Doon ay saarnaayeen qaxooti oo ku dagtay Shalay xeebaha dalka Turkiga
Ugu yaraan 27 ruux oo qaxooti ah ayaa ku geeriyootay xeebaha dalka Turkiga ka dib markii doon ay saarnaayeen ay la degtay,dadkan qaxootiga ah ayaa ku sii jeeday jasiirada Lesbos ee dalka Giriigga.