Ugu yaraan 400 oo ruux ayaa geeriyootay ka dib markii ay doon ay saarnaayeen ay kula dagtay xeebaha dalalka Turkiga iyo Giriigga iyagoo doonaya inay u sii gudbaan dalalka qaarada Yurub sida ay hay’ada caalamiga ah ee dadka soo galootiga ah.
Doontan degtay ayaa la sheegay in ay maraysay waddo cusub oo aan hore loo mari jirin kadib markii la xoojiyay ammaanka wadooyinkii hore ay maraakiibta iyo doomanka mari jireen.
Dagaalo ka soo cusboonaaday dalka Siiriya ayaa sii xoojiyay dadka qaxootiga ah ee doonaya inay galaan dalalka Yurub.
Baddaha Turkiga iyo Giriigga ayaa ah jid ay kumanaan ruux ku gudbeen qaxooti faro badan sanadkii 2015kii.
In the latest incident, Turkish media quoted official as saying that 40 migrants set out for Lesbos from the Altinoluk area early on Monday. They say their boat capsized two miles (3.2km) into the crossing.



0 



Doon ay saarnaayeen qaxooti oo ku dagtay Shalay xeebaha dalka Turkiga
Ugu yaraan 27 ruux oo qaxooti ah ayaa ku geeriyootay xeebaha dalka Turkiga ka dib markii doon ay saarnaayeen ay la degtay,dadkan qaxootiga ah ayaa ku sii jeeday jasiirada Lesbos ee dalka Giriigga.