Magaalada Kismaayo.

Xasan Sheekh ayaa waxaa uu sheegay in aad uga murugeysan yahay dhibaata dadaHabeenhore ka dha cday Kismaayo,waxaana uu tilm aamay in halkaas lagu dilay dad Soomaa liyeed oo waxgalka u ahaa bulshada.

Sidoo kale waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u diray dhamaan ehelada dadkii ku ge eriyooday weerarkaasi,isla markaana ku wii ku dhaawacmay ayuu ilaahay uga ba ryay in uu Caafimaad deg deg ah siiyo.

"Anigoo aad uga murugeysan dhibaat adii xanuunka badneyd ee Habeenhore ka dhacday magaalada Kismaayo ee ay AlHabeenhoreshabaab ku dileen dad Soomaaliyeed oo waxgalka u ahaa bulshadeena ayaa wax aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan ehelada dadkii ku geeriyooday weerarkaa si, kuwii ku dhaawacmayna waxaan ilaah ay uga baryayaa in uu caafimaad deg deg ah siiyo.

Shacabka Soomaaliyeed meel weliba oo ay joogaan waxaan ugu baaqayaa in loo midoobo oo meel looga soo wada jee sto dagaalka ka dhan AlHabeenhoreshabaab”yiri Xasan Sheekh

RW KHEYRE OO QAABILEY WAFDI KA SOC DA DOWLADDA QATAR

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xasan Cali Khayre, ayaa Shalay magaala da Dhuusamare eb ee xarunta Ga lmudug ku qaabi lay wafdi ka socda wasaaradda Gaashaan dhigga dalka Qatar.

Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Saraa kiisha Wasaaradda gaashaandhigga Qat ar oo looga hadlay xoojinta taageerada Qa tar ee dhismaha iyo qalabeynta ciidamada qalabka sida, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka amniga gudaha, wasuurud owlaha Wasaaradda Gaashaadhigga, Tal iyayaasha ciidanka Xoogga, Booliska iyo Asluubta.

Dowladda Qatar ayaa ka qeyb qaadan eysa dhismaha ciidamada Xoogga Dalka, gaar ahaan dhismaha xarumaha ciidama da ee ku yaalla Dhuusamareeb arrintaas oo qeyb ka ah barnaamijka taakuleynta cii damada dowladda Soomaaliya.

Wafdiga oo ay wehliyaan taliyayaasha ciidamada dalka ayaa wadajir qiimeyn ugu sameeyay xarumaha ciidamada ee ku ya alla magaalada Dhuusamareeb oo dibHabeenhoreuHabeenhoredhis laga billaabayo.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guule ysatay Qaramaynta ciidamadii Ahlusunna Waljamaaca si ay qayb uga noqdaan ciid amada qaranka, looguna diyaariyo ka qa yb qaadashada xoreynta deegaannada Galmudug ay uga sugantahay kooxda Argagaxisada.

Tayeynta ciidanka xoogga dalka, dhis maha xarumaha ciidanka, iskudhafka iyo qalababeynta ciidanka, ayaa qeyb ka ah halbeegyada ugu waawayn ee Tubta Am niga Iyo Caddaaladda.

GOLAHA SHACABKA OO AKHRINTA LABAAD MARSIIYAY LABO SHARCI OO MUHIIM AH

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soom aaliya ayaa Shalay horgaysay Golaha Baa rlamaanka Hindise Sharciyeeyada kala ah:Habeenhore

Hindise Sharciyeedka Wadooyinka.

Hindise Sharciyeedka Xamuulka & Xada ynta Cabirka Baabuurta.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Cabdi Aadan Hoosow, Wasiir kuHabeenhorexigeenka Jamaal Xasan Ismaaciil, Agaasimaha Ma amulka & Maaliyadda Eng. Maxamed C/q aadir iyo Hawl wadeeno ka tirsan Wasaar adda Hawlaha Guud ayaa hortagay Fadhi gii Xildhibaanada Baarlamaanka ee Sha lay.

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Abdi Adam Hoosow ayaa Xildhibaanada Kahor sheegay Muhiimadda Sharciyeedya dan ay u leeyihiin Dalka iyo Heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay diyaarintoodu.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Mar siin doona Hindise Sharciyeedyadan Akhr inta 1aad & 2aad markaa kadib Ansixin doona.

WADDAN CARBEED OO HAWEENKIISA U FASA XAY INAY GUURSADAAN RAGGA AAN MUSLIM IINTA AHAYN

Xukuumadda Tunisiya ayaa ku dhawa aqday in ay baddashay xeerka islaamiga ah ee haweenka muslimiinta ah ka mam nuucaya inay guursadaan ragga aan mus limiinta ahayn.

Maxweynaha dalkaas Beji Caid Ess ebsi ayaa ku dhawaaqday arrintan waxay na dumarka ugu hambalyeysay helitaanka "xorriyadda ku saabsan in qof walba uu guursado qofkii dookhiisa ah”.

Ilaa hadda, nin walba oo aan muslim ahayn haddii uu damco inuu guursado ha weeney reer Tunisia ah oo muslimad ah, wuxuu ku khasbanaan jiray inuu soo isla amo, islamarkaana uu soo bandhigo shah aado caddeyn u ah inuu diinta islaamka qaatay.

Dalka Tunisia oo 99% muslim ah ayaa la gu tilmaamaa inuu ka mid yahay dalalka carabta ee horumarka ugu weyn ka gaa ray ilaalinta xuquuqda haweenka.

Isbaddalka cusub ee lagu sameeyay sharciga ayaa yimid kaddib markii uu ma daxweyne Essebsi ku dadaalay in meesha laga saaro xeerka xaddidaya guurka hawe enka muslimiinta ah ee waddankaas, kaa soo la meel mariyay sanadkii 1973Habeenhorekii

ASKARI MARAYKAN AH OO LAGU DILAY AFGANISTAN

HadalHabeenhoreqoraal oo ka soo baxay Hawlg alka Isbahaysiga NA TO ee ku sug an dalka Afgan istan ayaa lagu sheegay in Askari u dhashay Maraykanka Shalay lagu dilay gudaha dalkaasi.

Wax faahfaahin dheeraad ah lama bixinin qaabka uu u dhacay iyo goobta uu ka dhacay dilkaasi, waxaana la qariyey maga ca Askariga ilaa laga wargelinayo Qoys kiisa.

Toogashadda Askarigaasi waxay tirada Askarta Maraykanka ee Afganistan lagu dilay sannadkan ka dhigtay ugu yaraan 7 Askari.

20,000 oo Askari shisheeye ah oo badan kooda Maraykan ah ayaa ku sugan dalka Afganistan, kuwaasi oo qeyb ka ah Hawlgalka Maraykanak ee Isbahaysiga NATO ee Tababarka, Taageerida iyo Tali nta siiya Ciiddanka Dowladda Afganistan.

Qaar ka mid ah Milliteriga Maraykanka waxay qaadaan Hawlgalladda ka dhanka ah Kooxaha Daalibaan iyo Daacish ee ka hawlgala Afganistan.

MAAMULKA G/BANAADIR OO MUWAADIN SOMALIYEED DIB UGU CELIYAY GURIGIISA

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane ; Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa muw aadin Soomaaliyeed Luul Maxamed Axm ed (Luul Digriyow) ku wareejiyey guri ay la hayd oo laga haystay muddo 28 sano ah. Eng. Yarisow ayaa tilmaamay in dadkii degenaa gurigan ee diiday inay banee yaan sharciga la horgeyneyo ayna xabsi nuteysanayaan, isla markaana lagu soo dalacayo kiro 28 sano ah.

"Waad u jeedaan Shalay Lul Mohamed Ahmed (Lul Dikriyow) oo muddo 28 sano laga heystay. Dadkii degenaa oo diidanaa inay u baneeyaan ayaan u sheegnay ina an sharciga horgeyneyno oo ay xabsi nute ysanayaan iyo inaan ku soo dalaceyno kiro 28 sano ah hadii aysan degdeg uga bi xin. Tanoo suurto gelisay inaan Shalay ku wareejino.

Guddoomiyaha oo furaha gurigaas ku wareejiyey muwaadinkii lahaa ayaa ka dig ay cawaaqib xumada Aakhiro iyo adduun ba sugaysa dadka sida sharci darrada ah u deggan hantida muwaadiniinta kale ee doonaya in dib loogu soo celiyo xaqooda.

Luul Maxamed Axmed oo ahayd muwaa dinka lahayd mulkiyadda guriga ayaa uga mahad celiyey Maamulka Gobolka Bana adir dadaalka joogtada ah ee ay ku bixiye en dib u soo celinta gurigeeda oo sanaddo badan ka maqnaa.

DAD U GEERIYOODAY CUDUR KA DILLAACAY DEEGAAN KA TIRSAN SH/DHEXE

Wararka laga helayo Degmada Gam bole ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan degmadaas Saacadihii la soo dhaaf ay uu ka dilaacay Cudur aan la garaneyn, iyadoo dad badan ay u dhinteen,halka ku wo kalena ay u xuunsan yihiin.

Caudurkan ayaa waxaa uu sigaar ah uga dilaacay deegaan lagu magaacabo Cumarow Cali oo ka tiran Degmada Gam bole,isla markaana waxaa uu u geeriyo oday 7 ruux oo ka wada tirsan Hal qoys,kuwaasi oo kamid ah dadka deegaanka.

Sidoo kale Cudurka ayaa waxaa haatan u xanuunsan 13 qof oo ka tirsan isla dadka deegaankaasi Cumarow Cali oo xubno qoyskaasi ka tirsan ku jiraan la geeyay Xarumo Caafimaad oo ku yaalla Gobolka Shabeellaha Dhexe.

7 ruux ee ka wada tirsanaa halka Qoys ayaa waxaa la tilmaamay in hal goob loo gu sameeyay Aas Wadareed,kuwaasi oo u geeriyooday xanuunka aan la garaneyn.

Oday dhaqameed kaso jeedo deegaanka iyo Dhaqaatiir ayaa gurmad ku tagay dee gaankasi,iyagoona dadka qaar Shalay loo soo qaaday goobaha Caafimaad eek u ya alla Magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in Arrintaan ay ugub ku tah ay dadka deegaanka Cumarow Cali oo ka tiran Degmada Gambole ee Gobolka Sha beellaha Dhexe,isla markaana ay socdaa baaritaano xiriiro dhibaatada halkaasi ka dhacday .

QM IYO DOWLADDA QATAR OO CAMBAAREE YEY WEERARKII KA DHACAY KISMAAYO

Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Gute rres waxa uu si kulul u cambaareeyey we erarkii iyo qaraxii Dorraad lala beegsaday Hotelka Madiina (ExHabeenhoreCascasey Hotel) eeKismaayo, kaasi oo ay ku geeriyoodeen u gu yaraan 26 qof, kuna dhaawacmeen tobanaan kale.

Stephane Dujarric oo ah Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM, waxa uu shee gay inuu Antonio Guterres u tacsideynayo Qoysaska ay dadka uga geeriyoodeen weerarkaasi,wuxuuna caafimaad u rajeeyey dadka ku dhaawacmay weerarkii ka dhacay Hotelka Cascaseey ee magaal ada Kismaayo.

Dhinaca kale, Xoghayaha Guud ee QM waxa uu mar kale xaqiijiyey Taageeradda QM iyo IsHabeenhoregarab taagooda Ummadda Soo maaliyeed ee Mustaqbal Nabad buuxda leh.

Dhinaca kale, Dowladda Qatar waxay si kulul u cambaaraysay weerarkii iyo qara xii lala beegsaday Hotelka Madiina ee magaalada Kismaayo, halkaasi oo Murash axiinta Doorashadda Madaxtinimadda Jub baland deggan yihiin.

Hadal qoraal oo ka soo baxay Wasaa radda Arrimaha ee dalka Qatar waxaa la gu sheegay inay ka soo horjeedaan wax kasta oo colaad hubeysan ah oo lala beg sado dadka Soomaaliyeed.

Qarixii Dorraad lala beegsaday Hotelka Madiina ee magaalada Kismaayo waxaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen 26Habeenhoreqof oo isugu jirta Soomaali iyo Ajaaniib, kuna dhaawacmeen 56 qof oo 2 ka mid ah u dhasheen dalka shiinaha.

Madaxaweynaha Maamulka Jubba land, Axmed Maxamed Madoobe waxa uu sheegay in weerarkii Alshabaab ku qaad een Hotelka Madiina ay ku geeriyootay 26Habeenhoreqof oo ay ku jireen dad Shisheeye ah oo kala ahaa: 2 Maraykan, 2 Kenyan, 3 Tanzanian, 1 Canadian, 1 British.

GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOBOLKA HIIR AAN OO SHALAY XILKA LA WAREEGAY

Guddoomiyihii ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Shalay si rasmi ah xilka ugu wareejiyay, Cali Max amed Caraale oo ah Guddoomiyaha Cus ub ee Gobolka Hiiraan oo uu muddo ku dhow Bil kahor uu soo magacaabay Mad axweynaha maamulka Hirshabeelle.

Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhac day Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka qeyb gal ay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxa med Cabdi Waare,Guddoomiyaha Baarla maanka Sheekh Cismaan Maxamed Bar re,Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacab ka,Mas’uuliyiin ka tirsan laba Golle Hirsha beelle,Guddomiyihii hore ee Gobolka iyo marti sharaf kale.

"Waxaan u mahadcelinayaa Gudoom iyihii hore ee Yuusuf Dabageed oo aqba lay dhex dhexaadintii ay bulshada iyo Ma suuliyinta wadeen sidoo waxaan u hambal yeynayaa Gudoomiyaha cusub oo aan lee yahay ilahay hakuu saqiro Masuuliyadan culus ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kuu igmatay”ayuu yiri Sheekh Cismaan Barre.

Sidoo kale Madaxweyne Maxamed Ca bdi Waare ayaa isna u mahadceliyay Yuu suf Dabageed iyo Madaxdii ka soo qeyb gashay Munaasabadda xil wareejinta.

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale ayaa uga mahad celiyay Guddoomiyihii hore waxyaabaha u qabsoomay, isla markaana uu xusay in uu si cadaalad ah ugu adeegi doono bulsh ada Gobolka Hiiraan.

Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa iska diiday inuu xilka Wareejiyo,kadib mar kii Wareegto kasoo baxday Xafiiska Mada xweynaha dowlad Goboleedka Hirshabe elle xilka looga qaaday,hayeeshee dadaa lo dheer kadib ugu dambeyntii xilka ayuu Shalay si rasmiga u wareejiyay.

ALHabeenhoreSHABAAB OO QORSHIHII UGU YAABKA BADNAA KU FULIYEY WEERARKII KISMAAYO

Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib weerarkii hotelka CasHabeenhorecasey ay ku qaadeen maleeshiyo Alshabaab oo qasaare weyn dhaliyey.

Xog laga helay dadkii ku sugnaa Hote lka ee ka badbaaday weerarka ayaa shee gay in si la yaab leh loo fuliyey weerarka, iyadoo afar askari ay qaraxa ka hor tag een hotelka iyadoo ilaaladii hotelka u she egay inuu hotelka kusoo wajahan yahay madaxweyne Axmed Madoobe oo ay doo nayaan inay baaraan Hotelka, ayna hubiy aan amnigiisa, waxayba albaabka ka fure en Gaari ay sheegeen inuu la socday.

Waxyar kadib waxaa qarxay gaarigii gudaha u galay hotelka, kaasoo dhaliyey burbur iyo qasaare weyn oo goobta saam eeyay, kadibna waxaa bilaabatay rasaas xoog leh, iyadoo lagu laayey dadkii hotel ka ku sugnaa ee qaraxa ka badbaaday.

Saddex dabley ah ayaa gudaha u galay Hotelka, waxayna markii danbe fuuleen da baqa ugu sareeya Hotelka, taasoo dhibaa to ku noqotay ciidamada amniga ee dagaa lka kula jiray oo ku dhowaad 10 askari ay ku dhinteen bambooyin iyo rasaas kor uga yimid.

Qasaaraha dadka lagu dilay Hotelka ayaa gaaray 33 qof oo rayid u badnaa, iya doo dhaawaca uu ka badan yahay 50 kale, Ciidamada Amniga ayaa barqnimadi Shalay soo afjaray howlgalka ay ka same eyeen hoteelka oo ay ka dhaxdagaalla mayeen tan iyo Habeenhore maqribkii, wa xaana Duhurtii Shalay magaalada lagu aa say dadkii lagu dilay hotelka.

Dhaawaca xaaladoodu darran tahay ay aa loo kala qaaday magaalooyinka Muqdi sho iyo Nairobi, iyadoo qaar kale lagu dabi ibayo isbitaalka weyn ee magalada Kism aayo, waxaana dadka dhintay ka mid ah aa saxafiyadda caanka ah ee Hodan Naa leeye oo deganeyd dalka Canada, musha rax madaxweyne iyo saxafi kale.

Weerarka ayaa ahaa kii ugu khasaara ha badnaa ee ka dhaca magaalada Kis maayo, iyadoo Alshabaab ay sheegatay mas’uuliyadda weerarka. mid ka mida dab leydii weerarka ku gashay hotelka ayaa la qabtay isagoo dhaawac ah.Xigasho: Caasimaddaonline

 

TIRADA DADKA SHISHEEYAHA EE KU DHINT AY WERARKII KISMAAYO OO LA SHAACIYAY

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Islaam oo Saxaafada la hadlay ayaa ka tacsiye eyay dadkii ku waxy eeloo bay Qaraxii iyo weerarkii AlHabeenhoreshabab ku qaaday Hotel ka Madiina isagoo na ka warbixiyay si da ay wax u dheceen.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in 26 qof ay ku dhinteen weerarka halka 56 kala na ay ku dhaawacmeen isagoo sheegay in dadka dhintay ay ku jiraan qaar haystay jinsiyadaha dalalka

Kenyan 3 qof.

Canadian 1 qof.

British 1 qof.

American 2 qof.

Tanzanian 3 qof.

Madaxweynahu waxaa kale oo uu shee gay in labo qof oo u dhalatay wadanka shii naha ay kamid yihiin dadka dhaawacmay kuwaas oo hada xaaladoodu aad u wanaa gsan tahay.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah tacsi ugu diray ehelada uu ka baxay Xildhibaan hore hadana ahaa musharax u tartamayay xilka madaxtinimo ee Jubbaland Xildhiba an shuuriye iyo Alle ha u Naxariistee was iir hore oo Jubbaland ah Jaamac fariid iyo marwadiisa hodan naleeye isagoo ilahay uga baryay dhamaan dadka dhintay in uu janadii fardowso ka waraabiyo kuwa dhaa waca ahna wuxuu u rajeeyay caafimaad taam ah.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Isla am ayaa sheegay in raga weerarka soo qa aday ay ahayeen afar qof kuwaas oo mid kamid ah uu Hotelka isku qarxiyay mid kalana isaga oo nool ay ciidamada am maanku ay gacanta ku dhigeen halka laba da kale toogasho lagu dilay.

Madaxweynaha ayaa shacabka reer kismaayo uga digey inay ka feejignaadaan goobaha falalkan oo kale ay ka dhacaan oo ay ka dheeraadaan si ayna khasaaraha usii badinin.

Waxaa Madaxweynahu uu amaanay dadaalkii ay muujiyeen Ciidamada amaan ka oo dad farabadan kasoo badbaadiyay hotelka sidoo kalana wakhti kooban kusoo afjaray kooxda weerarka soo qaaday waxaa uu intaas ku daray in amaanka ga can bir ah lagu qaban doono isagoo faray Hay”adaha amaanka.

Dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Bu lshada caalamka ayuu Madaxweynahu u gu baaqay in ay ka qayb qaatan gurmadka ay Dowlad Goboleedka Jubbaland u fidin ayso dadka ay waxyeeladu gaadhay isagoo u mahad celiyay Dowladaha iyo dhamaan dhinacyadii la qaybsaday ree Jubbaland tiiraanyada.

Madaxweynahu wuxuu xusay in Warbi xin dheerad ah oo la xiriirta sida ay wax u dheceen dhawaan ay Jubbaland soo saar ayso kadib marka Hay”adaha amaanku ay dhameeyaan baaritaanada ay wadaan taas oo la xidhiidha waxyaabaha xiligan ku soo beegay falkan maadama Kismaayo ay nabadgalyo buuxda ka jirtay.

SARAAKIIL KA TIRSAN AL:SHABAAB OO LAGU DILAY DUQEYN KA DHACDAY SAAKOW

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn dhinaca cirka ah oo Habeenhore ka dhac day deega ano ka tir san gobol ka Jubba da Dhexe ee Maamul ka Jubbaland,taas oo la sheegay in lala beegsaday Saldhigyo ay leeyihiin Ururka AlHabeenhoreShabaab.

Saraakiil ciidan ayaa waxaa ay sheege en in duqeynta oo ka dhacday degmada Saakow lala beegsaday Xarun uu ku sug naa sarkaal sare oo ka tirsan AlHabeenhoreShabaab.

Saraakiisha ayaa waxaa ay hadalkooda intaasi ku dareen in ilaa iyo dhowr qof la gu dilay weerarkaasi duqeynta ah ee Habeenhore ka dhacday degmada Saak ow.

AlHabeenhoreShabaab dhankooda weli kama had lin duqeynta la sheegay in Habeenhore ka dhacday degmooyin ka tirsan gobolada Jubbooyin ka,waxaana inta badan weerar ada nooca as oo kale ah fuliya Mareykan ka oo taage era Millateri siiya Dowladda federaalka Soomaaliya.

DHULGARIIR BURBURIYEY KANIISADO OO KA DHACAY FILIBIIN

DhulHabeenhoregariir aad u xoog badnaa ayaa la sheegay inuu ruxay qeybo ka mdi ah Koonfurta dal kaasi, iyad oo ay ugu yaraan 25 qof oo TuulloHabeenhorejoog ahaa ku dhaawacmen . DhulHabeenhoregariirk aasi oo cabirkiisa 5.5 Halbeegga DhulHabeenhoregariirka ayaa waxa uu bur buriyey 2 Kaniisad, dhowr guri, Xarun Dab Habeenhoredamin iyo Suuq.

Hadal ka soo baxay Hay' adda KaHabeenhorehort agga Masiibooyinka ee dalka asi ayaa la gu sheegay in 2 Kaniisad oo ku kala yaalla Degmooyinka Karmen iyoLanuza uu soo garaay burbur xooggan. Dalka filibiin waxa uu ka mid yahay dalalka ay inta badan ka dhacaan DhulHabeenhoregariirka, iyadoo dhulHabeenhoregariir ka dhacay Waqooyiga dalkaasi sannadkii 1990Habeenhorekii ay ku geeriyoodeen kuHabeenhoredhawaad 2,000 oo qof.Kooxaha Gurmadka ayaa loo daadHabeenhoregureeyey si ay u tagaeeraan dadka

ay waxyeelladu soo gaartay.

WAKIILKA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA OO CAMBAAREEYAY WEERARKII ARGAGIXISO EE KADHACAY KISMAYO

Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambasadoor Fran cisco Madeira ayaa si xoogan u cambaareey ay weerarki argagixso ee lagu qaaday Hotel ku yaala magaalada Kis mayo ee koonfurta Soomaaliya, weera rkaas oo lagu dilay dad badan oo aan wax ba galabsan kuwo kalena uu dhaawacyo ka soo gaaray.

Wakiilka ayaa si naxariis leh ugu tacsi yeeyay qoysaskii iyo dadkii dhibaatadu ka soo gaartay weerarki arxan darada ahaa. Waxaa uu sidoo kale caafimaad buuxa u rajeeyay dadkii ay dhaawacyadu ka soo gareen weererka.

Kani waxaa uu ahaa weerar lagu baabi nayo horumarka Soomaaliya xili uu dalku dib u dhismayo horumarna laga samayn ayo amaanka iyo nabada. Dadka weerar ka soo qaaday waxaa ay ahaayeen kuwo lahaa ahadaaf guracan oo lagu gaysanayo fal dambiyeedyo, dilal iyo burbur. Ma shee gan karaan in ay u dagaalamayaan in dal ka ay dowlad wanaagsan u horseedaan.

Somalia ayaa horumar balaaran ka samaysay qabsahada dhul badan iyo in ar gagixisada laga saaro meelo badan guud ahaan dalka. Howlagalka midowga Afrika ee AMISOM waxaa uu sii wadi doonaa taa geerada hay’adaha amaanka ee Soomaali ya ayaga oo wali sii wada howlaha ka xor aynta argagixisada dhulka haatan gacant ooda ku jira.

Anaga oo ku samrayna weerarkan, wax aan rabaa in aan ka mahadceliyo dhabar adayga dadka Soomaaliyeed ayaga oo u ga falcelinaya weererkan howlkarnimo iyo in ay sii wadaan dadaalka ay ku dhisaya aan naftooda iyo dalkooda. AMISOM wax aa ay la shaqayn doontaa dowladda fada raalka Soomaaliya, dowladHabeenhoregoboleedyada xubnaha ka ah dowlada fadaraalka iyo be esha caalamka sidii dabagal loogu sama yn lahaa dabiilayaashii falkan gaystayna cadaadaladana loo horkeeni lahaa.

SHURUUD LAGU XIRAY MUHAAJIRIINTA SOO MAALIDA EE LAGA SOO MASAAFURIN LAHAA DENMARK

Xukuumadda cusub ee dalka Denmark ayaa la sheegay inay debcisay Go’aankii adkaa ee lagula macaamili jirey dadka Mu haajiriinta ee ku nool dalkaasi, gaar ahaan kuwa horey loogu wargeliyey in dib loogu celin doono dalalkooda hooyo.

Xukuumadda cusub ee dalkaasi ee Xis biga Social Democrats ayaa debcisay mo wqifkii ay ka taagnaayeen dhanka Muhaaj iriinta, tan iyo markii Ololaha Door ashadda, waxayna muddo 3 isbuuc wadaHabeenhorexaajood la lahaayeen saddexda Xisbi ee ay kula heshiiyeen inay taageeraan Xukuu madda Cusub ee dalkaasi.

Mette Frederiksen ayaa ah Ra’isulHabeenhorewasarada cusub ee dalkaasi, waana 41Habeenhorejir noqotay Ra’isulHabeenhorewasaarihii ugu da’da ya raa dalkaasi, waana Haweeneydii Labaad ee Ra’isulHabeenhorewasaare ka noqota dalkaasi.

Mette Frederiksen oo hoggaamisa Xisbiga The Socdal Democrats waxa uu xisbigaasi horey bandow ugu soo rogay inay Haweenka Muslimiinta xirtaan Niqaab ka iyo iyadoo uu Xisbiga horey u adkeyn jirey sharciga Muhaajiriinta iyo in dadka loo diido magangeliyada dib loogu celiyo dalalka ay u dhasheen.

Shabadda Wararka ee infomigrants. Net waxay qortay in Xisbiga haya Talada dalka Denmark ee Social Democrats iyo saddex Xisbi ee kale ku heshiiyeen Heshi is ka kooban 18 Bog, kaasi oo noqon kara in isbedel Fudud la sameeyo.

Heshiiska ay gaareen Xisbiga Ra’isulHabeenhorewasarada cusub ee dalka Denmark iyo saddexda Xisbi ee Social Liberals, Isbah aysiga CasaanHabeenhoreCagaaran (The‘RedHabeenhoreGreen Alliance’ iyo Xisbiga Socialist People’s Party (SF) waxa uu ku salaysan yahay in Siyaasadda ku wajahan Muhaajiriinta la debcin doono.

Ra’isulHabeenhorewasaarada cusub ee dalkaasi ayaa looga baahan yahay inad la timaado Siyaasad aad u dabacsan oo ku aadan dadka Muhaajiriinta ee ku nool dalkaasi.

Sida laga soo xigtay Wargeyska The Local ee dalka Denmark, waxay Ra’isulHabeenhorewasaare Mette Frederiksen sii wadi doonto inay diir ada saarto DibHabeenhoreuHabeenhorecelinta iyo Magangelyad da xilliga kooban ee la siiyo Muhaajiriinta.

Qorshe hore oo la doonayey in dadka la di ido codsiyadooda MagangelyoHabeenhoredoonka ee la masaafurin doono lagu sii hayo Jesiirad ku taalla Badda Baltic Sea oo Shaybaar u ah Qansiirka ayaa iyadana meesha laga saaray, oo laga noqday qorshahaasi.

Shabakadda kale ee "Refugees.DK” oo inta badan laga helo Warbixinadda qa xootiga ku nool dalka Denmark oo horey Abaalmarino ugu helay Hawshooda ku aa dan Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ayaa ka hadashay Siyaasadda Xukuumadda cu sub ee Arrimaha Muhaajiriinta.

Shabakadu waxay qortay in Qaxootiga lumiyey Oggolaanshihii Deganaanshaha Denmark haddii ay xaalladda dalalkooda hooyo soo hagaagtay in haatan loo oggol aan doono inay sii joogaan Denmark.

Qaxootiga loo oggolaanayo inay sii joo gaan dalkaasi ayaa ah kuwa shaqa hay stay ugu yaraan 2Habeenhoresanno, welina shaqe eya.

Isbedelka Fudud ee Siyaasadda Den mark waxay kaloo muhiim u noqon doon taa mustaqbalkooda 900 oo Qaxooti So omaali ah, kuwaasi oo Deganaanshaha dal kaasi lumiyeyintii lagu gudaHabeenhorejirey sann adkii hore iyo qaar kale oo u dhashay dalka Denmark.

Si kastaba ha ahaatee, tirooyinka ugu badan ee iska dhiiba dalkaasi Sannadkan 2019Habeenhoreka waxay ka kala yimaadeen dalalka Syria, Eritrea, Moroko, Georgia iyo Somal iya.

DOWLADDA SACUUDIGA OO SI KULUL U CA MBAAREESAY WEERARKII KISMAAYO

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Sacuudiga waxay si kulul u cambaaree ysey Weerarkii Dorraad lala beegsaday Hotel ku yaalla M/ Kismaayo.

HadalHabeenhoreqoraal oo ka soo baxay Sacuudi ga oo ay baahisay Wakaalladda Wararka dalkaasi ee SPA ayaa lagu sheegay inay boqortooyadda Sacuudiga Taageero la ga rab taagana tahay Somaliya fal kasta oo colaadeed, XagHabeenhorejirnimoiyo qaraxyo ee ka dhan ah dadka Soomaalida.

Waxa uu sheegay inay si kulul u cam baareynayaan weerarkii ka dhacay Hotel ku yaalla magaalada Kismaayo ee Koonfu rta Somaliya, oo 26 qof oo aan waxba gal absanin lagu dilay, laguna dhaawacay.

waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u diray Qoy saskii ay dadka kag geeriyoodeen weerar kii ka dhacay Kismaayo, wuxuuna kuwa dhaawacay u rajeeyeye caafimaad degd eg ah.

TACSI TIIRAANYO LEH

Dhammaanm Reer Jimcaale Cigalle Ga'diid waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaanQoyskii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyoo day Nabdoon Xaaji Hadaafoow Firte oo dhawa an ku geeriyoooday Magaalada Muqdisho

Waxaayan alle ugu baryayaan in mar xuumka uu ka waraabiyo Jannada Fardo owso dhammaan ehelka iyo Qaraabadana uu samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyuo Aamiin Aamiin

Siidoo kale Maamulka iyo howladeennada Wargeykan ayaa tacsi taa la mid ah u dir aya dhammaan Carruurtii uu ka tegayMarxuumka iyo ehelkasamir alle haka siyo marxuumkana jannada alle ha ugu bisha

areeyo. Aamiin aamiin aamiin

MUWAADIN SOOMAALI OO AY XUUTIYIINTA SIIYEEN DHALASHADDA YEMEN OO LAGU DILAY DAGAAL

Sarkaal ka tirsan Dowladda Yemen ay aa sheegay inay Maleeshiya dda Xuuti yii nta siinayaan Muhaajiriinta Soomaalida dhalashadda Yemen,si ay uga barbar dagaalamaan.

Shabakadda Warar ka ee bawabatii. com ee dalka Yem en waxay Sha lay oo Sabti ah qortay inay Ilo ka tirsan Dowl adda dalkaasi xaqiijiyeen inay Maleeshiyad da Hubeysan ee Xuutiyiinta siinayaan Muha ajiriinta Soomaalida dhalashadda Yemen, si ay uga barbar dagaalamaan Maleeshiy adooda.

Wakiilka Koowaad ee Gobalka AlHabeenhoreXu dey dah, Waliid AlHabeenhoreqadiimi ayaa sheegay in ay Xuutiyiinta siiyeen Dhalashooyin Muh aajir iinta Soomaalida ee Tahriibka Badda lagu soo geliyey, si ay uga mid noqdaan, ugana barbar dagaalamaan Maleeshiyad da Xuutiy iinta, waa sida uu hadalka u dhi gay.

Wakiilka, Waliid AlHabeenhoreqadiimi waxa uu bar tii sa Twitterka ku soo bandhigay Sawirka mid ka mid ah Muhaajiriinta Soomaalida oo ku bii ray Kooxdaasi, kaasi la dilay isa goo ka bar bar dagaalamayo Maleshiyadda Xuutiyiinta.

Halkan ka akhriso qoraalka Wakiilka Ko owaad ee Gobalka AlHabeenhoreXudeydah lHabeenhoreqadiimi waxa kale oo uu bartiisa Twitterka ku qor ay in maleeshiyadda Xuutiyiinta qori caar adisia ku dagaal geliyaan, isagoo sheegay in Ninka uu sawirkiisa soo bandhigay lagu dilay meel ku dhow xuduudka Yemen la wadaagto Sacuudiga.

Si kastaba ha ahaatee, ma jiraan warar madax bannaan oo xaqiijin kara inay Mu haajiriinta Soomaalida ee Qaxootinimadda ugu nool gudaha dalka Yemen ku biiraan Maleeshiyadda Xuutiyiinta, si loo siiyo Dha slashadda ama Muwaadinnimadda dalk aasi, maadaama aysan Koox Hubeysan oo aan Dowlad ahayn bixin Karin Dhala shadda rasmiga ee dalkaasi.

SHIR LOOGA HADLAYAY AMMAANKA OO KA DHACAY BOOSAASO

Madaxweyne KuHabeenhorexigeenka Puntland Md. Axmed Cilmi Cismaan Kara ash ayaa qasriga Madaxtoo yada Boosaaso kulan muhi im ah kula qaatay Guddiga Amniga magaalada Boosaaso.

Kulanka Madaxweyne KuHabeenhorexigeenka Puntl and iyo Guddiga Amniga Boosaaso ay aa waxaa ka warbixiyey Duqa degmada Boos aaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisa laan.

"Waxaa Madaxtooyada magaalada Boos aaso noogu qabsoomay shirkii Amn iga gob olka Bari oo uu shir guddoominay ey Mada xweyne KuHabeenhorexigeenka Dowladda Puntland Mu dane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ujeed ada ugu weyn ee laga wa daHabeenhorehadlaayeyna waxa ay ahayd sidii looga wadashaqayn lahaa Amniga magaalada,sidii isku xidh am ni loo helilahaa” "iyo in Madaxweynuhu war bixin ka qaa to qorshayaashii hore wixii ka qabsoomay ee dowladdu dejisey, waxa qab yada ka ah iyo sababta ay u qabsoomi waa yeen, wax aan rajaynaynaa xogta iyo shaqo oyinka aanu qabanay ee aanu u gudbiney inuu la wadaago xukuumadda, sidoo kale waxaan rajaynaynaa inaan hirgelino talooyin ka iyo amaawiirta uu nafaray” Ayuu yiri Duqa degmada Boosaaso.

WAFDI KA SOCDA DOWLADDA QATAR OO LA GU SOO DHAWEEYAY DHUUSAMAREEB

Magaalada Dhuusamareeb ee Caas ima dda dowlad Galmudug ayaa waxaa ga aray Wafdi ka soc da dowladda Qad ar,iyadoo hal kaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Wafdiga oo isugu jiray Mas’uuliyiin iyo Saraakiil Ciidan oo ka soc day Wasaarad da Gaash aandhiga Qadar ayaa wa xaa Garoon ka diaayarad aha Dhuusamareeb ku soo dha weeyay Tal iyaha Ciidanka Xoo ga Soomaali yeed S/Ga as Daahir Aadan Cilmi (Indho Qarsho),Mas ’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ku sugan hal kaas iyo xubno kale.

Intaasi kadib ayaa waxaa galbiyay Xar un ta Madaxtooyadda Magaalada,isla mar kaa na waxaa ay Madaxda dowladda iyo kuwa Galmudug uga mahadceliyeen sida ay u soo dhaweeyeen.

Wafdiga ka socda dowladda Qadar ay aa waxaa lagu wadaa inta ay ku sugan yi hi in Magaalada Dhuusamareeb in kulan ay la qaataan Ra’iisul Wasaaraha Xukuum adda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo halkaas ku sugan.

Ujeedka ay Dhuusamareeb u gaareen Wafdigan isugu jiray Mas’uuliyiin iyo Sa raa kiil Ciidan oo ka tirsan Wasaaradda Ga asha andhiga Qadar ayaa waxaa lagu she egay in ay tahay sidii ay uga qeyb qaadan lah aay een tababarka la siinayo Ciidankii Ahlusun na ee lagu wareejiyay dowladda Soomaliya.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku dar ayaan in Dowlada Qadar ay lacag ku bixin doonto tababarka Ciidankii Ahlusun na, ku waasi oo dhawaan dowladda lagu war eej iyay,si ay uga mid noqdaan Ciidamada qar anka.

SUCUUDIGA OO BERBERA DIB UGU CELINAYA MARKAB WADA 20 KUN OO NEEF

Wasiirka wasaarada xanaanada Xoola ha Somaliland Xassan Maxa med Gaafaa dhi ayaa waxaa uu cadeeyey in markab Somal iland xoolo nool ka qaadey afar cisho ka hor uu ku xayiran yahay Dekada Magaalada Jid dah ee dalka Sucuudiga.

Somaliland ayaa shee gay in tilaabadan ay timid ka dib markii dawlada Somaliya ay cabasho ka gudbisay isla markaana Dekada Berbera ka shiraacdey oo ay Somaliya do oneyso in ogolaansho ay iyadu bixiso xoo laha Soomaaliya ku dhoofaan

Wasiirka ayaa ku hanjabey hadii arint aasi xal loo waayo in ay Somaliland raads an do onto suuqyo kale oo ay xoolaheeda u dhoo fiso

Wasiirka ayaa sheegay in Shacabka So maliland uu soo gaaray dhaawac weyn oo dhanka Ganacsiga ah,islamarkaana Xu kuu mada ay la imaan donto Isbedelweyn.

TRUMP OO HESHIIS CAALAMI AH KA BAXAY 'ISAGA OO KU XUMEEYNAYA OBAMA'

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka baxay heshiiska Niyukleerka ee iran isaga oo ku xumaynaya madaxwaynihii ka horree yay ee Barack Obama, sida ku cad warqadsir ah oo la soo dusiyay oo uu qoray safiirkii hore ee UK u fadhiyay Washinton.

Sir Kim Darroch ayaa ku tilmaamay go'aan kii Tump ee uu heshiiska kaga baxay in uu ahaa "dhaawac diblamaasiyadeed ", sida uu maanta qoray wargayska the Mail ee ka soo baxa dalka Britain.

Sida uu wargayska qoray warqadan sirta ah ayaa la qoray ka dib booqashadii wasiirkii arrimaha dibada ee Britain ee xilligaasi Boris Johnson oo isagu Mareykanka ka codsaday xilligaasi in aysan heshiiska Iiraan ka bixin.

Madaxwayne Trump ayaa u arkayay heshii skii Niyukleerka ee Iiraan uu lala galay mid aan wanaagsanayn.

Wargeyska the Mail ayaa ku waramaya ka dib markii Mr Johnson uu UK ku laabtay uu safiirka UK ee Washinto Sir Kim uu war qad soo qoray taasi oo uu ku sheegayo in madaxwayne Trump ka bixitaankiisa hesh iiska ay u muuqato in ay tahay "sababo shaq siyadeed " sababtuna ay tahay in heshiiska uu saxiixay madaxwaynihii isaga ka horee yay Barack Obama.

Danjiraha Britain ayaa la sheegay in uu bidhaamiyay in la taliyayaasha madaxwayne trump ay ku kala qaybsameen arrintan isla markaana aysan xilligaasi dajinin istaraatijiy ad ku aaddan waxa la samaynayo ka dib ka bixitaanka heshiiska.

Sir Kim Darroch ayaa isagu xilka ka da gay ka dib markii ay soo baxeen wararka ku saabsan warqadan sirta ah ee warbaahinta loo dusiyay.

Heshiiskaasi oo dalka Iiraan ay la gal een waddammada shanta ah ee xubnaha jo ogtada ka ah golaha ammaanka ee Qara mada Midoobey , Jarmalka iyo Midowga Yur ub ayaa la saxiixay bartamihii sannadkii 2015Habeenhorekii.

Ujeeddada heshiiskan ayaa ahaa in la xaqiijiyo in barnaamijka Niyuukleerka Iiraan uu gebi ahaanba noqdo mid nabdoon, waxa uuna rasmiyan dhaqan galay bishii Janaayo ee sannadkii 2016Habeenhorekii.

Iiraan ayaa hakisay qaar ka mid ah haw laha barnaanijkeeda niyuukleerka iyada oo taa ku baddalaneysay in laga khafiifiyo qaar ka mid ah xayiraadaha dhaqaale ee saarn aa. Mareykanka ayaa ka bixitaankii heshi iska ka dib cunaqabateyn cusub ku soo rog ay Iiraan.

Iiraan ayaa dhankeeda ugu baaqaysa dalalka Yurub ee hesiiska qaybta ka ahaainay heshiiska badbaadiyaan.

Macluumaadkan sirta ah ee warbaahinta loo soo dusiyay ayaa ku soo beegmiya xilli ay kacsan tahay xiisadda gobolka oo ay Iira an iyo Mareykanka xaaladooda meel xun mareyso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip