13-KA LUULYO 2019-KA HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 13-KA LUULYO 2019-KA
WERARKA HOTEELKII KISMAAYO OO LA SOO GEBAGABEEYAY…
Ciidamada amniga Jubbaland ayaa sheegay in soo afjaray weerarka oo iyaga haatan gudaha u galeen hoteelka.
Ilaa haatan lama xaqiijin karo baaxadda khasaaraha ka dhashay weerarkaasi balse