Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka

0
Monday January 18, 2016 - 19:17:17 in Wararka by
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo dib ugu soo laabtey Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka

    Muqdisho, 18 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley galab dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka ee l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho, 18 January, 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaley galab dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Kismaayo kaga soo qeybgaley Madasha Wadatashiga Qaranka ee looga hadlayey nooca doorasho ee dalka ku habboon.

Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa waxaa ka soo qeybgaley Guddoomiyaha Baarlamanka, Ra’iisul Wasaaraha iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Wadatashiyada madaxda ayaa lagu wadaa in dhowaan ay halkoodii ka sii socdaan sii loo helo aragti mideysan oo ku saabsan doorashada ka dhacaysa dalka sannadkan.

--DHAMMAAD—

Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada


Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya
Email: daweis@presidency.gov.so
www.villasomalia.gov.so

PHOTO OFFICIAL 2

1px
©2016 Office of the President of Somalia | 1 Villa Somalia


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip