HALKAAN KA KHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 14-KA LUULYO 2019-KA
CIIDAMADA DOWLADDA OO LA WAREEGAY DEEGAANO KA TIRSAN SHABEELLAHA HOOSE
Howlgalkaan ay Ciidamadu ku qaadeen deegaanno iyo Tuulooyin u dhaxeeya degmada Walaweyn iyo deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose,waxana uu howlgalka aha mid ka dhan ah Xub