
HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 13-KA DICEMBAR 2018-KA
SHAN ARRIMOOD OO KU SAABSAN MOOSHINKA FARMAAJO
Waxa ay iska noqotay arrin iska caadi ah siyaasadda Soomaalida in mooshin laga geeyo madaxda dowladda , kaas oo inta badan dhaliya qalalaase siyaasadeed.
Waxa ay u egtahay in markale bartanka looga jiro xiisad siyaasadeed tii ugu darneyd tan iyo intii xilka loo doortay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo labo sano ka hor.
Haddaba 72 saacadood kadib markii mooshinka la keenay, waxaan halkan ku lafo gureynaa 5 qodob oo mooshinka laga fahmay.
1-Guddoomiyaha Aamusan
Caadi ahaan madaxda ku lugta leh mooshinada si joogto ah ayay warbaahinta uga hadli jireen, waxayna cabbiri jireen aragtidooda ku wajahan waxa socda.
HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 13-KA DICEMBAR 2018-KA
SHAN ARRIMOOD OO KU SAABSAN MOOSHINKA FARMAAJO Waxa ay iska noqotay arrin iska caadi ah siyaasadda Soomaalida in mooshin laga geeyo madaxda dowladda , kaas oo inta badan dhaliya qalalaase siyaasadeed. Waxa ay u egtahay in markale bartanka looga j