Taliska Amisom oo ku baaqay in la xoojiyo taageerada Somaliya, si ay u xoogeysato Dowladnimada Somaliya
Madaxa Ciidamada Amisom Ahna Wakiilka Ururka Midowga Afrika Ee Somaliya, Amb. Maman Sidikou, ayaa waxa uu caalamka ugu baaqay in la kordhiyo taageerada ku aadan dalka Somaliya.
Wakiilka, ayaa sheegay in taageerada caalamka ay muhiim u tahay Dowlad