Taliska Amisom oo ku baaqay in la xoojiyo taageerada Somaliya, si ay u xoogeysato Dowladnimada Somaliya

0
Thursday September 24, 2015 - 17:04:38 in Wararka by
  • Visits: 978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Amisom oo ku baaqay in la xoojiyo taageerada Somaliya, si ay u xoogeysato Dowladnimada Somaliya

    Madaxa Ciidamada Amisom Ahna Wakiilka Ururka Midowga Afrika Ee Somaliya, Amb. Maman Sidikou, ayaa waxa uu caalamka ugu baaqay in la kordhiyo taageerada ku aadan dalka Somaliya. Wakiilka, ayaa sheegay in taageerada caalamka ay muhiim u tahay Dowlad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxa Ciidamada Amisom Ahna Wakiilka Ururka Midowga Afrika Ee Somaliya, Amb. Maman Sidikou, ayaa waxa uu caalamka ugu baaqay in la kordhiyo taageerada ku aadan dalka Somaliya. Wakiilka, ayaa sheegay in taageerada caalamka ay muhiim u tahay Dowladda itaalka yar ee Somaliya, iyadoona ay Somaliya hiigsanayso dib ugu soo laabashada dhabaha xasiloonida. Wuxuu sheegay horumarka xilligan ka jira dalka Somaliya in lagu gaaray taageerada uu caalamka ku bixinayo, isla-markaana ay taageeradaasi soo noolleysay rajada ah in Somaliya ka soo kaban karto xilligii adkaa.

Qoraal uu soo saaray, ayuu ku sheegay inaanay Somaliya ka quusan doonin kuwo dadaalada ku bixinaya, sidii ay u heli laheyd deganaansho dhameystiran.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip