
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 23-KA JANNAAYO 2016-KA
Xasan Sh., wuxuu sheegay DS inay ga rab taagan tahay dad kaasi si xaaladooda caaf imaad loo dabii bo.
Waxa uu sheegay kuwa dhintay inay yihiin Shuhudo ku bax ay gacan ka xaqdaran, xilli dadkaasi ay ku jireen waqti nasiino ah.
Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarka ka dhacay Xeebta Liido ee M/ Muqdisho oo waxyeello kala duwan ay ka soo gaartay dad shacab ah oo ku dama ashadayay halkaasi. Weerarkaan ka dha cay Xebta Liido ee M/Muqdisho, ayaa wu xuu ka mid noqonaya weerarada Naxdinta badan ee Bulshada Somaliyed aysan ilaa wi doonin, kuwaasi oo shacabka Khasa aro ka soo gaaray.
MADAXWEYNAHA: "WAA IN XOOGGA LA SAARAA XOOJINTA AFKA SOOMAALIGA, LAGUNA FAANAA HIDDAHA IYO DHAQANKEENA”
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xas an Sh.Maxamuud, ay aa sheegay in um mad kasta ay hor umar dha nkasta ah ku gaari karto marka ay xoogga saarto adeegsiga luqad deeda iyo dhaqankeeda.
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabadda Sann ad Guuradii 43aad ee ka soo ware egtay mar kii la dhaqange liyey qorista Afka Soomaali ga oo maanta lagu qabtey Xarunta Akademi yada Cilmiga, Dhaqanka, Fan ka iyo Suugaan ta ee M/Muqdi sho. "Qorista farta Soomaaliga wa xay ka mid ta hay guulaha ay Soo maalida ku faani karto. Go’aanka lagu hirgeliyey qo rista afkeena 43 ka hor waxaa ku jirta cibrad ah in marka la helo nidaam iyo kala da mbeyn wax walba iyo horumar kasta la gaari karo. Waan ogn ahay in muddo dheer ay so cdeen dadaallo la doonayey in lagu qoro af ka, balse sannad kii 1973kii uu noqday san nadkii ay xukuu madda waagaas jirtey hirge lisey riyadaasi ay muddada dheer shacabke ena qabeen. Waxaa dhammaanteen waajib inaga saaran yahay ina an xoogga saarno xo ojinta Afka Soomaaliga, laguna faanaa hidd aha iyo dhaqanka qaniga ah ee aanu leena hay’’.
Madaxweynaha waxaa uu sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo la kaashaneysa hay’adaha kala duwan ee jira ay diy aar u yihiin in la xoojiyo afka Soomaal iga, iyadoo si gaar ah loo tix gelinayo muhi madda afka uu u leeyahay waddanka iyo si da u wax uga tari karo horumarka iyo adke ynta midnimada.
"Luqaddu waxay xambaarsan tahay taarii khda,dhaqanka,hidaha, caqiiddada iyo wax walba oo ummad ku faani karto, ama horum ar ku hiigsan karto. Markaad eegto dalalka dunida ee horey u marey, midkoodna heer kuma gaarin luqad shisheeye. Waa inaan ku fa annaa afkeena, macaamiilkeena iyo xiriirk eenana uu noqdaa Af So omaali, heer dow ladeed iyo bulsho intaba. Luuadaha qalaad wax aa inooga filan inaan ka barano inta aan dunida kale kula xiriireyno, laakiin waxaa mar walba muhimadda koowaad leh afkeen na. Wax aana dhiirigelinayaa kobcinta erey bixinta Afka Soomaaliga oo la jaanqaadaya adeegyada maamulka iyo tiknoloojiyadda casriga ah’’, ayuu yiri Madaxweynaha.
Madaxweynaha waxaa uu bogaadiyay tal laabadii dhowaan uu qaadey maamulka go bolka Banaadir ee ahaa in dhammaan boor arka goobaha ganacsiga ee magaalada Mu qdisho ku suran lagu qoro Afka Soomaaliga, isagoo dhanka kalena xusuusiyey shacabka inay xil wey iska saaraan ilaalinta iyo kobcin ta afkooda, maadaama Hay’adda Qarama da Midoobay ugu qaabilsan Culuunta, Dhaqan ka iyo Sayniska ee UNESCO ay sheegtay in Afka Somaliga uu ka mid yahay afafka qa tarta ugu jira inay ka dabar go’aan dunida. Madaxweyne Xasan Sh. ayaa sheegay in dhammaan hay’adaha ka hawlgalaya Soom aaliya sharciyadda ay ku shaqeynayaan la gu qo ro afka Soomaaliga, isagoo qurba joo gta Soomaalidana ugu baaq ey inay ka sha qeeyaan sidii ay carruurtooda u bari lahaaye en afka , hiddaha iyo dhaqanka Soomaali ga.
Waxaa uu ugu dambeyn Madaxweynaha ammaanay doorka wa naagsan ee uu kobcin ta Afka Soomaaliga ka qaatey Madaxweyna ha Jamhuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Mada xweynaha ayaa munaa baddaasi abaalmarino ku guddoonsiiyay dhalinyaro iyo haween Soomaaliyeed oo ka kala socday gobollada kala duwan ee dalka, kuwaas oo ka qeyb qaatey tartan dhinaca su ugaanta iyo farshaxanka oo lagu maam uusaayey maalinta qorista farta Soomaaliga ee 21ka January.
Madaxweynaha Soomaaliya waxaa xafl adda ka hor uu si rasmi ah xarigga uga jar ey Xarunta Akademiyadda, Cilmiga, Dhaq anka, Fanka iyo Suugaanta oo dib loo daya ctiray dagaalladii sokeeye ka dib.Munaasab adda 21ka January, waxaa iyana ka soo qe ybgaley hadalana ka jeediyay mas’uuliyiin ay ka mid ahayd Wasiirka Wax barashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Drs Khadar Ba shiir Cali, Wasiirka Warfaafinta, Maxamed Cabdi Xayir, Wasiir KuXigeenka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Muumino Sheekh Cumar iyo mas’uuliyiin kale. DHAMMAAD
MID KA MID AH BEELAHA DEGA G/SH/DHEXE OO KULAN KU YEESHAY DEGMADA BALCAD
Kulan ay ka soo qeybgaleen duubabka dhaqanka, siyaasiyiin, qaar ka mid ah mas’u uliyiinta maamulka gobolka Sh/dhexe looga na hadlay aayaha beesha Wacbuudhan Ab gaal ayaa lagu qabtay degmada Balcad. Shirkan ayaa dadkii ka qeybgalay waxa ay ka hadleen mustaqbalka beesha iyo sidii ay beesha Wacbuudhan Abg aal ay qeyb lib aax ugaga qaadan lahayd horumarinta dal ka Soom aaliya gaar ahaan gobolka Sh/ dhexe ayna doorkeeda mugga leh uga qaadan lahayd shirka maamul u sameynta labada gobol ee Sh/ dhexe iyo Hiiraan.
Mas’uuliyiintii ka hadashay shirkan ayaa waxa ay sheegeen in be esha Wacbuudhan Abgaal ay tahay beel degta gobolo badan oo dal ka Soomaaliya ka mid ah gobolka Sh/ dhexena uu yahay halka ay tahay xuddunta beesha.Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybg alay qaar ka mid ah maamulka gobolka Sh/ dhexe oo uu ugu horeeyo gu ddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasada Axmed Mey rre Makaraan,guddoomiyaasha deg mooyinka Balcad,Warshiiq iyo Ruunni rgood. Dhinaca xildhibaanada heer qaran waxaa goobjoog ka ahaa oo kala ah Cumar Maxam ad Maxamuud (Finish), Xasan Macallin iyo Qaasin Cali Nuur (furdug).
Waxaa kale oo goobjoog ka ahaa shirkan kana qeybgalay gudd oomiyaasha degmooy inka Wadajir, Dharkeynley iyo Kaaraan ee M/Muqdisho iyo C/hi Sh.Xasan oo ka tirsan golaha wasiirada maam ulka Koofurgalbeed Soomaaliya. Axmed Xasan Cadow (Daaci) ,Ex. Xildhibaan Xuseen Carraale Caddaan.
Gabagabadii shirkan ayaa waxaa la isku af gartay in beesha Wacbuudhan Abgaal ay sii dardar geliso howlaha kaga aadan horumar inta bulshada iyadoo halkaa la isku dhaafsada aaraa iyo fikrado wa jiyo badan oo mu ddo aan kulmina halkaas isku arkay.
CIIDAMADA DOWLADA OO SOO AFJAR AY WEERARKII & QARAXYADA LAGU QAADAY MAQAAYAD KU TAALLA XEEBTA LIIDO
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee dowlada Somaaliya ayaa waaberigii Habeen hore soo afjaray weeraro isugu jiray qaraxyo iyo rasaas oo habeen hore fiidnimadii kooxo hu beysan ku soo qaadeen maqaayad ku taala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Amniga gudaha ee xukuumada Somaliya C/risaaq Cu mar Maxamed ayaa sheegay in la soo gabagabeeyay hawlgalkii Liido oo socday ku dhowaad 10 saacadood oo xiriir ah, iyadoo hab een hore oo dhan nawaaxiga xeebta liido laga maqlayey daryanka qaraxyo waaweyn iyo rasaas culus. Tirada dhimashada ayaa gaar tay ugu yaraan 20 qof oo ay ku jiraan afar ka mid ah kooxihii weera rka soo qaaday ee ka tirsanaa Alshabaab, waxaana sidoo kale dad ka dhintay ku jira haween Caruur iyo dhaiinyaro ku caweyneyay ba nnaanka dhinaca xeebta ee maqaayadda, kuwaasoo rasaas oodda looga qaaday.
Dhaawac aad u fara badan ayaa sidoo kale la dhigay isbitaalla da magaalada Muqdisho, kuwaasoo uu ku jiro weriye Maxamed Ibr ahim Macalimu oo u shaqeyn jiray BBC.
"Waxaan ka soo laabtay Maqaayadda Liido Sea Food oo lagu xa suuqay Maato. Waxaan dul istaagay Maydka Hooyo iyo Cu nu geedii oo la isku dul dilay. Waxaan arkay tiro illaa 4 Dumar ah oo si arxan daran loo laayay. Waxaan kaloo.soo arkay illaa iyo 7 qof oo inta la safay ka dibna rasaas lagu asqeeyay. Waxaan intii aan me esha joogay arkay hooyo dhimatay oo cunugeedii oo nool uu ka ho oseeyay. Markii ay Ciidankii ka soo hoos bixiyeen Cunugaas Mayd ka Hooyadiis. Wuxuu waydiistay Ciidanka in Hooyadiisna loo soo toosiyo. Taasoo aan la qarac may” sidaas waxaa yiri weriye C/casiis Afrika oo ka tirsan warbaahinta dowl adda. Xeer Illaaliye Ku Xigeenka Qaranka, Dr Maxamad Xasan Nuur ayaa ka mid ahaa ku dhowaad boq ol ruux oo laga soo badbaadiyey ma qaayada oo ay qabsadeen kana dhex dagaalameen kooxihii weerarka soo qaaday. Alsha baab ay aa sheegatay ayaa masuuliyada weerarkan. Iyagoo sheegay iney beegsadeen maqaayad ku taala xeebta liido oo ay fariist aan madax, saraakiil iyo dad cad aan ah, inkastoo dadka la laayey dhamaan tood ay yihiin shacab
3 WALAALO AH OO KU DHINTAY WEERARKII LIIDO
Cabdifataax Maxamed Kheyre, ayaa VOA u sheegay in laba Gabdhood iyo wiil la dhashay ay ku geeriyoodeen weerarkii Liido. Weerarkii habeen hore lagu qaaday xeebta Liido, waxaa ku geriyooday 20 qof oo ay ku jiraan afar Shabaab, waxaana ku dhaawacmay tiro kale oo badan. Weerar ka waxaa sheegtay maleeshiyada AlShabaab.Dadka weerarka ku geeriyooday waxaa ka mid ah saddex qof oo walaalo ah, oo ku sugnaa maqaayadda Liido Sea Food, sida uu sheegay wiil la dhashay sad dexda as qof oo la hadlay VOA. Cabdi fataax Maxamed Kheyre, ayaa VOA u sheegay in laba Gabdhood iyo wiil ay aha ayeen ku wa qoyskooda ka dhintay, kuwa as oo isla shalay la isku dhinac aasay. Wa xa uu tilmaamay inay maqaay adda u tag een si ay waqti fiican ula soo qaata an ub ad ay dhaleen walaalihiisa, maadda ma uu ka soo xirmay imtixaanaadka Isku ullo iyo Jaamacado ay dhiganayeen.
Jamaal Axmed Cismaan, ayaa Khadka telefoonka ku wareystay Cabdifitaax Maxamed Kheyre
ERGEYGA CUSUB EE Q/MIDOOBAY KEATING OO CAMBAAREEYAY WEERARKII LIIDO
Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa cambaareeyay weerarkii Habeen hore lagu qaaday maqaaxida Liido Sea food ee M/Mu qdisho.Wakiilka QM ee Soomaaliya Micha el Keating ayaa ku tilmaamay weerarkan inuu ahaa mid agagaxso ayna QM.ka xun ta hay dadkii ku dhintey iyo kuwii ku dhaawa cmayba,
Michael Keating ayaa u mahad celiyay cii damada Nabad Sugidda Qaranka kuwaasoo soo badbaadiyay dadweyne faro badan oo ku xayirnaa gudaha baararka ku yaal xeebta Liido.
"Ma wiiqi doonaan weeraradan fulaynima da ah ee dadka rayidka lala beegsanayo, waxaan ku ammaanayaa sida geesinaima da le hoo ay ciidamada amniga ugaga jawa abeen falka bahalnimada ahaa ee lagu qa aday dad rayid ah oo ku sugnaa xeebta Lii do.”ayuu yiri ergeyga cusub ee Q/M.uga wakiilka ah dalka Soomaaliya.
Weerarka lagu qaaday xeebta Liido ayaa ahaa kii ugu waxyeelada badnaa ee ka dha ca maqaaxiyada ku yaal xeebta Liido kuwaa soo ilaalo xoog lehi ay ku sugan yihiin
KENYA "TALIYIHII ALSHABAAB EE HOGGA MINAYAY WEERARKII CEELCADDE DUQEYN AYAAN KU DILNAY”
Taliyaha ciidamada Kenya Jen. Samson Mwathethe oo shir jaraa’id ku qabtay Nay roobi ayaa sheegay in duqeyn ay gudaha Somaliya ka geysteen ku dileen taliyihii hog aaminayay ciidamada Alshabaab ee Wee raray Saldhigga Ceelcadde ee gobolka Ge do.
Jen. Mwathethe ayaa sheegay in Macall in Janoow oo horkacayay ciidamada Alsha baab iyo saraakiil kale ay ku dileen duqeyn cirka ah; ayna sidoo kale dileen tiro kale oo ka mid ah xoogagga Alshabaab. Sidoo ka le, taliyaha oo ka hadlayay weerarkii lagu qa aday saldhiga cidamadoodu ay ku sugnaa yeen ee gobolka Gedo ayaa xusay inuu a haa qaraxii ugu horreeyay mid ka weyn sad dex jibaar Qaraxyadii lagu weeraray Safaar adda Maraykanka ee Nayroobi sannadkii 1988kii.
Taliyaha ayaa wuxuu xusay inay adag ta hay in lagu ogaado barista DNAda meyd adka dadka ku dhintay qaraxyada. Isagoo xusay inay weli la’ yihiin askar badan oo ka tirsan ciidankooda, isagoo diiday inuu shee go tirada ciidamada kaga dhintay weerarka as. Ugu dambeyn, ma jiraan warar ka mad axbannaan Kenya oo xaqiijinaya geerida tal iyihii hoggaaminayay weerarkii lagu qaaday saldhigga Ceelcadde ee gobolka Gedo, ka asoo ahaa kii ugu xumaa eee lagu qaado cii danka Kenya tan iyo 2011kii markaasoo ay soo galeen Somaliya.
RAISUL WASAARAHA OO B/WEYNE UGA QAY BGALAY MUNAASABAD LAGU SAGOOTINAYAY CUTUBYO KA TIRSAN CIIDANKA JABUUT
Munasabadan oo lagu sagootinanyey cut ub yo ka tirsan ciidanka hiil waalal ee jamhu uriyadda aan walaalaha nahay ee jabuuti, kana howl gala gobolka hiraan kuwaas oo dhammaaday waqtigigii joogitaankoodda So omaaliya isla markaana lagu badalay ciida mo cusub oo ka socday isla dalkaasi ayaa shalay lagu qabtay magaladda baladweyne. Xaflad daan baraallan ayaa waxaa ka qayb galay wafdi uu hogaa,imayo Ra’iisalwasaar aha Xu kumadda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin wasiirro ka tirsan xukumadaasi ,
xildh ibaano Taliyaha ciidanka xogga dalka , wasi irka difaaca dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, maamulka gobolka hiraan iyo dad weyne ka le, iyadoona ay heeso wadani iyo kuwa lagu ammaanayo doorka dowladda jabuuti ay ku ledahay horumarka Soomaaliya ay ka qaa dayeen hobollada qaranka waabari .
Qaar ka mid ah wax garadka iyo odayaa sha dhaqanka iyo dhallinyaradda reer hir aan oo ka qayb galay munasabadda ayaa ammaan u soo jeediyey wada shaqaynta ka la dhaxaysa Ciidanka hiil walal iyo shacabka gobol ka. Yuusuf Axmed Xagar Guddoomiy aha gobolka Hiraan ee dowladda Soomaali ya ayaa hoosta ka xariiqay in dadka ku nool gobolka hiraan aysan ilaawi doonin abaalka ay u galeen ciidanka reer jabuuti.
Xildhibaan Qadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ah golaha shacabka Soomaaiya ay aa ka hadashay munasabada ayaa ka soo jeedisay kaalimo sugaan oo ay ku ammaa nayso madaxweynaha dalka walalaha jabu uti, kaalinta kuu ku leeyahay Soo kabasha dowladda nimada Soomaaliya.
Wasiirka gashandhiga dalkaan walalaha aynu nahay ee jabuuti Mudane Xasan dhara ar Hufane aya sheegay in dowladdisi ay ka go’an tahay tageero walaltinimmo ee ay la garab taagan tahay Soomaaliya,isagoo in taa ku daray in Soomaaliya ay marba marka ka danabysa uu soo hagaagayo Guud aha an amniga oo saldhig u ah dowladnnimma da dalkasta.
Gen Cabdulqaadir Sh.Cali Diini Wasirka Difaac Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xu say in Cidaanka wiil walal ay gacan ka si ye en Cidanka Soomaliya ka xoraynta malee shiyaadka Argaxisada ah ee alshabab deegano badan oo katirsan gobolka hiraan.
Ra’isalwasaaraha xukumadad federaal ka Soomaaliya Mudane Cumar cabdirashid oo ka hadlay munasabadda lagu Sagootin ayey Ciidanka hiil walal ee jabuuti ayaa tilm aamay in Ciidanka hiil walal aysan ku egk eyn oo kaliyaha ladagalanka alshabab , bal se ay gacan ka gaysteen gurmadka loo sa maynayo dadka jilicsan iyo dayactirka garo omadda diyaaradeed oo ku yaalla gobolka hiraan, isago xusay in dowldadd Soomaliya dhidgeeda ajbuuti ka codsan doonto in la dalacsiiyo hogaanka ciidanka hiil walal.
MADAXWEYNAHA: "KOOX YAR OO KA BEEN SHEEGEYSA DIINTA ISLAAMKA MA BURBURIN KARTO RAJADA SHACABKEENA OO AH NABAD IYO BARWAAQO INAY KU NOOLAADAAN’’
Madaxweynaha JFS,Md.Xasan Sh. Ma xamuud, ayaa sheegay in shacabka Soo maaliyeed uu u dhaqaaqey inay nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan, iyagoo dhinac iska dhigaya waayihii mugdiga ahaa ee ay soo mareen.
Madaxweynaha oo ka hadlayey falkii kooxaha ay ka luntey jihada diinta Islaam ka ay ka geysteen xeebta Liido ee M/ Muq disho, ayaa sheegay in Al Shabaab ay do orbideen inay beegsadaan carruur, hawe en, iyo dad shacab ah oo ku nasanayey makhaayadaha, taasina ay caddeyn u ta hay in argagixisada iyagoo naf la caari ah ay doonayaan inay goobaha shacabka u bedelaan goobo dagaal. "Allah u naxariis tee shuhadadii habeen horeku naf waayey falkaasi diinta Islaamka ka baxsan ee arg agixisadu ay geysteen. Dad shacab ah oo daqiiqado ka hor gutey waajibaadka salad da ayay ahaayeen, kuwaas oo halkaasi ku na sanayey, ka dib toddobaad dheer oo ay qaranka u adeegayeen. Meelna ugama jir to diinteena Islaamka ee saliimka ah in shacab la xasuuqo. Waxaan Ilaahay uga baryayaa kuwa naftooda ku waayey inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, kuwaa dhaawacmeyna uu deg deg u caafiyo’’.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud ayaa bogaadiyey sidii degdegga aha yd ee Ciidammada Qalabka Sida ay uga jawaabeen weerarkaasi fuleynimada ah ee Al Shabaab, isagoo sheegay in argagi xisada uu waqtigooda sii dhammaanayo, jabka ay kala kulmeen ciidanka dowladda awgeedna ay u beegsanayaan rayidka.
DHAMMAAD
SANADGUURADA 43AAD EE QORISTA FARTA SOOMAALIGA OO LAGU QABTAY JOWHAR
Munaasabad si weyn loo soo agaasim ay oo lagu xusayay sanad guurada 43 aad ee qorista farta Soomaaliga ayaa shalay la gu qabtay magaalada Jowhar ee xarun ta gobolka Sh/dhexe. Munaa sabadan ay aa waxaa ka soo qeybgalay mas’uuliyiinta maamulka degmada Jowh ar iyo kan gobol ka Sh/ dhexe, macallimi in,qaar ka mid ah ardayda wax ka barata dugsiyada M/jowh ar iyo dadweyne faro badan.
Guddoomiyaha degmada Jowhar Md. C/dir Cabdulle Buurfuule oo ka hadlay mu naasabadan ayaa ka sheekeeyay muhii mada farta Soomaaliga ah ay u leedahay ummada Soomaaliyeed waxana uu shee gay in maamulkiisu uu diyaar u yahay in farta Soomaaliga laga isticmaalo xafiisya da maamulka degmada horena ay u istic maali jireen farta hooyo.
Guddoomiyaha G/Sh/dhexe ayaa u mahad celiyay dadkii soo qabanqaabiyay xaflada maalinta farta Soomaaliyeed waxa na uu ugu baaqay shacabka gobolka inay isticmaalaan fartooda hooyo isla markaa na aysan ku kadsoomin luqadaha kale ee laga isticmaalo dalka.
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe ay aa ka sheekeeyay taariiqdii dadka Sooma aliyeed ay ka soo mareen sidii mar uun ay u yeelan lahaayeen far u gaar ah oo dad ku ay adeegsadaan taasoo ugu dambeyn tii lagu guuleystey 21kiiJanaayo 1973dii.
"Maalinta lagu weyneynayo 43 guura da ka soo wareegtay qorista farta Soomaa liga waa mid mudan in loogu hambalyeyo dadkii ka soo shaqeeyay sidii aan fartee na ku qoran lahayn.”ayuu yiri guddoomiya ha gobolka Sh/dhexe Cali Guudlawe Xuse en.Sanad guurada 21aad ee ka soo waree gatay maalinta farta Soomaaliga ayaa si doo kale laga xusay degmooyinka Balca d,Cadale iyo warsheekh oo ka tirsan deg mooyinka gobolka Sh/dhexe.
SHIRKA GOLAHA WASIIRADA OO LOOGA HADL AY QODOBO KALA DUWAN
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Fede raalka Soomaaliya ayaa dorraad yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Kuxig eenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxaana kulankan looga hadlay qodobo kala duwan oo ay ka mid aheyd weerarkii kooxaha argagixisadu ku qaadeen dega anka Ceelcadde oo ka tirsan gobolka Ge do, halkaasoo fariisin u aheyd ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Nabad illaalinta ee AMISOM.
Golaha Wasiirada ayaa ugu horeyntii warbixin ka dhegeystay Wasiirada Amniga oo faah faahino ka siisay weerarkii kooxa ha argagixisadu la beegsadeen goob farii sin u aheyd ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka nabad illaalinta ee AMI SOM, halkaasoo ay waxyeelo dhimasho iyo dhaawacba leh ka soo gaartay. Wa sida warsaxaafadedka ku qorneyde
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa tacsi u diray dowladda iyo shacabka Kenya, isaga oo uga tacsiyadeeyey dhimashada Askarta, waxa uuna ku ammaanay dowladda Ken ya garab istaageeda.
Sidoo kale, Wasiirka Maaliyadda Max amed Aadan Fargeeti ayaa xusay in Ban kiga dhexe uu bilaabay bixinta mushaara adka shaqaalaha rayidka ee dowladda, lana bixinayo labo bilood. Dhanka kale, golaha Wasiirada ayaa kulan isbarasho ah la yeeshay Wakiilka Q/midoobay u qaa bilsan Soomaaliya Amb. Michael Keating, isaga oo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu soo booqdo xarunta golaha fulinta dowladda, xurmo weyna u hayo shaqada culus ee ay ummadda u hayaan.
Ugu dambeyntiina, Golaha Wasiirada ayaa ugu hambalyeeyey ummadda Soom aaliyeed munaasabadda sanad guurada maalinta qorista FarSoomaaliga, waxay na ku booriyeen shacabka in qof kasta oo Soomaali ah uu ku dadaalo horumarinta iyo ku hadalka luqadooda hooyo.Dhamad
HOGGAAMIYIHII CIIDAMADA JABHADA LRA EE DALKA UGANDA DOMINIC ONGWEN OO ICC LA HORGEYNAYO
Taliyihii Jabhada Uganda ee LRA, Do minic Ongwen ayaa la filayaa in la horg eeyo maxkamada dambiyada ee ICC ee fadhigeedu yahay magaalada Hague ee dalka Netherlands. Ongwen ayaa loo hays taa 67 dambi oo ka dhan ah Aadanaha iyo dambiyo dagaal oo lala xiriirinayo afar we erar oo lagu qaaday xeryo ay deeganaaye en dadweyne barakacayaal ah oo ku noolaa waqooyiga dalka Uganda sanadihii 2002 iyo 2005.
Sidoo kale, Dominic Ongwen ayaa no qonaya ruuxii ugu horreeyay oo xubin ka ah Jabhada LRA oo la horkeeno maxkam ad. Hoggaamiyaha guud ee kooxdaas, Jo seph Koni ayaa ka mid ah dadka ay Max akamadda ICC baadigoobayso.
Waaxda dacwadoogista ayaa sheeg tay in Ciidamadii Ongwen, ay ka ahaaye en dilka kala duwan oo loo geystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan, gub idda guryahooda iyo bililiqeysiga alaabto oda.
Dhanka kale, mid ka mid ah dhibbana yaasha ayaa maxkamadda u sheegay inay ciidamadii Dominic Ongwen ay wiil ay aayo u ahayd boorso ku xireen ayna ku dul is taageen illaa uu ka dhinto. Waxaa kaloo, Ongwen lagu eedeynayaa inuu afduubtay gabdho iskuuleey ah oo da’doodu ka yarayd 15sano, si ay kooxdiisa ugu dagaallamaan.
Xeerilaaliyayaasha maxkamada ICC ayaa fursad u haysta 60 maalmood ee soo socda inay go’aan kasoo saaraan, da cwadaha loo haysto hogaaminayan LRA ka tirsanaa iyo in la helo caddeymo ku filan. Ugu dambeyn, waxaa laga cabsiqabaa in Jabhadda LRA ay dishay in ka badan 100,000 oo qof, ayna afduubatay 60 kun oo caruur ah intii uu socday daga alkii dhiigga badan uu ku daatay ee toban naanka sano soo jiitamayay.
JAN. GALAAL: "DALDALOOLO BADAN OO SII KORDHINAYA WEERARADA ALSHABAAB AYAA JIRA”
Jan.Maxamed Nuur (Galaal) oo ka mid ah saraakiisha ku xeel dheer istiraatiiji ya da ciidamada ayaa ka hadlay weerarada AlShabaab ay ka fuliyeen degaanka Ceel cadde iyo magaalada Muqdisho, isagoona sheegay in arrimahaasi ay ugu wacan yih iin daldaloolo ka muuqda ciidamada Dowl adda iyo kuwa AMISOM.
"Waxay leeyihiin dadweynaha ha noo soo sheego halka ay ku dhuumaaleysana yaan AlShabaab, dadweynaha ma iyagaa mushaar siiyaa, basaas ma aha dadwey naha iyagaaba baqaya” ayuu yiri Jan. Ga laal oo arrintaasi ku dhaliilay DFS
Jan. Galaal ayaa warkaan ka sheegay isagoo ka qeyb gelayay barnaamij ay qab atay laanta afka Soomaaliga ee BBCda xilli uu ku sugnaa M/Guriceel ee xarunta gobolka Galgaduud, wuxuuna Janaraalku hoosta ka xariiqay arrimo dhowr ah.
Mar uu ka hadlayay Jan. Galaal weerar ka AlShabaab ku qaaday xerada ciidam ada AMISOM/Kenya ay ku sugnaayeen ee degaanka Ceelcadde oo ka tirsan gobo lka Gedo, waxa uu sheegay in halkaas cii damada la geeyay tiradoodu aad u yare yd, isla markaana dhaqsi aanay u helin gurmad.
"Istiraatiiji ahaan marka ciidan meel la geynayo waa in laga kontroolo ammaanka xeradaasi masaafo dhan 100Km, mana dhicin arrintaasi” ayuu yiri Jan. Galaal oo sheegay in tirada ciidamadaasi ay ahaaye en kuwo aad u yar oo aan iska difaaci ka rin weerarada ay AlShabaab ku qaaday.
Dhinaca kale waxa uu ku eedeeyay DF inaysan dooneynin la talin dhinaca ciida mada ah, isagoona wax laga xumaado ku tilmaamay xasuuqa shacabka Soomaaliye ed lagu hayo maalin kasta, Xigasho:So maliweyn.com
WARIYE MAXAMED IBRAAHIM MACALIMUU OO KU DHAAWACMAY WEERARKII LIIDO
Maxamed Ibraahim Macalimuu oo la soo shaqeeyay Idaacadda BBC laanteeda Af ka Soomaaliga ayaa ka mid ahaa Dad kii ku dhaawacmay Qaraxyadii iyo Weerar kii lagu qaaday Maqaaxi ku taalla Xeebta Lii do ee M/ Muqdisho.
Wariye Macalimuu ayaa la Xaqiijiy ay in uu Dhaawac ka soo gaaray Madaxa, ink astoo aan la sheegin Rasaas iyo Qarax waxa uu ka soo gaaray dhaawacu. Isbi taalka shiffa ayaa la geeyay waana mid fudud sida la sheegay
GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAA LIYA OO LAGU SOO DHAWEEYEY M/BAGHD AD EE DALKA CIRAAQ
Guddoomiyaha BF Soomaaliya Md.Maxa med Sh.Cusmaan "Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray M/Baghdad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey. Guddoomiya ha Golaha Shacabka JFS Md "Jawaari” waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaa radaha M/Baghdad Guddoomiyaha Baarl amaanka dalka Ciraaq Dr Salim AbdullahalJabouri,Xildhibaanno ka tirsan Baarlam aanka dalka Ciraaq iyo Safiirka Soomaali ya ee dalka Ciraaq Marwo Amb. Khadija Maxamed Almakhzoumi .
M/Baghdad horey waxaa ugu sugnaa Xildhibaannada BS ugu jira Baarlamaanka dalalka Iskaashiga Islaamka ee PUIC iyo Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Md.C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayadoo sid oo kalena ay haDda socdaan shirarkii gu ddiyada kuwaasi oo lagu diyaarin doono ajandayaasha shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Isla amka.GBFS Md. "Jawaari” ayaa khudb ad ka jeedin doona shirka Guddoomiyeyaa sha Baarlamaannada dalalka Iskaashiga Islaamka PUIC oo rasmi u bilaaban do ona 24ka bishan January 2016 insha All
ah. —DHAMMAAD—
TAHRIIBAYAAL BADAN OO KU GEERIYOODAY DOOMO KU DAGAY XEEBAHA JASIIRADO KU DHAW DALKA TURKIGA
Ugu yaraan 40ruux Tahriibe ayaa ku dhintay laba shil oo kala duwan oo ka dhacay xeebaha Jasiirado ka baxsan Wad danka Turkey, iyadoo ay sii Kordhayaan qoxootiga ku qulqulaya waddamada Qaa radda Yurub.Wararka ayaa sheegaya in dad ba dan aan geeri iyo nool melena lag ogeyn; ka dib markii laba doonyood ay ku degeen biyo aad u qabow badan agagaaraha Jasi iradaha Giriigga ee Farmakonisi iyo Kalolimnos.
Sidoo kale, shilkan ayaa imaana ya iya doo Dowladaha Jarm alka iyo Turkiga ay M/ Berlin ee dalka Jarmalka kaga tasha nayaan sidii dhibaat ada qulqulka qoxootiga ay ka yeeli laha ayeen.
Hoggaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel ayaa doonaysa in Turkigu uu si aad ah u adkeeyo soohdimihiisa, taasoo dowladda Turkiga loogu beddelayo lacag iyo weliba Tashiilaad kale.
Ra'iisal Wasaaraha Faransiiska, Manuel Valls ayaa isagana ka digay in bul shada Yurub ay la kulmi doonaan xasil loonidarro haddii ay iskudayaan inay qaa taan qof walba oo qaxooti ah oo Qaar adda soo gala.
Manuel Valls ayaa hadalkiisa ku daray in ururka Midowga Yurub looga baahan yahay inay qaadaan tallaabooyin degdeg ah si loo xoojiyo adkeynta ammaanka xud uudahoodooda iyo kuwa dibadda ka ah.
Dhinaca kale, Xoghayaha Arrim aha dibadda Maraykanka, John Kerry ay aa isna sheegay in Maraykanku ay weydii san doonaan Dalalka deeqahabixiya inay 30% kordhiyaan lacagaha ay sannad wal ba ku bixyaan codsiyada bani'aadanimo ee caalamka, si ay wadarta lacagtaas u noqoto 13bilyan oo doollar.
Ugu dambeyn, John Kerry ayaa xusay in xukuumadda Washington ay wey diisan doonto in la kordhiyo Tirada Dalal ka Qaxootiga Qaadanaya, marka uu Madaxweynaha Mareykanka, Barack Oba ma martigeliyo shir la xiriira dhibaatada Qaxootiga Adduunka oo lagu dhinac qa ban doono shirka Guud ee Qaramada Mid oobay oo Bisha September ee Sannad kaan ka dhici doona magaalada New York.
SARAAKIISHA NABAD SUGIDA OO SHEEGAY IN LA QABTAY MID KA MID AH KOOXIHII HABEENHORE WEERARAY XEEBTA LIIDO
Saraakiisha ciidanka nabad sugida Somalia ayaa sheegay inay qabteen ninkii hogaaminayay weerarkii lagu qaaday xalay maq aayadda iyo hotelka ku yaalla Xeebta Liido.
Ninkan ayey saraakiishu sheegeen inuu yahay nin muhi im ah oo loo baadigo obayay weerar hore oo lagu qaaday hote lka Central ee magaalada Muqdisho.
Saraakiisha nabad sugida ayaa sheeg ay in ninkan oo maga ciisa aan la shaacin uu ka mid ahaa kooxihii weerarka ku soo qaaday xeebta liido ayna qabteen isagoo dagaalamaya.
Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhin tay weerarkan kuwaasoo isugu jira kooxihii weerarka soo qaaday, iyo dad shacab ah oo maqaayada bana nakeeda ku fiidsanay ey kuwaasoo ay ku jiraan haween iyo car uur, wax aana sheegtay masuuliyada weer arkan kooxda Alshabaab.
MADAXWEYNAHA RUUSHKA OO LAGU EEDEEYAY SUMMEYN
Xaakim British ah, ayaa khamiista she egay in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ansixiyey qorshe lagu sume eyey Alexan der Lit vinen ko, oo ahaa jaajuus ka tirsanaa hay’adda sirdoonka Russia ee KGB.
Litvinenko ayaa geeriyooday 10 sano ka hor kadib markii uu cabay koob shaah ah, oo xaa kim Ro bert Owen u sheeg ay in loogu daray sun. Waxa yar ka hor inta uusan gee riyo on, ayaa Litvin enko isaga oo saar an sa riirtii uu ku nafba xay, waxa uu ku eedeeyey Putin inuu bixiyey amarka lagu khaarijiyey.
Warbixin muddo la sugayey oo uu soo saaray, ayuu Owen ku sheegay in Dmitry Kovtun iyo Andrei Lugovoi oo ka tirsanaa KGBda, ay fuliyeen dilka oo ay maleegtay hay’adda FSB ee Ruushka, oo ah hay’adda beddeshay KGB.
Labada nin ayaa waxa ay qirteen inay Litvinenko kula kulmeen magaalada London dhowr goor, oo ay ku jirto marka la tuhunsan yahay in sumeyntu ay dhac day, hase yeeshee waxa ay beeniyeen inay ku lug lahaayeen geeridiisa. Russia waxa ay diiday inay labadaas nin usoo masaafuriso Britain, si loo maxka madeeyo.
Litvinenko, ayaa noqday nin aan hadalka la gabban oo dhaleeceeyey Put in, kahor inta uusan kasoo cararin Russia sanadii 2000, oo uusan usoo guurin Lond on.
DOWLADDA SOUTH AFRIKA OO SI KULUL U CAMBAAREEYSAY WEERARKI KA DHACAY XEEBTA LIIDO
War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarad da Arimaha Dibadda ee Dowladda K/ Afrika,ayaa ugu horeyntii tacsi loogu diray Madaxda iyo Shacabka Soomaaliya da dkii ku geeriyooday weerarkaasi iyo sidoo kale kuwii ku dhaawacmay.
‘Anigoo ku hadlaaya magaca Dow ladda iyo Shacabka South Africa waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu gudbinay aa Madaxweyne Xasan Sheikh Maxam uud,Dowladda Federalka iyo Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii kuwii ku geeriyooday,waxaana rajeynayaa in kuwii ku dhaawacmay ay dhaawacaasi kasoo kabtaan”ayaa lagu yiri qoraalkaasi.
Sidoo kale,qoraalkaasi ayaa lagu sheegay in Dowladda K/Afrika ay si adag u garab taagantahay Midowga Afrika iyo beesha Caalamka waxaana lagu yiri qora alka kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee K/Afrika in aan la aqbali karin weerarada micno daradda ah ee ay koo xda arxan laawayaasha Ugus ay ku qaadayaan Shacabka aan waxba galabs an.
War Saxafaadeedka ayaa lagu soo gabagabeeyay in Dowladda K/Afrika ka go’antahay taageeridda Dowladda Soo maaliya gaar aha an kaabayasha dhaqaa alaha, taa soo loo maraya ma shaariicda awo od da,dhisidda Hay” adaha ,waxaana u gu dambeyntii loogu baaqaya kooxaha iyo shakhsiyaadka qaska ka wada Soo ma aliya inay ka waantoobaan kuna soo bi ira an geeddi socodka nabadda iyo hour mar ka Dalka.
Q.M ayaa sidoo kale waxey camba ar eysay weerarkaas ay Shabaab ku qa ade en Shacabka aan wax galabsan ee ku sugnaa xeebta liido.
EX.CIYAARYAHANAD XAAWO TAAKO "CAATANIMADA AYEY IIGU BAXDAY XAAWO TAAKO” WAREYSI
Waxaa inoo suurta gashay inaan Wareysi la yeelano Laa cibadii caanka aheyd ee Gabdhaha Kubada Koleyga LLPP iyo Xulkii Qaranka Soomaaliya Xaawo sheekh Axmed oo lagu nayn aasi jiray Xaawo Taako ama Iron Lady Markaad Maqshid Wax aad soo xasuusaney saa Ga badhii caanka ku ahe yd Bar isamaadkii Kubada Koleyga Soomaaliya magac na u soo jiiday Sooma aliya,Hadaba halyeeyadaasi ku gaamur tay Dhinaca isb oortiga Gaar ahaan Kubada Koleyga 25 sano ee u dambeysana Do or weyn oo muuqda ka soo qaadatay Dhiir igalinta Ciya araha ayaan Maanta idiin soo gudbineynaa Wareysi aanu la ye elanay waxaana Wareys igii uu u dha cay sidatan.
1s. Xaawo taako Halkee ku dhala tay,Xiligee iyo max ay kugu baxday Naynaasta Xaawo Taako
1j Waxaan ku dhashay Gobolka hiiraan Magaalo madaxd iisa B/weyne oo xiligaasi uu madax ka ahaa AUN Aabaheey, waxaana magaalada noogu yiilay Guryaheenii iyo Beertii Awo owgeey,waxaana ku koray waxbara sha dana aan ku qaatay Magaalada Muqdisho
Neynaasta Xaa wo taako waxa ay iigu baxday anigoo dhiganaya Dugsigii Hoose dhese ee alf alaax oo ku yiilay Degmada Shibis ee Gobolka Bana adir,waxaan ahaa qof aad u dhuuban oo caato ah waxa la igu mitaali jiray 1 taako marka la eegay sida aan caatada u ahaa
2s Waxaa nagu maqaala ah inaad yaraantaadii xisiseyn jirtay Ciyaaraha had aba Goorma ayaad ku soo biirtay Ciya arta Kubada Koley ga yaana kugu gac an siiyay Bilowga agii Ciyaar ta kuba dda Koleyga oo aad magac weyn ku laheyd Barisamaad kii
2j waa runtaa waxaan jeclaa Ciyaaraha si gaar ah orod ada,kubada Cagta waxaan ku soo baxay orodka a oo aan u ordi jiray Dugsiga shib is waxaan oradayay 100 m, 400m 800m,isla marka wax aan ciya alka xaafada la ciy aari jiray kubada Cagta waq ti yar ka dib waxaan u lexd ay kubada kolayga oo aan u saftay iskuulka shib is, isla sanadkaasi waxaan ka mid noqday ciyaartoydii Degma da yaaqshiid waxaan la ii qatay ciyaartoydii ku ciyaara ysay ma gaca Gobolka Banaadir, cid igu gacan siisay ma jirin aniga wa xaan ahaa qof ilaahay haybad igu siiyay jeclaana k.koly ga ama isboortiga
3s.ma xasuusataa Ciyaartii kuugu faraxada badneyd iyo tii kuugu naxdinta badneyd mudadii aad u ciyaareysay Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Kooxdaadi gabdhaha Kubada Koleyga LLLPP
3jwaxaan ka mid noqoday oo aan ka mid ahaa Gabdhihii lagu aasaasay Naadigii LLPP ama Howlaha Guud,waxaa igu far xad badanayd intii aan ka tirsanaa LLPP ciyaaro faro badan oo aan soo koobi karin sababtoo ah waxaan ahaa qof isku kalsoon ciyaar walba oo aan safanayo waxaan jeclaa in aan mujiyo ci yaar wanaag oo dadka aan ku soo jiito kalsoonidooda anoo og in la kala badin karo Lakiin aan dadka tuso ciyaar wacdaro leh oo aan magaca ku yeeshay. 4s Ciyaarhan kasta marka uu Ga roonka ku jiro cid buu xiiseeyaa inay ka garab ciyaaraan,adiga yaad jecleyd inay kula galaan Garoonka markaad u ciyaareysay Xulka Gabdhaha Kubada Koleyga Soomaaliya iyo Naadiga How laha guud ee jeenyo 4j ciyaartii aan ka naxo ama aan ka xuma ado waxay ahayd ciyaar aan ku soo bixi lahayn final ka anaga iyo Masar Lakiin dagaal naga dhax dhacay ayaa madaxdeenii ay ka baxeen cayaartii sidaasi ay masarna kaga baxeen ayagana sidaasi waa malintii iyo naxdin badnayd meesha waxaa ku qaa tay koobkii lubnaan iyo suuriya ,sorry markaan soo xusuusato waan ka xumaadaa.
5s. Ciyaaryahan kasta marka uu Garoonka ku jiro cid buu xiiseeyaa inay ka garab ciyaaraan,adiga yaad jecleyd inay kula galaan Garoonka markaad u ciyaareysay Xulka Gabdhaha Kub ada Koleyga Soomaaliya iyo naadiga Howlaha guud ee jeenyo
5j Waa Runtaa waxaan jeclaa in ay garabkeyga igala ci yaaraan Walaashay Hindiyo,afeey hodan,markay noqoto qaran kana waxaan jeclaa in ay garabakayga ka ciyaaraan Wariiri AUN Saharo gurey iyo gabdho kale oo aan ku soo koobki karin halk aan .
sida qaalibka ah jeenyo intii xasuusata waxay ahaayeen kooxaha ka dhisan dalka kuwa ugu fiicnaa marka isweydiin uma baahna inta koob ama munaasabado aan qaadanay
6s.markii uu dhacay Burburka qaar badan ooa ad ka mid aheyd ciyaaryahanadii Soomaaliya dibada ayey u baqooleen adiga Markiia a d tagatay Dibada kama seexan dhiiraginta Ciya araha maxaa sababa
6jwalaal waa runtaa aniga waxaan dalka ka tagay burb urkii dalka ka dhacay 1991 waxaan aaday Yurub waxaana tagay dalka iswiserland magaalada Geneva oo aan ka bilaabay in aan koox u ciyaaro caruurtayadana aan ku barbaariyo in ay ciyaara an kubada kolayga,ilaahay mahadii Geneva ku noolaa mudo ku dhawaad toban sano kadibna waxaan aaday London oo aan deg anahay
,markaan imid London sidaasi kuma dhaafin ciyaaraha ee waxaan bilaabay in aan caruurtayda iyo caruurta somaliy eedba a in aan meshaasi uga bilaabo abaabul xoogan isagoo garab aan ka helayo sowjekga Dr Osman Shiis oo ka mid ah isa gana ciyaartoydii Horseed iyo qaranka somaliya qayb muhiim ah igala qaatay,waxaan diyaariyay caruur badan oo ka qayb gali jiray ciyaaro Lagu qaban jiray yurub qaybaheeda kala duwan,isla markaana aan ka qayb qaatay markii laga soo bilaabo 2009 aan imid dalka ilaa iyo mantadan aan ahay gudoomiye kuxigeen XSKK in aan garb tagnaado isboortiga si kastoo ay noqoto wixii aan tari karo in aan ku taakuleeyo ayaa iga qo an dalkeyga xaq ayuu igu leeyahay wixii.aan ugu abaal gudi karana cid ugama hibaysanayo
7j sidee ua aragtaa dib u soo nooleynta Isboortiga Soom aaliya Xiligaan
7j waxaan aad iyo aad ugu farxsanahay horumarka laga gaaray tan iyo xiligii uu burburkii ka dhacay dalkeena dib loo soo celiyay hanaankii kubada kolyga oo ah habeen la ciyaaro, taasi na waxaa iska leh XSKK madaxadooda howsha ay iska wax u qabso ugu shaqeeyaan dal kooda waan ku amaanayaa inta noo dhimana ilaaheey hanla qabto
8s…..Ugu dambeyntii Xaawo Sheekh Axmed maxaad u gu baaqeysaa bahda isboortiga
8j waad ku mahadsanatahay fursadaan qaaliga aad I sii say walaalkay waxaan ugu baaqayaa Bahweynta isboortiga jec el kuwii hore iyo Kuwa cusbuba marka hore qof walboow waxa ad ogaataa in aad dalkaan aad adiga leedahay cidina aan ka xigin dib u dhiskiisa,tan labaad qabiil ma laha waa adi iyo dadi madaada inaan is kaashano oo aan meel ka soo wada jeedsano oo qof walba uu geestiisa ka qabta XSKK qof ma laha sida aad ku arkeysaan magaciisa somaaliya ayaa leh marka qofkii ku abtirsda dhiniciisa ha ka qabto waxa loo dadaalayo waa Dalk eena oo mudo ka maqnaa hawada caalamka ee ha loo istaago {Axya Somaaliya Axya Waddani}.
W/Wareystay Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 23-KA JANNAAYO 2016-KA
MADAXWEYNAHA OO SHEEGAY DADKA DHA AWACOODA LIITA IN DIBADA LOO QAADAYO Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud, ayaa sheegay dadka dhaawacooda liita ee waxyeelada ay ka soo gaartay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido ee M/Muqdisho in caafimaad diba