
Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya iyo Soomaaliya oo heshiis ku kala saxiixday Mandhera
Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Sida ay sheegayaan wararka labada dhinac ayaa kulan ku leh magaalada Mandhera, kaasoo looga hadlayo xiriirka labada dal, amniga iyo arrinta Darbiga Kenya ka dhiseyso xuduuda oo ay wadajir u booqan doonaan.
Kulanka labaad ee Guddiga wadajirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan iskaashiga labada dal
Labada Wasiir oo kala hoggaaminayaan Guddiga wadajir ah oo iskaashiga labada dal qaabilsan, waxaana ay ku kala saxiixdeen magaalada Mandhera heshiis labo dhinac ah.
Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya iyo Soomaaliya oo heshiis ku kala saxiixday Mandhera
Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Sida ay sheegayaan wararka labada dhinac ayaa kulan ku leh magaalada Mandher