
13-KA LUULYO 2019-KA HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 13-KA LUULYO 2019-KA
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYE EYAY MUWAADINIINTA KU NAF WAAYEY WEE RARKA QAXYADII KISMAAYO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka
Soomaaliya Md.Maxamed Cabdull aahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo
ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisani mo
ee ka dhacay magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha ayaa u rajeeyey dad ka dhaawacyadu ay ka soo gaareen weer arkan arxan darrada ah in uu Alle u boogo dhayo, isagoona XFSku jiheeyay in si deg deg ah ay gurmad caafimaad ugu fidiso da dka ay culus tahay xaaladdooda caafi maad.
"Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Weerarkan argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo waxa uu muujinay aa yoolka cadawga dadka Soomaaliyeed oo salka ku haya in ay meel kasta ku gum aadaan haldoorkeenna iyo guud ahaan dadkeenna.”
Madaxweyne Farmaajo ayaa faray ha y’adaha ammaanka heer Federaal ee ku sugan Jubbaland iyo kuwa heer dowlad Goboleed in ay sare u qaadan feejignaa ntooda oo ay sugaan amniga, kana hor ta gaan falalka bahalnimada ah ee argagi xisadu ay ku doonayaan inay ku waxyeelleeyaan amniga Jubbaland. Ayuu Yiri Md. Farmaajo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu baaqay bulshada Jubbaland in ay xoo jiyaan midnimadooda iyo wadajirkooda, si ina joogteeyaan la shaqeynta laamaha a mmaanka, si loo xaqiijiyo amniga guud ee deegaannada oo ay ku soo food leedahay doorashada Madaxtinimo ee Jubbaland.
DHAMMAAD
DOWLADDA SOOMAALIYA OO BIXISAY LACAG LAGU DHISAYO GAROONKA K/CAGTA EE W/GAALKACYO.
Wasaradda
maaliyadda ee Xukuuma da federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay bixisay lacag uu
R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu balanqaaday dhism aha garoonka
kubadda cagta ee waq ooyiga Gaalkacyo.
Lacagtan oo gaaraysa 220, 000$ (La ba boqol iyo labaatan kun oo doollar) ayaa lagu taageeray dhismaha garoonka ciyaa raha Cawaale ee Waqooyiga Gaalkacyo, waxaana lacagtan lagu shubay Akoonka guddiga dhismaha garoonka ciyaaraha "Cawaale”.
Dhawaan ayay Aheyd markii R/Was aaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kulan la qaatay Guddiga dhismaha Garo on ka Kubada cagta ee Cawaale, kaasi oo ku yaala Waqooyiga M/Gaalkacyo.
AFAR RUUX OO KU DHIMATAY QARAX KA DHA CAY DALKA LIBYA.
Ugu yaraan Afar Qof ayaa ku geeriyoo tay 33 kalena dhaawacyo ayaa soo gaa ray, markii qarax lala beegsaday Laba Ba abuur oo ka mid ahaa Gaadiid lagu waday meydka talihii hore ee Magaalada Beng hazi, oo dhacda bariga Dalka Libya.
Afhayeen u hadlay Wasaaradda arr imaha gudaha ee Dalka Libya oo lagu ma gacaa bo, Tarek elKharraz, ayaa wakaa ladda wararka ee AP u sheegay, in Dadka uu qaraxu haleelay ay kala ahaayeen La ba Boliis ah iyo Laba Shacab ah, halka dhaawacuna ay sidoo kale isugu jiraan Askar iyo Rayid.
Dalka Libya ayaa waxaa ka jira kooxo Hubeysan oo kala feker ah, kuwaas oo unkamay markii talada Dalkaasi xoog loo ga qaaday Mucammar AlQadaafi, oo muddo ka badan 40 Sano soo xukumayay Dalkaasi.
MAXAY WARBAAHINTI GINI KA TIRI SOCDAAL KII MUUSE BIIXI?
Warbaahinta dalka Gini ayaa markii u horeysay ka hadashay safarkii Madaxw eynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku tag ay caasimada dalkaasi ee Conakry. Shab akada Mediaguinee oo ka mida Warbaah inta dalka Gini ayaa sheegtay in socdaalkii Madaxweyne Biixi uu ku tagay dalkaasi ay horseeday in shacabka reer Somaliland si weyn u sharfaan calanka wadanka Gini iyo Madaxweyne Alpha Condé oo sawira diisa la sudhay wadooyin ka waaweyn ee caasimada Hargeysa. Waxa kale oo ay xu stay shabakadu in shacabka Somaliland ay si weyn u bogaadiyeen madaxweyne Conde iyo shacabka reer Gini, oo Madaxw eynahooda si meeqaam sarre leh loogu soo dhaweeyay caasimada dalka Gini. Ja mhuuriyada Gini iyo Somaliland ayaa xiriir cusub yeeshay ka dib socdaalkii Madaxw eyne Biixi, kuwaasi oo la filayo inay ye eshaan iskaashiyo kala duwan oo dhinaca Ganacsiga iyo Dhaq aalaha.
XAL LAGA GAARAY XIISADII KA TAAGNEYD GOBOLKA HIIRAN
Waxaa xal
laga gaaray khilaafkii ka dha shay xilka qaadistii guddoomiyihii Maamul ka
Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) uu ku sameeyay Madaxweyn aha
Maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare taas oo sababtay in mudo bil ah aysan
Shaqeyn xarumaha Maamulka.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo Maamulka HirShabeelle iyo siyaasiyiin kale ayaa ku howlanaa xal inta xiisadaas,waxana ugu dambeyn lagu guuleystay in guddoomiyihii Gobolka Hiir aan uu ogolaaday in uu xilka wareejiyo Xa lay ayaa waxaa Baladweyne kulan ku yee shay gudomiyaha Gobolka Hiiraan ee xil ka laga qaaday Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo guddoomiyaha Cusub, iyaga oo halkaasi ku dhameeyay waxyaa bihii sababay in xilka uu wareejin waayo Yuusuf Dabageed.
Wararka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in dhawaan uu xilka wareejin doono Guddoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Hiiraan, iyada oo xalinta xiisada an ay soo dhaweeyeen qe ybaha kala duw an ee Bulshada ku nool Magalada Balad weyne.
XILDHIBAANO LASOO BADBAADIYAY IYO WARARKII UGU DAMBEEYEY QARAXA ..
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo Magaalada Kismaayo ee Caasimadda kumeel gaarka ah ee Jubbaland ayaa sheegayo inay weli ciidamadii hubeysnaa ku jiraan gudaha Hotel Cascasey oo ay gelinkii dambe ee Dorraad ku galeen weerar ku bilowday qarax ismiidaamin ah.
Sida ay qaar ka mid ah warbaahinta u xaqiijiyeen xubno ka tirsan Maamulka Jubb aland, waxaana socdo dadaalo xooggan oo lagu doonayo in lagu soo badbaadiyo Xildhibaano iyo Mas’uuliyiin ku jiro Hotelka.
Illaa hadda waxaa la xaqiijiyey in Hotelka laga soo badbaadiyey Xildhibaan Caana Nuug iyo Senator Iftiin Xasan Baasto.
Sidoo kale waxaa jiro Xildhibaano iyo Diasparo badan oo kasoo jeedo Beesha Axmed Madoobe kuwaas oo ku xayiran Hotelka isla markaasna aan la xaqiijin karin nolol iyo geeri.
Wasiiro ka tirsan Jubbaland ayaa ka mid ahaa sidoo kale dadka Ciidanka Nabad suggida Jubbaland ay soo badbaadiyeen.
Ciiamada Nabadsugidda Jubbaland ayaa howlgal ka wado Hotelka, waxayna wararka sheegayaan inay gudaha hotelka weli jiraan kooxihii AlShabaab ka tirsanaa ee weerarka kusoo qaaday.
KULANKII UU AMIIRKA QADAR LA YEESHAY TRUMP OO WADNAHA JARAY SACUUDIGA IYO IMAARAADKA
Soo dhaweyntii weyneyd oo uu Amiirka Dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad alThani kala kulmay Dowladda Mareykanka ayaa caddeyn buuxda u noqotay inuu bur ay go'doonkii ay Qatar geliyeen Xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta sida uu qoray Wargeyska The Times Khamiistii Dorraad aheyd.
Tifaftiraha Wargeyska ee dhanka Bari ga Dhexe Richard Spencer ayaa sheegay in Dowladaha Mareykanka iyo Qatar kala saxiixdeen heshiisyo ganacsi oo aad u ba dan oo ay kamid tahay in Qatar laga iibiyo hubka Mareykanka.
Madaxweynaha Mareykanka Trump ay aa Dowladda Qatar ku tilmaamay inay tah ay saaxiib dhow oo ay leedahay Washin gton sida uu hadalka u dhigay. " Dadka Qatar waxay maalgelin xoog leh ku same ysteen dalkeena, waxay abuureen shaqoo yin badan iyagoo lacago badan ku iibsa day saanado Militari oo ay kamid yihiin Diyaaradaha dagaalka" ayuu yiri Trump. Dowladda Mareykanka ayaa Qadar ku am aantay sida ay uga qeyb qaadato la daga alanka argagixisad, waxayna midaan mee sha ka saartay doodii Sacuudiga iyo Im aaraadka ee ahaa inay Qadar maageliso argagixisada sidaasna ay go'doon ku geliyeen.
Madaxweynaha Mareykanka ayaa tal aadadii lasoo dhaafay aqalka cad kusoo dhaweeyey boqorka Qadar, waxayna kala saxiixdeen heshiisyo waaweyn oo ku saa bsan iskaashi dhexmaro labada dhinac. Kulanka dhex maray Trump iyo Sheikh Tamim ayaa caddeynayo horumarka dipl omaasiyadeed oo ay gaareyso Qadar xilli 2017 ay go'doon dhan walba ah saareen qaar ka tirsan dowladaha Carabta oo ay hormuud u yihiin Sacuudiga iyo Imaaraad ka.
Dowladaha go'doonka geliyey Qatar ayaa kala ah Sacuudiga, Imaaraadka, Ma sar iyo Baxreyn waxayna sabab uga dhig een inay Qadar taageerto Argagixisada in kastoo ay Qadar arrintaas si weyn u beeni say ayna sheegtay inay dowladahaan rab aan inay meel uga dhacaan madax bana anida Qadar.Image result for trump iyo amiirka qadar
LAYRARKA KU SHAQEEYA ILEYSKA CADCE EDDA OO LAGA GIRGELIYAY QEYBO KA MID AH DEGMADA C/CASIIS
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Eng: C/raxm aan Cusmaan Yariisow iyo gudoomiyaha degmada C/casiis ayaa goobjoog ka ahaa munasaba lagu daahfurayay layrarka ku shaqeya ileyska cadceedda oo dhawaan la geliyay waddo laami ah oo tagta xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha degmada C/casiis ayaa sheegtay inay ku farxsantahay in laga hir egeliyo layrarkan waddada laamiga ah ah ee dhawaantaan la dhisay waxaana ay far tay dadka deeg aanka in ay ilaashadaan kana shaqe eya an hagaajinta bilicda caas imadda. Dhina ca kalana guddoomiyha gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ku how lanyhiin soocelinta bilicda maagaala da la na qurxinayo dhamaan magaalada, isaga oo intaas sii raaciyay in uu u mahad celinayo shacabka degmada C/casiis iyo maamulka oo arrintaan ka shaqeeyay.
WASIIR BEYLE OO LA KULMAY SAFIIRKA MAREYKANKA EE SOOMAALIYA
Wasiirka
Wasaaradda Maaliyada Xuk uumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Duc aale Beyle ayaa Dorraad
oo Jimce ah wa xa uu kulan gaar ah la qaatay safiirka Do wladda Mareykanka u
fadhiya Soomaaliya Amb, Donald Yamamoto.
Kulanka ayaa waxaa ay uga hadlen Arrimo ay ka mid ahaa yeen sida dib u hab eynta hanaanka Maaliyadda, iyada oo la tixraacayo heshiiskii Hay'adda IMF ee hag aajinta dhaqaalaha dalka. Wasiirka Wasaa radda Maaliyadda Soomaaliya Cabdirax maan Ducaale Beyle ayaa sheegay in kula nkaas uu ahaa mid guul ku dhamaaday, isla markaana uu rajeynayo in hagaajinta dhaqaalaha dalka uu sahli karo deyn caf inta Soomaaliya.
"Waxaan ku faraxsanah ay taageera da uu na siiyo Mareykanka ee ku aadan dib u hagaajinta dhaqaaleheena, Xasilooni da Maaliyadeed iyo rajada miro dhalka ah ee deyn cafinta Soomaaliya ayuu yiri Was iir Beyle. Dowladda Soomaal iya ayaa intii ay jirtay waxaa ay ku how laneyd hagaaji nta hanaanka maaliya deed ee dal ka,
waxaana madaxda ugu sareysa dalka ay sheegeen in Soomaaliya ay ku dhow dahay in deynta laga cafiyo.
MID KA MID AH MALEESHIYAADKII KU DAG AALAMAY CEELAFWEYN OO HUBKA WAREEJIYAY
Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa
dagaal sababay dhimasho iyo dhaaw ac waxaa uu ka dhacayay deegaan dule edka ka
ah degmada CeelAfweyn ee gob olka Sanaag, kaas oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed.
Dagaalka oo geystay dhimashada in ka badan 20 Ruux iyo dhaawaca 30me eyo ayaa waxaa ka haatan la sheegay in xaaladu ay tahay mid degan,isla marka ana qaar ka mid ah Odayaasha iyo waxga radka Magaalada Ceerigaabo,ay kala dhe xgaleen. Wararka la helayo ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in mid ka mid ah maleeshiyaad kii dagaalamay waan waan kadib ay ogolaadeen inay hubka wareejiy aan si loo xaliyo dagaalka,sida uu shee gay mid ka mid ah waxgaradka degmada CeelAfweyn. Odayaasha ayaa sidoo kale waxaa ay ku howlna yihiin sidii maleeshi yaadka kale ay dhankooda Soo maaliland ugu wareejin lahaayeen hubka si loo soo afjaro dagaal beeleed yada ku soo lab laa btay deegaan ka CeelAfweyn.
Si kastaba tallaabadaan ayaa ku soo aa day xilli dhawaan Madaxweynaha Soo maaliland Muuse Biixi Cabdi uu amar ku bixi yay in ciidamo kala dhexdhigo malee shiyo beeleedyada ku dagaalamay deega anada hoostaga degmada CeelAfweyn ee Gobolka Sanaag.
MADAXWEYNAHA JUBBALAND & XILDHI BAANO KU KULMAY GOOBWEYN
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland
Mudane Axmed Maxamed Isla am ayaa Dorraad oo Jimco ah Masuuliyiin iyo dadweyne
kala duwan wakhti kula qaatay Deegaan dalxiiseedka Goobweyn e duleedka Magalada
Kismaayo.
Masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Xildhibaa no Federaal ah Odayaal dhaqan iyo dadw eyne kale ayuu Madaxweynahu halkaas kula qadeeyay. Madaxweynaha ayaa dad ka uu halkaas kula kulmay ka dhagaystay aragtiyadooda iyo afkaaraha ay ku biirina yaan geedi socodka Jubbala nd,xilli ay soo dhawdahay doorashada Maamulkaas.
RA'IISUL WASAARE KHEYRE OO LAGU SOO DHAWEEYAY M/ DHUUSAMAREEB
Ra'iisul
Wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu
hoggaaminayo ayaa Dorraad dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareb ee Caa simada
Galmudug. Wafdiga oo maalmah aan ku sugnaa Magalada Gaalkacyo oo markii hore
safar dhulka ah uu ku tegay ay aa Dorraad diyaarad kasoo raacay Gaalk acyo,
iyaga oo ku tegay Magaalada Dhuusamareeb.
Garoonka Diyaaradaha Magalada Dhu usamareeb ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxa Xukumadda Maamulka Galmu dug Maxamed Shaakir Cali Xasan,Wasiir dowlaha Arimaha Gudaha Dowlada fed eral,Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Gal mudug iyo qeybaha kala duwan ee Reer Dhuusamareeb.
Ra'iisul Wasaaraha ay aa intii uu ku su agn yahay Dhuusamareeb waxaa uu kul amo la qaadan doonaa Madaxda Galm udug ee ku sugan halkaas, isa ga oo kala hadli doona xaalada Galmudug iyo sida ay ku dhici laheyd doorasho lo dhan yahay.
GUDDOONKA LABADA GOLE EE BAARLAMAAN KA SOOMAALIYA OO KA HESHIIYAY KHILAAF U DHAXEEYAY
Guddoonka labada gole ee Baarlama anka Soomaaliya ayaa goor dhow shir jar aa'id oo ay wadajir u qabteen ku shaaciy ay in laga heshiiyay khilaaf u dhaxeeyay.
Shirka jaraa'id waxaa ka soo muuqday, guddoomiyaha golaha shacabka , kuxige enkiisa koowaad , guddoomiyaha golaha Aqalka sare iyo kuxigeenkiisa.
"Bulshada Soomaaliyeed iyo caalamka waxan u sheegeynaa laga billaabo Habe en hore in labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaa liyeed si wad ajir ah ayay u wada sha qeyn doonaan." ayuu yiri guddoomiyaha gola ha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabd iraxmaan.
"Wixii kale ee howle ah oo jira in
xal loo raadiyo, sida in xeer hoosaad loo samee yo labada Aqal oo ay wada
leeyihiin iyo in la dhiso guddiyada labada gole." ayuu yiri guddoomiye
Maxamed Mursal.
Guddoomiyaha golaha aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa dhankiisa sheegay kaddib dood ay ka yeesheen arr imaha khilaafka dhaliyay inay si wadajir ah u go'aansadeen in dib loo billaabo wadas haqeynta labada Aqal.
"Arrintan muddo dheer ayay dadka Soomaaliyeed sugayeen, waxaan Habeen hore u sheegaya howshaasii inay billaabatay oo aan ka heshiinay in howshii si rasmi ah oo wadajir ah u billowno." ayuu yiri guddo omiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi.
Muddo ayuu hakad ku jiray wadashaq eynta labada gole ee Baarlamaanka, taas oo wal wal badan laga muujinayay, maad dama ay jiraan sharciyo muhiim ah oo das tuurku uu ka mid yahay oo ay tahay lab ada gole inay ka wada shaqeeyaan, balse ku dhawaaqista Habeen hore ee la xiriirta inay dib u wada shaqeynayaan labada gole ay aa arrin muhiim ah mar horaba lagu tilm aamay.
TURKIGA OO XAQIIJIYAY INUU SOO GAARAY GANTAALAHA DIFAACA EE S400
Dowladda Turkiga ayaa markii u horre ysay shaaca ka qaaday inuu dalkeeda soo gaaray gantaalaha difaaca ee S400, sida laga soo xigtay wasaaradda Difaaca.
Saldhigga
ciid ammada ee Mur ted oo ku dhow
caasimadda Anka ra ayaa la she egay qeybtii u hor reysay ee gantaalaha dif aaca
ee S400 oo Ruushku farsameeyo in la gaarsiiyay.
Turkiga ayaa si uu u helo gantaalaha difaaca ee S400 wuxuu ka dhaga aday gay baaqyada kaga yimaaday xulufadiisa Maraykanka e ku aaddan inuu ka tana asulo gadashada hubkan Ruushku farsam eeyay, maaddaama ay liddi ku tahay siy aasadsa NATO ee difaaca. Turkigu waa xubinta labaad ee NATO ugu weyn. Mara ykanka ayaa ugu hanjabay inuusan ka iibinayn diyaaradaha casriga ah ee F35 ee uu farsameeyo. Sidoo kalana uu cuna qabataymo dhaqaale saari doono haduu gato hubkaas.Turkiga aya labadii sano ee u danbaysay waxa xumaaday xiriirkooda Galbeedka, waxaana Turkiga uu ganacsi baaxad weyn la wadaaga galbeedka dha qalihiisuna udub dhaxaad u yahay. Falkan uu ku baalmaray siyaasadda NATO ayaa sababi karta in cunaqabataymo adag uu wajaho, taaso curyaamisa dhaqaalihiisa.
WARIYE HODAN NAALEEYE OO KA MID NOQ OTAY DADKII KU DHINTAY QARAXYADII CAA WA KA DHACAY MAGAALADA KISMAAYO
Wararka ka imanaya magaalada Kis maayo ee
xaruta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in dadkii Habeen hore ku dhintay
weerarradii iyo qaraxyadii lagu qaaday Hot elka Cascaseey ay mid noqotay Wariye
Hodan Naaleeye.
Wararka
ayaa intaa ku daraya in sidoo kale uu weerarka hoteelka ku geeriyooday Fariid
Jaamac oo ahaa Hoday Naaleeye seygeeda kana mid ahaa siyaasiyiinta Jubbaland.
Wararka ayaa intaa ku daraya in dad ka Habeen hore ku dhintay weerarka hotelka Ca scaseey uu ka mid ahaa Wariye Maxamed Sahal Cumar oo loo yaqaanay Gacmo Dheere.
Wariye Hodon Naaleeye ayaa waxa ay madax ka ahayd taleefishinka Integration oo muuqaalo badan laga daawaday iya doo safariku tegi jirtey gobolada dalka Soomaaliya.
Waxey aheyd qof caan ku ahaa Barnaa mijyada la xiriira arrimaha bulshada iyo du kumantariyo inta badan ku saleysan nola sha bulshada oo dhinacyo badan taabana ya.
Warka ku sabsan Geerideeda ayaa siw eyn ugu faafahay baraha bulshada, mad aama ay aheyd qof siweyn ay u garanaya an dadka ku hadla afka Soo maliga kuwaa oo u xiiseyn jiray filimada iyo Barnaamijya da ay ka diyaariso Soom
Aaliya
MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO BOOQDAY ISBITAALKA KISMAAYO
Madaxweynaha
Jubbaland oo booqday isbitaalka Kismaayo Madaxtooyada Jubbal and ayaa war kasoo
saartay qarixii iyo we erarkii maanta ka dhacay hoteel ku yaala Kismaayo, sida
hoose ayuuna u qornaa war saxaafadeedka.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Md. Axmed Maxamed Isla am ayaa hada booqanaya Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo halkaas oo la geeyay dadkii ku dhaawacmay weerar ka Argagixisadu maanta ku qaaday Hotel ka Madiina ee Magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha ayaa booqday qaybta gargaarka deg dega ah oo shaqo adag ay ka hayaan Dhakhaatiirta kala duwan wax aa uu Madaxweynahu tacsi u diray dham aan ehelada iyo qaraabada dadkii ku dhi ntay Qaraxa maanta isagoo caafimaad ta am ah u rajeeyay dadka dhaawacyadu soo gaadheen.
Waxaa Madaxweynahu uu sheegay in AlShabaab ay ka go'antahay sidii shac abka Soomaaliyeed loo tirtiri lahaa taasna ay u marayaan wado walba.
Ciidamada amaanka ayuu Madaxweynahu ku amaanay sida ay uga jawaabeen we erarka waxaana uu xusay in ay soo badb aadiyeen dad farabadan kuwaas oo hote lka daganaa.
CIIDAMO DIIWAAN GALINTOODO KA SOCOTAY CADAADO OO LA JOOJIYAY KADIB KHILAAF CULUS
Saraakiisha ciidamada dowlada Soom aaliya
ayaa Dorraad Cadaado ka bilaabay diiwangelinta ciidamada la qarameynayo ee ku
sugan deegaanada Maamulka Gal mudug. hase yeeshee islaDorraad ayaa la joojiyay
diiwaangelinta ciidanka.
Sargaal katirsan ciidamada Dowlada ay aa sheegay in sababaha la joojiyay diiw aangelinta ciidanka ay salka ku heyso mur an ka dhashay tirada ciidamada la qorayo ee ku sugan Degmado Cadaado ee Gobo lka Galgaduud.
Saraakiisha kasocday dowlada dhexe ayaa sheegay in 200 oo askari ay ka diiw aan galinayaan Degmada Cadaado balse saraakiisha deegaanka ayaa sheegay inay hayaan askar intaas ka badan loona baa han yahay in dhamaan la diiwaangalsho.
Wararka
ayaa intaas ku daray in Isfa han waaga soo kala dhex galay Saraaki isha ka
socota dowlada dhexe iyo Madax da ciidamo ku sugnaa Cadaado ay salka ku heyso
tirada ciidamada la diiwaan gelinayo ayaa ugu dambeyn keenay in la joojiyo
ciidamadii laga diiwaangelinayay degmad Cadaado.
Saraakiisha deegaanka ayaa sheegay in aysan aqbali doonin tiro aysan ku qan acs aneyn in laga diiwaangalsho Cadaado waxayna sheegeen in dowlada Soomaal iya looga fadhiyo in magaalooyinka Galm udug ciidamo isla eg laga diiwaangalsho.
Taliyayaasha Ciidanka Xoogga dalka eek u sugan deegaanada Galmudug ayaa wa da qorshe ay ku qarameynayaan Ciid an ka Meleeshiyaad ah ee hubka heysta ee ku sugan deegaanada Maamu lka Gal mu dug ee Bartamaha Soomaaliya .
Saraakiisha Ciidanka diiwaan galinaysa ayaa horay Diiwaan galin uga bilaabay Dhuus amareeb, Balanbal, Xeraale,Huur she iyo deegaano kale oo ka tirs an Galm udug.
RAG KA TIRSAN ALSHABAAB OO QORSHEY NAYAY INAY DILAL GEYSTAAN OO LA QABTAY
Ciidamada ammaanka ee dowladda
Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay rag hubeysan oo ka tirsan Xoogaga AlShabaab.
War ka soo baxay hay'adda Na bad Su gida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa lagu she egay in xubnahaasi oo garayay la bo lagu soo qabtay howlgal gaar ah oo ci idamada dowladda Soomaaliya ay ka fuliyen ban naanka magaalada Muqdisho. NISA ayaa shaacisay in ragga la soo qabtay ay hube ysnaaayeen, islamarkaana ay damacsana ayeen in dalal qorsheysan ay ka geystaan gudaha Caasimada. Sidoo kale warka ka soo baxay taliska NISA ayaa lagu sheeg ay in labo qof oo kale oo ka shaqeynayay shirkado ganacsi la soo qabtay, kuwaas oo haatan ay ku socdaan baaritaano dhe eraad ah.
Warkan laguma shaacin magacyada xubnaha gacanta lagu so dhigay iyo halka laga soo qabtay marka laga reebo in how lgalka uu ka dhacay duleedka Muqdisho.
"Howgal ay hay’adaha amnigu ka fuliy een banaanka Muqdisho, waxay gacanta ku soo soo dhigeen laba dhagarqabe oo ka tirsan AS iyo hubkooda, iyagoo malee ga yey dilal lagu beegsanayo shacabka. Wax aana qayb ka ahaa labo kale, oo sha qaale ka ah shirkad ganacsi” ayaa lagu yiri qoraalka NISA.
Muddooyinkii la soo dhaafay ciidama da ammaanka, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa kordhiyey howlgallada lagu xaqiijina yo amniga degmooyinka gobolka Banaadir.
MARAYKANKA OO CARBIS MILATERI U BILAAB AYA KUN ASKARI OO DALALKA GOBOLKA KA SOCDA BARTAMAHA BISHAAN.
Qoraal oo
ka soo baxay Safaaradda uu ku leeyahay magaalada Addis Abeba ayaa lagu sha aciyey
in Ciid damo tirado odu tahay Kun Askari oo ka ka la socda ugu yaraan 15 Waddan
ka qeyb geli doonaan Tababarkaasi Milliteri, kaasi oo socon do ona bishan July
15da ilaa 31da.
Tababarkaasi oo loogu talagalay in sa re loogu qaado Khibradda Ciiddamadda Gobalka iyo kuwa Hawlgalka AMISOM iyo in lagu taageero Hawlgalka Nabadilaalin ta QM iyo Midowga Afrika.
Carbiskaasi oo loogu magac daray JA19 waxaa ka qeyb geli doona Ciiddamo ka kala socda dalalka Somalia, Jabuuti, Kenya, Uganda, Burundi, Rwanda, Maray kanka, Faransiiska, Kanada, Britain, Bra zil, Holland , Jarmalka iyo Ethiopia oo mar tigelinaysa Tababarkaasi.
Ergooyin ka kala socda Ururradda Caa lamiga, sida Xafiisyadda QM, Midowga Afrika, Hay’adda Kaalmadda Maraykanka ee USAID, Machadka Nabadda Maraykan ka iyo Hay’adda Bisha Cas iyo Shaqaala ha iyo Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ay aa iyagana ka qeyb geli doona Dhoolatus kaasi oo sannadkiiba mar la qabto.
Dhinaca kale, Dowladda Maraykanka waxay sheegtay inay si toos ah u siinaya an Dowladda Ethiopia kudhawaad 6 mill ion oo Dollar, sababo la xiriira Tababarka asi Milliteri ee lagu qabanayo dalkooda, sida laga soo xigtay Safaaradda Maraykan ka ee Addis Abeba.
Dhanka kale waa markii 2aad ee ay Ethiopia martigeliso Tababaradda Milliiteri ee sare loogu qaadayo Ciiddamadda Gob alka iyo Hawlgalladda Nabadilaalinta ee QM iyo Midowga Afrika ka wadaan Qaar adda Afrika, waxayna Ethiopia horey u martigelisay sannadkii 2017ka, iyadoo Carbiskaasi sannadkii hore lagu qabtay dalka Uganda.
YAA DF SOMALIA KA CAAWIYA HELIDA XOG TA QARAXYADA KA DHACA MAGAALADA MUQDISHO?
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo haatan dagaal adag kula jirta Kooxda AlShabaab ayaa waxa ay taageero kala duwan ka heshaa dalal oo badan oo dane eya arrimaha Soomaaliya.
Mareykanka ayaa ka mid ah dalalka dhinaca Milatariga ka taageero Soomaa liya, kaas oo qeyb ka ah dagaalka la gula jiro AlShaba ab.
Safiirka Mareykan ka u fadhiya Muq disho Donald Ya mamoto oo la had lay Shabelle ayaa bixiyay xog badan oo ku saabsan taageerada ay siiyaan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo).
Mr Yamamoto ayaa sheegay in Mar eykanka Soomaaliya uu ka taageero dhin acyo ka mid ay tahay Sirdoonka.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ay jiraan unugyo guurguura oo ay iyagu taageera an, kuwaas oo baadi gooba xogta qaraxya da ka dhaca magaalada Muqdisho.
Waxa kale uu carabka ku adkeeyay in ay kala shaqeyn doonaan hay’adaha amma anka, sidii looga hortagi lahaa weerarada ay AlShabaab, gaar ahaan qaraxyada ay ka geystaan gudaha Caasimadda.
Dowladda Mareykanka waxaa Sooma aliya ka joogo ciidamo lagu qiyaaso 500 ill aa 800, kuwaas oo caawiya ciidamada dowladda Soomaaliya.
Inta badan AlShabaab ayaa weeraro toos ah iyo qaraxyo ka fuliya magaalada Muqdisho, kuwaas oo uu khasaaraha badan ka soo gaaro dadka rayidka ah.
Xigasho:Caasimada Online
BOGGA CAYAARAHA
MAAMULKA INTER MILAN OO KA HADLAY HADII DOONISTOODA ROMELU LUKAKU AY TAHAY MID RUN AH? HALKEYSE WAX MARAYAAN?
Kooxda Inter Milan ayaa
xaqiijisay iney dalab rasmi ah u gudbiyeen dhigooda Manchester United, iyagoo
ka doonaya weeraryahanka reer Belgium Romelu Lukaku.
Warbaahinta talayaniga ayaa baahisay in wakiilo ka socda kooxda Inter ay u duuleen dalka Ingiriiska si ay halkaas wadahadalo dhan walba ah ula yeeshaan wakiilada Red Devils, waxeyna weydiisteen hadii Lukaku looga iibin karo 85 Malyan oo Yuuro.
Agaasimaah ciyaaraha kooxda Piero Ausilio ayaa ka mid ahaa wafdigii Inter ee halkaas u duulay, kuwas oo Khamiistii kusoo laabtay gudaha talyaaniga.
"Waxaan Man United kala hadalnay arrinta Romelu Lukaku” ayuu yiri Piero Ausilio oo la hadlayay Sky Sport Italia.
"Waxey aheyd weydiisasho rasmi ah oo dhexmartay labada kooxood ee muhiimka ah, waan arki doonaa wixii dhaca, Conte wuxuu doonayaa xiddig walba, waana isku dayi doonaa inaan lasoo saxiixano” ayuu mar kale yiri.
GOORMA AYEY BARCELONA SOO BANDHIGEYSAA SAXIIXEEDA CUSUB ANTOINE GRIEZMANN? & SABABTA AYSAN TAAGEERAYAASHA U IMAAN DOONIN CAMP NOU?
Barcelona ayaa xaqiijisay iney
soo bandhigeysa saxiixeeda cusub Antoine Griezmann fiidnimada Axadda kadib
markii ay ku dhawaaqday iney dhameystirtay saxiixiisa, xiddigaan ayaa lacag
fara badan kaga yimid Atletico Madrid.
Xiddiga reer France ayaa soo gaari doona magaalada Barcelona maanta gelinka dambe (Sabti), waxaana la geyn doonaa sida dhaqanka ah bakhaarka kooxda saacadda markey tahay 9:00 fiidnimo si halkaas sawiro looga qaado.
Waqtigaas kadib wuxuu mari doonaa caafimaad maalinimada Axad da (berito) subaxa hore ka hor inta aan lagu soo bandhigin fiidnimada garoonka Camp Nou.
Heshiiska ayuu qalinka ku duugi doona isagoo la fariisan doona maamulka kooxda 6:15 maqribnimo xiliga Spain, waana ka hor inta aan gar oonka Camp Nou gudahiisa sawiro looga qaadin, nasiib xumo taageeray aasha kooxda ma imaan karaan maadaama hawlo laga wado garoonka.
Shir jaraa’id ayuu qaban doonaa 7:30 Fiidnimo (Xiliga Spain), wuxuuna wajahi doonaa su’aalo badan oo kaga imaan doona warbaahinta.
Maalinta isniinta ayuu soo xaadiri doonaa xarunta tababarka kooxda si uu ula kulmo ciyaartoyda cusub ee Camp Nou ku sugan, wuxuuna bilaabi doonaa shaqadiisa xirfadlenimo ee kooxda gobolka Catalonia.
XULKA TUNISIA OO U GUDBAY AFAR DHAMMAADKA KOOBKA QARAMMADA AFRIKA 2019 KADDIB MARKII AY GARAACEEN MADAGASCAR
Xulka qaranka Tunisia ayaa iska
xaadiriyey afar dhammaadka koobka qarammada Afrika 2019 kaddib markii ay 30 ku
garaaceen dhiggooda Madagascar.
Kulankan oo ahaa mid adag ayaa lagu kala nastay barbaro goolal la’aan 00, laakiin qeybtii labaad ayaa la boobsiiyey Jasiiradda Madagascar.
Xulka Tunisia ayaa labo gool oo is xigay waxaa u kala dhaliyey 52’daqiiqo Fer jani Sassi iyo 60’daqiiqo Youssef Msakni, kulanka ayaana sidaas ku noqday 20 looga gacan sarreeyey Madagascar.
Dhammaadkii ciyaartana xulka Tunisia ayaa iska sii watay bandhiggiisa wacan, waxaana goolka saddexaad daqi iqadihii ugu dambeeyey kulanka u dhaliyey Naim Sliti, kulanka ayaana ku soo dhammaaday 30.
Tunisia ayaa sidaas ku gaaray afar dhammaadka Koobka qarammada qaaradda Afrika 2019, halka Madagascar ay tartanka isaga hareen caawa.
Dhinaca kale xulka Tunisia ayaa afar dhammaadka tartankan koobka qarammada qaaradda Afrika waxa ay la ciyaari doonaan dhiggooda Senegal 14 bishaan July.
MUSHARAX MADAXWEYNE OO KA MID AHAA DADKII LAGU DILAY WEERARKII KISMAAYO
ku dhawaad 15 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarkii AlShabaab shalay Galinkii dambe ay ku qaadeen Hoteelka Cascasey ee Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maa mulka Jubbaland.
Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa Musharax Madaxweyne Jubbaland Maxamed ismaciil Shuuriye, Hodan Naaleeye oo aheyd Gabadh ka timid dalka Canada oo Wariye aheyd oo si weyn looga yaqaanay Soomaaliya iyo Seygeeda Fariid Jaamac oo horay Wasiir kaga soo noqday Jubbaland, Deeq Wabi oo dhawaan ka yimid Mareykanka ahaana Madaxa Hay’adda SADO, Maxamed Sahal Gacmadheere oo ahaa Wariye ka tirsan Radio Ergo iyo TVga SBC.
Waxaa sidoo kale jira dad kale oo badan oo aan wali la aqoonsan kuwaasoo ku dhintay Weerarka AlShabaab ay ku qaadeen Hoteelka.
Ciidanka Jubbaland ayaa hadda soo afjaray inta weerarkii Magaalada Kismaayo, waxana ka qeyb qaatay Ciidamo Mareykan oo fadhigoodu yahay Garoonka Magaalada Kismaayo.
13-KA LUULYO 2019-KA HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 13-KA LUULYO 2019-KA
WERARKA HOTEELKII KISMAAYO OO LA SOO GEBAGABEEYAY… Ciidamada amniga Jubbaland ayaa sheegay in soo afjaray weerarka oo iyaga haatan gudaha u galeen hoteelka. Ilaa haatan lama xaqiijin karo baaxadda khasaaraha ka dhashay weerarkaasi balse