WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA JANNAAYO 2016-KA

0
Saturday January 09, 2016 - 09:40:49 in Wararka by
  • Visits: 2274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 9-KA JANNAAYO 2016-KA

    MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO XARIGA KA JARAY GARONKA DIYAARADAHA BOSAASO Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaarada ha Boosaaso oo noqday mid ka mid ah garoomada ugu waa weyn ee Soo maaliya iyo Geeska Afrika,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO XARIGA KA JARAY GARONKA DIYAARADAHA BOSAASO Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa xariga ka jaray garoonka diyaarada ha Boosaaso oo noqday mid ka mid ah garoomada ugu waa weyn ee Soo maaliya iyo Geeska Afrika, ka ib munaasa bad ka dhacday garoonka.

 

Mashruuca dhismaha garoonka diyaara daha Boosaaso ayaa waxaa maal gelisay dowladda Talyaaniga, iyadoo ay dhistay Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha oo lagu magacaabo CCECC, waxaana garoo nka ka muuqday dib u dhis ballaaran oo la gu sameeyay halka ay diyaarad aha ku soo degaan.

Munaasabada daah furka Garoonka diy aaradaha Boosaaso ayaa waxaa ka qeyb galay Mada xweyne Xasan Sheekh, Mada xweynaha Puntland C/wali Gaas, Madax weynihii hore ee Puntl and C/raxmaan Far oole, Ra’iisul Wasaarayaashii hore Cali Maxamed Geeddi, C/wali Sheekh Axmed, Safiirada Talyaaniga iyo Shiinaha, siyaas iyiin iyo mas’uuliyiin, odayaal dhaqameed yo iyo dadweyne kala duwan.

Khubadihii laga jeediyay munaasabada ayaa waxaa dhamaan dadkii ka hadlay ay qireen horumarka Puntland ku tallaabsat ay, garoonka Boosaaso oo ah mid casri ah, isla markaana la heer ah kuwa caala miga, isla markaana ku fadhiya illaa 3-km.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabadda furitaanka garoonka Boosaaso ayaa she egay in hirgelinta mashruucan uu ka tarj umayo dib u dhiska iyo dib u soo kaba shada Soomaaliya.

"Maanta waa maalin farxadeed, waa maalin la isu bogaadiyo, waa maalin reyn reyn leh, Ilaah ay ayaana mahadda iska leh. Horumar kasta oo la gaaraa waxaa sal u ah nabadda. Shacabka re er Boos aaso iyo guud ahaan Puntland waxay mu ujiyeen geesinimo, hawlkarnimo iyo sida ay u gaga go’an tahay inay nabadda iyo hor umarka u taageeraan. Guusha lagu hir geliyey mashru ucan waxaa iska leh Soom aaliya oo dhan’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Garoonka Boosaaso ayaa noqonaya kii u horeeyay ee casri ah oo ay yeelato Punt land, iyadoo garoonka Garowe uu yahay mid uu haatan ku socdo dayactir aad u bal laaran.

DIBLOMAASIYIINTA IIRAAN EE MUQDISHO KU SUGAN OO 72-SAAC LOO QABTAY INAY DALKA UGA BAXAAN

War saxaafadeed ka soo baxay Was aaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Diblomaasiyi inta Iiraan ee ku sugan magaalada Muqd isho laga codsaday inay dalka uga baxa an muddo 72-saacadood, ka dib go’aankii Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaali ya ee xiriirka loogu jaray dowladda Iiraan.

Sii hayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iiraan ee Muqdisho Javad Dehghan Lotf abadi ayaa lagu wargeliyay inuu dalka ka baxo isaga iyo Diblomaasiyi inta kale.

War saxaafadeedka ayaa lagu she egay in tallaabadan ay timid ka dib baarit aan dhab ah oo la sameeyay , laguna oga ad ay in Iran ay ka fulineysay Soomaaliya howlo qalqal gelinayay amn iga,deganaan shaha ,wadajirka iyo midnimada Ummad da Soomaaliyeed.

Xukuumadda Federaalka ah ee Sooma aliya ayaa ugu baaqday Iiraan inay xush meyso mad ax banaanida dowladaha, isla markaana joojiso faragelinta gudaha, ilaal isana qawaaniinta , he shiisyada caalami ga ah iyo cahdiga Vienna ee xiriirada dibl omaasiyadeed. Sii hayaha Safaa radda Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iiraan ee Mu qdisho Javad Dehghan Lotfabadi

Sii hayaha Safaaradda Jamhuuriyad da Isla amiga ee Iiraan ee Muqdisho Jav ad Dehghan Lotfabadi Soomaaliya ayaa ku biirtay dalalka Jabuuti, Sudan iyo Bax reyn oo xiriirka u jaray Iira an, ka dib markii la weeraray Safaaradda Sacuudiga ee Theran, waxaana dowladaha xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta ay garab istaag u muujiyeen dowladda Sacuudiga oo khil aaf xoog gan kala dhaxeeya Iiraan.

XUKUUMADDA FS.OO SHEEGTAY INAY XIRIIR KII SIYAASADEED U JARTAY DOWLADDA IIRAN

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shir ay khamiistii golaha wasiirrada Soomaaliya ku yeesheen Mu qdisho lagu go’aamiyay in xiriirka siyaasa deed loo jaro dalka Iir aan, waxaana war-saxaafadeed ay dorraad soo saaray wasa arada arrimaha dibadda Somaliya lagu sheegay in xiriirkii siyaasadeed loo jaray Iiraan.

Kulankan ayaa warbixinno looga dhege ystay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda iyo Amniga Qaranka, iyadoo diiradda lagu saaray dhaq-dhaqaaqyo ka dhan xiriirka dublamaasiyadeed oo ay waday sanadihii lasoo dhaafay safaaradda Iiraan ay ku le edahay Muqdisho, waxaana Warbi xintan lagu sheegay eedeymo kala duwan oo sa ameynaya Amniga Qaranka, khataro dhaq aale, mid bulsho iyo mid diineedba leh.

"Mas’uuliyiinta Safaaradda dalka Iiraan iyo hay’adda Al-Khudmeyni Waxay si jog to ah u boo qdaan degmooyin ka tirsan dal ka, iyagoo aan ogeysiinin wasaaraddaha ku shaqada leh, waxay na isku dayeen in ay abuuraan kooxo hubeysan oo la mid ah kuwa ka jira; wadamada Yemen, Lu bn aan iyo Ciraaq,” ayaa lagu xusay warbixin ay golaha wasirrada ka jeediyeen mas’uuli yiin ka socday wasaaradda arrimaha diba dda ee Soomaaliya.

Eedaha loo jeediyay dowladda Iiraan ayaa waxaa ka mid ahaa weerarkii foosha xumaa ee loo geysatay safaaradda boqort ooyada Saudi Arabiya ay ku leedahay ma gaalada Tehran ee xar unta dalka Iiraan.

Gabagabadii, golaha wasiirrada Soomaa liya ayaa waxay go’aamiyeen in dowladda Soomaaliya ay xiriirka Dublamaasiyadeed u jarto Xukuumadda Iiraan, maadaama ay ku xad-gudbeen xeerka caalamiga ahaa ee Vienna (Vienna Convention).

Dhanka kale, war-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in go’ aankaan lagu Wargeliyay sii-hayaha Safi irka safaaradda Iiraan ee Soo malaiya, isla markaana dublamaasiyiinta Iiraan ee ku sugan Soomaaliya lagu wargeliyay in ay dalka uga baxaan muddo 72-saacadood ah. Ugu dambeyn, Tallaabadan ayaa wax ay imaan aysaa xilli inta badan waddama da Islaamka ah ay xiriirka u jareen dowla dda Iiraan, ka dib markii Axaddii la soo dhaafay ay dowladda Sucuudiga si rasmi ah ugu dhawaaqday inay xiriirkii u jartay dalka Iiraan

MADAXWEYNAHA AHLU SUNNA OO SI XOOG GAN U BEENIYAY IN WADA HADALLO UU U SOCDO MAAMULKA GALMUDUG

Madaxweynaha Maamulka Ahlu Sunna (Gobolada Dhexe), Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa wuxuu si xoogan uu u beeniyay inuu wada hadallo u socdo Ma amulka Galmudug, ee uu ho gaamiyo C/ka riin Xuseen Guuleed. Madaxweynaha Ah lu Sunna, ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uu ku celceliyay wadahadalo uu ku la jiro Ahlu Sunna, hase ahaatee aanu jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya labada dhinac.

"Adduunkaa waxaa lagu faafiyay meel kastoo ka midda Maamulkan Gobolada Dhexe iyo qolo Dowladda Federaalka ah ay hum humtay oo Galmudug la yiraahdo, wada hadalaa u socdo.” Ayuu yiri Madax weynaha Maamulka Gobolada Dhexe.

Sh.Maxamed Shaakir Cali Xasan, ayaa yiri "Wax wada hadal ah oo noo dhaxeeya an ma jiri nba, mana jiraan haddeerna.” Waxa kaloo uu yiri "Maamulka Glaada / Dhexe waa mid ku yimid rabitaanka dad kiisa.” Sh. Maxamed Shaakir, ayaa hadalk an ka sheegay kulan ay M/Dhuusam areeb Ee Xarunta G/Galgaduud kula yeesheen wef diga uu hogaaminaayo, Gudoomiyaha Ba arl amaanka Somaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Hadalka ka soo yeeray Sheekh Maxamed Shaakir, ayaa wuxuu ku soo beegmayaa, xilli Madax weynaha Galmudug uu Jawaari ku eedeeyay inuu carqalad ku yahay wada hadalada Galmudug kula jirto Ahlu Sunna, markii uu Khamiistii booqasho ku tagey Magaalada Dhuusamareeb, oo Ahlu Sunna ay ka arrimiso.

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Ahlu Sunna, Cali Baashi Faarax Cali, ay aa sheegay in socdaalka Jawaari uu ka dambeeyay, markii uu casuumaad ka hel ay Maamulka Ahlu Sunna, sda uu yiri.

Madaxweyne Ku Xigeenka, ayaa tilma amay in socdaalka Jawaari uu yahay mid horu-socod ah, isagoo meesha ka saaray in dib u dhac uu ku yahay Gobolada Dhe xe Somaliya. Cali Baashi oo shalay suba xdii la hadlay BBC, ayaa wuxuu bee niyay inay wada hadallo kula jiraan Galmu dug, taasi bedelkeedana ay wada hadalada ka la dhaxeeyaan, lana gelayaan Dowladda Soma liya.

MARWDA 1AAD EE MADAXWEYNAHA OO QALAB DHISMO UGU DEEQDAY XARUNTA WASAARADDA HOWLAHA GUUD

Marwada 1aad ee Madaxweynaha Soo maaliya ayaa deeq qalab dhisme ah ga arsiisay xaru nta Wasaradda Howlaha gu ud oo hadda dhismaheedu ka socdo Muq disho. Marwo Qamar Cali Cumar ayaa de eqda ay gaarsiisay xarunta Wasaaradda howlaha guud waxa ay ka koobneyd Shamiindo, Alwaax, biraha guryaha lagu shu bo, carro iyo Jaay, iyadoo wakiillo ka soc day Mar wada ay ku wareejiyeen Wasiirka Wasaraddaasi Eng. Saalax Sheekh Cis maan, asigoo wasiirku ka warbixiyey hal ka

uu marayo dhismaha Wasaaradda oo socday maalmihii la soo dhafey.

Dr. Maryan Maxamed Xuseen oo aheyd wakiilka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa ka warbixisay kaalmada qalabka dhimaha ah ee ay Marwo Qamar ugu deeqday Was aaradda howlaha guud, iyadoo xustay in kaalmadani qeyb ka tahay tabarucaadda lagu dhisayo xarunta Wasaaraddaasi.

Eng. Saalax Sh. Cismaan Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud, dib u Dhiska iyo guriye eynta oo guddoomay qalabkaasi ayaa uga mahadceliyey Marwada 1aad ee Madaxweynaha Soo maaliya Qamar Cali Cumar sida ay hormuudka ugu noqotay gacan ka geysashada dib u dhiska xarun tii wasaradda howlaha guud, isagoo shee gay in qalabkani uu fududeeyey dhismihii Wasaradda oo agab la’aan u fadhiyey, wu xuuna ugu baaqay bulshada Soomaaliye ed ee kala joogta dalka iyo dibadda iney ka qeyb qataan dib u dhiska dalkooda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soom aaliya Md. Xasan Sh.Maxamuud ayaa kal hore ku dhawaaqey in si wada jir ah looga qeyb qaato mashruuca dalkaaga dhiso, waxana looga fadhiya muwaadiniinta Soo maaliyeed iney si waddaniyad leh uga qeyb qaataan dib u dhiska dalkooda.

BOQORKA SACUUDIGA OO DANJIRAHA SOOM AALIYA KA GUDDOOMAY WARQADIHII AQOONSIGA

Salmaan Bin C/casiis Al-sacuud Boqor ka dalka Sacuudiga ayaa Xafiiskiisa ku yaalla qasriga Boqortooyadda Yamaamah ee magaalladda Riyadh ku qaabilay 21 Da njirayaal cusub, oo uu ka guddoomay Waraaqahooda Aqoonsiga Danjirenimo.

Daahir Maxamuud Geelle Danjiraha Soomaaliya u jooga Sacuudiga ayaa ka mid ah Danjir ayaasha laga guddoomay Warqadaha loogu soo magacaabay Xilk aasi. Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA oo aan warkan baahisay ayaa she egtay inuu Boqorka Sacuudiga kaga ma had celiyey Danjirayaasha uu qaabilay Ta ageeradda ay Dowladahooda u muujiyeen Dagaalka ka dhanka ah Kooxha loogu ye ero Argagixisadda.

Boqorka Sacuudiga waxa uu Danjirey aasha ka codsaday inay Madaxdooda ka gaarsiiyaan Salaan iyo Mahad celin ah. Danjiraha Dowladda Kenya u jooga Sacuu diga, Maxamed Cabdi Maxamed oo ku ha dlay Magaca Safiiradda Cusub ee uu Boq orka Sacuudiga qaabilay ayaa sheegay inuu Sacuudigu yahay dal Nabad ah, isla markaana ay ku yaallaan Labada Xaram ee ugu muhiimsan in lagu cibaadaysto.

WEERAR LAGU HOOBTAY OO KA DHACAY GALBEEDKA WADDANKA LIBYA

Weerarkan, ayaa ka dhacay Xarun Ciidanka Booliska lagu tababaro oo ku taala Magaalada Zliten Ee Galbeedka Wa danka Libya. Xarunta la weeraray waxaa lagu magacaabaa Al-Jahfal.

Nin la socday gaari wayn oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, ayaa ku dhuftay afaafka hore ee Xarunta Al-Jahfal, waxaa na ka dhashay khasaaro aad u ballaaran.

Ugu yaraan 50 qof, ayaa waxaa la xaqi ijiyay inay ku dhimatay weerarkan, halka ti ro intaa ka ba dana ay ku dhaawacantay. Dadka dhaawacmay waxaa la dhigay goobaha caafimaadka.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Caaf imaadka Xukuumadda uu fadhigeedu ya hay Magaal ada Tripoli, ayaa xaqiijiyay in ka badan 47 qof in ku dhimatay weerar kaasi, halka 100 kalana ay ku dhaawac antay.

Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay masuuliyadda weerarkaasi, balse waxaa lagu tuhma yaa ururada xagjirka ah ee ka dhashay riditaankii Xukuumaddii uu hoga anka u haayay Col. Muammar Gaddafi.

Weerarkan wuxuu noqonayaa noociisii u gu khasaaraha badnaa ee ka dhaca dalk aasi, tan iyo markii xoog awoodda looga maquuniyay Madaxweynihii hore Libya, Muammar Gaddafi, sanadkii 2011-ka.

MACALIMIINTA KUBADDA KOLEYGA OO TABA BAR LOOGU SOO GEBAGABEEYAY MUQDISHO

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Kol eyga ayaa tababar Macalinimo ugu soo gebagabeeyay magaalada Muqdisho, Wa xaana xaflada xeritaanka ka soo qeyb ga lay mas’uuliiyin ka socotay guddiga Olo mbikada, Xirirka kubada koleyga , Madax daXiriradaiyo marti sharaf kal e .

Ugu horey n waxaa xaf lada Ka hadl ay Ku-sima ha Xoghaya ha XSKK Ca bdi Cabdulle Baa saale, waxuuna sheegay in tab abarka ay ka qyab galeen 33 macal in dha llinyaro u badan oo si wanagasan uga qe yb qaa tay tababarkan ka soo dhalaali doo na aqo onta ay barteen.

Macallin Cumar Cabduqaadir Baarajab oo tababarka bixinayay ayaa sheegay in uu la kulmay macallimiin dhallinyaro ah oo diyaar u ah inay bartaan xirfada macallin imo isla markaana ka miro dhalin kara iyo cayaartooy da’yar oo aad u danaynaya ba rashada xirfada kubadda Koleyga taasna ay muujinaysa horumarka kubadda koley ga,Macallin Baarajab ayaa dhanke kale Macalli miinta kula dardaarmay inay guddi ay samaystaan kulaman ay yeeshaan si ay ukala faa’ii day staan , waxuuna mahad celin u soo jeediyay XSKK iyo intii ka gac anta ka geysataysocodsiinta tabarka.

Guddoomiyaha Xiriirka kubadda Koley ga Cabdullaahi Nuur Maxamed Cabdi oo Xaflada ka hadlay ayaa sheegay in tabab arkan u bilow yahay xiriirkana uu qaban doono tababaro kale oo lagu horumarina yo macalimiinta kubada koleyga isla mar kaana tababarka xiga ay ka qayb qa ad an doonaan macalimiin ka socota gobolla da dalka.

Md.Caddaani ayaa dhanka kale guddi ga farsamada XSKK ku amray in macalim iinta tababar ka ka qayb qaadatay loo qey biyo Iskuulada iyo Jamaacadaha isla mar kaana kormeel joogta ah ku sameeyaan.

Gebagebadii waxaa tababarka soo xiray xoghayaha guud ee GOS Duraan Axmed Faarax wax uuna sheegay si la helo cay aartooy wanaagsan ay marka Hore Macal imiintt tababari lahaa la helo talaabada uu xiriirka qaadayna ay tahay mid ku haboon xilligan.

Xoghayha ayaa dhanka intaa kudaray in tababaradan ay ku koobnaan ee caas imadda lana gaarsiiyo gobolada dalka , waxuuna intaa ku daray in GOS soo dhaw eynayo dadaalda xiriirka iyo Macallin Baa rajab oo sameeyay qorshe horumaneed GOS-na ay ka qayb qaadan doonto dada aladaas,waxuuna ugu dambayn macallim iinta tababarka u soo idlaaday kula darda armay inay dadaalka halkooda kasii wada an. waxuuna Macallin Cumar Baarajab oo door muhiim ah ka qaatdanaya , wax uuna Macallimiinta tababarka u idlaaday kula dardaarmay inay ka soo dha dhaala an aqoonta iyo waqtiga la geliyay.

DAWLADA SACUUDIGA OO SHEEGTAY INAY QORSHEYNEYN DAGAAL AY LA GASHO DHIGE EDA IRAN.

Dhaxal sugaha boqortooyadda Sacuudi ga Amiir Max’ed Bin Salmaan ayaa sheeg ay in xukuu madooda aysan xilligaan diya ar u aheyn dagaal ay la gasho dhigeeda Iran oo uu xiriirkooda diblomaasiyadeed uu go’ay.

Amiir Max’ed waxaa uu sheegay in xil ligaan marka loo eego aysan jirin wax Sac uudiga ku qasbaya inay Iran la dagaalam aan hase ahaatee arrinta ku saabsan xiriir ka go’ay uu ka yimid dhanka xukuumadda Tehran sida uu yiri. Mas’uulkaan u hadlay boqortooyadda Sacuudiga waxaa uu she egay in dagaal labada dawladood dhex mara uu masiibo ku noqonayo gobolka iyo xataa dunnida Islaamka sidaa darteed ay ka fogaan doonaan dagaal.

Xiriirka Iran iyo Sacuudiga ayaa mee sha ka baxay markii dad ka carooday fal ay xukuumadda Sacuudiga ku dal dashay 47 ruux oo uu ku jiray wadaad Shiica ah ay dab qabadsiiyeen dhismaha safaarad da Sacuudiga ku leeyahy dalka Iran.

Dhawr wadan oo xulufo la ah Sacuudiga ayaa iyana xiriirka u jaray Iran.

MAS'UULIYIINTA MASUUYIINTA G/DHEXE OO SOO DHAWEEYAY WADAHADAL AY LA FURA AN DFS & JAWAARI OO MUQDISHO KU LAABTAY SHALAY

Ka dib kulan 2maalmood qaatay degma da Dhuusa-mareeb ku dhaxmaray guddoo miyaha BFS.Md Maxamed Cismaan Jaw aari iyo mas'uuliyiinta Maamulka Ahlusu na Waljamaaca ayaa ugu danbeyntii leys ku af-gartay wada-hadal dhaxmara maa mul ka Ahlu Sunna iyo dowladda dhexe.

Shir jaraa'id oo ay wadda jir u qabteen guddoomiyaha baarlmaanka Prof Max'ed Cismaan Jawaari iyo madaxweynaha ma amulka G/Dhexe Sh.Max'ed Shaakir ayaa lagu faah faahiyay waxyaabihii loogu wa da hadlay kulamadii ugu danbeeyay ee dhaxmaray 2da dhinac.

Sh. Max'ed Shaakir oo ah hogaamiya ha M/G/Dhexe ayaa sheegay inay aqbale en dhinac ooda codsiga uga yimid guddoo miyaha baarlamaanka ee ahaa wadda-ha dal dhaxmara dowla dda dhexe iyo maam ulka Ahlu Sunna si meesha looga saaro is mari waaga siyaasadeed ee ka jira guud ahanba G/dhexe. ''Runtii waan u mahad celineynaa guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdiga la socday ee boo qashada inoogu yimid, waxaan leenahay Prof Jawaari waa hogaamiyihii golaha sha cabka, waa oday Soomaaliyeeed, sidaa daraadeed waxaan ka aq balnay codsigiisii ahaa inaanu diyaar-garoowno wada hadal dhax mara DF&Maamulka Gobolada dhe xe, waliba waxaan leenahay guddoomiya ha isaga ayaa arintaan u wakiilanay'' ayuu yiri Sh. Maxamed Shaakir.

Dhan kale isagoo oo ka hadlay eedeyntii loo jeediyay socdaalka guddoomiyaha ba arlamaanka oo lagu tilmaamay mid car qa lad ku ah dadaaladii nabadeed ee ka soc da gobollada dhexe, ayuu sheegay in aysan jirin dadaallo nabadeed oo socday ka hor booqashada guddoomiyaha baarla manka Soomaaliya oo uu ku tilmaamay in uu yahay shaqsigii ugu horeeyay ee u soo bandhiga wada-hadal lagu xalinayo khila af siyaasadeedka jira..

Jawaari ayaa dhinaciisa sheegay inuu u ga mahad celin ayo mas'uuliyiinta iyo sha cabka gobolada dhexe soo dhaweyntii ay u fidiyeen iyo sida ay uga aqbaleen soo je edintood ii aheyd in wada hadal loo diya ar garoobo, wax aana uu intaa ku darray in wixii fariimo ah ama cabasho ah oo ay qa baan dadka ku nool gobollada dhexe la wadaagi doono dowlada dhexe iyo golaha baa rlamaanka.

Socdaalka Prof Jawaari iyo ku-xigeenki isa 2aad Mahad Cawad ayaa waxaa si ad ag uga hor yi mid madaxweynaha maamu lka Galmudug C/kariin Xusseen Guulleed oo sheegay in safarka guddoomiyaha iyo mas'uuliyiinta wehlisa yahay mid carqalad ku ah dadaaladii nabadeed ee u socday maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna Wal jameeca. Iyadoo guddoomiye jawaari iyo wa fdigiisaba ay dib ugu soo laabteen shalay M/muqdisho Safarka G/B. ayaa noqday midka u gu Hadal heynta badan dalka oo siyaasiyiin badan kaga hadleen xilligan ineysan ku habooneyn

URURKA SUXUFIYIINTA QARANKA SOOMAAL IYEED OO DHOWEEYAY SIIDEYNTA WERIYE CABDIRISAQ SIIRIYA

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliy eed ee NUSOJ oo dhoweeyay Siideynta Weriye Cabdi risaq Siiriya”NUSOJ tala abada ciidamada Nabadsugidda Qaranku xorriyadiisa dib ugu celiyeen Weriye Ca bdirisaq Cumar Siiriya oo muddo saddex todobaad ka badan ugu xirnaa Xabsiga Tuh umo la xiriira arrimo amni, sida ay NU SOJ u sheegtay hay’adda Nabadsugida masuuliyiin ka tirsan”.

Cabdirisaq Cumar Siiriya oo u shaqeeya shabakadda Xogmaail.com ayaa la xiray 17 Dece mber 2015, iyadoo intii uu xabsi ga ku jireyna uu ku xanuunsayay. Cabdiris aq ayaa sheegay in si fiican loola dhaqm ay,hay’aduna ay geysay isbitaal si xanu unkiisa wax looga qabto. Weriyaha ayaa waxaa dammaanad lagu siiyay Aabihiis Cumar Axmed, iyadoo dammaanaddaas goob joog ka ahaayeen Xoghayaha Guud ee NUSOJ, Maxamed Ibrahim iyo Xoghay aha Maaliyadda Urur ka, Cabdirashid Deyl.

"Waxaan ku ku faraxsanahay in sxbkeen Cabdirisaq xorriyaddiisa uu dib u helo muddo 23 cisho oo uu xabsiga ku jiray, waxaana Alle uga baryeynaa in caafimaad deg deg ah uu siiyo.” Xogha yaha Guud ee NUSOJ, Maxamed Ibrahim ayaa intaa ku daray, in muwaadinka la dacweyn karo, waxna uu dacweysan karo, uuna ku kalso on sarreynta sharciga.”

Ururka S.QS ee NUSOJ ayaa uga mah ad celiyey W/warfaafinta, Wasaarada Xu quuqda Aad anaha iyo dhamaan intii ka qe yb qaadatay sidii weriye Cabdirisaq xorriy adii sa dib ugu heli la haa,iyadoo ururkuna uga mahad celiyay sidoo kale Hay’adda Naba dsugidda Q.sida wanaagsan ee ay uga ja waabtay codsiga suxufiyiinta Som.



SHIRWEYNAHA G/OLOMBIKADA SOOMALIYA OO LAGU QABTAY M/MUQDISHO

Shirkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka dhallin yarada iyo is boortiga Maxed C/laahi xas an nuux , Xildhibaano, wasiiro hore , ma amulka gobolka Guddiga Fulinta Gos, Ma daxda Xiriirada, Ururuada , Zoonanka gob olada dalka iyo marti sharaf kale.

Shirweynaha oo soconayay 6-7 January ayaa waxaa warbixin lagu falanqeynayo waxyaabihii GOS u qabsoomay sanadkii Tagay ee 2015 Gudaha iyo dibadda iyo waxa hada uqorsheeysan in eey qabtaan sanadkan oo ay kamid aheyd Faahfaahin ta dhaqaalaha soo gala Gos iyo sida ay u qarashaareyso waxaa soo Jeediyay Xo ghayaha Gos Duran Axmed Faarax,waxa ana warbixinta si weyn ugu riyaaqay Ma daxda shirka ku sugnayd.

Sidoo Kale waxaa shirka ka hadlay Xildhibaan Pro: Cabraxmaan Xaaji Aadan (Ibi) Ex Wasiirkii hore ee Gaadiidka Saciid Jaamac Qorsheel, Taliyaha ciidanka Aslu ubta sareeye gaas Bashiir Maxed jaamac Bashiir Goobe, waxayna ammaan u soo jeediyeen Gos oo dowladda aanan garab ka helayn isboortiga horumarintiisa u ista agtay waxayna si gaar ugu hambalyeeye en. dadaalka xagga maamul wanaaga iyo habka wanaagsan ay u soo bandhigeen warbixin sanadeedka dhan ka dhaqalaha oo tusaale wanaagsanah.

Masuuliyiinta ayaa dhanka kale Wasiir ka dhalinyarda iyo isboortiga oo goobta ku sugnaa ka ugu baaqay inuu dadaal u galo sidii Gos iyo Xiriirada ay Miisaanyad uga heli lahayeen Xukuma da iyo dib u soo celi nta Garoonka Istadio Muqdisho iyo garoo madii kooxaha dalka.

Wasiirka dhallinyarada isboortiga Maxa med Cabdullaahi Xasan Nuux oo shirwey naha ka hadlay ayaa tilmaamay in Wasaa raddiisu ay ka go’an tahay horumarinta Is boortiga , waxuuna ku baaqay in la qabto shirweyne ay ku kulmayaan Wasaaradda, Gos,xiriirada iyo odayaashii hore ee isboo rtiga taasoo ah arrin ay ku xallin karaan dhibaatooyinka jira guud ahaan ayna si wadajir ah guul uga gaari karaan sidii ay dowladda uu qancin lahaayeen inay kaalin muuqata ka qaadato horumarka isboortiga dalka.

Guddoomiyaha Gos Cabdullaahi Axm ed Tarabbi oo shirweynaha soo xeray ay aa sheegay in Gos oo heshiis la gaartay shirkad Hantdhowr ah iyo Qareen oo kala shaqeeya Horumarinta isbo otiga ,

Guddoomiye Tarabbi ayaa dhanka kale madaxda xiriirada iyo Soonanka kula dar daarmay in sanadkan 2016 ay sameeya an isbeddel weyn , gaar ahaan Gobollada ay ka guuraan hannaanka Magacaabista oo ay u dhaqaaqaan hab doorasho, waxu una ugu dambayn u mahad celiyay dham maan masuuliyiintii ka soo qayb gashay shirwanaha.

WARIYE C/RISAAQ SIIRIYA OO DORRAAD DAMMAANAD LOOGA SII DAAYAY XABSI KU YAA LA M/MUQDISHO

C/risaaq Cumar Axmed (Siiriya) oo ka mid ah Suxufiyiinta degan Magaalada Mu qdisho, ayaa waxaa gelinkii dambe ee Khamiistii laga sii daayay xabsi ku yaala Madaxtooyada Magaalada Muqdisho.

Ururka Suxufiyiinta Qaranka iyo qoyska Wariyaha, ayaa dadaal badan u galay sidii xabsiga lo oga soo sii dayn lahaa, iyadoo dhinaca kalana aan si rasmi ah loo gar anayn waxa Suxufigu lagu haysto, marka laga soo taggo tuhun uun.

Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Qaran ka (N USOJ), Maxamed Ibraahim Pakist an, ayaa xaqiijiyay in muddo 20 cisho ah uu Suxufigu ku xirnaa Magaalada Muqdi sho, mudadaasina uu ku xanuunsanaayay xabsiga. Xoghayaha, ayaa yiri "Wariyaha wuxuu xirnaa 17-kii bishii Dece mber illaa iyo hadda. Mudadaasi wuxuu ku dhex xa nuunsanaayay Xarunta Nabad Suggida ku leedahay Madaxtooyada, iyagaana isbita alka Madaxtooyada ku dhex yaala geey ay, si xaaladi isa ay kaga soo rayso.”

Markale wuxuu yiri "Ururka Suxufiyiinta Qaranka (NUSOJ) iyo waalidiinta Wariya ha,ayaa wax ay ku guuleysteen inay dam aanad ku soo sii daayaan Wariyaha.

Nabad Suggida waxay noo sheegtay in lagu haysto arrimo amni, isla-markaana ay weli baari taano wadaan.” Pakistan, aya a soo dhaweeyay tallaa bada xabsiga loo ga soo sii daayay Wari yaha, bacdamaa si da uu sheegay uu la taca alaayay cudurka mallaariyada. "NUSOJ waxay soo dhawey neysaa damiinta lagu soo sii daayo War iye C/risaaq Siiriya. Mall aariyaa ku dhac day oo uu la xanuunsana ayay.” Ayuu yiri Pakistan oo la hadlay Warbahinta gudaha.

SHEYBAARKA KULIYADA X/XOOLAHA EE JA AMACADA BANADIR OO XARIGGA LAGA JARAY

Waxaa si Rasmi ahaan Xarigga looga jaray Sheybaar cusub ee Kulliyadda Xan naanada Xoo laha ee Jaamacada Banaad ir kaasoo lagu kordhiyay Kambaska Dr. Shahiid oo ku yaalla deega anka Km-13 ee duleedka Muqdisho.

Guddoomiyaha mu’asasada Banaadir Dr.C/llaahi Sh. Xuseen Bushkuleeti & gud oomiyaha Jaa macada Banaadir,Dr. Cabdi risaaq Axmed Dalmar ayaa si Wadajir ah Xarigga uga jaray dhisma ha sheybaarkan cusub, waxaana goobjoog ka ahaa mas'u uliyiinta sare ee jaamacada, hormu udyada kuliyadaha qaarkood, xubno ka socotay xukuumadda iyo baarlamanka DFS, aqo on-yahanno, arday iyo xubno kale. Mas’u uliyiintaan ayaa ku soo wareegay qayb aha uu ka kooban yahay sheybaarka, iya goo u kuur-galay qalabka casriga ah ee la gu soo kordhiyay, iyagoo warb ixino siinay ay dhaqaatiir ku Takhasusay habka isticm aalka, isla markaana macalimiin ka ah kull iyadda Xannaanada Xoolaha.

Sidoo kale, ku-xigeenka hormuudka kull iyada xannaanada xoolaha ee Jaamacada Banaadir, Dr. Cumar Maxamuud Kulmiye oo ka hadlay xaflada ayaa sheegay in dad aal badan ka dib lagu Guuleystay Hir-ge linta sheybaarkaan oo loogu talo-galay Waxbarashada Ardayda iyo baaritaan ada caafimaadka xoolaha iyo daweyntoodaba, isagoo u mahad-celiyey hayaddaha ICRC iyo Inte rnational Relief oo ku deeqay qal abka uu ku howlgalayo sheybaarkan.

Hormuudka kuliyada Caafimaadka Ja amacadda Banaadir, Dr.Maxamed Maxa muud Biday ay aa isagana sheegay in she ybaarkan uu yahay kii ugu horeeyay nooc iisa ee dalka laga hir-gel iyo, isagoo intaa ku daray inuu gacan ka geysanayo sidii loo ogaan lahaa cudurro badan oo ay isku gudbiyaan dadka iyo xoolaha, isagoo ugu baaqay ardayda kuliyada Xannaanada xoolaha inay ka faa’ideystaan sheybaark an bulshadana uga faa’iideyaan.

Dr. C/risaaq Axmed Dalmar oo ka ha dlay xafladda ayaa yiri. "Waxaan jeclahay inaan farxad da la wadaago maamulka iyo ardayda kulliyadda Xannaanada Xoolaha, annagoo u fadhinna xaflada furitaanka sheybaarkan casriga ah oo ka dhigan in la xaqiijiyay mid ka mid ah hadafyada waa weyn ee Jaamacaddu hiigsanayso.”

Waxaa isagana Xafladda ka hadlay gud doomiyaha mu’asasadda Jaamacadda Ba naadir Dr. C/llaahi Shiikh Xuseen (Bushku leeti) ayaa ku dheeraaday marxaladihii iyo aasaaskii ay soo ma rtay Jaamacadda Ban aadir oo hadda 13-jirsatay, wuxuuna shee gay in sheybaarkaan uu muhii mad ballaar an u leeyahay maadaama dhaqaalaha Soomaaliya uu ku tiirsan yahay intiisa ba dan xoolaha, loogana maarmayo baarista cudurrada xoolaha ee dibadda loo qaadi jiray.

Agaasimaha qaybta Xannaanada Xool aha ee Wasaarada Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Soomaaliya, Dr. Faarax Maxamed Cali ayaa isagana furitaanka sheybaarkan ugu Hambalyeeyay Maamul ka Jaamacadda Banaadir, isago ballan-qa aday in Wasaaraddu ay ka ca awinayso ar dayda tababarrada iyo tashiilaadka kale ee ay baahan yihiin.

Guddoomiyaha Guddiga Xannaanada Xoolaha iyo Beeraha baarlamaanka FS, Xildhibaan Sac iid Maxamed Cali oo Gaba-gebadii xafladda ka hadlay ayaa ku Amm aanay maamulka Jaamaca da Banaadir da daalka ay ugu jiraan sidii loo horumarin la haa waxbarashada dalka, wuxuuna ku til maamay furitaanka sheybaarka guul u soo hoyatay shacabka Soomaaliyeed.

Ugu dambeyn, xiritaankii xafladdan ay aa waxaa khudbado ka jeediyay xubno ku hadlayay ma gaca ururro maxalli ah oo ka shaqeeya Xannaanada Xoolaha sida Dr.Khadiijo Axmed abuukar oo madax ka ah ururka SATG, Dr. Saciid C/lle Xasan oo ah khabiir ku takhasusy Xannaanada Xool aha iyo mas’uuliyiin kale.

QM OO WARAR KA SOO SAARTAY WADAHADA LKA LAGA DHEX WADO G/MUDUG &AHLU-SU

War qoraal ah oo laga soo saaray xafiis ka Q,M u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee magacii sa loo soo gaabsho UNSOM ayaa waxaa looga hadlay dhex dhexaadin uu urur goboleedka IGAD ka dhex wado M/mulka Galmudug iyo kan Ahlu Sunna Waljameeca oo labada ka jira gobo lada dhexe ee dalka.

Warkaan oo lagu qoray bogga twitterka UNSOM ayaa waxaa lagu sheegay in xafi iska Q,M uu soo dhaweynayo wada hadal ada laga dhex wado 2da dhinac ee kala ah Galmudug iyo Ahlu Su nna. Dhex dhex aadintaas waxaa ay Q,M ku sheegtay in urur goboleedka IGAD uu wado dhan kood ana ay taageerayaan Sidoo kale warkaan xafiiska Q,M kasoo baxay waxaa lagu soo hadal qaaday shir ka magaalada Kismaayo ka furmaya dha waan ee looga hadlaya mustaqbalka doo rashada Soomaaliya waxaana loo soo je edshay madaxda dawlada inay go’aan ka gaaraan nooca doorasho ee dalka ka dhi ci karta sanadkaan bilowga.

Warkaan lagu qoray twitterka UNSOM waxaa kale oo lagu soo hadal qaaday ma amulka dhaw aan looga dhawaaqay gobol ka Bakool ee loo baxshay Bakool sare wa xaana lagu yiri "Q,M iyo beesha caalamku midna ma aqoonsanayo maamulka Bak ool sare” Xigasho:-Somaliweyn.Com

CIIDAMADA YAHUUDA OO DAD RAYID AH KU DILAY DHULKA FALASTIINIYIINTA.

Ciidamada Yahuuda ayaa toogasho ku dilay 4 ruux Falastiiniyiin rayid ah M/Daan ta galbeed dhulka ay Yahuuddu xooga ku haysato. Wararku waxay sheegayaan in ci idamadu ay rasaas ku fureen dad ku sug naa xaafadd la yiraahdo Guush Atzion hal kaa soo ay ku geeriyoodeen 3 Ruux halka Ruux kale ay ku dileen M/Hebron la yira ahdo.

War ay ciidamada Yahuuda soo saare en waxa ay ku sheegeen in 4,ta Ruux ee la dilay ay mid iyo ku hubeysnaayeen oo ay isku dayeen inay askar boolis ah dila an.Warbaahinta Falastiin wax aa ay shee geen in dadka ay ciidamada Israel dileen ay shacab iska adeeganaya ahaayeen.

CIYAARYAHAN AUBAMEYANG OO KU GUULE YSTAY ABAAL MARINTA LAACIBKA AFRIKA

Pierre-Emerick Aubameyang oo u dha shay dalka Gabon, una ciyaara Kooxda Borussia Dor tmund ee dalka Jarmalka ay aa ku guuleystay abaal marinta Laacibka Afrika ee sanad kasta la bixiyo.

Xiriirka Kubadda Cagta ee Afrika ee CAF ayaa u aqoonsaday Aubameyang xid igga Afrika, ka dib xaflad ka dhacday mag aalada Abuja ee dalka Nigeria.

Abaal marintan oo la yiraahdo Glo Caf ayaa waxaa sanadkan ku tartamayay ciya aryahanada Aubameyang, Yaya Toure iyo Andre Ayew Qaaradda Afrika ayaa waxaa ka soo baxay ciyaary ahano wanaags an oo u ciyaara kooxaha waa weyn ee Yur ub ka dhisan. Abaal marintan ayaa noqo neysa tii u horeysay oo Aubameyang ku guuleysto, waxaana uu wacdaro ka dhi gay xilli ciyaareedkan Horyaalka Jarmalka ee Bundesliga loo yaqaano.

Aubamyang Pierre-Emerick Aubamey ang ayaa wa xaa xilligan doonaya kooxo waa weyn, iyadoo kooxaha xiiseynaya ay ka mid tahay kooxda PSG.

AXMED MADOOBE OO DHALIILAY BOOQASHA DA JAWAARI EE M/DHUUSAMAREEB

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Mad oobe), Madaxweynaha Maamulka Jubbal and oo booq asho ku joogga M/Cadaado, ayaa wuxuu dhaliilay booqashada Gudoo miyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu ku tagey Magaalada Dhuusamareeb Ee Gob olka Galgaduud.

Madaxweynaha Jubbaland, ayaa tilmaa may in Gudoomiyaha Baarlamaanka Som aliya looga baahnaa in arrintaasi uu kala tashado amaba ku soo wargeliyo Maamu lka Galmudug. "Waxaa hadda maqaalo igu ah in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu yimid Dhuusa mareeb, sida uu wal aalkey sheegaayay C/kariin Xuseen Guuleed, ay na ahayd dhi nacii ay khuseysay in lagala hadlo ama wax la’isku oggaa ay noqoto.” Ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland. Axm ed Maxamed Is lam, ayaa sheegay in soc daalka Jawaari ee Dhuusamareen uu gef iyo marin habaabinba uu ku yahay Maam ulka Galmudug, isla-markaana aa nay xilli gan muhiim ahaynba booqashada ceyn kaasi oo kala ah.

"Xaqiiqo ahaan waxaan si adag u shee gayaa arrintaas inay tahay arrin keenaysa marin hab aabin iyo inay gefeyso wadadii ay lahayd, waqtigaan hadda ahna inaysan sidaas munaasab u ah ayn.” Ayuu yiri Axm ed Madoobe.Hadalkan, ayuu Axmed Mad oobe ka sheegay shir jaraa’id oo is aga iyo Madaxweynaha Galmudug, C/kariin Xuse en Guu leed, ay gelinkii dambe ee Khami istii ku wada qabteen Magaaladaasi Cada ado.

Guuleed, ayaa sida ugu adag oo ugu macquulsan u dhaliilay safarka Jawaari ee Xarunta Gob olka Galgaduud. Dhuusama reeb waxaa ka arrimiya Maamulka Gobola da Dhexe (Ahlu Sunna), waxaana Madax weyne ka ah Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Xigasho:-dhacdo.com

DIYAARADAHA MAREYKANKA OO CARUUR IYO HAWEEN KU DILAY WAQOOYIGA SYRIA

10naan Shacab ah oo ay ku jiraan Ca ruur iyo Haween ayaa nafsatooda ku wa ayay weerar xa ga cirka ah oo ay dowlada Mareykanka ka fulisay W/Bari Dalka Syria

Kooxda kor kala socota arimaha xuqu uqda aadanah wadanka Syria ayaa sheeg ay in bartil maameedka dowlada Mareykan ku uu ahaa dagaalyahano katirsan DAC ISH balse si khalad ah duqeyntu ay ugu dhacday dad shacab ah oo aan waxba ga labsan.

Isbahayiga Mareykanka uu horboodayo inta badan duqeymaha ay Syria ka geysta an waxaa lagu eedeeyaa inay ku dilaan dad maata ah oo aan waxba galabsan.

XOGHAYAHA JOOGTADA AH EE WASAARADA ARRIMAHA GUDAHA OO BOOQDAY JOWHAR

Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arri maha Gudaha Yaxye Cali Ibraahin iyo wafdi ballaar an oo uu hogaaminayo ayaa shalay booqasho ku tegey M/Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Wafdiga ka so cday Was aarada Arrimaha Gudaha ayaa waxaa ay bo oqdeen xarumaha lagu qabanayo shirka ma amul u sameynta 2da gob ol ee Sh/dhexe iyo Hiiraan.

Guddoomiyaha G/Sh/dhexe Cali Cabdu llahi Xuseen ayaa warbixin ka siiyay wafd iga ka soc day Wasaarada Arrimaha Guda ha heerka uu marayo diyaargarowga shir ka maamul u same ynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Xoghayaha joogtada ah ee W/A/Gudaha Proff Yaxye Cali Ibrahin ayaa markii uu soo booqday goobaha lagu qabanayo shir ka iyo hotelada M/Jowhar ayaa waxa uu ka hadlay ujeedada bo oqashadiisa. "Wax aa ay booqashadeena dabajoogtaa mid uu hore ugu yimid M/Jowhar wasiirka arrimaha gudaha ee DF.C/raxmaan Odowaa, waxaana ay tahay booqashadeena inaan aragno diyaargarowga magaalada martig elinta shirka ballaaran ee noqonaya kii u gu dambeeyay ee dalka laga qabanaa yo.”ayuu yiri Proff Yaxye.

Xoghayaha Joogtada ah ee W/A/Guda ha ayaa sheegay in shirka maamul u sam eynta 2da go bol uu 7baadka soo socda ka furmi doono M/Jowhar. Hase yeeshee ma aha markii ugu horeysay ee ay dowladu ku dhowaaqdo in shirka maamul u same ynta 2da gobol uu ka furmi doono M/Jow har.

Ammaanka M/Jowhar ayaa la adkeeyay iyadoo ay shalay Bilaabeen ciidamada na badsugida inay baaritaan ka sameeyaan xa afadaha ay ka kooban tahay M/ Jowh ar. Sidoo kale qoraal ka soo baxay xafiis ka maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa la gu sheegay in dhammaan ardayda wax ka barata dugsiyada M/Jowhar laga fasaxay waxbarashadooda oo uu mamulka u soo hormariyay fasaxii ay geli jireen marka uu dhamaado sanad dugsiyeedka. Waxayna arrintan saameyn ku yee latay kumanaan arday ah oo haatan soo dhamaystay wax barashadii teeramka 1aad ee sanad dugs iyeedkan 2015/2016.

DAGAALYAHAN KA TIRSAN URURKA DAACISH OO TOOGASHO KU DILEY HOOYADIIS

Mid ka mid ah maleeshiyaadka ka tirs an ururka Daacish ayaa meel fagaare ah ku toogtay hoo yadii ka dib markii ay weyd iisatay inuu isaga tago ururka IS.

Ali Saqr oo 21 sano jir ah ayaa dilay hooy adiis Lena al-Qasem oo 45 jir ahayd meel fagaare ah oo ka soo horjeeda xafiiska Bo ostada magaalada Raqqa ee xarunta urur ka Daacish sida ay sheegeen dad goobj oogayaal ah.

Ururka IS ama Daacish ayaa goobaha fagaarayaasha waxa ay ku fulisaa xukuno dil ah hase ahaatee dilka haweeneydan ayaa ka duwanaa kuwii hore loo arki jirey.

Ururka fadhigiisu yahay UK ee kormeera xaalada bani’aadanimo ee ka jirta dalka Siiriya ayaa sheegay in M/Raqqa dad ba dan loogu diley siyaabo kala duwan.

Lena al-Qasem ayaa la sheegay in wii lkeeda ay u sheegtay in uu soo raaco maa daama wee rarada lagu hayo kooxda ay soo kordheen, waxayna isku dayday inay ka dhaadhiciso inuu hore u sii raaco iyad oo qorsheysatay inay ka qaxdo magaala da Raqqa.

Hase yeeshee wiilka ay dhashay ayaa wargeliyey kooxda uu ka tirsanaa kuwaa soo amray in uu dilo. Ali Saqr ayaa la she egay inuu ku hor toogtay hooyadii xafiiska boostada oo ay ka sha qeyn jirtey iyadoo ay daawanayaan boqolaal ruux.

Ururka IS oo maamula dhul ballaaran oo ka mid ah dalka Siiriya iyo dalka Ciraq ayaa xukuno dil ah ku fuliyay in ka badan labo kun oo ruux dad lagu eedeeyay inay yihiin saaxiriin,ragga isku galmooda iyo dambiyo kalaba.

CIIDAMADA MEXICO OO MAKALE SOO QABTAY EL CHAPO”GUZMAN

Ciidamada Mexico ayaa markale gacanta ku soo dhigay ninka duni da ugu caansan ee ka gan acsiga daroogada Lo rd Joaquin oo loo yaqaan ElChapo”Guzman. Mad axwey naha Mexico E nrique Pene Nieto ayaa ku sheegay soo qabashada Guzman boggi sa twitterka ka dib lix bilood markii uu si la yaab leh ugaga baxsaday xabsi ku yaal da lka Mexico.

Hay’adaha ammaanka dalka Mexico ay aa xaqiijiyey in lagu soo qabto Guzman weerar aroortii hore ee shalaylagu qaaday gobolka Sinaloa. "Qorshihii la doonayay waa lagu gu uleystey oo waan haynaa, ”ayuu Madaxwe yne Pena Nieto ku soo qor ay boggiisa Twit ter. "Waxaan do onayaa inaan u sheego dha mmaan dadka Mexico Joaquin Guzman Loe ra la soo xirey.” Bishii Oktoobar ay ay dowl ada Mexico sheegtay inuu si dirqi ah ugaga fakaday Guzman ka dib markii ay ku weer areen W/Galbeed dalka Mexico balse uu wa jiga iyo lugta ka dhaawacmay.Hase yeesh ee weerarkii shalay subaxdii lagu qaaday gu ri uu ku dhuuma nayay Guzman oo meel ke yn ah ka dhisnaa ayaa lagu diley 5-ka mid ah ilaaladiisa halka 6 kalana la soo qabtay.

Guzman, ayaa ku baxsaday tubo dhul ka hoostiisa la soo geliyay taasoo qolkiisa lagu soo cabirey ka dibna uu ku baxdsaday mo oto tuubada dhexdeeda loo soo geliyay. Wa xana uu ninkan haystaa lacag faro badan oo uu ka sameeyay ka ganacsiga daroogada la geliyo dalka Ma raykankakuwaasoo isugu jira noocyada Cocaine iyo Mirajuana. Waxa na laga yaabaa in Mexico ay u gac an gel iso Guzman Maraykanka oo raadineysa iya doo loo haysto dambiyo ah ka gan acsi daro ogo iyo lacago si qalad ah wadamada la isa ga kala gudbiyay.

FARAHA ABDESLEM OO LAGU TUHMAYO

Booliiska dalka Belgium ayaa sheegay in ay heleen faraha Saleh Abdeslam iyo suun loogu talo galay in qarax is-mii daaminah la gu fuliy o, ka dib baaritaan ay ku sa meeyeen guri ku yaalla M/Brussels. Saleh Abdes lam ayaa lala xiriirinay aa weeraradii 13-kii Nov ember ka dhacay M/Paris ee dalka France, oo lagu dilay 130 qof.

Xafiiska dacwad oogaha guud ee Belgium ayaa jimcihii ku dhowaaqay in faraha Abdesl am la helay ka dib baaritaan lagu sameeyey waxyaabihii laga soo helay gurigan oo ciida mada ay gal een tobankii December.Xafiiska dacwad oogaha ayaa hadal qoraal ah ku sheegay in gurigan la gu kireystay magac iyo aqoonsi been ah, lagana yaabay inuu isticm aalayey mid ka mid 10 qof oo Belgium-ka loogu xiray tuhunno argagixiso.

Dhinaca kalena, madaxweynaha France, Francois Hollande ayaa ku dhowaaqay in bo oliiska dalkiisa loo oggolaan doono inay hub kooda haystaan, xitaa marka aysan shaqey neyn, wuxuuna ballan qaaday in 5,000 oo sarkaal oo kale uu ku kordhin doono ciidam ada ammaanka.

GUULEED "SAFARKA JAWAARI EE DHUUSA MAR EEB WUXUU CARQALAD KU YAHAY XASILOONIDA GALMUDUG"

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shir jaraa'id ku qabtay M/ Cadaa do ay aa walaac ka muujiyay safarka uu G/ B/S.MdJawaari ku tagay D/ Dhuusa Mareeb.

Guuleed ayaa sheegay in safarka Jawaari uu carqalad ku keeni karo xasiloonida, geedi soc odka siyaasada iyo madasha wada tashiga qa ran ee bishan loogu balansan yahay Kismaa yo."Wax aan dareen ka muujineynaa Safarka G/B.ka uu ku tagay Dhuusa Mareeb, isagoo aan wax wada tashi ah kala yeelan cida ay qu seyso, waxaa u aragnaa safarkaas inuusan u adeegeyn Nabad da, wada hadal-siintii socotay ee Galmudug iyo Ahlusuna, sidoo kale waxaa uu safarkaas car qalad ku yahay xasiloonida, geeddi socodka siyaasada iyo madasha wada tashiga M/Kismaayo bishan loogu balansan ya hay”ayuu yiri Madaxweyne Guuleed.

Md.Guuleed ayaa sheegay in safarka G/B. ee Dhuusa Mareeb ay ka dambeyso ujeedooy in qarsoon, isagoo mar kale muujiyay sida uu ugu walaacsan yahay."Waxaan aaminsahahay in uje edooyin qarsoon uu safarkaas ka dambe eyo, aad iyo aad uga xunahay in Guddoomiya ha baarlamaanka oo ah mas’uul aad u sar eeya intuu dadka Soomaaliyeed isu soo dhow aansha hooda, nabadooda iyo xasiloonidooda ka shaqeyn lahaa in tallaabooyinkiisa ay u mu uqato kuwo carqalad ku ah Nabadda iyo xasil oonida dalka”ayuu mar kale yiri Madaxweyan aha . Galmud ug.

Sidoo kale waxaa uu xusay inuu ka cabsi qa bo in safarkaas uu kala qeybsanaan ku keeno hey’adaha kala duwan ee dowladda, isagoo ugu baaqay Baarlamaanka in arrimahaas ka digto onaado. Wafdi uu hogaaminayo G/B. Md. Jawaari oo uu wehliyo Kuxigeenkiisa 2aad iyo 24 Xil dhibaan ayaa si diiran loogu soo dhowe eyay Dhuusa Mareeb, halkaasoo ay maam ul aan Maa mulka Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca oo aan aqoonsaneyn Maamulka Galmud ug.xigasho:-Jaowhar.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip