Mogadishu Times
  • Home
  • About Us
  • Wararka
  • News In English
  • Sports News
  • Maqaallo
  • Video Updates
  • Contact Us
  • Advertisement
SOMTEL
Hormuud

SAWIRO: Dhaqaatiir ku guuleysatay kala soocida Mataano isku dheganaa

0
Thursday November 01, 2018 - 11:50:00 in Wararka by
  • Visits: 463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Dhaqaatiir ku guuleysatay kala soocida Mataano isku dheganaa

    Kooxda howlgalkaan ku guuleysatay ayaa ka howlgala isbitaal ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Abuja.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus
    Share

Kooxda howlgalkaan ku guuleysatay ayaa ka howlgala isbitaal ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Abuja.
Dhakhaatiirtaan oo uu hogaaminayey Dr Nuhu Kwajafa oo dhawaan ka qaatay Abaalmarinta Caalamiga ah ee Nabadgelyada ayaa xaqiijiyay guusha howlgalka qaliinka oo qaatay dhowr saacadood.

Labada wiil waxay dhasheen Juun, laakiin lama kala soocin ilaa ay ka gaarayaan afar bilood.

Afar Bilood ka dib ayay ku guuleystay in kala soocaan, waana mid ka mid ah dhacdooyinka dhif iyo Naadirka ah in lagu guuleysto.



 

 

  • No Comments yet...

  • Print
  • Send to your friend


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


SOMTEL

Featured

Friend Us on Facebook

Follow us on Social Media

  • FacebookFacebook
  • TwitterTwitter
  • youtubeYoutube
  • Google+Google+
  • RSS FeedRSS Feed
 
Copyright © 2011 - 2026 Mogadishu Times All Rights Reserved. Site Designed & Developed by Ileys Inc