WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 23-KA JANNAAYO 2016-KA
MADAXWEYNAHA OO SHEEGAY DADKA DHA AWACOODA LIITA IN DIBADA LOO QAADAYO
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud, ayaa sheegay dadka dhaawacooda liita ee waxyeelada ay ka soo gaartay weerarkii ka dhacay Xeebta Liido ee M/Muqdisho in caafimaad diba