Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya iyo Soomaaliya oo heshiis ku kala saxiixday Mandhera
Wasiirada Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya.
Sida ay sheegayaan wararka labada dhinac ayaa kulan ku leh magaalada Mandher