Madaxweynaha iyo Madax kale oo ka qeyb galeysa caleema saarka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed

0
Tuesday January 19, 2016 - 18:07:29 in Wararka by
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha iyo Madax kale oo ka qeyb galeysa caleema saarka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweynaha Galmudug, Madaxweynaha Koofur Galbeed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya, Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland iyo madax kale oo ka socota Beesha Caalamka ayaa ka qeyb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweynaha Galmudug, Madaxweynaha Koofur Galbeed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya, Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland iyo madax kale oo ka socota Beesha Caalamka ayaa ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed oo xilligan ka socota Baydhabo.

Munaasabada oo ah mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano, odayaasha dhaqanka, waxaa la filayaa in si rasmi ah loo caleema saaro Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye, kaasoo dhowaan loo doortay xilkaas.

Ammaanka magaalada Baydhabo ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana tan iyo saaka ku qul qulayay wafuud kala duwan oo ka imaaneysa gobolada dalka iyo wakiilada beesha Caalamka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip