Wasaarada waxbarashada oo sheegtay in ay dib u soo celin doonto Xarumihii waxbarashada dalka

0
Friday April 26, 2019 - 23:17:59 in Wararka by
  • Visits: 431
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada waxbarashada oo sheegtay in ay dib u soo celin doonto Xarumihii waxbarashada dalka

    Tan iyo markii ay burburtay dawladii dhexe ee dalka ka jirtay ayaa waxaa meesha ka baxay waxyaabo badan oo uu dalku lahaa oo ay ka mid ahaayeen goobo waxbarasho, kuwaasi oo ahmiyad u ahaa bulshada Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tan iyo markii ay burburtay dawladii dhexe ee dalka ka jirtay ayaa waxaa meesha ka baxay waxyaabo badan oo uu dalku lahaa oo ay ka mid ahaayeen goobo waxbarasho, kuwaasi oo ahmiyad u ahaa bulshada Soomaaliyeed.

Agaasimaha guud ee wasaarada Waxbarashada xukuumadda soomaaliya Axmed Xasan Yuusuf oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in wasaarada ay wado qorsho dalka dib u loogu soo celinayo xarumihii waxbarasho oo ay laheyd dowladda.

Waxaa uu sheegay agaasimaha in ay dib u soo celin doonaan xarumihii lagu baran jiray kalluumaysiga ,Beeraha, farsamada iyo kuwo kale .

Agaasimaha ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in wasaarada ay doonayso inay hawlahaasi ay hirgeliso ka hor inta aan la gaarin 2020.

Halkan ka dhageyso

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip