Ciyaartooy geeriyooday xilli ay socotay ciyaar toos ah

0
Friday April 26, 2019 - 23:20:29 in Wararka by
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaartooy geeriyooday xilli ay socotay ciyaar toos ah

    Ciyaartooy caalamiga ah ee u dhashay dalka Burundi, Papy Faty ayaa geeriyooday kaddib markii uu ku dhacay garoonka dhexdiisa, xilli ay socotay ciyaar. Ciyaartoygan oo ay da'diisa aheyd 28 jir ayaa loo maleynaya inuu wadnaha istaagay xilli uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartooy caalamiga ah ee u dhashay dalka Burundi, Papy Faty ayaa geeriyooday kaddib markii uu ku dhacay garoonka dhexdiisa, xilli ay socotay ciyaar. Ciyaartoygan oo ay da'diisa aheyd 28 jir ayaa loo maleynaya inuu wadnaha istaagay xilli uu ka qeyb qaadanayay ciyaar gudaha oo ka socotay magaalada Piggs Peak Town ee ku taalla gobolka waqooy galbeed ee Swatini.

Papy Faty ayaa xilliggaasi u dheelayay kooxdiisa maxalliga ah ee lagu magacaabo Melanti Chiefs oo ay foodda is darayeen kooxda kale ee Green Mamba.

Dhimashada ciyaartooygan reer Burundi ayaa kusoo beegantay xilli ciyaarta ay socotay 15 daqiiqo.

Waxaa loola cararay isbitaalka deegaanka balse waxaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip